ABWAAN GAARIYE || TAARIIKH NOLOLEEDKIISA OO KOOBAN || BARO HALDOORKAAGA||2021

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • KU SOO DHAWOW KANAALKA MIRRE MEDIA
    Haddii ay tahay markii u horaysay ee aad na soo booqatay Fadlan kanaalka susbscirbe saar lana wadaag asxaabtaada,si aan ugu dhiirano inaan muqaalo idin anfaca soo diyaarino.
    Fadlan muqaalka like saar si uu u gaadho dadkale oo badan. Mahadsanid
    Maxamed xaashi dhamaca gaariye (AHU) waa mid ka mid ah abwaanada waawayn ee soomaliyeed iyo sugaanyahanada waawayn kaaso qayb laxaadle ka soo qaatay halgankii iyo dib u dhiskii soomaliland.
    waa abwaan intabadan noloshiisa ku soo qaatay macalinimo iyo waxbarida dayarta soomaliyeed taatiikh badan ku dhex leh bulshada dhexdeeda laguna xasuusto halgan adag iyo ddaal badan.
    muqaalkan waxaan ku soo qaadandoona qayb ka mid ah taariikh nololedkiisa inshallah.
    Hordhaca Barnaamijka
    • Video
    Taariikhda Abwaan Hadraawi
    • ABWAAN HADRAAWI || TAA...

Комментарии • 6