ISAAQOW ANAGA IYO GARXAJIS HANALA KALA QABTO HADII KALE WAXA DHICI DOONTA TII DHICI LAHAYD...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 145

  • @MohammedJama-c6n
    @MohammedJama-c6n Месяц назад +4

    I love it the speech of Mr Ali ❤❤❤❤

  • @MohammedJama-c6n
    @MohammedJama-c6n Месяц назад +8

    فلوس الحرام ماتدوم😂😂😂😂😂

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy Месяц назад +3

    Kkkkkkkkkkkkkkkk xirsi lacagta muu soo shaqaysanin ee wuu soo xaday waana xoolihii umada reer somaliland ❤❤❤❤❤makaa ciro ayaa kasii dhacay.markaa umada somaliland haloo soo celiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 Месяц назад +8

    Calow xirsi markii uu gudoomiyaha xusbiga la wareeyey ma waxbuu kaa weydiiyey. Maanta inaad u doodaa waa qalad isagu haysa hala dabaasho wixii ku yimaada

  • @RoodaAhmed-j8n
    @RoodaAhmed-j8n Месяц назад +1

    Kulmiye Axmed maxamed Siilanyo. ❤❤❤❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Месяц назад +1

    ISAAQOW HAA LAAGALO DAAGALKA HAA LAABIIXYO DOONYDA

  • @mawliidahmedjibriil6142
    @mawliidahmedjibriil6142 Месяц назад +1

    Caliyaw marka hore xagee ayuu lacagta ka keenay, saw maaha lacagtii xilka ku helay mudadii uu xilka wasiirka madaxtooyada ahaa.

  • @CawilCali-ng1wu
    @CawilCali-ng1wu Месяц назад +1

    Cali WAAN KU Soo salaamay

  • @RaaqiyaInraahin
    @RaaqiyaInraahin 22 дня назад +2

    Ha ku daalin jeedal.nabsikii siraanyo

  • @studnteamisha3358
    @studnteamisha3358 Месяц назад +3

    Sswdiga leh tolkii muu wadan
    Hadana waxaad leedahay nakala qabta

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Месяц назад +2

    Calow waxaagu waa dabaaldeg dad badanina waa kula dabaal degayaa armay lacagtaasi markii horeba xaaraan ahayd oo qaranku lahaa

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 Месяц назад +1

    Caliyow nin muwadinaad tahee haku milmin huwanta who cares Hirsi iyo xulafadiisa.

  • @samoc5405
    @samoc5405 Месяц назад +1

    Caliyow jamaahiirta kutaageerta ayaan ahaye naga daa xirsi waa gudaafad ictisaam ahe markiisii horeba naf muu lahayn haddii ay gerxejis eryana waanu ku farxeynaa

  • @sabahshire4135
    @sabahshire4135 Месяц назад +3

    Caliyo waan kusalmay inagadaa xirsi u hadalkiiis ma istahilee naxdin qof weyn ayakudhacdee

  • @ismailkayd2779
    @ismailkayd2779 Месяц назад +1

    Ereyga Guus, Beeraha ayaa la guusaa tiro Qandiyo ah, qandigu waa labada dibi ee isku xidhan , marka harqoodka iyo irfida iyo majada lagu xidh ee qalabka qodaalka loo dhammeeyo , markaa beeraha ayaa maalin beer 10 ama 20 qandi la geliyaa waa qaab iskaa waxqabso, ha kaa ayaa la yidhaahdaa Guuus. Mhdsnd

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Месяц назад +6

    Adigo ha ayaa waxad ku hadalaso adiga Garxajis ku gu samanayan isaaq waa wad geesi ee wax saxad laga saaray daarood came to the golaha guul isaaq❤

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w Месяц назад

      kkkkkkk daarood daaye dhulbahantaa nasabadii kaasaaray irir carab yuhuud oromk kaadhigay baqdinaad ka qabto adeer daarood laangaab bilaa nasab ah iskuma raaco ee orod nasab kaagii raadi car bal waa kaase abtirso car

  • @munaissa598
    @munaissa598 Месяц назад +1

    Xirsi waa tuug lacagtuna waa xaaran oo lacagtii qaranka ha qaataanaa Garxajisku

  • @suldaanaxmed39
    @suldaanaxmed39 6 дней назад

    WAA KHALDAANTIHIIN

  • @AbfiAli
    @AbfiAli Месяц назад +1

    Caliyow waan jecel ahay cirjiidhe ee yaanay qabyaaladi ku qaadin.
    Caliyoo karaamadii madaxweyne siilaanyo ayaa lugta qabsatay cid wax u qabanaysaa ma jirto .
    Ee cafis ha loosoo weydiiyo siilaanyo.

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 Месяц назад +1

    Jeegantu ila iyo Xisbigii
    N.U.F ayey jirtey

    • @saynabSr
      @saynabSr Месяц назад

      La soco waqtigaasi wuxu ahaa waqtigaaban laakiin hada jeegaantii way is baratay oo weliba si fiican isu baratay markaa ragu intaanuvis baran ayuu wada soconkaraa markuuse isbarto ama waa isku qancaa ama waa kala qancaa marka jeegaantu hada way isnacaday waana u dhamaatay waxaana jeegaantii tuuray heegaantii galbeed markaa jeegaantii waxay noqotay roob galbeed roob galbeedna ma soo noqdo,ee taa si fiican ula socda,

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Месяц назад

    Waxhindisle Xirz Calih Mu'min Muslinmiin Xaajih Baraahiim Nuux Aadam

  • @cabdifoosi-nx9ik
    @cabdifoosi-nx9ik Месяц назад

    Cali Ismaaciil Salaan sare saaxiib

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Месяц назад

    JARXAJES MAA DAROOD BEEYE UU MAALYAN WAXA NABADA MAA JEERTO CEERGABO DHULBAHANTE XAARAN BEEYE KAA TAAHYE

  • @farxanxasan7111
    @farxanxasan7111 Месяц назад

    waar nin wayn baad tahaye warka Isla hagaaji calooshaa Ku taagane ilaahay haku caafimaadiyo

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Месяц назад

    HISTORY FUTURE A!!!

  • @KastamMur
    @KastamMur Месяц назад +2

    Kkkkkkkkkkk

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Месяц назад

    KKK WAA TAA ARAGTIDA NINKAA MUQAWADKA AH EE YIDHI SIYAASAD AYAAN AQAANAA ( POLITICAL COMMENTATOR )SOMALI UUN BAA KEEDA WAALAN DHEGEYSATA

  • @Khadramohamed225Khadramohamed2
    @Khadramohamed225Khadramohamed2 14 часов назад

    ❤❤❤

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 25 дней назад

    Duulow imka syad heshay nin ku waraysta qangada oo waxgarda oo aqonleh.

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 Месяц назад

    Guul Somaliland

  • @abdijama6977
    @abdijama6977 Месяц назад

    Arinku waxaa weeye halakala Daaq Tago iyo Gabaygii ahaa *Anigoo dariiqaa cad iyo daacad ku hadlaaya wixii hore diiday oo keliya

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 Месяц назад

    Cali Duul Duulow Garxajis meel baad kaga dhacday markaad leedahay Ibrahim Caydiid wax xaq yaqaana ninkaas baa ku jira Reerka Garxajis tease Caliyow waa cay aad ula badeedhay Garxajis!!!.

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 Месяц назад

    0:14

  • @B.abokorAderea
    @B.abokorAderea Месяц назад

    Garxajis waa ISAAQ,gacani waa NIN leh u go'do,adeer,garxajis ceedhin u qarin MAAYO,anaga OO og waxad ku sameyseen,DHUUNI qaate IO ninkurdi doona ma raacayaan.

  • @ahmedhassan4852
    @ahmedhassan4852 Месяц назад

    Halkee Jamaal Cali Xuseen maray ayuu Xirsina maridoona marka awrka lagu kacsado ayaa la iska eryidoona

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 Месяц назад

    Caliyow hawnixin xirsi iyo inxaashi toon waa huwan garxajis baa inoo dhama e inoodaa ilmadradeen

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil Месяц назад

    Xirsi isgaa doortay Habar jecelo lamuu tashane iminkana miyuu Soo cawday oo yidhi tolkayow wax ila dhiciya waa Maya,e 2dii xaq daro ku heshiishaa xaq ayey ku colowdaa guul guul soomaalilan ciidanka qaranka guul guul 💚🤍❤️💪💪💪💪

  • @abdijama6977
    @abdijama6977 Месяц назад

    Anagu kugulama socono Aashaa hadal
    1.40milyan sheegaa madhaafto hadhay Masaakiinta lacagtoodii marka laga xisaabtamo adaa Markhaati ka ah
    2.Garxajis waxad u sheeganayso aday kuu tall ka dib markaad wax wada lahaanshihii diideen adiga iyo intaad afkooda ku hadasho
    3.waxaan kaga baxayaa Odayga Kulmiye jooga wa nin halyey ah laakiin Muuse baa ka xumeeyey ninka gaaban ee hada aad u hadlysaana adiga iti isuba wad sheegteen inuu qadkii ka baxay markaa xisbiga reerku waa KAAH ee ku fayla waaJaanis Qudha ee u hadhay kelmadii aad sheegi jirteen ee ahayd yaan reerku waa mid hadii kale

  • @MaariyaCawil
    @MaariyaCawil 5 дней назад

    Wadani.waan.dalamay❤❤❤

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Месяц назад

    DAJAALLO WHOLE WOMAN

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu Месяц назад

    Waxaagu waa qiyqiyaas xirsi riyaal ma dhicin xisbigana isagaa leh gudoomiyena ka ah xirsi ha noolaado waa geesi

  • @IsmailCawl
    @IsmailCawl Месяц назад

    Somali lanti waxan ba ceebeeyay wax walba ku hadlaya rer iyo dadkii somalin lalahayd. Way yaaban yihin. Ninka hala xidho waxa ku hadlayawaxiiba rero ka dhigay

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 Месяц назад

    Lacag xaraan ah oo. dalka ka dhacay garxajis dalka ayuu wax ku leyahay xirse waa lala cuunay ee lacagta dalka lahaa ee rali ahaw dhii calankiisi wuu dhacay ninka xiirse gaab beetiina way dhamatay

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp Месяц назад +1

    Xirsi maalin dhow habar yoonis buurtuu ugelayaa

  • @cilmiyool8241
    @cilmiyool8241 Месяц назад

    Guuguule xaggee ka yimi inuu meel kale joogo ayaan moodayaye hhh guuguuloow waa ku salaamay

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 Месяц назад

    Xirsi taariikh wuxu u leeyahah:
    1. Geed kama waabto.
    2. Tiisa qado ama tumaati liq.
    3. Ama hambadiisi u mahadnaq ama qad... wuu ciideeya
    4. Wuu gunimo faanaa
    5. Buugbuu kugu xantaa
    Waxaan sugayaa buug u dhigma: Miyi ilaa Madaxtooyo.
    Ama: Madaxdoone ilaa Maxas

    • @fathiayu3868
      @fathiayu3868 Месяц назад +1

      Xirsi Mac ayey ku tahay adigu xirsi maxaad ugu doodi sowkii adeerkii buuga ka qorey

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x Месяц назад

    Garxajis calow indr dee daa aan subscription kaga soo kaanbayn gareeye😂😂😂😂

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Месяц назад

    CALIYAW
    HUBASIIMO
    HALBA LASISATA
    WAXA HUBASO
    LACAGATUNA
    TII QARANKAY
    AHAYAD

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Месяц назад +4

    Caliyow Hersi 40 ka milyan dawlada ayuu ka dhacay hadii isna la dhacay dee iska ilow.

  • @KMLTEKCOM
    @KMLTEKCOM Месяц назад

    Reer issa ree isaaq qaboool ayay neec darood is maharishi!

  • @JamaalJamal-n5h
    @JamaalJamal-n5h Месяц назад

    Mr Cali habar Awal xisiga Abtey uyahiin 19:58

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Месяц назад

    Adeer maxaa kaa galay Xirsi iyo ina Xaashi oo huwan ah
    Eeyaahe isku dirka jooji kuwaa habarjeclo ma metelaan ilaahay hana dhaafiyo 😂😂😂

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi Месяц назад

    Kulmiye party Silaanyoz geopolitics pivotal ovation inspired by the UAE-ISRAEL Abraham accords proxies agreements catalyst USA-UK and their alliances.

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x Месяц назад

    Niyow habar jeclo iyo habar awal wax la dhaho dalku uma baahna
    Ee dawlad meeshu ha ahaato
    Hadii kale dhalinaradu waa tii goojacade qabsataye wlhy hadh cad baa la arki doona muuse iyo ina kaahin oo bakhtigooda hargaysa la jiid jiidaye😂😂😂 miyir qab iyo wax wada lahaansho haloo daayo oo diinu jeeganka inaga dhiga

  • @AbfiAli
    @AbfiAli Месяц назад

    Caliyow Hal booli ah nirig xalaal ah ma dhasho.
    40milyan wuxuu ka dhacay
    Adeerkii siilaanyo isagana cirraa sii dhacay..oo isticmaalay kaarta ruush.
    Bal adigu arrinkaa xalkiisa keen

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 Месяц назад

    Kkk oo ninkuba waa dhacan yahee.

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Месяц назад

    Baraahiim 🍸 Koob

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 Месяц назад

    Cali dhaan dhaan ha Naaclayso

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 Месяц назад

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 2 дня назад

    Nasakh cuqdqd reer ku fogaatay

  • @Halgame334
    @Halgame334 Месяц назад

    CEERIGAABO HADAY GANTA HY KU JIRTAA. QORSHE HY FIICAN HADAGAAN MAANTA

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w Месяц назад

    garaad jaamac garaad cali baa naga masuul ah adeer dhulbahante danbe oo janbal lookala tuuraa majiro

  • @Artwithmeissofun
    @Artwithmeissofun Месяц назад

    Xirsi...isrix!

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o Месяц назад

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Waxaan kuugu darayaa inuu xirsi dhawaan udiranaayo odayaan ina kaahin si uu ugu soo noqdo Kulmiye
    Waa Khayran katiiran

  • @AbdiAbdulaahi-qg3vw
    @AbdiAbdulaahi-qg3vw Месяц назад

    Kkkkk kkkkk wallahay waan qoslay mabaanaan fahmine wuxu wuxuu ahaa hogaan keliya

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 Месяц назад

    Hadaanu nahay tagarayaash xirsi hadii lacagtii luntay kursina aanu jirin buuraha ayaanu ufuuli garxjis

  • @Halgame334
    @Halgame334 Месяц назад

    XIRSI CUQASHA KA MASKAX BADAN XIRSI WAX HAL ABUURSIYASYA SADED MALHA. FUDAYD BUU CAAN KU YAHAY XORSI HY WU KA KHALDAN YAHAY QARAN U BOOBA LAGA LA WAREGAY.

  • @rashidmuse1349
    @rashidmuse1349 Месяц назад

    Ibrahim caydiid arrinkaa wuu maqlay laakiin gar kamuu gelin.

  • @ibrahimoogle3379
    @ibrahimoogle3379 7 дней назад

    Wasani.markaanu.soosaaro.jeelmajnuunka.isudiyaari

  • @CabdiqaniAxmed-h2c
    @CabdiqaniAxmed-h2c Месяц назад

    Guul JSL Somaliland

    • @abahoussein620
      @abahoussein620 Месяц назад

      bari iyo galbeed somali oo dhan ayaa isku habar wacatey..cida doontid ha la sheegto ee dagaal wa lama huraan oo somali oo dhan ayaa rabta issaq in cashar loo dhigo .tusaale galbeedka somaliland waxa diyaar ah cidan jabuuti tababartey mid ereteria laga sugayo , mid somalia oo Sadiq John hogaanka uu hayo, mid jabhadi awdal iyo tii salel. Amba qeeyli amba aamus cerigabo iyo hargeisa wa laguso socda

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Месяц назад

    Xirsi hawga bi,ina wixii kudhacay waayo inkaartii iyo karaamadii madax waynihii horaa haysata😅😅😅😅😅😅

  • @shakiibfarah152
    @shakiibfarah152 Месяц назад

    Cirjiidho tv ❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asiamusa6539
    @asiamusa6539 Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂😂
    Lacagtaasi marka hore ba
    Xaaraan ayay ahayd.

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d Месяц назад

    Waxaaan maqli jiray waxaas waa gal nacnacii lagala baxay waa latuuraa uuun

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr Месяц назад

    Xirsi cali oocid iyo ciirsi an midna Haynlacagtiina lashaxaystay farmadhana manta tagsn

  • @Halgame334
    @Halgame334 Месяц назад

    CHANAL KA DURKIYA WARAR XASASIYU GUDBIYA

  • @glander7720
    @glander7720 Месяц назад

    Dhagayso is Dhaaf ninka gaaban Waa laga qayilay

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 4 дня назад

    Muxuu yidhi cali huuraale wear xaarka issues xeji

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 Месяц назад

    KKKKKKKKKKKKK CALI DUULDUUL WAA NIN WAX BADAN OG

  • @ademmahamed2233
    @ademmahamed2233 Месяц назад

    Caliyoow adeer kaladhacay garanayn EE kale maxad u wanan waydeen hadiise anbad kiinu hadanay maxad dadka waydiinaysaan

  • @abdirashiidsiciid8855
    @abdirashiidsiciid8855 Месяц назад

    Mujaahid calow kulmiye maanay dhalin aaminawaris saaxib markaa kulmiye waa sababta marna awal baa ku

  • @abdirashiidsiciid8855
    @abdirashiidsiciid8855 Месяц назад

    Kufuulaya kursiga usareeys ooh abtiyaashiiya marna habarjeclo oo adeeradiiya

  • @cabdiraxmansulub4473
    @cabdiraxmansulub4473 Месяц назад

    Caliyow walahhi intaa in aad dhanto ayaa ku moodaayay seedi kuma dhsnaana,waar ma lacagtii ummada laga dhacay ayaad manta leedahay lacagbaa nagala dhacay waat xishoda.

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan6229 Месяц назад

    40 uu xaday ayey a hayd.

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂,😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkk

  • @abdihassan2371
    @abdihassan2371 Месяц назад

    Odayga maxuud xaashi baa ka dhex hadlaya..... Hahahaha

  • @calicumar9374
    @calicumar9374 7 дней назад

    Lacgta xagee bhu ka keenay cadee cali duul duul

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 18 дней назад

    Ciil qabayaal ilaa aad cid isku xoqdo cidla isma taagi kartan

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Месяц назад

    Caloow naga qalee adeer 😂😂😂😂

  • @Halgame334
    @Halgame334 Месяц назад

    GARAD JAMAC INNU XALAL KA FIRFIRFIRON....

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab Месяц назад +2

    Mansh alha Duuco qabe . call ismaciL

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 Месяц назад

    Jaamac baadi DNA malaga qaaday wali mise waa ibnu furaash ma reerka garac u talinayo ayaa meel gaadhikara kashmiir waa kashmiir uun

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Месяц назад +2

    Gudcur Gude, Xirsi, Ciro iyo Maxamoud Xaashi waa Doqonta Isaaq ee Huwan kaxaysatay. Huwanta Daarood waxaa ka go’an in ay Isaaq Dagaal la galaan. Reer Isaaq waa in dadka iyo dalka difaacaan. Doqonta isaaq ee Huwan kaxaysatay iyana halaga soo reebo.

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan Месяц назад

    Caliyow waxaad is leedahay Xisbiga Waddani kala fur fur Muuse Bixii adiga ayaaba dhaama waad dadaaleysaa

  • @IsmailCawl
    @IsmailCawl Месяц назад

    War laba nin oocirka maray oo wax iska celiyay ayad y rubuc qada ku caysa. Xis xis xis rag hora ku washay adna maku walatay

  • @DayibHasan-y6g
    @DayibHasan-y6g Месяц назад

    Hantida badhaxa la ee habrjeclo waa kaah

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi Месяц назад

    HJ between Mhmd Hashii and Hersi gaab problematic all along!!!???.

  • @yonis-i3f
    @yonis-i3f Месяц назад

    qosol badanaa

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Месяц назад

    Xirsi dhulka hala jaraan ee ha u hadlin