DEG__canfarti o werar kuqaaday jabuti afgambiga geele &fursada slland &mw biixi safar dibada ayu k..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 59

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 20 дней назад +2

    Mashalah mashalah guuul Somaliland illahow guuuleh 💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 21 день назад +3

    Guul Guul Guul guul guul, victory CANFARTA, Ninkii soo joog laga waayo soo jerfso ayaa laga hela, wow falaadha halkaan rabey waan la tiigsadey

  • @saedahmed8661
    @saedahmed8661 21 день назад +3

    Maasha'allaah Ismail Cumar Geelle oo Xasan Sheekh ha u fidiyo magangelyo siyaasadeed ( kibirka waa lagu kufaa kaa hala ogaado )

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 20 дней назад

    InshAllah karim ya RABBIYOW cadowga Jabuti kancer kuridh, oo qashiinka racii dhamaan. Nolow jabutiyeey horey usoco👍 🤲🫶

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 21 день назад +2

    Madaxweyne muse, itoobia ha tgin xattaa haddii Abiy ku yeedho. Adigu Hargeisa ugu yeedh. Yuu san hoos kuu eegin. Adaa ka sareeya. Baddana ha inag siin.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 21 день назад +1

    SO24TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ san taag ninka la dhaho waa cadowga Soomalilnd munafaq

  • @ibrahimahmed5533
    @ibrahimahmed5533 21 день назад +1

    Gùuuul inshaah

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 21 день назад

    MASHA ALLAH GUULA CAFARATA GEELA CALOOLAYA MAXAA DAREEMAYASA XAGEE MARAYASA

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 21 день назад +3

    Guul Somaliland 👏🏽👏🏽✊🏽✊🏽♥️

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 21 день назад +6

    Somaliland guul somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 21 день назад +2

    Guul Somaliland

  • @SamsamAli-f8l
    @SamsamAli-f8l 21 день назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SiciidFilm
    @SiciidFilm 19 дней назад

    Waa goorma goorta aad AAbo tidha
    Markii hore sawnigii la Walanay muuse iyo abiye ee oromada ku abtirsanayay ma hada ayay cadaw noqotay bada Siya waynigiilaha caruur iyo ciroolaba
    Wale aakhiro ayaa idinka dhaw hadii reer kamida reeraha somaliyeed idinku yidhahdan janada ayan galayna wllhi wxan huba in aad cadabta dooranaysan

  • @ArarsehDjidheh
    @ArarsehDjidheh 20 дней назад +1

    Mamusaa kusoqoraay siidaa

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 20 дней назад

    Niyo in jar is deji carab kaaaga pls si hadal kaaagu dhadhan u yeeesho hadalku wuxuu u raacweyaa dhegaa lkn ha ka qaadin inaaad hadalkaaga ku raxaysto

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 21 день назад

    GEELA CALOOLAYE WAXAAD CAGATA SAARATAYE WADADII BURABURKA NINA KASATA SOMALILAND DABA GALAA BURBURA BUU KU DANBEEYA

  • @hamoudmoud2897
    @hamoudmoud2897 19 дней назад

    Jooji beenta jabuti anaka joogna wxana majiran

  • @Hajialdiin8077
    @Hajialdiin8077 20 дней назад

    Benale Rabi ka cabso oo benta kada

  • @SiciidFilm
    @SiciidFilm 19 дней назад

    Canfarta Ethiopia ayaa ka danbaysa ha layska celiyo reer jabuutina waa Somali meel kasta oo Somaliland iyo
    Djabuutina waa dad wada dhashay iga walee in aan lagu eegi doonin dhibato ku timada

  • @Halgame334
    @Halgame334 21 день назад

    SL AAD HAWGA FAAIIDAYSATO DEKEDA BERBARI HA KORFHISO ADEEEGA

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 20 дней назад

    Wadada xidhantay kulaha diyarado aya lagu duqayn lahaa wadada cida goysa runta sheeg somaliland in lagu kaco jabuuti waxba ugama bahna rag ha is barto

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj 21 день назад

    Waraya maxad madaxwina musa bixi sawiirkisa uflxumaysay çağar na sawiirkisa uqurxbdnisisay ma cagdhaar batahay😂

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 20 дней назад

    Wall. ma adiga iyaa jooga jabuuti.anaga iyaa joognaa ee xisho wadankayaga wa nabad cid nawaabin kari aduunka kuma novola Canfartu waa caruur tayada cid ay cabsi galin karaan ma jirto waar jabuuti cid ay ka cabsi qabta ma jirô anaga waxa noo bahan itopiya.waxan ku iri.waad walatay beenaaleh.wariye.
    .

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 21 день назад

    ❤❤❤❤masha aallaah republic of somaliland guuuuuul ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Halgame334
    @Halgame334 21 день назад

    CANFAR IS XORAYSAYY..

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 20 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf727 21 день назад

    Naafti haafar ciiLqabe ciiLqabe

  • @MaxamuudMaxamed-u3x
    @MaxamuudMaxamed-u3x 21 день назад

  • @housseinbilanaicha6936
    @housseinbilanaicha6936 21 день назад

    Badeecada ethiopia ayale ee ma djabuuti bale miskiin djabuuti midh gargaara inlootarin djabuuti cafarna dakeeydisho xgee laguu asaa waar beenta dadka kadaya

  • @housseinbilanaicha6936
    @housseinbilanaicha6936 21 день назад

    Beenaale macafarba aqoosi sineeysa somalland kkkk waa nasib 😂😂

  • @OmarOmar-b8y
    @OmarOmar-b8y 21 день назад

    Djibouti Jano waligeed dagal kadhi mayu

  • @user-kr5sv7df2f
    @user-kr5sv7df2f 20 дней назад

    War beenta nagadhaaf

  • @Halgame334
    @Halgame334 21 день назад

    CANFATU GUDAHA JABUUTI HAKACDDO

  • @ArarsehDjidheh
    @ArarsehDjidheh 20 дней назад

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @HousseinBarkhadli
    @HousseinBarkhadli 21 день назад

    Halkaykaxidhantay magaceeda soosheh deg deg hadikale wabeen

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 21 день назад

    JABHADA GU GUBA OO CANFAR HUBAYSAN WEERAR KU QAADAY JABOUTI. WAXA LA SHEEGAYAA GEELE UU DALKA KA BAXSADAY. GUDAHA KACDOON KA SOCDA. OO HUBAYSAN.JSL

  • @user-xw3hj6fq4h
    @user-xw3hj6fq4h 21 день назад

    War ilahay kabaq waxay beenta intan leeg

  • @CaliAxmad-c2q
    @CaliAxmad-c2q 20 дней назад

    Benna was tuug ah wali gaah isaaq mahelo yo aqoonsi

  • @khadijahussanabdi9591
    @khadijahussanabdi9591 20 дней назад

    💚💚💚💚💚🎋guuul🎋somaliland🤍🤍🤍🤍🎋❤️❤️❤️❤️🍇💯👍

  • @JaamacYuusuf-em9bm
    @JaamacYuusuf-em9bm 21 день назад +2

    so24 tv alive alive soomaliland guul

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 21 день назад

    Reer somalilandoow cadawgiin ha jabee xurguftii dagaal ee hawada jamh.Somaliland iyo dawlad ku sheegta somalia dhex martay cabdinaasir muuse dahable waxa la dhintay 31muwaadin oo reer somaliland ah sababtaaa hawadana awgeedna u dhintay,,, for ever Somaliland rep,,

  • @HamdaYacine-wc3fk
    @HamdaYacine-wc3fk 21 день назад

    J'y

  • @moussadjama7641
    @moussadjama7641 21 день назад

    waxaad tahay beenaale tuug ah oo munaafaq ah anakaa reer jibuuti ah oo joogna jibuuti ee beenta iskaa daa isaaq adeed sada qaadi waad waydeen ee nacaaya bilaa abaal

  • @user-yl9un5jq1h
    @user-yl9un5jq1h 21 день назад

    Beenale mad joogu

  • @housseinhassan596
    @housseinhassan596 21 день назад

    Beenaale

  • @nouhabdillahi9569
    @nouhabdillahi9569 21 день назад

    Benaleeh

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 20 дней назад

    Niyo in jar is deji carab kaaaga pls si hadal kaaagu dhadhan u yeeesho hadalku wuxuu u raacweyaa dhegaa lkn ha ka qaadin inaaad hadalkaaga ku raxaysto

  • @SahraXasan-mv2yz
    @SahraXasan-mv2yz 20 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @garyaqaanxasanaxmed9562
    @garyaqaanxasanaxmed9562 21 день назад

    ❤❤❤❤❤