Waxa tiri si fudud buu ku tajiray wax si fudud lagu hela ma jirto ee 5 sano buu ku dadalayey in u sawir iska qado u jedadisu siday donto baa ha ahate💯👈
Hadii dhalinyarada ku xiran aan isku keeno aan wax iska aruurini bil walbo aan dadkena. Danyarta ah aan bisha ramadanka wax ugu qabani kawaran adun iyo akhiro wan liibanyna insha Allah let us make group aan dadka danyarta iyo ciyalka aan wax haysanin wax ugu qabno I am student lakin rajeyndaf waxay tahah Ina dadkyga wax u qabto please ila so xariri
Sxb hosow bro aniga waxaan haaya fikrad lagu Soo saari Karo diyaarad aan la,arkeen marka sxb sidee Ku,iibsan karaa fikradaas adiga ma,IGA caawin kartaa in aan iibsado fikirkaas
Hosow pro nin Ku Dayasha mudan
Inta Ila Tagerto Ismujiya Like sara❤
يرزق الله من يشاء بغير حساب
Waa la doonasho ilaahay
Ilaahay waxuu kusiinayo meel aadan filaynin buu kaa siini
إن الله يرزق من يشاء بغير حساب
The one and only howsow😍 long life ayaan ku rajeynaya wlaalka
wixi Allaah Kula Raba Gooni Iska Ah Allaah hadu Wax Kugu tala Galana Marna Ma weeyneeysid Qofwalbo Wuxu Jecel yahay Hamigiisa riyadiisa Yahay Allaah Ha u Sahlo Sanadkaan Gudahiisa Allaah Hanaga So wada Farxiyo Intii Islaam Igu duceeya Inan Hooyadeey Arko oo u Aado yaarab
😂wllhi waa arin madax xanuunkeda wadata nasiibki ayaa sodontey sida nimco happy ookale😅
Ilaahey anaga nasibkeena hawanaajiyo wax qeer qaba allah inooga dhigo yaa allah🤲🤲🥰
@@aasiya2236 Amiin
waan xiseyaa wlh barnamijkada masha alaah horay usoco hosow 👍👍🥰🥰
Waxa tiri si fudud buu ku tajiray wax si fudud lagu hela ma jirto ee 5 sano buu ku dadalayey in u sawir iska qado u jedadisu siday donto baa ha ahate💯👈
Masha allh wan ku farxa🕋☝️
THANKZ HASOW PRO
TEAMKGA WAN SALAMAYA
DUNIDA MAANTA SI FUDUD BUU QOFKU KU TAAAJIRI KARAA HADU LA YIMAADO FIKRAD CUSUB
CAAANIMADU XITAA WAA LAMID
1 MIN BAAN DUNIDAN OO DHAN CAAN KGA NOQON KARTAA HADADA MARTID WADADIII
Masha alaah maskiin ilaahey u maqan ❤️😍
Brother thx wax yabaha qaaliga ah aad Nala wadagti runti waad ku mahadsantahah
Hosow pro 👋😅 wlhi Sometimes waa wax layab leh lkn wuu uqalma waxan leyahay nasiib kiisa aya cawiyaya sxp adiagana keep going 👌✊✊🥰🥰
Waxaan maqli jiray Ilaahey Makuu Gargaaraa mise Gadac Gadac Buu kuu tuuraa 🤣🤣 ilahey marku wax Kula dono cidna wax Kuma so wiidiiyo 👍that's really
Hosow bro waxaad kasoo hadashaa arinta aboflah ee lasheegayey lacagta iney kuwo gaala gacanta ugashay ee malmihii lasoo dhaafay lawad wadey uga dambeyntii asigaa ka hadlay ee muxuu kayiri nio noosoo turjum
Hadii dhalinyarada ku xiran aan isku keeno aan wax iska aruurini bil walbo aan dadkena. Danyarta ah aan bisha ramadanka wax ugu qabani kawaran adun iyo akhiro wan liibanyna insha Allah let us make group aan dadka danyarta iyo ciyalka aan wax haysanin wax ugu qabno I am student lakin rajeyndaf waxay tahah Ina dadkyga wax u qabto please ila so xariri
diyaar walaalo
Ana taajir noqonayaa hossow🤣❤😍
Walaalayaal youtubkeyga waa cusubyahay please isoo booqda
Illahay ha u barakeeyo
Allahu Akbar🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Amazing 🙉
Masha allah 17k iyo 17 hours
Markuu ilaah albaab qeer qabo kuu furayo waa sidan ookle ilaahow nakana hanoo waayin😅💯🤲
Somalida 30 jirkoda Tiktok qabiil ku haya 🥺
Hosow pro keep giong
The legend hassow pro💖💖💓💕
Best youtuber ♥
M..a ilahay ayaa usodiray allaha ubarakeyo I.. a anigana ha isahlo I.. a
Koley wax uqoron ayeey eheed 😂
Aa Arinta CJ On Style kasoo hadal ?
Wow❗markanoo kale mxan dhahnaa
Nasiip ka ayaa cagihiisa ugu imi miyaan dhahnaa
Best RUclipsr 👌 👍 keep going and never give up pro my name marwaan and you
Manshallah Manshallah walken cuman arima wanagsan bad keentaa
Fvrt youtuber♥️
Hossow pro The Legend ♥️😘
Afka le day hkala qaadin mla dhhe hal swir xita kumusan ilaawin 😂😂😂🤸🏻♀️🤸🏻♀️🤸🏻♀️🤸🏻♀️
Mahadsanid video hada radinayay✌️✌️
Mar liiqata dadkuna luul ku arka kk🎄🍉🦧🥰😇
Waxa i farxad galiya malintayda in ay iso dhacdo notification ah "YOU GET NEW SUBSCTIBER" MAD IGA FARXIN KARTA ADIGA?
Halmid uu dhoolacadeynayo kumajiro 😃
Masha Allah ♥️♥️☝️☝️🤲🤲
Keap going pro
Legend howsaw bro thanks
Salan sare nasib cajib thanks bro
Malaha isbuucii 40 iyo kabadan animation waan sameeya mise waan lumiyaa uun hade dhayal ku taajir ahaa sheekadan waraaqda korontada bishii hore nala siiyey hadii bishan dambe qaldanto nalakuma soo gaarayo🤣👊balaayadaa baa na heysata asuu 4 sano arurinayey faraj alle ugu furey
Keep going wlloh Allah Keep you
Good to see you mashallha xafidullha bro
Wll oska👑🌹
Wow he’s lucky 😍😍
😂😂😂kuso dhawow aduun madax xanun badan yacni adunka lacagta🤣
Maxaa madax xanuuna walaalo
Milyaneer. markaan maqley Ayaan soo orday hhhhh inta ila soo oraday 😄😄😂😄
Maxay tahay calaamada qaansa roobaadka
Walal qishoyinka noo so badi blz hooo
Abti osman ku salamaya from hargaysa
Isoo booqo wll😭😭😭
*_
Hosow Pr_* o qof wax tar ah!
Waan arkay sxb hosow NFT waxa ka socdo waad la yaabeysaa maalintii dhowr millioners sooo bixi haayo
Hoosow Pro ❤️
Ayeeyday waxay odhan jirtay nin waloba allah sug 😂😂😂😂😂anyway congratulations
Somali maryoolay intay social media wax ka qabsan lahayen qabiil ayey ku mashqul san yihin waa kaaf iyo kala dheeri
Yaa ila arka inuu wiilka yar hal sawir xta uusn dhoola cadeynin (NO SMILE)
Dadka wax ka barooo zxbow ana kana waan ka faidaynayee
"⚠️Waa markii ugu horaysey ee aan maqalo dhacdo la yaab leh maskiin taajir____😂🔥💯"
Wcs wllky hosoow
Mash Allah
Masha alh c
Nasiib kiisa albaabka uso garaacay woow
Waa kalsoonida u qofku isku qabo o kaliya inuu gaaro heer ugu swr u qarxaan.
WLLKAY USMAN USEY WAXAN AHAY DADKA KUGU XIRAN MARKASTA KANA MKDA DADKA HERKAN KISO GARSIYEY XAQ UMALIHI MIYAA INAD SHERE OUT IISAMAYSO🤔😰🙄🙄😪🙏🙏🙏🙏
Caanoow taariikhda jef pezos noo soo gali adigoo dhib u arkeenin
First 🤞🤞🤞
Masha Allah
Aan so diyariye bro ino so ibi aan taajirn hhh kaftan kaftanba lagu kacyaye
NFT 🚀🚀🚀
Hosow broh🥰🥰
Amazing
First☝♥️
Sxb hosow bro aniga waxaan haaya fikrad lagu Soo saari Karo diyaarad aan la,arkeen marka sxb sidee Ku,iibsan karaa fikradaas adiga ma,IGA caawin kartaa in aan iibsado fikirkaas
Ani sawirkega hada Internetka galsho ceey ee ugu hoos qorayan Somalidena Wa iga nasiib badanyahay wiilkaas
iyah adunya ku kufty kas
Wacalaykum wasalam
Keep going
I wish like this
nft miyaa
Nfts wa laga taajiray lkn somalidu ma fahan sanaa
Anaa ku xiga
Ninka isku faca nahee ilahow lcg an jidka wanagsan iga leexin ban ku waydiiste war amin dhaha
NASIIBKIYO Cararya ay u yimid Ka Yar
Wlhi waqti ku bixiyey
First comment
Secondly
Yaah
Aduun waa iska nacala abuuk, waa ceyn ba ceyn
Cajiib
Waxa kuu qoray ku dhaafi maayo
hosow nin an jaad u eclahay barnaamijyadiisa
Waa cajib wlhi
Waar waxan xiniinyaha u eegi muxuu ahaaa 😄
Hhh faaiido mangau jirto
Bro sheegooyinkaan dhan sadax kamit ah waxan soo firsanay ogaasho iyo ogaalka dunida iyo abdikhafar gamaludid ayan kasoofirsanay iyo kuwa kalo badan ee adigane kuwaas miyaa kasoofirsaday kabe jwo
Aabihiis ayaa boqor ah waa dhaxal sugaha maroco
Maskiinka caato tintiisa Lee is badaleesay maahee 5sano isbadal la'aan ayuu ku jiray