والله احنا الجمهوريه الصوماليه ما راح نخاف الخاف انفسكم ال سعود يا سعوديianaga soomali ayaan nahay ma cabsano ee sacuudiyoow naftiina ubaqa waadilaa kulahaa
Cabdulahi. Dadkan social media. Warkiina wada shartoda alle ha idinka qabto aniga koleyba ma aminin waxey sheegayan xitaa hal daqiiqo. Alle ha idin xiffdiyo
صل الله عليه وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Alxamdulillah Alxamdulillah Alxamdulillah Masha Allah somalida illahey ha mideyo yaa Rabi yaa Allah
Ninkaan. Ma suuliyad maqaadikaro. Wuxuu yiri. Inyar oo kamid. Ah. Dil lagu xukumay. Ma. 50 qof baa in yar ah. Somalia. Dawlad. Málahan. Shabaad. Ama timbere. La aqoonsanyahay kajira kaliya
Dowlad ma aha calaamo allaha ka amuujiyee kii xaaskisa gubay iyo gacanku dhiiglayaal badan hayaan Wiilasha yar yare masaakiinta ah e ay qaldeen AS toogtaan iyago gaalo lacag ugaaga cunaaya mussiibo haku dhacdee farmaajo imisuu so daayay wiilal ku dayacan jeelasha caalamka 😢😢😢😢
Anigu wx maqlay mrkan joogy wadankoda Anigu ma Arkin dadka iney ku been Aburtan ciidankoda masalan qof aan sharci lahyn ayey soo qabanayn mrka qofka la keeno xabsiga liiska wxy u galiyan tuug inu yhy ama naag xun iney ahayd wxy sida yeelan waa qofka aan sharciga haysan,ka Askariga ee soo qabtay qofka waa la weydiinaya sababta uu ku soo qabty dadkan wuxu doono ayu ka sheegayn waa inu ku been Aburta qofks si aan shaqada looga eryin.mrka qofka sida logu been Aburtay ee la tarxiilay loo diray wadankisa berito haduu doonayo inu cimro ama xaj u imanayo mrku madaarka ka soo dago wx hor yaal danbigii been Aburdka, ilahy ha u gargaro umadas joogta Saudi Arabia.
MASUULKAN SOMALIYED ISAGOON SOO HADLIN AYAAN KU SHEEGAY MUUQALKAAGII HORE SHEEG DAMBIGA AY GALEEN IYO IN DADKAAS AY DAROOGO IYO XASHIISH AY GADAYEEN SHARCIGA WADANKASNA AY DIL TAHAY HADA MASOO BAXAY IN DILKAAS DAROGISTENIMO
Somali hadaynu nahay indha adayg waa dhamaynay dal aadan lahayn daren ku joog ba la dhahay keeni wax waynu ku noqon weynay balad ameen daroogo ma wax sahlan baa ciday arkaan qurun faraha kula jirtaba way ku daydaan in yar ba somali magacii ka dishay hasbunallahi wa nimcal wakiil
QUNSULKA WAN 7 CUDUR DARAYAA 😢 WAYO SACUDI DADKA JOGO MAHADLIKARAAN SAXAFADNA CALMAKA KAMA SHAQEYSO MARKA QOF WALBO TABARTISOW HADLAA ANAKO JOGO HADAN SAFARADA WACAN9 NOMA TIMADO 😢 WEY BAQAYAN NIDAMKA MESHAN KA JIRA AYEY KU DHAQMAN😢😢😢😢 MARKA QUNSUL SOMALI O XURA MAJIRTO 😢😢😢😢
Ama somali hal qof haka go,do ama Yey ka goin somali iyagaa is dhameeye is xasuuqay maalin walba qarxaya subax aan Muqdisho Dhiig lagu qubin male marka Sucuudi iney 200 dil ku xukumaan wey u gaartey marka hore idinka is xaliya markaasaa dunida dad idiin aqoonsan wb towfiiq
Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
chat.whatsapp.com/ETXbOPgsCOpL5SILW2rW8w
Gabadhaada isbitaalka ku jirtay iyo hooyadii daalanayd oo marba dhinac usicotay orod caawi
❤
Scw Scw ScwSoomaali Allah hana badbaadsho meel kastaa iyo markastaaba
Waad ku mahadsan tahayee ilmaha iyo Maryan noodaadahee daleeshana hauga tagin waa iga codsi kheyr kana Allah hayna waafajiyo Aamiin Yaarabi
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sacuidiga waa dabadhilifiinta ugu xun ayaga iyo imaaraadka.
Waa in aan Horta inagu waa inaan israacna rag badan aya meelsaarayna BI'ITHNILLAAH AL-BAARI
Dhul dad iyo sharftii ummada.
waxkasta waan soceshanayna BI'ITHNILLAAH
Salaan qaali C/laahi. Runtii qayb libaax baa qaadatay waana rajayn inaad halkaas kasii wado garab istaaga dadka Soomaaliyeed muslimka ee tabaalaysan.
Xaliye from Garoowe.
Dadkan kuwaashay maryan iyo ilmihii aawaye naxariis idinkama aha’e wiilkan iyo reerkiisa dhib kama jiro ee reerka kafariista. Dad xasaradaha jecel baad tihiine. Subxaana Allah.
Abdullaahi waa Abe Sharaf leh oo jecel gabdhihiisa somaliyeey joojiya xasarada❤❤❤❤❤❤❤❤❤
WAXAA UU SHEEGTA ISAAGA IN AAY KA SOCOTO GABDHAHA KKKKKK YAA UU BAHAAN USAAGA HAA DHAAQDO REERKIISA
Xasbunallahi wanicmal wakiil RABBİYOOW cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaaliweyin kabadbadi Aamiin yaa Rabbi. 🤲🤲🤲.
Waadigan somali u hadle reerkaagi iyo ilmahagi ka waran
Allah kabad badiyo sharka
Wiil sha soomaliyed iyo gabdha
Haba
Kan safir ma aha wa fashil mid lacag arursi ah. Safirka runta ah mesha u taga xaqiiqda u ogada.Abdullahi dadka ada safir u ah thank you.
Maoktahay sacuudigainaanka aarsankarno sacuudigagudahiisa iyo taariiq lamailaawaanah haaa maoktahay tirada uu dilaayo iyo wadankasta uu wafdiahaan uu u tago maxamed Binu Salman inaanjookno soomaaliahaan qorina lahelikaro gudaha sacuudiga taariiqdaani waatanbilaawatay dalka sucuudiga anagaaleh
والله احنا الجمهوريه الصوماليه ما راح نخاف الخاف انفسكم ال سعود يا سعوديianaga soomali ayaan nahay ma cabsano ee sacuudiyoow naftiina ubaqa waadilaa kulahaa
Smli wax ba kaama galin ee ilmahaaga iyo umushii daryeelo xillo gubayahow
Waxa laysla dhexmarayo imey been tahay ubadan tahay ee yeynu ku danbaabin
Cabdulahi. Dadkan social media. Warkiina wada shartoda alle ha idinka qabto aniga koleyba ma aminin waxey sheegayan xitaa hal daqiiqo. Alle ha idin xiffdiyo
War cabdullaahi hooyo reerkii meeyey umadii waana waashaye illaahay waxaan ka baryaayaa inuu cadowga idinka qabto fadlan hooyo umasha iyo caruurta u tur
WAAN KU FARAXSANAHAY INAY BADBAADAAN DADKA SOOMAALIYEED❤️
Nin liid xayawaana
Ilaahay wuu kuway
Diin doonaa yaaxayawan
100/80 xashiishkay
Ku noolyihin kuwa xukumda
Haysta qo aan cabinba malaha adigaa yimi
Waanasiib daro somali
Kudhacday adookale
Baa mSuul loiga dhigay
Waayo shaqadadaba ma
Taqaanid iyo waxaad u
Joogtid barius in lashaqaysto
Baad fahan santahay
Hadaanu madax weyne
Haysano adaa tiirka lagu
Soo taagilahaa dayus
Fooqa dayuus 10 sano
Baan kunolaa dadka
Shacabka ahi waa dad islama
Laakiin xukumadi majirto
Mashaa iikhdii baa xabsi
Iyo dil lagu xukumayaa
Salmaan iyo wiilkisa
Alle ha usoi dedejiyo
Ciqaabta boqor faysal
Allayaa arxaag
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
Haa ladiilo
maashaa'allaah GUUL SOOMAALIYA
Gabar xataa nagama good.
Somali waa dadka uugu masaakiisan aadna u ilaaliyo wadanka ee jogaan sharcigiisa wllahi si aan wanaagsaneynin ayeey xalay iyo maanta iila dhaqantey diyaaradda shisheeye.
Scw Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤
Allah haka soo badbaadiyo
Waa qalad in ay iska toogtaan muwaadin wadanankiisa marti ka ah
Ee hanoo tarxiilaan ok haku wareejiyaan dowladeena
We rvenge fm the saudi kings and their goverment
Ninkan lacag baa lasiiyey ayga uu hadlaya where is our president?
No No No in qof bani Adam ah 3 Allah SWT sheegay wax aheen lagu dilo maaha
Walahy gabdhas waxay ku hadashy runta aduniya dawaara
Hal qof nagama go,o waxayna ubadantahay dadkan dambi ay galin in dusha laga saarayo, Allah hakabadbaadiyo.
Allah haka soo furfuro dadka ay qabsadeen 😢😢😢
Ninkan safaaradda jooga waaba neef xoolo ah
Asalamu alaikum warahmatullahi wabarakatuh my dear brother may Allah bless you and your family. I hope your family are doing well
Ninkan lacag maa la soo siiyay naxkamadooda waa dulmi saxna ma ahan
Salallahu caleyhi wasalim ❤
Asc cllaahi waxaan sugnaba sowada fadhisiginai adiga maryan iyo ilmaha beebiga Inshaa allaah maryan Abaayo umushii isxanbaarta allaah hakadhigo beebigane allaah ha noo caafiyo allaahuma Aamiin yarabi alcalamiin iyo intamuslinba 🤲🤲🤲🤲🤲
Kkkkkkkk
Sacuudiyoow iyo dhamaan qaliijka carabtoow Sida Soomaali idiinkugu listay inooguma hanbeeyn waqtiguna waa wareegaa Allaa inoo soowareejin sikastaaba Soomaali waa goboo sidaad wax yeesheen idima yeeleyso gobanimaduna waa loo dhashaa waana intaan ku soconaa Soomaali guul iyo gacanta sareysaa Raxmaan inaga yeel Aamiin Yaarabi
Ka shacab ahaan awoodeena waa codkeena waana la faafinaayaa
Shidaalka somalia laga qodi doono bay kasoo horjeedaan carabtu☝️
Sacuudi soomaali horumarka aay gaareeso. Ayeey dhib u arkaa imaanka Allah galsho😮
صل الله عليه وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Alxamdulillah Alxamdulillah Alxamdulillah Masha Allah somalida illahey ha mideyo yaa Rabi yaa Allah
WALAIKASEWAAWACALMaSUuLSooMAALIMAAHN
Wanu ognahay sacuudi boqortooyada Aya xun 😂😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Somali waa mid sucudiyanka waa cawaan dawadhilif galada udabA dhaqa masebo haku dhacdo
Ninkaan. Ma suuliyad maqaadikaro. Wuxuu yiri. Inyar oo kamid. Ah. Dil lagu xukumay. Ma. 50 qof baa in yar ah.
Somalia. Dawlad. Málahan. Shabaad. Ama timbere. La aqoonsanyahay kajira kaliya
صلى الله عليه وسلم
Mashaaa Allaaah Allahayow ku xifdi cllahiyow
Somali alla u maqan yaa rabi 😭😭😭😭☝
Madaxda carabta Ilaahay xukunkooda ha jarjaro
Cabdullahi wlle ani aad baan oga xumahy waxa lagaa sheegi waxaana rajeenayaa iney been tahy warka laysla dhexe mari abwoo fadlan fadlan low samixda warkaa waa been na soo dheh waan idin jecellhy maryan iyo cabsullahi ilmahana allha idiin caafiyo lkn warka xun ee idiinka imaanaya wuu idhiby ani waligey comenti ma qoriin lkn idiinka 2 chanal waan idiinkasoo qory piliz pilz wllow waa been dheh
Dowlada somaliyeed allah naga qabto
Dowlad ma aha calaamo allaha ka amuujiyee kii xaaskisa gubay iyo gacanku dhiiglayaal badan hayaan
Wiilasha yar yare masaakiinta ah e ay qaldeen AS toogtaan iyago gaalo lacag ugaaga cunaaya mussiibo haku dhacdee farmaajo imisuu so daayay wiilal ku dayacan jeelasha caalamka 😢😢😢😢
Ma rabno waa run so dhiwa wilasha wadankoda uso dhiwa lama dili karo wilasha so ma liyeed
scw scw scw scw
اللهم صل و سلم علي نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Anigu wx maqlay mrkan joogy wadankoda Anigu ma Arkin dadka iney ku been Aburtan ciidankoda masalan qof aan sharci lahyn ayey soo qabanayn mrka qofka la keeno xabsiga liiska wxy u galiyan tuug inu yhy ama naag xun iney ahayd wxy sida yeelan waa qofka aan sharciga haysan,ka Askariga ee soo qabtay qofka waa la weydiinaya sababta uu ku soo qabty dadkan wuxu doono ayu ka sheegayn waa inu ku been Aburta qofks si aan shaqada looga eryin.mrka qofka sida logu been Aburtay ee la tarxiilay loo diray wadankisa berito haduu doonayo inu cimro ama xaj u imanayo mrku madaarka ka soo dago wx hor yaal danbigii been Aburdka, ilahy ha u gargaro umadas joogta Saudi Arabia.
Scw..scw..scw.....maya..managoh....will.. somali..maya..maya....maya..wall
scw scw scw aamiin 🤲🤲❤️❤️👍👍🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🙏
Abdullahi kasoo hadal Maryan iyo babyga ay dhashay dhakhtarka way kala soo saartey Ilaahay ha caafiyo aamiin
Soomaaliga waa inoo qaali cid kale shaqa kuma lihin
Waa kala yaabaa waa . Dadkaan waxey leyihiin wadan waa inlasoo tarxiilo
Waa uu qaldan yahay sidu u hadlay waa in ay soo gudbiyan dowlada somaliya
Soomaalaay dhegala,eey dhagaxa tii ka adageey
Sacuudi careebiya kama yeeleeyno ineey dadkayaga u Dillan dalkiina ayaa shidaal qodanaaya waa masheuuc siyaasadeed mana aqbaleeynee adeer wad dadaalkaaga waana ku mahadsantahay
Waa sax
SCW❤❤❤❤❤
MASUULKAN SOMALIYED ISAGOON SOO HADLIN AYAAN KU SHEEGAY MUUQALKAAGII HORE SHEEG DAMBIGA AY GALEEN IYO IN DADKAAS AY DAROOGO IYO XASHIISH AY GADAYEEN SHARCIGA WADANKASNA AY DIL TAHAY HADA MASOO BAXAY IN DILKAAS DAROGISTENIMO
Walal Abdullah anaga Yahuud iyo Nasaro hanoga shekeeyn sohadal adigu wax baa salagleh😊
😂😂😂
Bal mayaabtay jiir adkaa ninki youtub oodhan asagana laguhadal hayaa io meelwlba asna shaqadisaba mahan, bal mxuu halmar viewska aduunka shaqysto u soqoro xaqiiqada maryan io aniga 😂😂😂😂😂 anagana hanafuqdee
Waa runtaa ha caawiyo cunuga xanuunsan iyo xaaskiisii oo dhaawac ah oo gaari saaran
Hhhhhhh Alle qosol bandana
😂😂😂😂
Masha Allah gabdhahaada allah haku xafid
Warkan hadlaaya lacag ayuu qaatey waa dameer buushiga cunu uf
aadiiaad
Oo malin walba soomaliya boqolal qof oo nadifa aya lagu qarxiyaye kuwa mad kadhidhisid walaal dad dambi galay intad udoodaysid.
Saaqid beenaale bilaadhaqanah eyes naaso leh😢😢😢😢😢 maalin ayaa kuqaban nafsigu kuqaban
Oo Sucuudiga taa kafuqsi badan oo fasaxay Khamriga iyo Droofada noocyadoida kaladuwan.
Subxanallah 200boqol oo qof danbi mawadagelin ee waa xasuq cadi ah oo soomaali weyin kudhacay dowladan daciifka ah ee cadowga carbed iyo cadowyada kasii danbeya qadimka u ah ayay ka arken.
Scw
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما الي يوم الدين
Subxanallah ma qamra lagadaa la isku dilaa quraanka intee uga qoranthy🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Somali hadaynu nahay indha adayg waa dhamaynay dal aadan lahayn daren ku joog ba la dhahay keeni wax waynu ku noqon weynay balad ameen daroogo ma wax sahlan baa ciday arkaan qurun faraha kula jirtaba way ku daydaan in yar ba somali magacii ka dishay hasbunallahi wa nimcal wakiil
Hada kahor waxee qorta kagoyen 7wiil o dambi lahyn tana aloshego 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ilahay Kuma xanibin
Salallahu calayhi wasalam
SOMALIA 🇸🇴 ILAAHOW SHARAFKEEDI IYO DOWLADEEDII USOO CELI.
QUNSULKA WAN 7 CUDUR DARAYAA 😢 WAYO SACUDI DADKA JOGO MAHADLIKARAAN SAXAFADNA CALMAKA KAMA SHAQEYSO MARKA QOF WALBO TABARTISOW HADLAA ANAKO JOGO HADAN SAFARADA WACAN9 NOMA TIMADO 😢 WEY BAQAYAN NIDAMKA MESHAN KA JIRA AYEY KU DHAQMAN😢😢😢😢 MARKA QUNSUL SOMALI O XURA MAJIRTO 😢😢😢😢
Wsm maxad kamasul tahaka qusul ahan uhadal soomalida
Adeer reerkaaga xaliso , dadka daroogada iibinaayana in la ciqaabo waa waajib .
arimahana dowlada baa xalisaye beenta gurigaaga la joog 3:47
100 /100dheh sh cabdullhiyow hakashakin qof tahriiba ah iyo darooga been cad ayaa lagu heeystaa
Xaskagii
Sucudiga mahan Inu dadkena diilo wayo ayagaba burihi scwscw scwscw scwscw ku kamabnucay ayeey barer qamri. Kasameysthen ma ayaga Didi Karo muqadiraad ayagaba udiirsadaye
2BOQOL WEY YARTAHAY EE 20KUNCABDI QASAARO AH AYAA NAGA GO,DA EE HANA DHAAFIYAAN
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxanallah subxanallah subxanallah
Ama somali hal qof haka go,do ama Yey ka goin somali iyagaa is dhameeye is xasuuqay maalin walba qarxaya subax aan Muqdisho Dhiig lagu qubin male marka Sucuudi iney 200 dil ku xukumaan wey u gaartey marka hore idinka is xaliya markaasaa dunida dad idiin aqoonsan wb towfiiq
SU'AASHEEDA MAXAAD UGA HADLI WEYDAY DADKA MAALIN WALBO XAQ DARRADA LAGU DILAAYO GUDAHA SOMAALIYA. MASE SOOMAALI MA AHAN IYAGA???????????? 😭😭😭
Soomaali hadii aan ahay 35 sano ayaa khaa’imiin iyo tuugo iyo dilaa iyo qaxbo iyo darooogeysato waa inoo wada tarmeen oo waa nagu bateen. Kala gaabin waa u baahan yihiin. Dunida ee wali la siigaleen.
Maya
👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Adigu ma mooryaanta IYO tuugada IYO doroogiste YAASHA Somalia 30 sano burburiyey O hadda sheydan nomads kagadey KACBADA miyaad dooda o lawyer TAHAY.minda mooryaan i o isbaariste baad ahayd.
Ninkamin ah Kam ogolina dil. Iyo xadhigba lkn sucuudigu kii Lallahaa dalkii wuxu kafuray mukhbaarado mayaanu ahay
Abdullahiyow ninkaan mas'uul inooma noqon karo. Waayo waa nin Sa'uudi u shaqeeya sida hadalkiisa u muuqato.