Abwaan Maxamed X. Dhamac (Gaarriye) (Maansada fadgalbeed)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 янв 2025

Комментарии • 261

  • @maxamedkayse5567
    @maxamedkayse5567 2 года назад +12

    Wow abwaan maxamed Xaashi Dhaman gaariye alle hau naxariisto isaga iyo Abwaan hadraawi

  • @abdurahemmokhtar9514
    @abdurahemmokhtar9514 2 года назад +16

    Maalin khaamisaad, Ramadaan 5tahay, taariikhda miilaadiguna waa April 7, 2022 ayaan afurka ku sugayaa maansadan aan laga xiiso goyneyn.
    Alle ha u raxmado Abwaan Macallin Gaarriye, cimrigana ha u barakeeyo Abwaan Cabdi Aadan Xaad (Qeys)

    • @marynmaryan1092
      @marynmaryan1092 2 года назад

      Wax badan kama danbayn 😙

    • @mahamedsalmaan8986
      @mahamedsalmaan8986 Год назад

      Anna maalin khamiis ah Ramadaan 8 tahay sanada 2023 ayaan daawanayaa.

  • @ananmohamuud9018
    @ananmohamuud9018 4 года назад +31

    Maansadaan sida uu abwaanka sheegay waxeey soo baxday bil soon.
    anigana nasiib wxn uyeeshay inaan bil soon dhagaysto.Rabbi hakuu naxariisto abwaane❣❣❣

    • @wildercain1026
      @wildercain1026 3 года назад

      sorry to be offtopic but does any of you know a tool to log back into an instagram account?
      I stupidly forgot my password. I appreciate any tricks you can give me.

    • @nasraabdi4249
      @nasraabdi4249 Год назад +2

      😂ana soon dawanoyq

    • @ibrahimmohamoud8236
      @ibrahimmohamoud8236 Год назад +1

      Lasoco haddana waa soon

    • @nasraabdi4249
      @nasraabdi4249 Год назад

      @@ibrahimmohamoud8236 haah

    • @umuahmedofficial5829
      @umuahmedofficial5829 Год назад

      Ane soon alx

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 5 лет назад +85

    Dad waa dadki hore haddaan nahay soomaalida hadda joogta waa inaan isbadal dhaba keenaa meeshaad doonto joog waxad iitahay wehel wada jirkeena waa guusheena💯💕💯❤️💯🌹💯🌷

    • @shucaybaadan6768
      @shucaybaadan6768 5 лет назад

      4888007

    • @Umbilal271
      @Umbilal271 5 лет назад +2

      khadar Ciil Tire hada waa la badhaasuqay dadkii hore walaahi dahab bay ahaayeen.

    • @adangouled5039
      @adangouled5039 5 лет назад +1

      Big bro

    • @Damalchannel
      @Damalchannel 5 лет назад

      @@Umbilal271 ❤️

    • @faizam523
      @faizam523 3 года назад +1

      Khadar Ciil tire, walaal waa runtaa soomalida haatan murti iyo dadnimaba iska daayoo rag iyo dumarba social media ayey iska dhex caayaan oo qabiil cay iyo sawir qaawan baan hebla ka hayaaba ma dhaafaan.

  • @AyanledayibAyanledayib
    @AyanledayibAyanledayib Год назад +10

    Sida farshaxanimada leh ee uu u sawirayo sheekadaas ayaaba cajiib ah.😮
    Alle ha u naxariisto abwaan maxamed x dhamac (gaariye)😢

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL 5 лет назад +29

    *RABI NAXARIISTII JANO HAKA WARAABIYO* maxamed xaashi dhamac gaariye 😭🤲

  • @laylaomar5541
    @laylaomar5541 5 лет назад +43

    Ilaahoow abwaaniinteena noo dhoowr aadbey inoo amaanaan Maanshaa alaah tabaaraka laah allaha inoo kiin xifdo ❤️👋❤️👋❤️👋🇸🇴❤️👋🌿🌿🌿mahad sanidiin wali gabar soomaaliyeed sida loo amaano looma amaanin gabar aduunyada

    • @mohamedhashi3365
      @mohamedhashi3365 4 года назад +2

      Abwaann gaariye fad galbeed maanso xusuus le weye, Alle ha unaxriisto abwaanka

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Год назад +6

    Rag wa ragi hore hadalna wa kay dheheen
    Alle ha u naxristo abwan mohmed x dhmac [gaariye]
    🤲🤲❤

  • @Theacademichouse
    @Theacademichouse 4 года назад +23

    I loved the way he is clumsy and making so many movements
    Ilahay ha unaxaristo 😭

  • @mohainawacane9777
    @mohainawacane9777 6 лет назад +28

    Hablahu Qajilaada waabay Ku qurux badan yihiin been maanad sheegin abwaan jazakallah

  • @idirisahmed2950
    @idirisahmed2950 4 года назад +9

    Manta oo an dawanyo wa rammdan 2020, shekadan ku dhacday abwan gariye wa 1979 ,gobta ay Ka dhacdi shekadana wa afgooye. Alle ha uu naxristo ABWAN gariyee.

  • @ayuuzha9404
    @ayuuzha9404 5 лет назад +26

    Gaariyon dhigay iilka geeri maaha abwaane waa dalkoo badh la aasay 😰😭 qabriga allaha kuu waasiciyo abwan

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Год назад +4

    Allah haunaxariisto Abwaanka.
    Sheekada sidu uga sheekaynin baa aad iso jiidatey Dad waa dadkii hore wallee👏👏

  • @Haji_Sheekeeye
    @Haji_Sheekeeye 6 лет назад +17

    Allah ha u Naxaristo Abwaan Gaariye iyo intii dhimatayba insha aallah Aaaaamin ku calaa’ shay

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 5 лет назад +32

    Gaariye hadrawi cabdi ways iyo intakalaba inti dhimatay alle haw naxaristo

  • @KhadarNuux-oq5zg
    @KhadarNuux-oq5zg 11 дней назад +1

    Masha allah
    Qiso cajiiba ah

  • @abrahmanahmek2197
    @abrahmanahmek2197 7 лет назад +11

    ILAAHAW kuu Naxariiso Abwaan Gaariye wa jeclaa inaan mar uun la kulmo lakin may dhicin Allaha janooyinkisa kaa waraabiyo aamin

  • @mohamedabdihasan829
    @mohamedabdihasan829 5 лет назад +4

    ALLAAH ha unaxariisto abwaan gaariye janatul fardawsana ALLAAH baan uga baryayaa inuu geeyo qabrigana unuuro

  • @yaasmiinyuusuf7110
    @yaasmiinyuusuf7110 5 лет назад +8

    Barwaaqada iyo quruxda beeraha uu ka sheekeynayo ee degmada AFGOOYE iyo hablaha quruxda badan ba aad baan ugu heley sida aad ka iyo aad ka u macaan ee uu noogu sharaxay waa wax aanu qof caadiya cabbiri karin GAARIYE wuxuu ahaa FALASOOF illahay jannada firdowsa haka waraabiyo isaga iyo dhammaan abwaaniinta SOOMAALIYEED

  • @mukhtarmahamed3119
    @mukhtarmahamed3119 4 года назад +1

    Dad waa dadkii hore hadalna waa intuu yidhi ilahaw kuu naxariisto jano fardawsana hakaa waraabiyo aaaamiin aaaamiin aaamiin

  • @Theacademichouse
    @Theacademichouse 4 года назад +11

    Markuu abwaanku yidhi dumarka waxey ugu qurux badanyihiin marka ay khajilaan
    Anigaba khajilay 😭😂🤭🙄

  • @mukharcabdi7282
    @mukharcabdi7282 6 лет назад +10

    Allaw u naxariiso gaariye iyo hadraawi
    Labada nin somali maso marayan dad u dhigmaya

  • @abdulwaduudahmed2768
    @abdulwaduudahmed2768 6 лет назад +21

    Dad markaan ahaani jirnay-when we used have respect around the world.

    • @Hamsa4375
      @Hamsa4375 5 лет назад +1

      Negative iska da

    • @salmaabdi2144
      @salmaabdi2144 5 лет назад

      0

    • @faizam523
      @faizam523 3 года назад +1

      @@Hamsa4375 Been muu sheegin walaal ee ma runtaad diidantey?? Haa bari beynu dad ahaan jirney oo aduunku ina xushmeyn jirey hadana caydheenii iyo qoxootigeeni baa aduunka qudhmiyey, caruurtii soomaliyeedna badahay ku dhamaadeen, markaa hada dad ma nihin jira ee hadalka dhib ha u arkin walaal.

  • @dhagardiidnasruallaah4213
    @dhagardiidnasruallaah4213 6 лет назад +11

    Waa abwaaniintii qaranka soomaaliyeeg intooda dhimatay allaah ha u naxariisto

  • @warfaamediatube2409
    @warfaamediatube2409 5 лет назад +6

    Ilaahaw kuu naxariisto m xaashi dhamac gaariye walee rag dunida waasoo maray

  • @abdulmoaw6333
    @abdulmoaw6333 5 лет назад +3

    Allah ha u naxariisto dadka somali waxey uleeyihin halabuurka dhaxal somali waxey isku hadlaan gabay iyo geeraar

  • @mohamedadam8816
    @mohamedadam8816 6 лет назад +3

    Illaahay naxariistii jano haka waraabiyo MAXMED XAASHI DHAMAC GAARIYE wuxuu aha qof illaahay hibo gaara ku manaystay, halka uu ugu jiro ingriiska William Shakespeare ayuu somalida ugu jira

  • @mos1954
    @mos1954 5 лет назад +15

    Gaariye Allaha unaxariisto waxaan ku arki jiray xamar markaan yaraa, Hadana waxaan ku arkay hargeesa mar aan dalxiis kutagay asagoo meel internet ah warqad kuqoranayo Tusbax yarna sita .Allahayow kunaxariiso .

  • @najiibcolaad2876
    @najiibcolaad2876 4 года назад

    Aun
    Maxamed Xaashi Dhamac
    Hal-door ayuu ahaa nin afka aad ugu xeel-dheer oon aad u jeclaa

  • @SarahthMohamed
    @SarahthMohamed 6 лет назад +12

    Adeerkey qaali ilaahow janadii kaa waraabi

  • @guuleedhussein3517
    @guuleedhussein3517 3 года назад +1

    Bil ramadaan bay soo baxday ana nasiib baan u helay inaa dhagaysto bil ramadaan

  • @SareyFarah
    @SareyFarah 5 месяцев назад

    Cajiib! Aabihii suugaanta iyo fanka❤
    AUN abwaan MohamedHaaji dhamac" Gaariye"

  • @zaakir2884
    @zaakir2884 9 лет назад +15

    macalin qaaliya dheh allaw kuu naxariiso

  • @abdinasirapdillah7408
    @abdinasirapdillah7408 5 лет назад +2

    RAG WAARAGII HORE HADALNA WAA INTUU YIDHI INTII DHIMATAY ALLE HAUNAXARIISTO INTA NOOLNA ALLA CIMRIGOODA HABARAKEEEYO AMIIN AMIIN

  • @Dr-zaam
    @Dr-zaam 3 года назад +5

    Odayaasha saan cml ah marka ay sheekada qabtaaan wax aan ka jeclhy waan waayy😂😂😂😂
    Rabi hakuu naxariisto🤲

  • @xamdashire4341
    @xamdashire4341 5 лет назад +8

    Qabriga allah uwaasiciyo Abwaan gaariye

  • @yusufcase5812
    @yusufcase5812 4 года назад +1

    IlaaHoow jana fardowsa wada gee dhamaantood I still watching 30 July Tuesday 2020

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 4 месяца назад

    Ale haku naxaristo Adeer❤🤲🏽😭tima cade Hadraawi Abwaano maanta waxay sheegayn la Arkayo

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 5 лет назад +1

    Inta dhimatay Alle ha u naxariisto inta noolna caafimaad iyo cibaado suuban alle ha siiyo

  • @abdixakimramaas4957
    @abdixakimramaas4957 7 лет назад +14

    rag isyaqaan iga dheh allaha unaxaristo halyeyga

  • @abdihakim7491
    @abdihakim7491 3 года назад

    Ma ilaawin waligayna ma ilaawaayo xishoodkaagi iyo sidaan uga carartay ilmahii yaraa ee aad soo celinayso.
    Si ama si kalaan kuugu xiisay Niciimo🥰

  • @mustafehadaf9797
    @mustafehadaf9797 2 года назад

    Ale ha idiin naxariisto abwaan nada wawayn sida hadraawi iyo gaariye

  • @hamdaomarmouse4825
    @hamdaomarmouse4825 6 лет назад +7

    Abwaan qaaliya Allaw ku naxariso

  • @guledrone2597
    @guledrone2597 8 лет назад +20

    anu dabayshan lahaysto wa oraydh buu idhi Gggggggggg allah yarxamak abwan ilahay qabriga haku wasiciyo

  • @xayaatxas5559
    @xayaatxas5559 4 года назад +1

    Allaah calayk abwaan gaariye
    yaa ilaahiii
    Allah yarxamuhum inta dhimatay

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 11 месяцев назад

    Fadgalbeed Real Artiste, Ama Abwaan Wakaas, Cabirka sheekada Ama qisadan iyo siduu Magaca ugu bixiyey Gabeygiisana ku Cabirey Cajiib, Macalin lafoole ayuu ahaa wakhtigaas

  • @Ciidle1
    @Ciidle1 3 месяца назад

    Cajiibsana sida u fasiradada ino deeqsiyey gabadha quruxdeeda dayaxii bay cadcadeedii u digaysa quruxda gabadhaas xishoodka laftiisu waa qurux gabadha ugubkii dheer tahay gabadha guur hore uso martey wayna ka xishood badan tahay (Gabashada xishoodka ah goraday lulaysiyo ugubnimo gandoodkii)
    Waa maansada ugu dhagaysi badanahey maansoyinka faylasoof Abwaan macalin Axmed Xaashi Dhamac gaariye allow ku janne

  • @MohamedHassan-vs6rm
    @MohamedHassan-vs6rm 5 лет назад +2

    Dad waa dadkii hore hadalna waa intuu yari masha allah

  • @sakariyeapdirhmaan8380
    @sakariyeapdirhmaan8380 9 месяцев назад

    ❤❤❤😊abwan gariye Alle ha unaxristo

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 Год назад

    Alaah rabilcaalimiin ha ku naxariisto aamiin aamiin aamiin alaah rabilcaalimiin

  • @zamratofficialchannel996
    @zamratofficialchannel996 5 лет назад +1

    hhhhh msha allh ABWAAN gaariye alle ha unaxariisto

  • @zaapirmediaproduction4242
    @zaapirmediaproduction4242 4 года назад

    Alle naxariisti jano haka waraabiyo qabrigana haw nuuro awaan gaariye iyo cl qays

  • @hadiyahadiya2518
    @hadiyahadiya2518 6 лет назад +12

    Mansha Alla dumarkii hore haybad iyo qurux badnneyeenaa bilaa make up ayaa lagu nuurayaa

  • @nemorachid9992
    @nemorachid9992 5 лет назад +2

    Ilaahay gaariye ha u naxariisto qof muu ahayne qaran buu ahaa

  • @jajkamedia3716
    @jajkamedia3716 2 года назад

    Ilaahy janatul firdawsa hakaa waraabiyo

  • @baashecabdi6703
    @baashecabdi6703 2 года назад

    04 /12/2022
    Waa,habeen isniin ah
    Oo aan burco joogo
    Alle haw naxarìisto

  • @xasanmaxamedxaashi2923
    @xasanmaxamedxaashi2923 7 лет назад +14

    Alleya raxma abwankeni somaliyed

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 6 лет назад +1

    Alle ha ku.naxariisto qabriga alle ha ku waasiciyo.amiin.amiin yaa allah

  • @maalmovlogs4648
    @maalmovlogs4648 5 лет назад

    Ilaahay ha unaxariisto murtimaal kii waynaa ee somaliyeed Maxamed Gaariye

  • @khadaralxariiri9231
    @khadaralxariiri9231 3 года назад

    Allah ha idiin Naxariisto dhamaantiin halyeeyo soomaaaliyeed baad ahaydeene

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 6 лет назад +1

    Ax ax ax inalilahi wain ileyhi rajacuun alle haw naxariisto.marxumka abwaan gaariye

  • @wllashkajr6289
    @wllashkajr6289 4 года назад +3

    Hablihi hire qurux badna❣️

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 3 года назад

    0:00 daawada wataa hdba quruxdii asalka ahayd iyo midabkii ugu macaana iyo labiskii ugu stylka daadax--sanaa iyo hubqaadkii ugu macaana waa hablihii boqolka geela laga bixin jirey abwnduna u tirin jireen wxd hees xikmad iyo suugaanle maqasheen waa qurux aan dib loo helayn ,!

  • @YAYANOUR22
    @YAYANOUR22 3 месяца назад

    Allaha unaxariisto abwaan maxamed xaashi

  • @inaaadam4641
    @inaaadam4641 7 лет назад +9

    Illahaw qabriga u nuur adaa wayn oo waaxideee

  • @abniali9594
    @abniali9594 7 лет назад +11

    halyey bu ah ilaahow u naxariso

  • @ciiseismaaciil786
    @ciiseismaaciil786 7 лет назад +6

    Alle ha unaxriito abawan gaariye

  • @laylaomar5541
    @laylaomar5541 5 лет назад +2

    Alaha u naxariisto abwaan gaariye iyo intii kale ee dhimatayba 😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴calan iyo ciidaa cidlo udareentay

    • @anisamustafe6232
      @anisamustafe6232 4 года назад

      Calankan xun abwaanka mxd kala daba joogtaan

    • @laylaomar5541
      @laylaomar5541 4 года назад

      Anisa Mustafe sakiin laq alaah ayaa ka abuuray 🇸🇴iyo ciidiisaba adu kaalay farasiis ka dhig rasiistr nimadu meelxun ayeey kaa gashay 🤬🤬🤬xidh afkaaga wasaqda ka da ayso

    • @anisamustafe6232
      @anisamustafe6232 4 года назад

      Omar Kuman caayin wllshay
      Abwaan gaariyana dhalashadiisa iyo deegankiisa intaba waa la yaqaan ee maaha inaad sheeg sheegataan

    • @laylaomar5541
      @laylaomar5541 4 года назад

      Anisa Mustafe cunsuri nimadu fanka hal abuurka fanaanka dhaqtarka kuma jiraan siyaasada haku ekaato dadku waa walaal ee ceebsada waxaad ku hadlaysaa haldal haldiin handad ayaanahay siyaasaduna waa is xiijin haku waalan

  • @xamsexusen7229
    @xamsexusen7229 6 лет назад +1

    alle ha u naxariisto
    abwan Macalin gaariye
    Ameeen....

  • @abdijama5062
    @abdijama5062 6 лет назад +2

    Hhhh mansha Allah abwaan gaariye Alle godka haw nuuriyo

  • @boqorkatogdheer5051
    @boqorkatogdheer5051 5 лет назад +1

    Alle haku naxariisto maxamed xaashi dhamac Gaariye

  • @mashuurmawliid469
    @mashuurmawliid469 7 лет назад +8

    Alle haku naxariisto

  • @ayaanhimilo6214
    @ayaanhimilo6214 4 года назад +1

    Alle ha kuu naxariisto😭😭😭🤲🤲🤲

  • @daacadmuuse7967
    @daacadmuuse7967 6 лет назад +5

    Allow kuu naxriiso Abwaan Gaariye.

  • @Omersdad_.
    @Omersdad_. 2 года назад

    Rabiga raxmaankii godka haw nuuro qabrigana haw waasiciyo Abwaan gaariye. Cabdiqaysna cimriga, caqliga iyo caafimaadkaba ha u barakeeyo. Weedha iga qoslisay Abwaan cabdi qays baa ku dhawaaqay wuxu yidhi " qaar baa markay ooyayaan jecle " kkkkk.

  • @Sayidmohamed-k6u
    @Sayidmohamed-k6u Месяц назад

    Ragg Waa Kuwii beri Hore uun😢

  • @abdiweliseed9475
    @abdiweliseed9475 6 лет назад +4

    Gaariye.abwaan.jira.allawkuunaxariiso

  • @mryaqbadhulbadhaanilbadha2669
    @mryaqbadhulbadhaanilbadha2669 8 месяцев назад

    Allaha unaxariisto abwaanka❤❤

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 года назад +2

    Dad waa dadkii hore Mahadsanidiiin

  • @ahmedabdikalik7690
    @ahmedabdikalik7690 6 лет назад +9

    imisay cidiyaha Qabsatay
    alle Ha unariistee

  • @RithwaanAbdirahmaan
    @RithwaanAbdirahmaan Год назад

    13 april 2023 maalin khamiis ah ayaan afurka ku sagayay maansadan

  • @mohamedibraahim3646
    @mohamedibraahim3646 7 лет назад +10

    Alle ha u naxariisto

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 7 лет назад +11

    Ilaahayow unaxariiso geesi buu ahaa ,halyay buu ahaaa

  • @sadamaweis572
    @sadamaweis572 6 лет назад +18

    وما أنس من الأشياء ما أنس. 😂😂 الله يرحمك.

    • @NanaNana-dc4rk
      @NanaNana-dc4rk 5 лет назад +1

      Sadam Aweis ليش هو مات😶😶😶

  • @SharmaarkeIsmail-p7q
    @SharmaarkeIsmail-p7q Месяц назад

    Ilahy haw naxariisto

  • @sadaamsaid6648
    @sadaamsaid6648 8 месяцев назад

    Ilahay ha kuu naxariiisto

  • @hassaniid6352
    @hassaniid6352 6 лет назад +1

    alle naxariistii jano ha kaa waraabiyo ameen

  • @jawahirmohamed5495
    @jawahirmohamed5495 9 лет назад +4

    Alàahay haw naxariisto
    waa ragii dalkaygay lugu yagaanay .

  • @abdirahimabdi6748
    @abdirahimabdi6748 5 лет назад

    Ilaheey ha ku naxariisto adeer murtidi reerkuna adeey kuracdeey

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 2 месяца назад

    Inaa lilaahi wainaa ilaahi Raajuun

  • @abdirahimabdi6748
    @abdirahimabdi6748 5 лет назад +4

    Cabdi qeeys wa jajale weeyn ilahow cimriga u dheere

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio 7 лет назад +3

    illahay haw naxariisto janadii fardawsa alle ha ka waraabiyo

  • @jablibaax
    @jablibaax 6 лет назад +3

    Odeygaasi qaybtuu ka sheekaynayo haasaawihii hore iyo ka maanta ee uu leeyahay "gabdhuhu way halxidhaleyn jireen raga intaanay la guri galin oo waxay waydiin jireen waydiimo" tusaale gabadhii ku tiri ninkii ay wada shekaysanayen"dhagaxa sooh dhulkana duub"qaybtaas mahaysaa?

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 года назад

    Abwaanadii iyo suugaan yahankii dhamaade waxaa hada soo hadhay dad bilaa dhaqana oo bilaa naxwe ah ciyaala tiktok

  • @HassanAhmed-ti3ef
    @HassanAhmed-ti3ef Год назад

    Cajiib
    Allow kuu naxariiso

  • @zeryustoaden5457
    @zeryustoaden5457 2 года назад +3

    Hablahu Markay qajilsanyihiin waa Markay ugu Qurux badanyiin been Maaha taasi😂 waxaan Xasuustaa habeenkii ugu horeeyey ee aan jacaylkayga la kulmay Siday u Qajilsanayd iyadoo kolba Cidiyaha yara qaniinaysa hadana dhoola Cadaynaysa🙈😅Runtii Waa dareen aan la Qiyaasi karin🥰✌

  • @somalilanderdhalada7348
    @somalilanderdhalada7348 8 лет назад +8

    ilahow u naxariiso marxuumka

  • @somalientertainmentcomedy4556
    @somalientertainmentcomedy4556 6 лет назад

    Allah yarxamu raaximin #abwaan gaariye rabi godka kugu janeeee aaamin

  • @alijama5390
    @alijama5390 9 лет назад +8

    allah ya rahma

  • @hassanandroid2628
    @hassanandroid2628 3 года назад +1

    Waxan is dhaha maxaasd wakhtigan u joogi ways quruxda sugaanta hab dhaqanka dadkeeni hore iyo sidaa maanta dadkeena dambe dhan walba uga bur-bureen Akhlaaq,diin,dhaqan,sugaan,dawlad-nimo. Allow sidan nahay si dhaanta!