"Waxaan leeyahay aynu u midowno talada Somaliland" Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 26

  • @Cabdi-ho1ro
    @Cabdi-ho1ro 3 часа назад +7

    Allaah Cumriga iyo caafimaadka Hakuu dheereeyo Suldaan cabdulhi suldaan cali muuse.
    Msha allh

  • @hassanjama6224
    @hassanjama6224 3 часа назад +2

    Illaahay cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo suldaanka, waa raggii talin jirey suldaanka ka sii nool

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 2 часа назад +1

    ALLAAH caafimaad ha kugu geeyo JANATUL firdowza .

  • @khadarsama-wade4085
    @khadarsama-wade4085 2 часа назад

    Adeer suldaan cabdulahi suldaan cali cimri dheer iyo caafimaad

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 3 часа назад +2

    M.allah Xurmadle: Suldan C/ laahi Suldan Cali Muuse Suldaanka Guud Ee Belwaynta H,jeclo

  • @adandeeq2631
    @adandeeq2631 Час назад

    Suldaanka guud ee habarjeclo Waa Suldaanka Talada reerka aan kaso jeedo ay ka go do insha Allh khayr ayey noqon Dagaalka halo midoobo ✊

  • @MOHAMEDABDI_01
    @MOHAMEDABDI_01 3 часа назад +1

    Allah Cimriga iyo Caafimaadka Hakuu Siyaadiyo

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 Час назад

    Raxmanku hakuxifdiyo suldan cabdilhi suldan cali

  • @calicraxmancalicraxman7115
    @calicraxmancalicraxman7115 3 часа назад +2

    Mansha allh aamiin aamiin aamiin

  • @Ismilali1
    @Ismilali1 39 минут назад

    ❤ Suldane

  • @Ham-n2c
    @Ham-n2c 2 часа назад

    Masha allah

  • @alihirsi3628
    @alihirsi3628 2 часа назад

    Mansha allah Suldaan Cabdilaahi suldaan Cali

  • @faadumomaxamuud4796
    @faadumomaxamuud4796 3 часа назад +1

    Suuldaan saalaadiin🎉

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 Час назад +1

    Ma ninkanay lahayeen wuu asaasaqay alaylehe idinkaa caqliga ka asaasaqay oo basar xun oo calooshooda la ciyaara

  • @cabdicasiisCali-v4k
    @cabdicasiisCali-v4k 3 часа назад +1

    ❤❤❤😢sliland🎉❤❤❤

  • @iftin2024
    @iftin2024 2 часа назад

    Masha allah suldaan cabdilaahi suldaan cali allah caqliga hakuu barakeeyo, caafimaad taama allah ha ku siiyo, somaliland oo mida oo ictiraaf kii heshay, biedmilaah.❤❤❤❤❤

  • @MaariyaCawil
    @MaariyaCawil 3 часа назад +1

    ❤❤❤

  • @QaareMuuse
    @QaareMuuse 3 часа назад

    Mansha allaahu alle ha xafido suld guud hbrjeclo

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi3329 54 минуты назад

    Suldaan Cabdilaahi, Suldaan Cali Anaguna Wanu Ku Soo Wada Salamayna Reer Somaliland Hadanu Nahay . 🎉 🎉

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 54 минуты назад

    Gulayso awowe🦊🫱🏻‍🫲🏼✨️

  • @abdigouled6801
    @abdigouled6801 Час назад

    Suldan cabdillahi suldan cali wa suldanka guud ee belweyta habarjeclo adeer iska ilali ayga inaxashi iyo xirsi wa nijasineh

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 3 часа назад +1

    Somaliland maantay waxay ubaahantahay inlabalaadhiyo oo sool laturxaansaaro nabadana lagawadaqhaqeeyo midnaloo ahaado jiritaanka dalkan somaliland.

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 3 часа назад

    Taladu waa mid iyo midnimo😮

  • @dhulgariir
    @dhulgariir 18 минут назад

    Hubkiina ha dhiibina SSB
    Dawacoy hubkiina ayaa loo socdaa
    Hubkiinunawwaa xiniyaha aad ku fadhidaan ee gaashaankiina ah
    Hadaad aqbashaan in hubkiina la idinka tiriyo u diyaar galooba in hablihiina la idinku hor kufsado oo caruurtiina la idinku hor gawraco
    Intaa u diyaar galooba
    Hubkiina ha dhiibina hana aqbalina in hibkiina xitaa oday ka hadlo
    Siyaasiga beeshiina ah ee ka hadla hubkiina
    Kaa mayfkiisa idiin xalaal ah

  • @caydaruusmuumin4582
    @caydaruusmuumin4582 2 часа назад

    Nabadi inagq dheere colaada maxaynu u dhiganay hub iyo rag baa loo baahan yahay