GANACSATADII SOMALILAND OO UU DAHABSHIIL HOGAAMINAYO OO SHEEGAY INAY DHISAYAAN MUUSE BIIXI ABDI..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 69

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib День назад +14

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ kulmiye kaahin saajin muuse cudud codeed guuuuul

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 День назад +9

    Ali geesi geesi dhalay Guul somaliland

  • @haywareerin266
    @haywareerin266 День назад +4

    Mansha Allah ❤❤

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab День назад +3

    Musee Biixi cabdi. Sajin. M..Kahin guuuuL🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 День назад +2

    Masha alla

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 День назад +4

    Masha Allah guul guul guul guul io gobo nimo somaliland io xisbiga kulmiye 💚💚💚💚💚💚💚💚💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab День назад +3

    Man shalha. Somaliand GuuuuuL KULMIYE KULMIYE GUUUUUL 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 День назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn День назад +2

    GEESI QARAN NOLOOW❤❤❤❤❤❤❤Ali DUL Dul..... VIVI KULIMYE

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 День назад +3

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️

  • @deeqaahmed2733
    @deeqaahmed2733 День назад +1

    Guul Guul

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 День назад +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 День назад +3

    Guul JSL somaliland

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 День назад +1

    ❤❤❤ Guul Guul Guul Insha'Allah ❤❤❤Somaliland, Kulmiye, M/W Muuse Ku Xigeen kisa Saajin iyo Saaxib kood M/Kaahin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 День назад +1

    guuul weeyi ninwalo aqliga usalimka ahi waa garanaya waxa saxda ah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u День назад +1

    Cali geesi qaran guul kulmiye guul Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @landahassan3616
    @landahassan3616 День назад +1

    macha Allah haji Ali fahfahintada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul s/land vive kulmiye🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad День назад +2

    Abwanku waa siyasada slnd iyo geska Africa ba sfcn ayuu ulasocda wlee

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 День назад +1

    Maansha allah, guul s/land
    Wadani iyo shuftadiisa iyo tuugta is aruursatey ha dhacaan, hambalyo tv Cirjiidho

  • @SahraIsmaaciil-v7c
    @SahraIsmaaciil-v7c День назад +2

    Maansha allaah❤❤❤❤❤❤❤ kulmiye guul

  • @Xasmas
    @Xasmas День назад +1

    Geesi ❤DulDul❤Gobanimo ❤NO COD XISBI OFFWAREEN HUWAN KALKAL

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 День назад +1

    MUWAADIN U CODEE QARANKA ❤❤

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 22 часа назад +1

    😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aniop45
    @Aniop45 21 час назад

    Ku saliya nabiga❤

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 21 час назад

    Geesi qaran ❤❤❤❤❤❤

  • @CraxmaanCilmi-u8s
    @CraxmaanCilmi-u8s 13 часов назад

    Horu soco

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 22 часа назад

    Dahabshiil sowtuu Somaliland ku bedelay Somali 🇸🇴

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 День назад +1

    💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚♥️♥️♥️

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 День назад +2

    👏🏿👏🏿👏🏿

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 День назад

    Waa meel qayaalada laga barto qayaalada laga barto oo qudhantay weeye cirshiida waar labada duq hadal koodu waxba tarimato muuse manta

  • @Abusuhur
    @Abusuhur День назад

    Guulaysta Cali iyo Dhaliyaradda la shaqaysaba. Sida Hufan eed warka noogu soo tabisaan.

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 День назад

    Kulankii Maanta Madaxda iyo ganacsatada qaranku ku kulmeen ee Madaxweynuhuna joogay wuxu noqday oo ahaa mid Bulshada JSL ku faraxday oo guul iyo horumar iyo mustaqbal wacan saadaaliyay.

  • @MahamedNuuh-df4nx
    @MahamedNuuh-df4nx День назад +2

    Waar Waxba soo dhawaan maynee
    Waxaad na waydiinayso
    Na waydii. Kkkkkkkk

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 День назад

    Inanka wariya ah magaciis adeer Cali.

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 День назад

    KAAH MA SOO BAXAYO XIRSI HADUUSAN TANAASULIN

  • @AbdiHassan-ln2ed
    @AbdiHassan-ln2ed День назад

    Way wada xiiran yihiin

  • @CrisaaqXasan-c7o
    @CrisaaqXasan-c7o День назад

    Shirkii ceel afweyn waxa loo bixiyay ...jidkii siraad....oo ah garxajis baa janada ku galaya ama madaxtooyada ku galaya h jeclo waxba uguma jiraan .......

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 15 часов назад

    Horta maanta somaliland waxay ku jirtaa xaalad aan caadi ahayn oo ay ku socdaan dagaalo siyaasiya iyo weeraro dibada lagaga soo qaaday oo dagaalo iyo dublamaasiyidba ah oo fadhiga ka kiciyay dawlado badan oo diidanaa qarannimada somaliland ,waxaanaynu kaga adkaanay in ay sidii ay rabeen ay noqon waydo oo somaliland ka adagtahay meel lakala daadin karo waana ta keentay in laascaanood oo kaliya uu dhaafi waayo qorshihii ,Hadana waxay xooga isugu geeyeen in ay doorashadaa ka faaiidaystaan oo ay kharash badan iyo faro galin ku yeeshaan ,waxaanay ku soo beegantay wahkti xasaasiya in doorashooyinkii oo inagu mudo dhaafay la qabto,dhanka kale waxaabay noqotay imtixaankii ugu dambeeyay oo Dagaalkii socday ee sheegashada beenta ah in ay caalamku xiiseeyaan in ay eegaan faraqa inoo dhexeeya kuwaa beenta sheegaya ,
    Reer somaliland waa dad mid kaliya ah marka la qiimeeyo Duruufta iyo halaka ay taagantahay qarannimda somaliland qof kastoo caqli lihi waa u muuqataa in aynu doorashona qabano waliba ka sii fiican kuwii hore siyaasiga kursi doonka ahina uu candhuuftiisa dib u liqo oo hareeraha eego ,si fiicana loo tartamo kii soo baxana lagu gacan qaado ,kuwa ku doodaya 7 sano ayuu muuse joogayna kuwo 42sano joogay baa Africa wada xukuma ,Maanta in aynu ka midha dhalino waxii aynu lixdanka sano u soo halgamaynay in sida cadowgu ku taamayo u burburino waa inagu nacasnimo ,ninkii nooli waa noqonayaa madax wayne ,
    maxamad siciid dahab shiilna iyo dhamaan wax garadka somaliland waa in ay doorashadu horu mar keentaa ,
    Madaxweynaha hada joogana waxaa laga rabaa inuu dadka mideeyo oo ka ilaaliyo meelaha cadowgu ka soo galayo,xisbiyadana u tusaa in ay dalka la leeyihiin oo aanay ahayn dad ku maetiya talada dalka,xanafta doorashooyinkana ka masaxaa dadka ,
    Waxaan inoo rajaynayaa guul iyo somaliland oo ah mucjisada geeska Africa oo caalamka tusta wax ay la yaabaan oo aynu kula garnaqsano in aynaan u sii dabranaan karin kuwaa beenta sheegaya,

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 День назад +1

    Caliyow miyaad taqaanaa huwanta huursan?
    Hadaad taqaano imisay u kala baxaan.

  • @ShiineMaxed
    @ShiineMaxed 14 часов назад

    Waad hadal xuntahay

  • @landahassan3616
    @landahassan3616 День назад

    magafayacha wadani down

  • @canjeeljeenyoar5707
    @canjeeljeenyoar5707 День назад

    Koronkii habarjeclo

  • @Ibrahim-r9d8q
    @Ibrahim-r9d8q День назад

    Caliyoow weilgaa. Ha xanaaqni

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 День назад

    Caydha ilaahay inaguma keeno😂

  • @JamacSaleebaan
    @JamacSaleebaan 15 часов назад

    Waanu ku wadanaaa

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 22 часа назад

    Dhicimaayo muusee hadal yaanu ksa dhiman

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 День назад +1

    Looma kala hadhin

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 День назад +1

    Bal inaad tahy shakhsiyad xun doonaayana inaad Somaliland dumiso maxaad dadka reer Somaliland dhex dooda ugu kala fataalsysaa oo aad taariikhda xun hj ugu soo duwaysaa ama ku hadal oo ku soo gal magaca solomodow plz munaafaq dana iyo xasadkana iyo yayaree aad u qabto ciidagale iyo hy yooniz h awalna weligeed waxayd ahyd dadka reer shixisixaaq Registrierter ceebta iyo guul darooyininka u soo duwee intaad iskaga baxdo ader orod difaaco qorulugud iyo iyo coodanle ama qasab ku raac sandalada hj 😂😂😂 naagow jaadkana iska shar malahee

    • @mohamedahmedmohamed9606
      @mohamedahmedmohamed9606 День назад

      @mowliidabdi6030
      G36 + Habar Yuusa + Oori Daarood = Yusra
      Ceebta ka weyn Oori Daarood inaad noqotaan oo aad Nasabkiinii bedeshaan oo aad la baxdaan Yusra bal maxay tahay oo noo sheeg
      Ceebta ka weyn in 4 yar yar oo Ogaadeen ihi 40 Nin Jaamac Dubad idinkaga dilaan oo aad waxba iska celin kari weydaan oo Dumarkiinii idinka hor Ooyaan oo la idin Naageeyo maxay tahay , oo Masaajid isku qarisaan oo la idin kala soo baxo
      Ceebta ka weyn inaad Basaas iyo Jaajuus Huwan u noqotaan oo Tolkiin aad Basaastaan maxay tahay
      Ceebta ka weyn in aad Ciidanka Qaranka Gaadaan oo aad leysaan maxay tahay
      Ceebta ka weyn inaad marna Buur Fuushaan marna God aad Gashaan maxay tahay
      Ceebta ka weyn 33 Sano inaad Ooydaan oo Niicda iyo waa Markaygii tidhaadaan maxay tahay
      Malaha Ceebta ayeydaan Aqoon oo Yusra ayaad ka tihiin iyo Oori Daarood
      Waxyahow

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed День назад

    HADAANAY NOQON SIDII GUDUDII E BUURTA GCN LIBAAX GARXAJIS KASO DHAADHICISAY DABADEED LASO SAFATAY CALAAW MALAHA DAWACO AAMINAAD MALE ADA IGA SHAANDHAYN FROM GBLEY

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamuudMaxamed-u6i
    @MaxamuudMaxamed-u6i День назад

    Misajidka caynaba ma mashruucbaa cali waydii

  • @CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn
    @CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn День назад

    Cnjiile u kacsanyey

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 День назад

    Kuwo dalkan boobaya doonimaano

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 День назад

    0:07

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 День назад

    Ururka dhukurada iyo hunguriga ee waddani 😄

  • @mubarakismaacil8296
    @mubarakismaacil8296 День назад

    Wax baa isku muuqmuuqda

  • @CadeGude
    @CadeGude День назад

    Kkkkkkkk
    Waxan anagu mahaynee
    Ma si layamadow iyo reer dahir
    Qaarkood baa loo sheegayaa
    Mise rer yoonis gaaleedka gebiley
    Jooga kkkkkk

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 День назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaxamuudMaxamed-u6i
    @MaxamuudMaxamed-u6i День назад

    Habar ceclo waa nasab

  • @queenealsheakh
    @queenealsheakh День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 День назад

    Ilaa kuwii burta gala daba socda ciiro somaliland Waxa yaala kuma filna

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 День назад +1

    Hhhh😂😂 reer miyi ayaad tihiin labadii is waraysanayaa😂 dahabsiil xirsi gaab suldaan mahamuud guuleed kuli waa wadanni lkn muuse shaanni niyady u dhisayaan plz fahma siyaasada dacawada nimankiinaa hrgeysa iska Qayilow waad danbysaane dhowaana waan is waraysan doonaa solomodow iyo qoladan reer xassan aadan ee ina cabdi shaybe han midgaanja u egi aad gaadhaan sida kurdida garka u xiirta barkhad abdi shuybe mid gaanka yar ee reer xirsi guray ka xabaaqa from kenya 🇰🇪 neiropie😂

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 День назад

    Cali duulduulow waxaad tahy solomodow dii qaaje guray sheegay caydha ahyd ka kuwaraysanayaana waa caalihii uu sheegay ee xishood dadka iyo hj ba ka xishood duuf laal ayaatahee gaajoy 😂😂😂😂

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory День назад

    U r 2 faces, man? Why not say Hersi and abdirahman ero?😅😢😮😂😂

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 День назад +4

    Mansha allaah

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 День назад

    👏🏿👏🏿👏🏿