"Waxaanu maalmahanba is haysaney Qolada liisanada kuwa loo..." Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka
HTML-код
- Опубликовано: 4 фев 2025
- Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.
Maasha alaah wasiir ale hakugugarabgalo
Mansha allah allah ha kula garab galo wasiir
❤❤❤ wan ku faraxsanay inay tahay qof aakhiradiisa daneenaya taas ayaan ka waynay masuuliyiinta iyo bahda caafimaadka waxan ka codsanayna inay naga badasho gobolka xog hayntiisa iyo isu duwahaba ilaa islaamaha mamula xananoyinka
Masha Allah Waa Marwo Masuulo
Meeqaan Saraysoo
Misaan aqoon iyo
Caqligii Midaysane
Isaga wax Maamula
Miyi iyo Magaalaba
Maatidiyo Agoomaha
Mahigaanka roobkiyo
Milicdiyo kulaylaha
Macaluusha liitee
Ka Midaysan Baahida
Maareeye EEBiyo
Allahaa u Maqanee
Aduguna HA Moogaan.
Ka Midaysan Baahida
Macaluusha liitii
Maashaa Allah ilaah haku xafido
Masha Allah wasiir ❤❤❤ guul somaliland ❤️❤️💯💯✅✅
Masha Allaha waan ku racsanhay waax walba o ashegtay 👏👏👏
Somaliland.wanislamai..from.kenya.