Fanaanka Caanka Ah, Ee K’naan Oo Lagu Soo Oogey Fal Dembiyeed Dhacay 14 Sano Ka Hor, Waayo Hadda? 🤔

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Seattle, WA
    Tabarak Store
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Faribault, MN 55021
    301 Central Ave N
    Djibouti Fashion
    +1 (507) 351-0887
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Toronto, Canada
    Huda +1 (647) 687-7528
    Only As WhatsApp
    Ottowa, Canada
    Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    Only As WhatsApp
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Cardiff, England
    Hinda Abdulahi
    07425732823
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    EUROPE
    France
    Amina
    33758217616
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    UAE Emirate
    +968 9662 5020
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Hargaysa
    Nadiira Aden
    +252 63 4327297
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

Комментарии • 133

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  3 дня назад +11

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Seattle, WA
    Tabarak Store
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Faribault, MN 55021
    301 Central Ave N
    Djibouti Fashion
    +1 (507) 351-0887
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Toronto, Canada
    Huda +1 (647) 687-7528
    Only As WhatsApp
    Ottowa, Canada
    Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    Only As WhatsApp
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Cardiff, England
    Hinda Abdulahi
    07425732823
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    EUROPE
    France
    Amina
    33758217616
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    UAE Emirate
    +968 9662 5020
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Hargaysa
    Nadiira Aden
    +252 63 4327297
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

    • @AbdallaAli-pd2kc
      @AbdallaAli-pd2kc 2 дня назад

      Asc Abaayo waxaan rabay karmaka waxaan joogaa Australia perth

  • @Iman2359
    @Iman2359 3 дня назад +12

    Gaalad qofkey danbi uwayan kufsi u gestay le dhahan

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 3 дня назад +11

    Waxa laga yaba inuu shaydaamadi wax ka sheegay lkn nin akhlaaq leh bu uegyahay ilaahay haka qabto

  • @MaryanAbdullahi-f8z
    @MaryanAbdullahi-f8z 3 дня назад +11

    Show buu buu rabay inuu qabto wixi kasoo baxo lacagtas falastiin buu rabay inuu ku caawiyo arintaan iney ku joojiyan armey rabaan

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 дня назад +10

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @sureersom425
    @sureersom425 3 дня назад +8

    Whoever is after him they SMELL the money. Why know, why after 14 years ago. Did she just woke up from COMA!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

    • @hanayusuf2262
      @hanayusuf2262 2 дня назад

      🩷🌷🥰🥰🩷🩷🙏🙏👍👍👍👍🩷🩷🩷🩷🩷🩷❤❤️Quruxeey Fadlan Farimaha❤ Ha Akhrin wayo iney ka Xanajiyan ayey❤Rabaan Inad Dada ku Faanto❤ maba oga❤❤❤❤❤❤Manshallah Kalsonidada Inad halkan ku Fadhido U Sheeg Duleeyste Iyo Qoyan Qadhmuun weyn kkkkkk👍🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍👍

  • @jamilafarah8194
    @jamilafarah8194 3 дня назад +9

    Yaa kuyiri dadka demdiyaada sameeya waa dad aan af gaabneeyn. Majority are people you'll never suspect.

    • @ayannur9480
      @ayannur9480 2 дня назад

      AQLI SOMALI. DAD KA INTEEY XUMAN SAMEEYAAN HADA IS KA SOCDAAN HALKAAN MA JIDHO

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 дня назад +7

    Subxaana Allah.
    Allahayoow ka badbaadi haddii uu danbi laheyn.

  • @83587
    @83587 3 дня назад +5

    Keynan shartooda Allaha ka qabto lkn nagtan wan layaabay Candace ah bal mexey udabo gelee nag madow hadey wax helee kolbo daha dabadiisaa laga maamulayaahe

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 3 дня назад +10

    Welogood markay arkaan qofku caan noqdo haduu madaw yahay ama Muslim yahay waxaas bayku sameeyaan Kaynaan weighing mission buu ahaa

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 3 дня назад +5

    Haddii eyruntahay oo uu kufsaday gabadh halamariyo waajibkiisa kufsadaanba necebahay😮😮😮😮😮

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf2262 2 дня назад +2

    ❤❤❤❤❤Wa Wiil Akhlaaq & Shafarba leh Balse Raxmaankeysan waxba Ka Qarsooneey Inshallah Waxba Wa Lagu waaye Kaynn Wa Fariid ❤❤❤❤❤❤❤❤waxa kalo oo Loga Xanaqsanyahay Heesti u Kuso Caan Baxay Calankii Canadianka ah Ma usan Qaadan Balse Soomali Inu Yahay so sad 😢😢😢😢😢😢😢😢😅😅😅😅😅

  • @BarlinDhiblawe
    @BarlinDhiblawe 2 дня назад +2

    Asc sis waxa waaye sidi Michael Jackson Ben ayeey shegeysa Allah Ka khabto wuel povero man 🤲

  • @anisaosman743
    @anisaosman743 3 дня назад +2

    Waa been abuur loo sameeyay Miskiinka waxaana la ogaaday inuu yahay Qof wadankiisa jecel,just waa sidii Hodan Naleye!

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali 3 дня назад +3

    His song was a hit and they think the movie will be a hit too.
    He is a very respectable person. I hope the truth comes out soon

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 3 дня назад +3

    Subhanallah i like him too he seems very decent brother. we never know Allahu aclam waxa dhacay i just give him the benifit of doubt.
    e Alle haka xafido haday setup tahay bcuz 9:46 nowadays uuuh it's scary may allah guide us all. Amen

  • @Iman2359
    @Iman2359 3 дня назад +5

    Kenan nin maskin ah inu yahay o xishodo wey ka muqata e ilahey haka so badbadiyo

  • @canab-t8j
    @canab-t8j 19 часов назад +1

    wuxuu soo saaray movie. sidaas dartiis bay usoo weerereen. 14 kahore wixii dhacay maxay igu soo beegeen movie giisa

  • @foos4126
    @foos4126 2 дня назад +1

    Idont think in uu wax kufsadey knaan maskiin u eg yahay seeftii cadaanka soo gartey nin walbo madow wax noqdo dhulkeyla jaraan poof daddy aqirey udireen

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 3 дня назад +4

    Farxiya lacagta ka dhamaatay so mar ba nin madow waa iney dhulka ladhacaan kadibna lacgtiisa isticmaalaan.yahuud waa qaa,iniin.aanan qalbi naxariisto leheen

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 3 дня назад +2

    29 years why was she didn't say anythings 14 year's ago

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 3 дня назад +2

    Black and muslim and it was 14 year's ago why she didn't talk

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 3 дня назад +3

    Thai is crazy. Why did she wait for 14 years if she is telling the truth?. It's very strange and hard to digest the 7:52 timings! Now she is 43 years old !. Why did she wait so long if it's true.
    Maybe jealousy involved. If it's true wixii mudanyahay Hala riyo.
    Allah SWT knows the best.

  • @AHUSS87
    @AHUSS87 2 дня назад +1

    Kenaan allaha ka qabto cadoowga magaciisa ku dheelaayo abaayo hadu somali yahay iyo hadu ajaanib yahaay ba walaahi waaka naxaay😌😌😌

  • @fartunhassanisse8329
    @fartunhassanisse8329 2 дня назад +1

    Filmka samiya Germany cinamdeeda laga xayeysinayey fatxiyAy

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 3 дня назад +3

    Free K'naan.

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 3 дня назад +4

    Fathia cabsiye didn't you passed m 14+29 =43 😂😂

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 3 дня назад +2

    Bismi allah, illahow sharta iyo dhibta ay la doonayaan ka qabo.

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 дня назад +4

    mid ba kenya wax ku kufsday kii baa looga aaraya wa sheeko baralay 14 san maxay sugayeen

  • @aaminoali9495
    @aaminoali9495 2 дня назад +1

    I really feel sorry for him, my Allah protect him from evil personnel's

  • @maqsudisse1946
    @maqsudisse1946 3 дня назад +3

    Ilaahow ka qabo sharteeda oo ku cceli waxay la wareegayso

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 дня назад +3

    Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤ subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh yaab

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 2 дня назад +1

    Somalinimo❤❤❤❤walalayal kakaca

  • @fatuomakeupartistafrica4600
    @fatuomakeupartistafrica4600 2 дня назад +1

    Of course he won all those awards and our film is out ..I took 14 year why now

  • @PeaceBeuponhim7
    @PeaceBeuponhim7 2 дня назад +1

    Aaway wixii dhalay cunugtaas…

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 2 дня назад +1

    Habo. I know K’nan from Toronto as a kid. His parents sent him and many other kids were sent to Africa because they were in gangs and hurt someone. I promise k’nan is not who you think he is. I was shocked when I saw him on tour but I know his whole family and it looks like Allah is finally here to collect.

    • @shamis9060
      @shamis9060 2 дня назад

      Kids all made mistakes at youger ages, ma qaldame waa Allah , hada nin is yaqaan weeyan ee Rabi ayaa ka qaban sharkooda.

    • @Happy-go-l
      @Happy-go-l 5 часов назад

      Walaal k,nan is very close family to me and he has never been to Africa for dhaqan celis please don’t lie about him

  • @sadio949
    @sadio949 3 дня назад +2

    Kuwii isha caabuda ayuu diiday hada kohor ayaan umalaynaa inay ku soo laba kacleeyeen

  • @hkay980
    @hkay980 2 дня назад +1

    Valid argument

  • @ayaanlooyarkadumarka9212
    @ayaanlooyarkadumarka9212 3 дня назад +2

    Asc❤

  • @fatuomakeupartistafrica4600
    @fatuomakeupartistafrica4600 2 дня назад +1

    Thank you for taking about him

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 2 дня назад

    July 16 and july17 ! maha inta u dhaxeesa si fican u dhageeso! July 16 iyo July 17 laba malmood ayuu xumantaas galay!

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 2 дня назад

    SOMALIYE willkena ukacano😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 imago sikuduban walalayal

  • @yartadheer800
    @yartadheer800 День назад

    Waa xaasidiin markay arkaan qof hor mar sameeyay ayay danbi usameeyaan allaah haka qabto

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 2 дня назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤

  • @MonetaMax
    @MonetaMax 2 дня назад

    Amay kadanbeyan carabti xaasidinta aah oo naceebka uqabay Somalida
    Waa tay ayanti dhaweed marki laga casumay arooski ninki hindiga ahaa ay rabta dhan ay kaxanaqeen

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 2 дня назад +1

    💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 3 дня назад +1

    Maansha Allah tabaraka Eedo maanta Bisikii baad maanta kubilowday sidaas kuwad fariid

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 3 дня назад +1

    Maansha Allah tabaraka Eedo maanta Bisikii baad maanta kubilowday sidaas kuwad fariid

  • @Caliya7
    @Caliya7 3 дня назад +1

    Ma umaleynayo iney somalitahay, somalidu ilaa waqtigas ma aamusnankarto ama been intaas leg eg mashegikarto. Allaah ha usakhiro miskinka African magacyeshay magac xumaa udambeysa. Alloow usahal.

  • @Dahirasheikhmohamed
    @Dahirasheikhmohamed 3 дня назад

    Fatxiyayaay caloshaa ihuraysa cawa dhurwaayadii way cunen maxaa qaldan reer koofiyad yare masixir bay haystaan

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 дня назад

    Kolay kufsi majiro haday dhacday iyadaa raali ka ahayd jac inu ka siiyaa laga yaaabaa
    Bahalka iyagaa lawareegaya hawenka qaarkood mida kale hawen badan ayaa jiro oo daba ordi jiray lakin magaca lagaga xumaynayaa hada

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 3 дня назад

    English maxaad ugu hadleysaa dadka dhan English kuma wada hadlaan somali baa ku daawata luyqada somaliga ku hadal

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l 5 часов назад

    I guess it’s like tariq ramadan story 😢

  • @Cbx27
    @Cbx27 2 дня назад

    Wa qof lacag ka faaiid leh K'naan wa fanaan caan oo caalami ah heesahiisana aduunka laga wada yaqaan 14 sano kabacdi wa been cad

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 3 дня назад

    Fathiya absiiye waxaan daawaday film aad ku jirto jarmal lagu turjumay😂

  • @AhmedRama-lf3ml
    @AhmedRama-lf3ml 2 дня назад

    To be honest with you if our beloved country is peaceful and there is law and order and love among our people i would never ever live in a foreign country

  • @NimoDaad
    @NimoDaad 3 дня назад

    Maantana ma kaynaanbay iska laalaadiyeen gaalo ilaahay hamadhiyo way nabayaan miakiinka aheey ah ilaahow kaqabo sharkooda

  • @baari3297
    @baari3297 3 дня назад +1

    Ilaaahow ka khabo cadawga

  • @zeinabahmed3784
    @zeinabahmed3784 12 часов назад

    His very kind and shiy I feel sry for him 😢😢😢😢😢😢😢

  • @NabadDon-h7j
    @NabadDon-h7j 3 дня назад

    Caawana ma saliidii dabcasar ayaad xayeysiin. Mise waa saliidi mama malyun ay Ku subkaysay alaabta.

  • @nimco9305
    @nimco9305 2 дня назад

    Waxan la yabay wadamada galada qofkii magac yeshaba o ajanib ah wa in ay edeyan wa wax laga yabay.

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 День назад

    Muxuu ahaa madaxa yar ee aad aragtay? Daaroodey kkkkkkkk

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 3 дня назад

    Caan noqo waxaa u danbeeyaa danbiile waaye lacagtay rabaan. Waa dhaqanka reer galbeedka

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 3 дня назад

    Dalna
    Malihi
    Dowladna
    Malihi
    Ninuu
    Daad
    Wadaan
    Ahey
    Ninuu

  • @SaadiyaAliAbdulla-th8jx
    @SaadiyaAliAbdulla-th8jx 3 дня назад +1

    WAA BEEN ABUUR AY KU WADAAN NINKA KUWII SADEX GEESODKA ISHA KU DHEXJIRO BAA KU DHAGANAA WAANA AYAGA WAXA AAN AMARKA QADAN DHULKAY GALIYAN ALAHA KA BADBADSHO

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 3 дня назад

    He doesn’t give off creep vibes or aggression in any way. I find it hard to believe.

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 День назад

    Sorry hadii aad dhibsatay kkkllkkkkk

  • @PeaceBeuponhim7
    @PeaceBeuponhim7 2 дня назад

    اللهم أكفنيهم بما شئت وكيف شئت إنك على ما تشاء قدير ، 🤲🏽

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 3 дня назад

    Keynan mashaallah he is a good man as u said he is.i remember seeing him when he made a video in Kenya 🇰🇪 long time ago.

  • @Ayanmohamed-xl9so
    @Ayanmohamed-xl9so 2 дня назад

    14 years Maxay u amuusneeda hadii ay run tahy

  • @nimco9305
    @nimco9305 2 дня назад

    Ilahay ha xafido dadkena Mel waliba ay jogan.

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 3 дня назад

    Masar maad xidhatid maxaad maradaweyn ku fali

  • @isninoali8261
    @isninoali8261 3 дня назад +1

    Why is the victim hidden “someone” something is not right

  • @drhamdawarsame6180
    @drhamdawarsame6180 3 дня назад

    Haa waa lagu dhalaa Fathiyay

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 3 дня назад +1

    Ilahow ka qabo adiga raxamaan ha wa cadow galadan muslim walo so dhigteye

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 3 дня назад +1

    Magaceeda lama sheegin laakiin waa ka naxay Mar hore haday dhacday hada maxaa loo sheegay. 2010 Summer Festival
    Wiilashaydii yar yaraa baa maanta subixii i lahaa inuu nin wanaagsan yahay baan moodi jiray .Kaynaan inay ceebeeyaan oo dhulka la galaan bay doonayaan. kufsi lagu eedayn laakiin waa taataabasho waxay sheegayaan.

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 3 дня назад

    Dadka madaw baa lagu fooganyahay

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 День назад

    Waa sababti lagubaabin lahaa

  • @Fadumo-nx4gy
    @Fadumo-nx4gy 3 дня назад

    This must he racial he is to put down the color sonali

  • @AbraarChannel05
    @AbraarChannel05 3 дня назад +1

    Asc

  • @MalyounHassan-q6p
    @MalyounHassan-q6p 3 дня назад

    Ilahow kuu gargaar

  • @Fadumo-nx4gy
    @Fadumo-nx4gy 3 дня назад

    I don't think is must be canadain

  • @Shukryyyy
    @Shukryyyy 3 дня назад

    Ilahay baa u hiilin k'naan

  • @املمحمدالهاشمىالهاشمى

    ❤❤❤❤❤ale Haku xafiiido❤❤❤❤fathiya

  • @hodaacdi699
    @hodaacdi699 3 дня назад

    She want money

  • @ZuZuDahabo
    @ZuZuDahabo 3 дня назад

    Maad ogtahay in the UK another scandal which is hard to believe ayaa socdaa xitaa. Odaygii princess Diana partner dhalay ee Arabka ahaa oo dhintay last year is being accused of sex crimes.
    There are too many question marks

  • @AbdallaAli-pd2kc
    @AbdallaAli-pd2kc 2 дня назад

    Adc

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 дня назад

    Cadaanku ama jaanibku wey neceb yihiin qofka magac ka sameeya wadamadooda waa khasab inay naago shaydaamo ah soodiraan Bisinka illaahow kaqabo

  • @nimanfarah4309
    @nimanfarah4309 3 дня назад

    43 yrs

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 3 дня назад

    Ur right Farhia they wanna put him down. Waa wil Wadani ah oon Qabyaalada kudhaqmin. That is why they dont like him. Allaha Sharkooda kaqabto, ameeen

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 3 дня назад

    An aduunka joogee, hai i geynin aakhiro... love that song, xasuus gar ah bay ii leedahay.

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 3 дня назад

    Waxaasi waa nagihii cadaanka ahaa ee masabidka lacagta ku raadsanayey kana dambeeyaan cadaan ka xun horumarka uu sameeyey wuuna ka guuleysan iinshaa allaah

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 дня назад

    Laga yaabee inay tahay dadka loosoo dirsaday magacdilka cadaanku waa neceb yihiin qofka magac sameeya

  • @nfarah3318
    @nfarah3318 3 дня назад

    14+29=43

  • @nimcodayr8457
    @nimcodayr8457 3 дня назад

    Asc habo I love you habo number kaga isoo dir habo ma macaan

  • @Salugla
    @Salugla 3 дня назад

    Gabadhaasi car yaysan Cadaan noqon waana qof la soo tashkiiliyay buunbuunis iyo lacag ayay doonaysaa

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 3 дня назад

    Haa walaahi he is very shy i know him in person he doesn't even make eye contact

  • @kabelfamous8173
    @kabelfamous8173 3 дня назад +1

    Wcs wll

  • @saediyoyalahow3352
    @saediyoyalahow3352 3 дня назад

    Been ayaa laga sheegayaaa kaynaan ilaahey haka qabto shartooda

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 3 дня назад

    You right farhiya and why she waited 14 year's