DAG_ WAR HADA SOO DHACAY IYO ETHIOPIA OO SHEEGTAY IN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024
  • FADLAN LIKE SHARE AND SUBSCRIBE

Комментарии • 12

  • @faysalibrahim3202
    @faysalibrahim3202 Месяц назад +2

    ❤ vive farogodo ❤

  • @AhmeddahirMaxamed
    @AhmeddahirMaxamed Месяц назад +1

    inshaa alaah guul soomali da waxaan usheegaynaa in aydagaal udiyaargaroobaan
    itoobiyana in aan umidowno iyo indagaal toos ah lalagalo

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 Месяц назад

    Maanshaa ALLAAH
    Hadhimanina iyada oo CADDOW idinDHABAYO!

  • @makoosmanfatouma6932
    @makoosmanfatouma6932 Месяц назад

    Mashalahla Guul galbéed gadhaay soomaadii matihidhm geeesiyaaasha goobolka sitti nooblaa galbéed la semaine prochaine

  • @SubeerAxmed-ys9lt
    @SubeerAxmed-ys9lt Месяц назад +1

    Away

  • @faysalibrahim3202
    @faysalibrahim3202 Месяц назад +2

    Tplf sitti wabax ku ma samayn e canfarta aya dhulki o dhan donaysa

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk Месяц назад

    Gooni aada goo'an Abii Ahmad Faashil ma ahaa Adaa Faashil ah oo warkiisu wax qiimo aynu lahayn baq baqta mooye.

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk Месяц назад

    War haddii aad wax tibinayso wararka Soomaali uun ku gaabno, War Faanoo Ma Hooyada qabaan mise Walaashaada qabaan oo markasta been oo iyadu ku dhiibtaan aad halka lafariisato.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Месяц назад

    Soimaalidu itoobiya dagaal jaku qaadeen

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille Месяц назад

    war ha loo kadiyo dagalka difaci ha la galo Marka hore cidanka qorshaha iyo diyargarawga aad ha loo agasimo markaa ka dib Hal mar ha la galo cidanka iyo canfartaba Hal mar sutidan ha loo qabto oo oromadan hubka ha Laga rebto lakin waa in diyaargarowga aad loo qorsheyo taas ayaa lagu jabin Kara xaaranta oromada ah

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 Месяц назад

    itobiya marki horaba rer galbed iyo galada aya isku hayay oo uso gurman jiray mar kasta siay ubad badiyan donta bada
    muslimka ah dhex tagan ee si qusaysa
    mar kastana tasi way
    uhir gali jirtay oo afariyo sagashanki aya udambaysay markey itixad xogaga
    wilasha ogaden isugu geyen qari jiqod wala oga maraykan erateriya iyo tigray oo
    saf baladhan ah & iyago cir iyo dhuba
    oodohodi wata iney
    mel walba kaso daten,
    manta se waxad moda iney xaladu sidi
    hore ka yar badalan tahay oo fadaralki tigre same yay wax yar fur furay oo qawmid kasta mamul
    ugara iyo cidan ugar ah ledahay iyo dakhli ugar ah ku darso intas
    in tigre & amxaro oo laysku odhan jiray mulkila yasha itobiya
    awodi lagala waregay
    ooy manta meshodi oromo oo dadka la gumaysto ka mid ahayd iyadu milkile
    isu badashay iney si haysana diyar utahay
    wax kasta oy ku qada
    taba taso ucunami la,
    qol yihi hore oo iyana
    iney is dhiban qori ka dortay, marka sida sadashu shegayso hadan wax is badali
    so dag dagin itobiya
    Aakhirka dambe dagal
    sokeye oo ila 2o20 nki
    so bilawday aya galafan dona oo way
    kala wada go go, aysa
    markay sa tahay ninka
    manta ta usi taba bushaysan waya barina wa uun la hayste la hayste dhalay oo ninki sexda
    umbu sicisu dibi dhala
    Ninki usi diyar garobana fursad tarikhi ah inu hela la,
    Arka oo uu ooga bixi karo gumaysiga...