"Ammaan daradi ka jirta Sool bari iyo Sanaag Xukuumaddu waxay u aragtay..." Madaxweyne Cirro
HTML-код
- Опубликовано: 10 фев 2025
- Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.
Mashallah somaliland oo mid wa soo laabatay alhmdulilah ❤
MASHALLH. NAABAAD NABAAD. SOMALIDA 40 YEARS OF WAR. ENOUGH IS ENOUGH. THE LANDS ARE FOR SOMALIS WHO CARE WHICH ADMINSTRATION IT FALLS UNDER.
Intaad nabad haysid baa dalka nalagaga warigi doonaa.
War jiljileeca iska daa oo arinta muhiimada gaar ah sii oo dalka lagugu wareejiye difaac.
Sool halasoo celiyo ishlh nabad waynu kadhalinaynaa calanka tawxiidka kataagaynaa
Waar ninkan waa la soo lugooyey ee hala feejig naado ma ninka garaad wiilal nabad ka sugaya reer ceerigabo hays jiraan
Ninka nabada wax ka tari kara ayaa colaadna wax ka tari karaa guul MW Ciro
Weli nabad ba la hadal haya.. huwantu nabad miyey kulah rabta ba su'aal ah
Nabad looma baahna. Dagaalka gala.
caqliga cirro sidas bu maxadweyne ku sheeganaya dadkisi iyo dhulkisiba iyadoo la soo weerarayo DADOW DHULKIINA DIFAACDA WAXBA SOO SALAGLE
Ciro Zero 0️⃣
miyaad ooyi waakii saaxada siyaasada kaa saray
@ Burta gacan libax ku madax kkkk
@@Ahmed-u2y7k
Somaliland waa lagu soo duule. Nabad ma dooneyaan huwantu. Horeey u diideen.
Somaliland in Cerigaabo lagala wareego ayeey ku tashadeen kuwa duulaanka ku soo wadaa.
Give time is the president of Somaliland
😂😂😂 dhiikarkii muna ka kala dagin wali
Hahaha
Ha nabad nabad leyso!
Tuuugtiiii ayu la shiray
Waar dadkan iyo madaxweynihii yimaadaba waa mid baqanaaya oo aad fahmayn wuxuu la habranaayo muuse ayaa labadalay kana ka daran waxaan islahaa kanaa dhaamayee waar reer ceerigaabow difaaca xidha wlh xukumad difaac u diyaari ma jirtee
ruclips.net/video/raQS73AIpuo/видео.htmlsi=JylBmfEp7FnSSALL
Ninkani ma nacas ba?? Miyu xanuunsanaya?? Ninkani wadna xanuun ayu leeyahay mana hogaaminkaro ummad!! Ninkani ma ciyaalasuuqba?? Ninkani Waligii masuul miyu noqday??
Meeday guurtii Somaliland? Ma iyagaa xilkoodii gabey? Nabadu halkay taal sow tan cadow hibaysani ku dul fadhiyin? Hadal dhaca Madaxweyne Ciro waa madaaĺo dalbo jooqahaaguna wax la dado ka ceel sheer, insha biddixna you daban!!!?
Madax waynow wax naabadd ah majirto dagaal bay gogaan sadeen huwadda Las canood ee soomlind baa lagu babiina yanah runrii wax nanddi maragoh cirow
Gardada lascnod ninka darood kenya dagan iyo ka garowe somalia dagan iyo jig jiga itopiya dagan maxay igu jari waayin hawiyaha kukuyada iyo xabashika hysta intay been igu so sheegnyan dhulbhnte warsngle leeyhin isaq ban idin ka jaryna dawlad bad noqonysan 😂😂😂
war dadka ku dhegan madaxweynaha aniguu mucaarad ah ayaa la dhacsan siyaasadiisa sabtoo ah siyaasada iyo ficilka islama socdaan waxa afka laga sheegayo wa siyaasad ficilkisanda wa diyaar garaw dagaal ciidamdi in mooralkooda la dhisa mushaarka loo kordhiyo jabhadihiina la qarameeyo wa lajan wa nin siyaasi caadi aheen shaqo fiican haaya dadka siyaasada waxba ka aqoonin ee mooda wax walba in fagaara laga sheego dib u daga
MADAXWAYNE. RABI HAKUGU GUULEEYO. WANAAGAA AAD DONAYSO. ADAYDIIDAAN KUWA NABADA LAGA BARYAYAA. AAKHIRO LAYNOO QABSAN MAAYO IYAGUNA WAY JABAYAAN BI IDNI LAAH
ruclips.net/video/raQS73AIpuo/видео.htmlsi=JylBmfEp7FnSSALL
ruclips.net/video/raQS73AIpuo/видео.htmlsi=JylBmfEp7FnSSALL
ruclips.net/video/raQS73AIpuo/видео.htmlsi=JylBmfEp7FnSSALL