DR HODAN CIISE - IMTIXAANKA MARKI AAN DHIIBAYBA WAAN UMULAY!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 158

  • @burhaan-ducoqabem.3863
    @burhaan-ducoqabem.3863 2 года назад +2

    Marka Ilaahay garaad fiicni kuu dhaliyay, adna aad karti iyo dadaal la timaad waa sida, Dr Hodan Ciise. Inta aan barnaamijka fiirsanayay mar keliya ma nuuxsan!
    Habo Hodaneey, magaaladaadii Hargeysa ayaan kaa soo salaamayaa. ♥️

  • @faizam523
    @faizam523 2 года назад +13

    Masha Allah, dadkii dagaalada ka hor soo gaadhey wadankeena oo dowlad leh wey inaga nasiib badnaayeen, nolol fiican, waxbarasho fiican umad is jecel. Ilaahay soomaali sideedii haku soo cesho. Amiin

  • @abshirbarre7092
    @abshirbarre7092 2 года назад

    Masha allah drs waad dadaashay waadna gaartay , waadna nadhiiri galisay , keepgoing

  • @fadumomohamed7203
    @fadumomohamed7203 2 года назад +6

    What an incredible woman, I’m so inspired!❤️

    • @fadumo4024
      @fadumo4024 2 года назад

      Mashaa Allaah Wll Alle haku Xiftyo waanu kugu faraxsanahay waxad mudantatahay in aad laguugu daydo

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 года назад +12

    Professor hodan ciise . CAJIIB nolol quruxbadan. MASHAA allaah

  • @cakoodhanaf5166
    @cakoodhanaf5166 2 года назад +7

    Walahay hodan ciise waxaan wadaagnaa astaamo badan marka laga reebo gobolka ay ka soo bilowday nolosha iyo nabada faraha badan
    Lkin aniga ayaa dhinaca waxbarashada kaga culays badnaa
    Waxase yaab leh anigu xitaa PhD ma garanayn markii aan iri waxaan rabaa inaa sameeyo and I was 9yrs old
    Ugu dambayn waan gaaray

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Год назад

    Ma sha alla Dr hodan Ayanle iyo tv hanolato wan salamaya 👍❤

  • @bellanajax750
    @bellanajax750 2 года назад +4

    Masha Allah nadaafada cidiyaha iney sheegtay walaashey waa muhiim❤️ mahadsanid iyo kastumada

  • @abdirahmanabdullahi261
    @abdirahmanabdullahi261 2 года назад +6

    Mnsha allah DR hodan said Issa , wa aqoonyahanad iyo hooyo somaliyeed guleyso

  • @naima_mohammed
    @naima_mohammed 2 года назад +8

    Waad mahadsantihiin. Hooyo soomaaliyeed oo khibradeeda nololeed inoo soo gudbisay, waxa ugu yar ee aanu ka dheefi karnaa waa inaan noloshu iska fadhi ahayn wiilal iyo gabdhaba iyo in kartida qofku hadba jaangoyso cidhibtiisa.
    Mar kale mahadsanid eedo hodan.

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 года назад +4

    MashaAllah very inspiring strong women👏🏽

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 года назад +6

    Dr Hodan waa gabar aragti dheer qalbiga wanaagsan taariikhda runta ka sheegtey.
    Aniga iyo ayada waxaan Ku soo caqliyeysanay Soomaali isjecel qalbi nadiif ah iyo leedership wadani ah.
    Allaha soo celiyo dhaqankii wanaagsana

    • @kafiyahsadiiq2474
      @kafiyahsadiiq2474 2 года назад

      Amiin Amiin yaa Allah 💙💙🇸🇴🇸🇴

    • @AMO00165
      @AMO00165 2 года назад

      Mnsh allaah hooyo mom hodan ma isku fill tihiin???

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 2 года назад +5

    Video ga inaad nookla reebto oo part2 kasamaysay Ahyd, thnks Ayaanle 👏👏👏👏

  • @fadumoabdullahiosman4757
    @fadumoabdullahiosman4757 2 года назад

    intaan arkayeey hanoolato waa markii ugu horaysay qof smart wareysteen

  • @yasminsadaqh8134
    @yasminsadaqh8134 2 года назад +4

    Maashaa allaah maamadaan waa qof kudayashamuda waana idhiirigalisay inshaa allaah waankukudaysndoonaa maami

  • @nasteexacaabbi2539
    @nasteexacaabbi2539 2 года назад +2

    Waa sheeko nololeed dhiirrigalin iyo shidaal noo ah .❤️

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 2 года назад +2

    masha allaa walaashay isku da iyo isku wakhti waxaan xusuutaa in aan imta xaan ugalay quraanka markii layqorayey xiise gaaranu lahaa

  • @attakontitan2244
    @attakontitan2244 2 года назад +3

    Maash allaah tabar kallaah adabe unasib badantahy

  • @abdullahiabdirashid3479
    @abdullahiabdirashid3479 2 года назад +3

    Rabbi haku sharfo Drs Hodan ciise

  • @zahranoor8229
    @zahranoor8229 2 года назад +1

    Masha Allah walaashay Allah ha kuxafido

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 2 года назад +10

    Ayaanle go forward brother and I am highly appreciated your program.

    • @cashaluluul4455
      @cashaluluul4455 2 года назад

      M

    • @cibadoxassan9980
      @cibadoxassan9980 2 года назад

      @@cashaluluul4455 q1qq1q1q1q1qq1q11q11qqq1q1qqq111q1q1qqq1qqqq1qqq1q1qqqq1qq1qqqqqqq1qqq1qq11qpqpqqpqpqq0p0pp000qqqqq9

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 2 года назад +3

    Masha Allah she is beautiful and still looks so young.

  • @fatimaabdikarim7314
    @fatimaabdikarim7314 2 года назад

    Maanshallah I liked the way ay wax usoo gudbinyso guuleyso maamo💜

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 2 года назад +2

    Professor Hodan Ciise waa gabar aqoonyahanad oo qiime sare leh, sidoo kale waa murwada Madaxweynihii hore ee PUNTLAND & ra iisul wazaare hore professor Gaas.

  • @luuldeggan2636
    @luuldeggan2636 2 года назад

    Masha allaah Hodon saciid ciise guul allaha ku xifdiyo

  • @ayaanmohamed6550
    @ayaanmohamed6550 2 года назад +6

    Magalaadan ku dhashay Berbera ❤️🌏

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 2 года назад +9

    Hooyaday woqooyi ayay kasoo jeedaa aabahayna punthland 👌🏾

  • @hamdiiina
    @hamdiiina 2 года назад +1

    thnks mom qof kudayasho leh waan rajeynayaa inaa ana PhD inaa diyariyo hada waxaan ahay bachelor degree inaa hada master diyariyo darufta isamaxeen dhaqalo igu filan mahayo balse waan ka rumeyn donaa riyadeyda insha alaah

  • @fowsiyodaahir4819
    @fowsiyodaahir4819 2 года назад +1

    Aad iyo aad dhiirigalin badan ka helay waraysigaan
    Thanks

  • @umucabdullaahi2386
    @umucabdullaahi2386 2 года назад

    Maasha allaah illaah haku barakeeyo abaayo waa waraysi xiiso badan. Ayaanle adna waad mahadsan tahay.

  • @king.celtic.wembley.harles4955
    @king.celtic.wembley.harles4955 2 года назад +5

    Gabadha hodon nooloow
    🖐💯🙏💖❤

  • @hindabashe6952
    @hindabashe6952 2 года назад +2

    Hanoolaato noolaada🇸🇴🇸🇴💙

  • @fartunnur2656
    @fartunnur2656 2 года назад

    Masha Allah illahey haku barakeeyo maamo qaali

  • @DrQaran
    @DrQaran 2 года назад

    Taariikh iyo waayo cajiib ah oo qofka caliga lehi si wayn u anfacaya
    Maamo guul iyo gobanimo

  • @hfm9834
    @hfm9834 2 года назад

    Ayaanle( hanoolato) Walal Allaha ku xafido shaqo fican baa hesaa qof culus baa tahay baramjidada na waa heersare barakllaah fiik. Wana jaclaan lahaa adna noolshda inaa wax ka ogaano hadii maquul thy.

  • @Salugla
    @Salugla 2 года назад +1

    Masha Allah Hodan waa hambal ah oo aan wax isla wayni ah aadan ka dareemayn

  • @maryamcabdirisaaq4411
    @maryamcabdirisaaq4411 2 года назад +1

    Ayaanle xuseen cabdi iyo hodan saciid ciise hogaamo laror qardho ayaan idinka soo salaamayaa jaalayaal😍😍😍😍😍

  • @hfm9834
    @hfm9834 2 года назад

    Masha Allah waa mama ku daysasho mudan barakllah fiik.

  • @nuuracumar5837
    @nuuracumar5837 2 года назад +3

    Masha allaah waa Maamo sheeko wacan masha allaah waa dadka aan laga daalin hadal kooda noosoo badi dadkan oo kale Noosoo badi waa wax baan ka faa iidaynaa dhiiri galin waayo aragnimo masha allaah

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed2607 2 года назад +1

    Maashaa Allah Ayaanle

  • @yousufabdi8362
    @yousufabdi8362 2 года назад +3

    Dr. Hodan waad mahadsan tahay walaal waxaan kaaga markhaati ahay aniguna waxaan xusuustaa ayeyday oo ooyaysa markaan u imid een waydiiyey maalintaa waxa ka oohiyey waxay ii sheegtay in madax waynihii soomaaliya inuu dhintay oo la dilay dabadeedna aan la ooyey

  • @ahmadyasin6810
    @ahmadyasin6810 2 года назад

    Mansha allah waxan kaa faaiiday magala daydii berbera iyo barii samadkii siday ahayd khasatan xafadii aan jeclaa ee daarole aad baad uu mahadsan tahay mamo adiyo ayaanle baa iyo hanolato 🤗👍👍

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 2 года назад +4

    Ma sha ALLAH
    Marwo Dr Hodan Ciise, fadlan Soomaaliya madaxweyne/Rw, unoqo, waad uqalanta. (You can do it In sha ALLAH)
    Ayaanle, next kadhig marwo Zaynab Macalin (Farmaajo) iyo marwada Mudane M Muse Biixi. Marwada Mudane Xassan Shekh, Marwada Xassan Qeyre, iyo marwadi Sh. shariif. Iyo kuwakale oo badan.
    Good program, Mahadsanidiin.

    • @haniyey1
      @haniyey1 2 года назад +1

      Walaahi Waa sax been maadan sheegin

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 года назад +1

    Maansha Allah

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 2 года назад

    Mashaa Allah
    beautiful and inspiring story
    💙💙🇸🇴

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 2 года назад +1

    " وراء كل رجل عظيم إمرأة "

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 2 года назад

    Masha Allah

  • @sayidaxmedmohamud3633
    @sayidaxmedmohamud3633 2 года назад +1

    Great job bro

  • @abdiosman4770
    @abdiosman4770 2 года назад +1

    Mashalah

  • @mohaisacka
    @mohaisacka 2 года назад

    Masha Allax DR Hodan Ciise waa sheeko cajiib ah wax badan laga faidi karo io dhiiragalinta qofka hadaf kalax waxbarashada

  • @famabmi7340
    @famabmi7340 2 года назад +1

    MashaAllah.

  • @isramohamed9331
    @isramohamed9331 2 года назад +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 года назад +4

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto
    Kaliya nagusoo biiir❣

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 2 года назад +1

    Masha allah waa gabadh wax baratey

  • @firdowsaali7107
    @firdowsaali7107 2 года назад

    Maanshalah i hope one day I in aan lakulmo waxaan ahaa Gabdhihii dowlad nimo iyadoo ay haysato somalia

  • @fnw8688
    @fnw8688 2 года назад

    Masha allah Ayaanle horay uu soco

  • @sacdajaamac4104
    @sacdajaamac4104 2 года назад +4

    MAANSHAA ALLAH WAXANKUUGU HAMBALYAYNAA SIDA SHARATA IYO MARWANIMADA KAMUUQATO
    EED UHAGOOGANTAHAY

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 2 года назад +1

    Masha allah tabarak allah

  • @maxamedcabdiraxman8845
    @maxamedcabdiraxman8845 2 года назад +3

    Qof wax bartey oo caqli badan, hooyo fcn, alle ha ku dhowro

  • @mohamedshiine8117
    @mohamedshiine8117 2 года назад

    hooyo somaliyeed oo xaqiiqi ah waayo
    somalinimadu maha midabka lkn waa dhaqanka mahadsanid #hooyo

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 2 года назад

    Wll Ayaanle bal xaga haweenka waraysiyadooda soo badi , xog badan baa ku duugan walahi.
    Raga aad waraysataa baaba'a mooye khayr kama sheekeeyaan laakiin iminka Hodan wax wada qurux badan ayay ka waran tay .

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 года назад +1

    Masha allaah

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 2 года назад

    Maasha allh soomaalidii hore dad wanaagsan bay ahaayeen

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 2 года назад

    Maanshaallaah
    Waa mahadsantahay

  • @safiyacumar3771
    @safiyacumar3771 2 года назад +1

    Waa run waayo qurux badan ayay sooomaali sooo martay aniguba markaan xasuusto waan murugoodaa iyo sida maanta wax yihhin

  • @hassanabdi521
    @hassanabdi521 2 года назад

    Masha Allah mama soomaliyeed wlhi wan jeclahay dadka xalaasha ah

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 2 года назад +2

    I agree with hodan

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 2 года назад +1

    Masha allah mamo hodan Wa qof aqoon leh illahay ha ubarakeyo marwada ex madaxwayne abdiwali gas

  • @naimoabdullahi6887
    @naimoabdullahi6887 2 года назад

    Masha Allah Walashey Drs Hodan allaha Barakeyo Iyo Family geedaba, lakin Madama fariinta ey gudbineeyso ey tahay Very successful Lady, Mom, and Wife ayeeydaa Magaceda sadaxan maxaa waay iyo Cimilada Barbara kwrn iyo Somalida cayilkeda sidu ahaa ??
    Ilaah ban ku dhaarte ayaanlow wariye Caalimi eh sidaas maad ku tahy!
    Sulahaaso kale in aad si gaar eh o sheekeysataan e weydiiso bey ahayd Muqalkane mid saameyn yeesho oo suaalo culus ku weydiiso laga dhigo.
    Dadka aqoonta leh waxyaabo kale o aad u weyn ee la weydiiyo baa jiro Waa fikirkeyga.

  • @aminomohamud5077
    @aminomohamud5077 2 года назад +3

    Abdirashid. Ali. Sharmake. Waa.geesi. ALLAHA.UNAXARIISTO. Aamiiiiiiiiiiinyaaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 2 года назад

    Naxwaha cilmigiyo hablaha
    Qarnigan ku hantiyey nasriga
    Dhif iyo naadirka aheeeeeeee
    Nashaadayo baad mid tahay!
    Congratulations.

  • @hindabashe6952
    @hindabashe6952 2 года назад +1

    Asc ayaanle waraysi wacan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 года назад +1

    Mansha Allah gabadh Alle wa ka dhaafay gabowgi ama da'di, noo sheeg maxay cunta

  • @king.celtic.wembley.harles4955
    @king.celtic.wembley.harles4955 2 года назад +1

    Ayaanle guuleeyso walaallkeey nooloow
    🖐💯🙏❤💖

  • @sulekaahmed1527
    @sulekaahmed1527 2 года назад

    Allah mahada leh guuleeso

  • @halimamohamud2695
    @halimamohamud2695 2 года назад +2

    MashaAllah mother and doctor

  • @shukrielmimumin
    @shukrielmimumin 2 года назад

    masha allah eedo wax badan ayaa ii bidhaamisay

  • @liban3366
    @liban3366 2 года назад +4

    Ayanlow Dr Hodan iyo dadka lamidka noosoo gudbi oo umada wax tarka uleh waxna naga faidesanayo "SIYAASIYIIN TUUGA AH" warkoooda marabno naga dhaaf Kheyr Allaha kusiiyeee

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 2 года назад +1

    Waxaan away gabar ay hodan saaxiibadeed ah berisamaadkii jowhar telkeedaan u baahanahay see uhelikaraa 😋😋😋😋😋😋😋😁😁😁😁😁😁😁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @bellanajax750
    @bellanajax750 2 года назад

    Subxanalaha gabadhana samiya farajala Ku xasuusana

  • @abdirahmancmc6044
    @abdirahmancmc6044 2 года назад +1

    Ayaanle 🙏🏼

  • @najax156
    @najax156 2 года назад +2

    Maashaa Allah , marwadii madaxweynihii hore ee Puntland , waa qof aqoonyahanada ah oo qalbi fiican

    • @heersare8314
      @heersare8314 2 года назад

      Kumay u dhaxday wll

    • @hassan6692
      @hassan6692 2 года назад +1

      @@heersare8314 raysal wasaare hore Abdiweli ali gas

    • @heersare8314
      @heersare8314 2 года назад

      @@hassan6692 haa sax
      Mahadsanid wll

    • @najax156
      @najax156 2 года назад

      @@heersare8314 Abdiwali Ali Gaas

  • @mohamudbashiir3438
    @mohamudbashiir3438 2 года назад +1

    great leader

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 года назад +4

    Waa hooyo karti iyo Aqoon Leh
    Marwa hodan. Waa xaaska ex r wasaare
    Dr c c Gaas. Madaxweyne hore Puntland
    Tusaale Ayey u noqon kartaa gabdhaha Soomaaliyeed

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 2 года назад

      Lakin waxay tiri she is still with her husband and she married once to my understand

    • @MohamedAhmed-mu3cw
      @MohamedAhmed-mu3cw 2 года назад

      @@umimohamed2323
      Qoraalkeygii hore mar kale. Isha mari
      In sha Allaah Mahadsanid

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 2 года назад

      @@MohamedAhmed-mu3cw now , I understand

  • @hamzadjama7006
    @hamzadjama7006 2 года назад +3

    Asc szb haanoolato Djibouti waay yara qigaysa ee cagta qali szb fadlan abihi halgamaka aha ee reer Djibouti noso celi

    • @sacdajaamac4104
      @sacdajaamac4104 2 года назад +1

      ALLAH JABUUTI HABADBAADIYO DARIIQII SOOMAALIDU MARTAY HAMARIN ODAYGAN WAQTI UMA HADHIN EE CAGTA UDHIGA

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 2 года назад

    Great lady

  • @maryanabdirisak3101
    @maryanabdirisak3101 2 года назад +4

    role model ban no tahay Dr hodan mnsha allh wan ku tala jiraa inzha allh inan ilaa phd gaaro

  • @nuuracumar5837
    @nuuracumar5837 2 года назад +3

    Ayaanle mid naga daaa qof danbe qabiil ka hadlaaya hanoo keenin pls

  • @bidhaamiyetv9094
    @bidhaamiyetv9094 2 года назад

    Waa wax qurux badan

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 2 года назад

    Asc

  • @LiibanMaxamed-sj9dq
    @LiibanMaxamed-sj9dq 2 года назад

    M a waa taatiikh qurux badan

  • @kaaba8249
    @kaaba8249 2 года назад

    Wll ayaanle waraysiyadada codkaa gaaban ee hagaaji wl

  • @istahila.mohamed3275
    @istahila.mohamed3275 2 года назад +1

    Naag nool weeye hodan

  • @raxmaali5297
    @raxmaali5297 2 года назад

    Hanbalyo abaayo

  • @ibrahimgararoowibrahimgara519
    @ibrahimgararoowibrahimgara519 2 года назад +2

    aad ayaan u jeclahaye markaan arko qof somaali ee caafimaad qab ah oo jecel somalinimada

  • @mhajiahmed
    @mhajiahmed 2 года назад +1

    Alla Ayaanle maxay dhibaysaa wanaaggaa tiradda badan ee la sheegayo wakhtiggii hore ee Somalia iyo xiliggii kacanka.

    • @Matildaschannel-kx8rz
      @Matildaschannel-kx8rz 2 года назад

      Kacaanka dhaqankiisa maxaw ummada uga tegay saw dadlays iyo diinta lagu xadgudbo saw maahayn iyo xukunka anaa iska leh hal nin warkii waa laga dagaalamay.

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 года назад

    AYAANLE HUSSAIN abdi MAHADSANID sxb well done 💯💢💥🙏🙏🙏

  • @AMO00165
    @AMO00165 2 года назад

    Saw xaaskiii abdiwali maa ah???

  • @haniyey1
    @haniyey1 2 года назад

    Ayaanle please Dr Hodan camal dadka ah oo guubaabiyo dadka noo soo badi aboowe walaahi cilmi badna AYAA igaaga zaaidey Allaha ku xafido hodaneey

  • @ibrahimmahmood1005
    @ibrahimmahmood1005 2 года назад

    Maasha alaah 🍊 🍉 ♥