Aniga lama hadlayo nin qabiiliste ah dadka fayow ayaan lahadlaayaa . Siyaad bare 3 jeer ayaan la kulmey oo is aragney. Nin maskax furan ayuu ahaa oo xusuus badan . Ilaaheey danbigiis ha dhaafo
nadaamka dowligu waa maamul iyo maareyn. ee ma aha anaa idhi ee sidaan doono ha loo shaqeeyo. dowladnimadu waa wada tashi,maareryn,turxaan bixin iyo isu tanaasul.2024 keligiis talisnimo ma kama shaqayn karto geyiga soomaaliyeed. m/weyne xasan sh wuxuu u muuqdaa inaan la jaan qaadi karin waqtigan aynu joogno.
Hala baaro xasan shiikh nin markuu arko ajnabi ka iibinayo dadkiis u sajuudaay dhaalilihii dalka soo galay qadanay qofii hal boos lahaa half ka qaadanaya dha dil gabdho iibis shidaal iibis dadkiis a baabayo basins ibsaday waa jiranyahay waa ma noqon karo maxweyne waa ducfi nika abii shumiya asigoon weydiin dhulkii ka maqnaa hal ceyriyo
*😂😂😂😂😂 waar ninkan aanu ku dhagan nahay waaba mid aan joogin 2024 oo la xawiley. Madaxwayne raali noqo, waabad xawilneede. Somalaay yaan magta madaxwaynaha u doonanaa oo xawiley? Ayaa loo xawiley oo magta ka doonanaa? Miyaa dalka lagu cilaajin karaa madaxwaynaha? Ma dalka dabadiisa aan cilaaj ugeenaa?*
Caqli xumaa kani kee raba inuu wax u qabto soomaali? Ma ninka yiri maxaa iga galay Soomaalu Dabaqyada aan dhisanayo wiilkeedaa iskuul u baahanee iskuuladiina waa kan ka iib sanaya masaakiinta Soomaaliyeed
Waa sax in xaqiiqda laga hadlaa. Danta dadka soomaaliyeed qofka raba baan rabnaa. Dhalinyarooy kaca.
Alaha u naxariisto libaaxii afrika mohamed siyaad barre
Aamiin
Culimadii uu laayay aayadihii uu fasaqay ayaa noogu wacan dhibkaan waa ciqaabtii dhibkuu u gaystay dalka
@@sucdisiad3316ayad I khalad Kama galin ee somalida ayaa si kale wax u qaadatay diin la wada baray hada
Aamiin Allaha u raxmo
aaamiin
😂😂😂 raisalwasaarihii ugu shactirada badnaay ayaan helnay nxt waa asaga madaxweeyne ❤
Hhhhh wlhi rwre xamza cabdi barre waa funny 😂😂😂
Taysal wasaare xamse waxan taageeray maalinkuu sida geesinimada leh ee raganimada leh u taageeray Falastiin iyo qaza
Marmaje Allah ku xafiido
Xasan sheekh beenaale weeye ciil Xun qaba jubaland waligiis Waa u ciilqabay
Masha allah xamse waa aqoonyahan❤😂😂😂😊
Aad Bay noo xiisagelliyaan barnaamujyadaada xaqqiqda taabta thank 😊 🙏 ❤️ horay u soco
WLHI RW XAMSE BARE CAQLI SALIIM
WAANA SARBEEB BADAN YHY RW XAMSE
Hye Xassan Sheikh Xagee uwadaa ciidankaan Raaskambooni Doorasho qof iyo Cod Ah Wadar Ogol Ma u heesaa
Xasan sheikh wa wadani danta dalka rawo in u isbadala dalka si qurux badan wayo guleyso mudane xasan sheikh isbadalka cusub laqabso
Bakaraha dhibka hakadayo
Alaha unaxariisto halyeey somaaliyeed ayuu ahaa marxuum maxamed siyaad bare halyeey somaaliyeed ❤
Farmaajo waa madaxweyn rasmi ah ha noolaado farmaajo
RW Xamse Wararkiisa Xaqiiqo Yey yihiin
Mansha alah ilahaw farmajo xabiibul malaayiin aamiin yaarabi
Ilaahay nooma soo celsho xabiibul qaniisiinkii ina Xaarmaajo
Waanin waalan ooiska hadlay xasan gurguute
Kkkkk😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅 xamze sheekooyinkiisu waa qosol
Guul madaxweyne Xasan shiiq
Adiga ayaa lagaa difaacayaa oo qsbiileyste ah, waan kaa horeynaa. Don't forget that.
😂😂😂😂😂😂😂hamze u love him wllhi waa dacad ❤😂😂😂😂😂
Waxa lacagta lagu soo sitey hadey tahay qof iyo cod la arki dono xasanow gurubso waxad gurub saneyso waqtigagi waa geba gebo
الله يحفظك أبونا حبيبي الملاين❤❤❤
Nin rag ah markaad waxba ku sameeyn kari weydo cayba itaal la mooda. Xasan iyo Xamzeh waa team ki somaalia u baahneyd waana la dhaqaaqay. Baybay
Hala turjumo gaalada ha maqlaan
Dhawaqiida Galada U Shaqeeeyo Haku Iiibsadan Adiga Iyo Caruurtaaada Uuufin lakum Idinka Iyo Asnamtaad Cabudaaysan Ilaaa Shareeecada islamka ka Qaadanaysaan Cadowgayna Ayaa Tihiiin Adiga Iyo Gaalka Garguurte Aaad Raacday
Xassan Tuug baa wareerey Xamsa , ee ma firo yare
Thnkz moral🎉
Allah unaxariisto madaxawayne siyaad barre❤
Kkkkkkkkkkkkkk
Allaylehe Xasan-baahane
Inuu Ri'yo ku guurey kkkkk
2060kii 35 sannadood ayaa inoo dhexeeya kkkkkkkkkk
Xamse iyo xasan sheekh Dalka ayaa u baahan
😂😂😂😂😂😂😜😜😜
Gaalka dil gartiisa 😂laakiin xasan garguurte horta ma daroogu cunaa
Xasan-baahane before iyo efter kkkkkk
Calaamadihii munaafaqiintaa ku kulmay.
Walahi madaxweyne siyad waxaad mooda inii xasan sheikh oo gajeysan arkayey
Xasan-baahane dhibka ugu weyn hawiye iyo muqdisho ayuu ku hayaa.
Allaha ku caafiyo qaluubta ayaad ka buktaaye 😂
Unukaa leh
Ninkan xasan ah aad baan u dhibsada hadalkiisa waxad moodaa inuu fadhi ku dirir fadhiyo walee munafaq hadii qof yahay waa xasan subxanalah idiris waa runtiis yaab
Waa munaafaq mooryaan ah! Ilaahay ummada haka qabto tuugadan is biirsatay!
Waa ruuntis . HSM Federalka u kateegey Wuuxu uguurey Dictatorship 😂😂😂. He’s 💯right Xamze. Before and After 😂😂
Marxuum xamse WA qof doqon ah bila caqli ah xassan munafaq tuuga Bahan ayuu maxbuus U yahay😮😮😮
adeer.wixii aflagaado ah waa caqlixumo iyo maangaabnimo korkaaga ka soo daahirtay.waxaan cay ahayn haddii aadan garaneyn oo uusan waalidkaa asluubta wanaagsan ku soo barin waa adi iyo yeelkaa.
adigu mid baan ku leeyahay. Dulmiga, doqonimada iyo diin la'aanta iska daa. Waxaad sheegtaan wax ka jiraa ma jiraa. It's a propaganda.
Waa Markuu jb u socdey Adna uu ku yiri iga sii hormar hadan wey idiin suuroobi weydey
Adna maanta istoogo xasanoow
soomaali qabiil iyo baarlamaan caada qatayaal ah ayaa joogo marka farmaajo yaa doorani cidna
Marxuum xamse
Madaxwynuhu wuu washay ee halaxidho😂😂
Xasan caay waxlooga qaadiwaa Libaaxa leertajiifo Dalxoreeye
Qain nijaasa o kaligii cune ah ha aflagaadayn dadkaa sharafbadan o adan gaarin qurunyohow baahan
Xsmza waa la eryay. Hassan iyo xamza waa Kala furteen
Abgaal wax halaga siiyo baa dagaalkaan udhacayaa shanniyo toban xubnood Buu codsaday waagii hore toban Buu rabay
Ninbaa yidhi Hadalku waa hadalkaygii ee goormaan idhi
Ceeb udhiimo waa Tano koolee
Xasan Gurguurte hadda wax u haray malaha, waa inuu istoogto
Shame on you Mr president HSsh
Aniga lama hadlayo nin qabiiliste ah dadka fayow ayaan lahadlaayaa . Siyaad bare 3 jeer ayaan la kulmey oo is aragney.
Nin maskax furan ayuu ahaa oo xusuus badan . Ilaaheey danbigiis ha dhaafo
Xasanoow Hada Gedo ma Amxaaraa Degtey see wax yihiin
Waa 🤔 🤔 yaab Wlhi Hada Amxaaradii buu garabsan Rabaa
@@MORAAL-MEDIA waa nacas nimadii oo shaar iyo surwaal qabta
Xasan baahane xasan dhiiqo xasan madharge xasan sheekh mahamoud baahane isagaba alshabaab ah isagana hogaamiya alshabaab
War Xamse hadalkiisa dadka
Ayaan fahmin ee waa hooska
Laad miiran.
Saax saax saax saax
habarta muqdisho waxay uga odaa qalada dantaguud. 34 ldagana kabax lee lagu hesta moye guri aygadatay cidku heesato mahan xasan aya kabixin waye faarmaajo maka bixikara
Maxaa tiri 🤔 dhinaca wax’qabadka niyadiisu waa “SALIIM” 🫣😏🙄 kaasi haduu niyad Saliim ah qabo wax’bà kama’xumaadeen.
@@Kaakoos_641 Wlhi Xassan Sh Aniga Waan ku Wareeray 🤔🤔Mar Wuu ila Saxanyahay Marna Cadawga isagaa iiga daran 😔😔😳Somaliya Allaha Badbaadiyo🥺🥹🤲🤲
@ ha’ku’wareerin waa odey asaasiqey u’baahan in’ay reerkiisa umada ka qabtaan. Wey’u’dhamaatey period.
Waxaa irsaaqad is ka raadineysa cayda madexweynaha isku xishood
Hadda qoslaaye wax kaloo kuu haray ma jirto in aad istoogato maahee walee hadey ku haysataa ilaahbaa runta nagu jecele
Ilen munafaq tahay waryaa hamze wuxuu ka saday inee hor marto oo gartay 2060 mel udhiganto garto lkn manta ku ogaday inaa qeybta nacebka hadalada sida xun ufasira tahay inta ku dawaday allah iga icafiyo lkn majecli dadka munafaqa hadalka sida xun ufasira
Ma kan wax waalan sidiisi u hadlaya ayaa Formaajo kambani uu wadaa ? Ayuu wax u sheegayaa, waa loo wada jeeda cida dadka iyo dalka u roon. Dawladnimada uu aaminsan yahay ninkan ayaa dictaatoriad ah Xasan Shiish na dimuqraadiyed Ayuu wadaa. Iskuma dhawaa. Baybay brother !
Xasanow 2da indhood alle kaa tuur
Waa dhintay wuu baxsaday😂
Bal yaan kaaan Arkaaa😂😂
Somalia oo qurux badan oo qoslaaye oo tuuga uusan ku jirin
nadaamka dowligu waa maamul iyo maareyn. ee ma aha anaa idhi ee sidaan doono ha loo shaqeeyo. dowladnimadu waa wada tashi,maareryn,turxaan bixin iyo isu tanaasul.2024 keligiis talisnimo ma kama shaqayn karto geyiga soomaaliyeed. m/weyne xasan sh wuxuu u muuqdaa inaan la jaan qaadi karin waqtigan aynu joogno.
Adeer waloo kla dhashaa hogaminta dal dhisan madx lama iska dhigi karaa ? Jawabtu waa Maya Usha hogamiya nimada. Darood u daa wayo XASAN sheq wuxu yiri m/c/ farmajo waxa udhoman oo kaliya inuu istoogto farmajana maxuu yiri mudana XASAN sheeq. Marka sidaas ayey ku kla tagen ogada hawiyoow XASAN sheeq Wu idin cebeyey daroodna xamze cebeye
Bal aan oganee inuu hawiye mamul usan garaneynin ama hasan sheeq Inu yahay an oganee keena madx weyne kale😆😆😆😁😁😁🤣
Afkaaaga isku dil hadaad maqasho waa xasan dhiiqo
Farmajo wa nin islaween dalka shan sano ayuu xukumaye gowalada ayuu kabaqa
Kani markasta isaka isku markhaadi fuuraya .wixii shalay Farmaajo ku haystay ayuu maanta ku socda isma dhageysto miya xasan dhiiqo
NIn walba caqligiis hadal,xassan waa turufatoore maangaab ah ,caqligosu dhaafsiisnayn in wax la boobo afsoo.aali dadka lala.hor inaado raqiisa ,waa uun loo qaldamay
War xasan sheekh madax wayne maaha waa mujrim dadkii iyo dalkiiba dhib ugaystay waa inuu isagu is weeraro shaqsyan intaas ayaa uharay waa oday aan mug badan lahayn oo qabiili qabiilka aaminsan ah waa in dalka laga qabto wax qab iyo qadiyad midna ma leh xasan buldaa nanaa qarashoow
Hadalkaan ha la turjumo
Gado amxaaro aya jogto ee yaa kasaarayo hee😢
Hala baaro xasan shiikh nin markuu arko ajnabi ka iibinayo dadkiis u sajuudaay dhaalilihii dalka soo galay qadanay qofii hal boos lahaa half ka qaadanaya dha dil gabdho iibis shidaal iibis dadkiis a baabayo basins ibsaday waa jiranyahay waa ma noqon karo maxweyne waa ducfi nika abii shumiya asigoon weydiin dhulkii ka maqnaa hal ceyriyo
Xasan sheekh been Buu guuray e
Adeer dhiiqo aya lugaha kula jirta ee kala bax
Xukun jeclaa duf ku bax
Borsadii madoobeyd qodlaayow xagee kaaga hari doontaa ilaa qiyaamaha miyaad wadaneysaa halkaas waxba kaagama taridoonaan camalkaaga uunbaa ku raacaya taas ogow
MUDANE FARMAAJO WAA HALYEEY SOMAALIYEED ❤
Rooxaan baa rartay😂😂😂dictator uusan noqon karin cajilad ah baa ushidan hhhh kaligaa ku marqaan cirka xassanow awoodeed malihide
20060 ka😅😅😅😅😅
😅😅😅😅😅😅😅😅 xasan gurguurte miyuu waashay maa looshido markan uu raray askartaa😅😅madaxda soomaali afkooda iyo dhegahoodu isma maqlaan miyaaa😅
don't do what i do do what i say politically incorrect
Hogaan xumo iyo maanul xumoo dhan adigaa u u horseeda umadda
*😂😂😂😂😂 waar ninkan aanu ku dhagan nahay waaba mid aan joogin 2024 oo la xawiley. Madaxwayne raali noqo, waabad xawilneede. Somalaay yaan magta madaxwaynaha u doonanaa oo xawiley? Ayaa loo xawiley oo magta ka doonanaa? Miyaa dalka lagu cilaajin karaa madaxwaynaha? Ma dalka dabadiisa aan cilaaj ugeenaa?*
Caqli xumaa kani kee raba inuu wax u qabto soomaali? Ma ninka yiri maxaa iga galay Soomaalu Dabaqyada aan dhisanayo wiilkeedaa iskuul u baahanee iskuuladiina waa kan ka iib sanaya masaakiinta Soomaaliyeed
Dalka iskaga ciyar ineen damira hesata
BEENAALE SOMALI WAREERIYAY WEEYE HSM XAABSADE EE KAN IN LA DOORTO MA AHAY XAAARAANKA XAARAANKU DHALAY. ASAN TUUUG
😂😂😂😂😂😂
😂😃😃😃😃
Siilka hooyadaa
Kkkk😂
😂😂😂😂😂😂😂😂
Been ayaad sheegeysaa ee Farmaajo waligii Soomaaliya madaxweyne kama noqonayo.
😂😂😂😂😂😂😂
Saax saax saax saax
Ninkan xasan ah aad baan u dhibsada hadalkiisa waxad moodaa inuu fadhi ku dirir fadhiyo walee munafaq hadii qof yahay waa xasan subxanalah idiris waa runtiis yaab
Marxuum xamse
😂😂😂😂