matahay aroos watan alabti jirka 👌🏻 routine skin care

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 53

  • @waliyoguhaad3721
    @waliyoguhaad3721 День назад

    Mashallah ❤❤❤🎉🎉

  • @AyaanDemon
    @AyaanDemon 5 дней назад +2

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤❤

  • @farxiyoaxmed4407
    @farxiyoaxmed4407 8 часов назад

    M.a mhdsnd abyo qali❤❤

  • @zahraibrahim9711
    @zahraibrahim9711 4 дня назад +1

    Ma shaa allah abayo shukran

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 5 дней назад +1

    Mansha Allah 👍 👍 👍 ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 5 дней назад +1

    Masha alaah wllo wad nofaideysay jasakala khayran jaa❤❤

  • @HibiAli
    @HibiAli 5 дней назад +1

    Masha alah tabar kalah❤❤

  • @MuhiboIbrahim-lc6bz
    @MuhiboIbrahim-lc6bz 4 дня назад

    Woow maasha Allah ❤❤❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 5 дней назад

    Masha Allah

  • @Nasteho-m3s
    @Nasteho-m3s 5 дней назад

    Abaayo waxaan wadaah hada midka qamiirka lagu daran waadayahe kana gormee marsan karaah

  • @xayatXasan
    @xayatXasan 5 дней назад

    cream ka caruurta wan marsan jirey walibo asago waweyn bink wan iska dayey

  • @KifaaxSiciid-jo2no
    @KifaaxSiciid-jo2no 5 дней назад +1

    Maqaarka qofka wax walba laiskama mariyo dad aa ku taqasuseen oo yaqaan cilmigiisa ee maaha kan ilasoo tijaabiya gabadh wajigeedu tijaabo ma galo wll .

    • @الصومالاند
      @الصومالاند 5 дней назад

      Waxani wa orgaani ama raashin cidna wax mayeelayo ayay ila tahay rashinkaa la cunayo

  • @qaliqurxan4652
    @qaliqurxan4652 4 дня назад +1

    Qofki xulbada xasasiyad kuqabo muxu kubadalan kara sz

  • @kowsaraden416
    @kowsaraden416 5 дней назад +1

    Dhuxushu waagan yarayn ilkahan ku cadayan jirnay cadaan ilkaha wakhtigana jidhka lagu cadeeya

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 5 дней назад +1

    Frist masha allah farhia❤❤❤❤

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  5 дней назад +1

      Mahadsanid qali ❤❤

    • @maryanruunyuusuf5934
      @maryanruunyuusuf5934 4 часа назад

      Abayo saliida oo fitimiin c ga ma ku darsan karaa bedelka kaniinka mahadsanid

  • @mariamsaeed1588
    @mariamsaeed1588 5 дней назад +5

    Anaa oogu horeya liketa hali saro

  • @Animeedits1348
    @Animeedits1348 5 дней назад +1

    Qasil huruud io dhuxushan wajiga marsadaye nabrihi io huruufti igasarneed way igadagty

  • @asmasireed1700
    @asmasireed1700 4 дня назад

    lotiocan xage ka hela kan

  • @shamsosharaf8861
    @shamsosharaf8861 5 дней назад

    Madmadowga haaraha ah ee goomaha wajiga maxaa ufiican sidii naag uur leh wajiga iga mad madobaaday

    • @qayibajaafar3273
      @qayibajaafar3273 5 дней назад

      Abayo waxaasi Waa wax quran ubahan hadaadan urna leheen hormonadaada cadi yihiin is cilaaji

  • @Ifraaxgalbeed-fs7bl
    @Ifraaxgalbeed-fs7bl 5 дней назад +1

    Wcs masha allah abayo

  • @hamdushmo
    @hamdushmo 5 дней назад

    xppti qof aan talaagad ama firiij u oolin mxuu samayn

  • @-ur9jx8ee1c
    @-ur9jx8ee1c День назад

    Qasilka ma cilaan baa

  • @xayatXasan
    @xayatXasan 5 дней назад

    lkn hada kadib wan isku dayaya inaan marsado xulbada

  • @xayatXasan
    @xayatXasan 5 дней назад

    dacartan Iyo vitamin ka wan Heysta wan marsada lkn abidkey xulbo man marsanin mana aqano sida lamarsado

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  5 дней назад

      Tijawi ad ayay kuanfici Insha Allah

  • @Amiirah-mu7rj
    @Amiirah-mu7rj 5 дней назад

    Abayo sida xada jirka loguqado please

  • @anisamohamedisse3681
    @anisamohamedisse3681 5 дней назад

    Masha llh jazakallh abyo aniga wxa i dhiby Shururaca sanka mxaa dawo u ah adoo mhdsan 🥰🙏🏾

  • @xabsabintuahmed8697
    @xabsabintuahmed8697 2 дня назад

    Wllo side bradhadhad lo shida

  • @NacimaAhmed-ff4vt
    @NacimaAhmed-ff4vt 5 дней назад

    ❤❤❤😂😂

  • @xayatXasan
    @xayatXasan 5 дней назад

    duxushu maxey aheed wallo xulbada lagarey

  • @fihiimaaxmed2992
    @fihiimaaxmed2992 5 дней назад

    Vitamin ka magaciisa habo

  • @MaryamAda-so4og
    @MaryamAda-so4og 5 дней назад

    Abayo farxiyo I caawi 28 jiraaa wajiga duuduub igalay ma taaagno wajigeyga plz I caaawi

  • @faaduumoliibaanmaxamed9712
    @faaduumoliibaanmaxamed9712 5 дней назад

    Kariinka caruurta hadan haysan maxa ku badalana

  • @mariamhusseinaden8642
    @mariamhusseinaden8642 4 дня назад

    Duldulelka noso geli abyo

  • @iqrahassan1
    @iqrahassan1 5 дней назад

    Qasilka iyo ubax shidan mafahmin

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  5 дней назад

      Ayago shidan suqa lagahela qasil iyo ubaxa shidan

  • @KowsarAbdulwahab
    @KowsarAbdulwahab 5 дней назад

    Vitimin e muxu tara