DEG DEG: CULIMADA SUUFIDA AH OO KU DHAWAAQAY DAGAAL AY KUSOO CESHANAYAAN MASJID LAGA QAATAY |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 дек 2024

Комментарии • 79

  • @AyuubMoha-jh8nc
    @AyuubMoha-jh8nc 5 часов назад +8

    Wey qaldan yihin shirki iyo qurafad ayey raban dolada wey saxan tahy Alxamdulilah

  • @MustafYareMustafYare-gq2dj
    @MustafYareMustafYare-gq2dj 3 часа назад +1

    Ha guuleysato ahlu sana wal jamaaca Qaadiriya

  • @AsedDhere
    @AsedDhere 7 часов назад +4

    Hogamiyayaasha aduunka waa sufi Ama ahlu sunah

  • @cllaahisheikhxaamud4496
    @cllaahisheikhxaamud4496 4 часа назад +2

    Suufiyada ma waxay xoogayan ninka dhaxalka booska leh haduu ninkii dhisay oo booska bixiyay aabihii yahay.

  • @abdullahimohamud-t6u
    @abdullahimohamud-t6u 4 часа назад

    الحمد لله ظهر الحق وزهق الباطل إن الباطل كان زهوقا

  • @yusufali3850
    @yusufali3850 7 часов назад +2

    Allahu akbar

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 8 часов назад +4

    ILEEN SUNA WAJAMEECA MA XISHOODAAN DHUL BUU AHAA KU LAHAA ANAGA WAXAAN DERIS NAHAY MASJIDKAAN ILAA 1980 ANAGAA BAKAARO KA XIGNA WELIGII WUU DHISNAA REERKUNA GADAAL BEY KA DEGENAAYEEN QAXII KEDIB BEY ISASIIYEEN LAAKIIN MARAG ILAAHEY BAAN KA AHAY IN CUKAASHE FAMILKIISU LAHAAYEEN WUXUU AHAA DHALINYARADA AAD LOOGA YAQAANEY XAAFADA WAR ILAAHEY KA BAQA SIDAASI DIIN MAAHEE

  • @CabdinaasirSiciid-p9x
    @CabdinaasirSiciid-p9x 4 часа назад +1

    Waa alhulu qayr dariiqatu siifiya

  • @xuseenxaashi5739
    @xuseenxaashi5739 7 часов назад +2

    Ilaahay kabaqa oo wax aadnalahayn kasheeganina dakii dhulkavwaqfadayvayaa laguwareejiyay masjidka warmagaalo warqad ayow kuyaalaa

  • @KHALIIFMaxamuud-c2y
    @KHALIIFMaxamuud-c2y Час назад

    114 ayuu shiikhu dhisay yaa yeelahaya xabad xabad ha loo qaato masjidkan dadbadan waa ku xilwaynahayaan bal waxyar suga inshaa allaah

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 8 часов назад +3

    SHIIKKA MA AABIHIIN BUU AHAA WAR DADKII XAAFADA DEGENAA WEYDIIYA REERKAAN MA LAHAAN JIREEN MISE MAYA? ANAGAA DERISKA KA MIDA CUKAASHE IYO REERKOODA AYAA LAHAA

  • @SahalAbdullahi-s3n
    @SahalAbdullahi-s3n 7 часов назад +2

    Aaad iyo aaad.
    Wahaabi, khawaarij iyo takfiir waa gaalo mushaarikiin ah najaas ah madaajida ka fogeeya.
    Waa koox caabuda ina Cabdiwahaab oo asgari ingiriiska ahaa

  • @SheekhAhmed-gn2qc
    @SheekhAhmed-gn2qc 9 часов назад +2

    XUSEENOW.MA.NINKII.WAQFEY.MIYAA.MUDAN.IN.UU.MAAN.MULO.MISE.NINKII.LOO.DHIIBAY

  • @MoustaphaMudir
    @MoustaphaMudir 11 минут назад

    Masajidka illahaybaa iska leh firqo male xishooda dadka waawayn ee caayaya culimada

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 2 часа назад

    Dabar go'ii shirkiga ayaa ii muuqda .

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 5 часов назад

    CULUMADA SUFIYADDA EE AHLLU SUNNAH WAL JAMAACAH HALA TAXGELIYO WAA KUWA AAN DIINTEENA RAXMADDA AH INA SOO BARAYEY QARNIYO KAHOR WAA RAG MADHABTA SH,SHAAFICI SI AAD AH U HAAYSTO INAAN KU DHAQANONA AYNU KAHELNAY OO AAN KASOO GAARNAY BACDA KHULUFAAU ALRAASHIDIIN RADIYALLAAHU CANHUM KAN UDHIIB KANA KAQAAD WAA WAX AAN WANAAGSANEEYN HADII AANAN DAMBI LAGU HAAYNIN MASAAYIDKA KAN XUKMIYEY IYO KAN IN UU HOGAANKA U QABTA RABO SIDA CAD ADINKA AYUU IDIIN XIRAN YAHAY EE BEYDADKA ALLAAH YAAN LAGU ADUUN IYO AAKHIRO SEEGIN XIRITAANKIISA CARO ALLAAH WAA MIDA HALKAAN INA DHIGTAY BALSE CULUMAAUDIINKA AHLUSUNADDA AH HALOO DAAYO MAADAAMA MADHABTOODA WAA TAN UGU WEEYN GAYIGA SOMALIDA EE AH SHAAFIYAH KUWA KALE WAXAAN LEEYAHAY واعتصمو بحبل الله جميعا ولا تفرقوا واذكروا نعمت الله عليكم اذ كنتم اعداء فالف بين قلوبكم فاصبحتم بنعمته اخوانا وكنتم على شفا حفرة من النار فانقدكم منها كدلك يبين الله لكم اياته لعلكم تهتدو ن وسلام الله عليكم وعلينا انشاءالله وقال رسول الله محمد صلى الله عليه وسلم لا يومن احدكم حتى يحب لأ خيه ما يحبه لنفسه marka aan kawaantoowno kala geeynta iyo kala qobqobka ummadda walaalaha ah ee ummadda soomaaliyeed ah ee ummatu muamed ,scw, ah ee madhabtoodu ugu weeyn geyigeena ah tan iimaan alshiikh shaafici r,allaahu canhu

  • @ClaahiCusmaan-s3j
    @ClaahiCusmaan-s3j 5 часов назад

    Ilaahow xaqa sara mari

  • @BashirAlimaxamed
    @BashirAlimaxamed 5 часов назад

    Imaka
    Allakaqad
    Kadafodha
    Masajika

  • @Yasin-s8i
    @Yasin-s8i Час назад

    QABUURIYIINTU awalba SAAXIRIIN bay ahaayeen, masaajiddana SIXIR IYO SHIRKI bay ku hayeene, Sixirkii ma u shaqayn waayey?!!!

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 8 часов назад +1

    Wlh waa qoslay masajidada A iyo B halaga dhigo marka wasaajid waxaa la arki jiray umada udhaxeeyo ileen dad ayaa iska leh oo dhistay😂

  • @Abdirahimhayl
    @Abdirahimhayl 6 часов назад

    Wlaahi Soomaaliya Nabadeeda Madhawo .
    Qofkasta Microfone ayuu wataa wax aqoon ah maleh wax uu xeerinaayo maleh Mujtamicii ayuu isku diraa.
    Police kii aaway Nabad sugiddii aaway?

  • @ifrahalimatan406
    @ifrahalimatan406 42 минуты назад

    Hade masajidka la iskuqabsado xalka kaliya waa in laburburiya sidee qalalasada Loka hortago masajid kumayaro

  • @RewKey-p5p
    @RewKey-p5p Час назад

    Kkk qof dhiig daadinaayo kkk oo culumo waaye aa lagu leeyahah kkk suufi qeer maleh 50 sano karo yaa lahaa kk

  • @BashirAlimaxamed
    @BashirAlimaxamed 5 часов назад

    Bashka
    Waqalad
    Wekuxaq
    Leyihiin
    Magaladha
    Kadaya
    Fodha

  • @mohamedIsmail-z9o
    @mohamedIsmail-z9o 6 часов назад

    Maxkada aada hadii aad run sheegaysaan

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 4 часа назад

    Soomowgii jinniga qabay aaway iska qeylinaye

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 6 часов назад

    Sh ahmed suufi kuma tukan jirin.qolkiisa ayu jiri jiray ,foox Lee kasoo bixi jiray.mssjidku bacaad ayu ahaa. 1976

  • @yusufali3850
    @yusufali3850 7 часов назад

    Ilaahoow kuwan islaamka kaqabo

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 4 часа назад

    Suufiyey idinka masaajidka yaa idin dhiibay markii hore wll kaleexda markaa hadii dadkii waqafja lahaa loo dhiibay

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 8 часов назад

    SUUFIYA WAA WAALATEY BILILIQO MASJID WELIGEY MA ARAG MASJID DADKIISII OO DERESKU YAQAANO HADEY KU DHIMANAYAAN WAA WAALI WAALI DHAAFTEY

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 часа назад

    guryahii hore iyo wasaaradiihii hore aduunyada waxay kadhigaan goobo taariikh ah muqdisho waxay ahayd goobahii taariikhdi dadkii hore iyo ay talo somaali,carab ,hindi ,talyaani bagistaan intaas ayaa taalay ootariikh ah oohantileh muqdisho waxaa cajiib ah in magaaladii ay baabi iso xitaa masaajidkii xitaa way baabi iyeen waxaa cajiib ah dadkaan muqdisho iyo goboladii kuxeernaa yimid maxay ahaayeen aaway damiirkii lahaansho dal cajiib cajiib

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 8 часов назад

    XUSEN SHILINKAA KAA DHEX HADLAAYA MISE WAA GURUUBKAAGII XAQU ISMA SAARNA ANAGAA LEHEEN IYO ANAGAA MASUUL KA AHEEN KALA XUKMI ADUGUBA

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 8 часов назад

    FAATAXADA MAAD UMARTAAN INTA LAGAJOOGI LA YAHAY

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 8 часов назад

    Culimadadii wanaagsaneyd ee dalka maa tiraahid ileyn culimo kale dalka maleh mooryaan diimeed weeye waxaan culimadaan aheyn suufiyada qalbigeeneey degeen

  • @safiyocismaanyuusuf1898
    @safiyocismaanyuusuf1898 8 часов назад +1

    Dadkaan waa laga xukmiyey waxaana looxukmiyey dadkii uu aabahood waqfey marka hakuqancaano xukunka màxkamada ama racfaan haqaataano lkn mediyaha yay kacabaadin udacwooda sharciga kuna kalabaxa

    • @FadxiFadxi-t4e
      @FadxiFadxi-t4e 4 часа назад

      Sharcigee waaye sharcigaas sharciga qawaarijtaa oo meel kasta dhulboobka iyo masjid boobka kawada walee ahlu suna weytaqaanaa si leysaga celiyo qawaarid

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 8 часов назад

    BAKAARO HADAADNAAN MASJID KU LAHEEN MA ISBAARAA MASJID IDIN SIINEYSA WAR XISHOODA ORDA RACFAAN QAATA HADII MARKALE LA IDINKA XUKMIYANA KU QANCA

  • @FadxiFadxi-t4e
    @FadxiFadxi-t4e 4 часа назад

    Waxaan kutali lahaa culumada ahlusuna waljameeca ineey hurdada kakacaan wadakoodhanbaa leydinka suulinayaa waa qorshe socda cid laxeerinayane majiro ninaan shantaadu kaa celin sharci kaama celiyo sidookle dowladu iyadaa aqiidada shabaabka aaminsan lkn dowlad nimeey isku qarinayaan

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 7 часов назад +1

    Wariye adaa suufiya miyaa 😂 masaajidkaan waxa hada gacanta ku haayo ninkii waqfay caruurtiisa yaa uga xaqleh iney maamulan

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 5 часов назад

    Wadaad dhulka ciddii waqaftay cidday u wakiilatay baa masuul ka ah.
    .wixii dhismo iyo qalab ee aad dhigtay ka fuqsa ama u daa

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 7 часов назад

    EAA YAAB MUQTAR ROBOW QAWAARIJ AYEY MASAAJIDYADII KU WAREEJINOOSAA

  • @yusufali3850
    @yusufali3850 7 часов назад

    Dhibkasta oo islaamka haysa iyagaa kadanbeeyo

  • @abuukaraxmedabuukar7108
    @abuukaraxmedabuukar7108 6 часов назад

    Dowladdan waxey lasoobaxdey waji kaloo
    Qawaarijta kadaran
    Dhul boob masaajidadii waa qaar laburburiyo iyo qaar laboobo
    Illaahey iimaanka ayuu kaqaadey kuwaan
    Waadowlad kashaqeyneyso iskudir qabiil iyo boob dhul
    Waa dowlad ushaqeyso reer galbeedka waxeyna
    Wadaa howl galkii ahaay in shacabka soomaaliyeed la laayo inta sooharteyna eey tahriibaan oo ey bada kudhamaadaan intii kafakatana eey qaxooti noqdaan
    Illaahey hanaga dulqaato dowladdan aboorka ah iyo xasan xaraash

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 8 часов назад

    DABAQYADA WAXAAD SAARTEEN XILIGII DOWLADU DHACDEY EE LAKALA QAXAY MAADAAMAAD INTAA HEYSATEEN MAYEELATEEN

  • @NazuuJr
    @NazuuJr 5 часов назад

    Suufi waa shirki socdo

  • @MoustaphaMudir
    @MoustaphaMudir 13 минут назад

    Anu waxn layaabayaa kan soo dhigaya khilaafka war soomali hadan nahay diinta waan kumarayaa ilaa kacaanaha akhlaaq xumada han iska dayno kan youtupeka lehna sher buu rabaa waxkale soo gali shaqadaada hanoqoto wax macquula

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 7 часов назад

    Fadlan dawladdu wax haka qabato dagaal diineedka bulshada ku soo socdo ??

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 6 часов назад

    Muqtaar Rooboow waa khawaarij Alshabaab wuxuuna rabaa in ilmaha Muqdisho uu ka dhigo kuwa khawaarij ah oo is qarxiyo sidii kuwii Baay iyo Bakool oo dhalinyaradoodii uu baray caqiidada xun ee khawaarijta wuuna dhameeyay dhalinyaradoodii waa kuwa meel walba isku qarxiyo. Reer Muqdisho iyo inta neceb Alshabaab ay ka hor tagaan manhajka qaldan ilmahooda la baro

  • @ShukriWarsame-r1e
    @ShukriWarsame-r1e 4 часа назад

    Hantida aad sheeteen waa waqaf dad labexeen ee idinku malihidin
    Hala xishoodo

  • @yusufali3850
    @yusufali3850 7 часов назад

    Kuwa dawlada madaxda u ah baa wahaabiyo iyo khawaariij ah dhamaantood.bal eeg soomaaliya gees ka gees dhiig baa qulqulaya meel walaba iyagaa madam ka ah

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 34 минуты назад

    Suufida dad fcn ma ahan marka xaqiiqda laga hadlo wax yaalaha ey faafinayaan markaa u fiirsato waa wax caqli bili aadan qaadan karin, dad ma ahan

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 7 часов назад

    Culimadiina dowladu ma iskudirtay habiqlayso

  • @Saahilhassan-y9s
    @Saahilhassan-y9s 7 часов назад

    Waa qalad wana ceeb in culumadi iyo masajidyade xaqa ulahayen intaso sanane haayen in maanta si qaladan logala warego hadeba run tahay waxa la shegayo inan dambaabo marabo hade arintas jirto wa qasab baryo ma ahan in arimaha diinda kusaabsan laso fara kalsha side awal wax ahaayene laga dhigo 🇸🇴👈🇸🇴🫡 Somali ha israacdo

  • @alialiahmed4475
    @alialiahmed4475 39 минут назад

    xukunka maxkamada sare ayaa gaartay mukhtar robow waxuu fuliye amarkii maxkamada. maya saxiib dadka beenta ka daay😅

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 9 часов назад

    Masjidka nimankii aabihiis waqfay ayaa lagu wareejiyay masuuliyadiisii, roobowna maaha ee maxkamadaha dowlada ayaa xukumay wax hubso.

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 7 часов назад

    Walahi wayab cidwalba wey booteyne ya dagalka uga liita horta markey arkan xasan shiiq maxey cidwalba u khoqdaa

  • @mohammedkeinan8040
    @mohammedkeinan8040 8 часов назад

    War madhiig ayaad dadineysaan haddi ladinkawareejiyo maamulkiisa gurigu adainkaaleh Mase illah ayaaleh sow Uma aragtaan gurikiina ah taxisode gurigu Allah ayaaleh

  • @mohamedIsmail-z9o
    @mohamedIsmail-z9o 6 часов назад

    Halal badan waxba mataraayo

  • @yusufali3850
    @yusufali3850 7 часов назад

    Wahaabiyo dad iyo diinba halaga xoreeyo

    • @allahadoonkiisiiayaanahay27
      @allahadoonkiisiiayaanahay27 5 часов назад +1

      Ma Waxaad diin ka dhigeysaa in nin gurigii aad xoog ku qadataan oo aad Allaha ugu dhawataan ceebtiina weye waana cadadin civaado boob ah.

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 4 часа назад

    Suufida masaajidka halaga buiriyo calnka ay wataan mxay tahay ma kiii shiicadaa

  • @IbrahimYusuf-x3k
    @IbrahimYusuf-x3k 8 часов назад

    Oke

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 часа назад

    wasaarada diinta eedawladaan waa shabaab xasan asagaa kadanbeya xasan maaha muslin

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 5 часов назад

    waa markii koowaad oo nin sheekh ahi uu leeyahay masaajid uu waqfay nin aan aabihiis ahayn aabahaybaa waqfay malaha waan ogayn in dadka been loo sheego haddase waxaa muuqda in ilaaha xattaa been loogu sheegayo.

  • @Qoyro
    @Qoyro 14 минут назад

    Wahabiyo mawaxay bilaaben masjid aa dhaxal ah shiiqi waqfay yu udhiibay masjid allaha baa iska leh

  • @mohamedyusufali7518
    @mohamedyusufali7518 8 часов назад

    Maxishodan suufiyo.

  • @MahadFiqi-vw2wy
    @MahadFiqi-vw2wy 2 часа назад

    Wahaabiyo waa duulaan roobow ayay usoo adeegsanayaan ahlusunna

  • @mustafcusmaan5296
    @mustafcusmaan5296 5 часов назад

    umuda dhistey 😂 arsuufidaaa baadi kugu raagtey inaad leedahaya mooda

  • @AbdirizakmohamedAbdilaahi
    @AbdirizakmohamedAbdilaahi 7 часов назад

    Dagaal masaajid ka kacay waxan layaabanhy kii qabiilka 2024

    • @Fahadaxmedyuusuf
      @Fahadaxmedyuusuf 4 часа назад +1

      Wah hada kahor baan kenya kumaqalay masaajid sdan oo kale laosku dagaalay oo markii dambe siifoda waa laga bursaday masaajidka

  • @yusufali3850
    @yusufali3850 7 часов назад

    Wahaabiyo waa sun islaamka tirtiistiisa iyo daciifinta islaamka loosoo diray yuhuud banana kadanbayso

  • @yusufali3850
    @yusufali3850 7 часов назад

    Wahaabiyo waa sun islaamka tirtiistiisa iyo daciifinta islaamka loosoo diray yuhuud banana kadanbayso

    • @Hakim-o4k
      @Hakim-o4k 6 часов назад

      Waxa ugu liiita waa suufiyada oo diin xumo hayso
      Ma nabiga ayaa suufi aha mise saxaabada xagee ka keenteen darwiish nimada aad diinta ku soo darteen suufiyado waa burcad diineed waa wado umada lagaga cuno xoolahooda siiba dadka maatida ah aan diinta baran.
      Umada qaska ka joojiya.

    • @noorahmedhirat4404
      @noorahmedhirat4404 6 часов назад

      Sun iyo waabayo suufibaa ah oo oo raba in xitaa xoolaha dadka dhacaan