Sida Wajiga Loo Cadeeyo oo Natural Lee | Amenabeauty

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 332

  • @Hi_queenss
    @Hi_queenss 5 лет назад +415

    1 qaando qasil
    1 qaando warango
    2 qaando yogurt
    2 qaando biyaha fiyooraha
    1 qaando yariis malab
    Hadaa kuu fududeeye dawashada like ii saar

    • @amenabeauty
      @amenabeauty  5 лет назад +9

      Thank you sweetie mash Allah ♥️ ♥️ ♥️

    • @mariasharaf5220
      @mariasharaf5220 5 лет назад +5

      Warango mxa laga wada

    • @aasiyaaxmed796
      @aasiyaaxmed796 5 лет назад +3

      maria ahmed sabuul shidan ba laga wada

    • @raqad4642
      @raqad4642 5 лет назад +1

      maria ahmed 🌽 corn stretch ba English lagu dhaha wa sidii bur ka oo kale xalwada markii lakarinayana waa lagu dara cornflower na waa ladhaha

    • @mariasharaf5220
      @mariasharaf5220 5 лет назад

      @@raqad4642 wa fahmay abyo thanks

  • @amenabeauty
    @amenabeauty  5 лет назад +45

    >INGREDIENTS YOU NEED IN ENGLISH AND SOMALI:
    * Ingredients:
    1 qaando qasil
    1 qaando warango
    2 qaando yogurt
    1 qaando biyaha fiyooraha
    1 qaando yariis malab
    * Ingredients In English:
    1 Tablespoon Gob Tree (Qasil)
    1 Tablespoon Cornflour
    2 Tablespoon Yoghurt
    1 Tablespoon Rose Flower
    1 Teaspoon Honey

    • @halimamful
      @halimamful 5 лет назад +1

      Amenabeauty thank you

    • @addowilyaasali8114
      @addowilyaasali8114 5 лет назад

      Ibar gaber gibilcad ah aamino thanks sister my nomber+447727857770

    • @opihahom
      @opihahom 5 лет назад

      Amenabeauty dadka haka waliin xabiiti dadka dadka weey kawalan adiigna hanogu darsamiin intaasna waa iga Kaftan

    • @asmahared8190
      @asmahared8190 5 лет назад

      Amenabeauty yoghurt cano maku badalaa

    • @khadraali7062
      @khadraali7062 5 лет назад

      Amenabeauty habibti telefonkada intaa kaheli kara?

  • @qadrahussein5166
    @qadrahussein5166 5 лет назад +3

    Thanks sister.... you’re one of the honest RUclipsr ever. I really appreciate it and I bet it works. I normally use rice, honey, milk and egg whites. That’s my tip hope you find it interesting cuz it works like magic.

  • @CafimatFican
    @CafimatFican 5 лет назад +17

    Amina beauty 💕💕💕💕💕

    • @amenabeauty
      @amenabeauty  5 лет назад

      ♥️♥️ Thank you abaayo yas

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 Год назад

    Mansha allah khayr badan alle hakusiiyo Quruxeey 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @kaamilk8863
    @kaamilk8863 5 лет назад

    Amina abaayo mahadsanid ilaah haku dhawro aakhira iyo aduun.

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 5 лет назад +1

    Caadi maaha MashaaAllah thanks qali

  • @umusalmamaxamad9166
    @umusalmamaxamad9166 4 года назад

    Asc abayo waad ka baxsatay mahadsanid allaah ku barakeyo gacmahaga jazakallaah

  • @rahmoalisalad7524
    @rahmoalisalad7524 5 лет назад +8

    Masha Allah thanks wlshay😍🌸🌺🌹💐💐

  • @munaabdi5067
    @munaabdi5067 3 года назад

    Mnsha allaha abaayo quruxeey alle ha kuu shrfo mr ksta abaayo waxaad ii sheegtaa adimada iyo gacamah dhuudhuuban maxaa lagu naxiyaa abaayo ku sugi

  • @sacdiyoali4340
    @sacdiyoali4340 4 года назад

    Wwwwwwww atariisho waa wax aaminsanhy sida aaad usoobandhigty

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel 5 лет назад +14

    Waaaw 😍😍😍😍😍😍😍

    • @sofiaerilleey3467
      @sofiaerilleey3467 5 лет назад

      Adna channel subscribe iisar ana waan kuusare macaan

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 5 лет назад

    Amena habibti liimo iyo sokor wijigey waa i dhibaa maxaan sameey karaa muku dhaafi karaa?

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 5 лет назад +2

    Masha allah nice scrub and musk

    • @sofiaerilleey3467
      @sofiaerilleey3467 5 лет назад +1

      Walaashey qaali SUBSCRIBE iisar ana waan kuusare shugran xabiibty

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty 5 лет назад +1

      @@sofiaerilleey3467 Wa kuu saray wlshey qali cafwan xbbti

    • @sofiaerilleey3467
      @sofiaerilleey3467 5 лет назад +1

      @@Faizasworldbeauty shugran abaayo Macaan qeer Allah hakusiiyo

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty 5 лет назад +1

      @@sofiaerilleey3467 Adiga mudan abayo mcn

  • @nastexobadal8057
    @nastexobadal8057 5 лет назад

    Manshaalah abaayo mcn wad mahadsantahy ee abaayo with out yogurt iyo warango maisticmali kara qasil huruud iyo timir iyo malaab iso jawab please thank

  • @ubaxhealthybeauty5141
    @ubaxhealthybeauty5141 5 лет назад +1

    Masha alaah Abaayo thanks

  • @hooyomaryaangabadheda1659
    @hooyomaryaangabadheda1659 5 лет назад +2

    Asc qali wankugu cusubahy thanks wanka helay balse sualh linta iyo sonkorta lin macan miya miyse lindhanan plz jwb qali ???

  • @shawraahmed4398
    @shawraahmed4398 5 лет назад +1

    MashAllah Tabarakallah thanks sister

  • @deeqaaxmed8468
    @deeqaaxmed8468 5 лет назад +1

    masha allaah xabibti wad mahadsantahay

  • @miimimiimi5484
    @miimimiimi5484 5 лет назад

    Thnks waxaad soo galisaa wax u fiican canbaarta

  • @yasmincali495
    @yasmincali495 5 лет назад +4

    Mansha allah xabibti waa ka helay

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 4 года назад

    Mashaalah macanto shukaran horiusoco qaali

  • @amrankabira8532
    @amrankabira8532 5 лет назад +1

    Waan kahelay ee hore usoco sister aan ku faano Allah ku xifdiyo

  • @gabadhasomalinimadajacel8333
    @gabadhasomalinimadajacel8333 5 лет назад +2

    Shukran amina cadey wan tijaabina daily ayan u istimala insha allaah
    Next video wax yabaha ku shaqeye oo leysku cateyo

  • @rowdaibraahim951
    @rowdaibraahim951 5 лет назад +4

    Thank you bbyo keep going

  • @safiyobashi3784
    @safiyobashi3784 4 года назад

    Abayo kaso hadal dadka dhig rorka qabo waxa u roon mcnha xididka gad gadudka eh m.a abayo thnks

  • @luulcookingandbuety5746
    @luulcookingandbuety5746 5 лет назад

    Masha allah amina qurux waa ka helay shukran

  • @asmamaxamed2902
    @asmamaxamed2902 5 лет назад +1

    Masha allaah abaayo hore u socoh

  • @qaayasiman4545
    @qaayasiman4545 5 лет назад +2

    Mashaa allah Amena cadey ❤😍😍😍😍😍👌

  • @kalthumshaur1070
    @kalthumshaur1070 5 лет назад +3

    Waa tijabina merci ma chère

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 3 месяца назад

    Waad mahad san tahay wll❤❤❤🎉❤maashallh ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 5 лет назад

    masha allah make up la,aanta aa ku qurxoon tahay amina make up kaan ma iska dhaaftidoo skinka ayuu gabowga ku soo dedejinaa qofka sidii uu illaahey ka dhigay oo natural ka wax ugu fiican maleh .

  • @Dhamestiran
    @Dhamestiran 5 лет назад +4

    Msha Allah xbbth keep going wlh so beautiful with out make up

  • @فاطمهالزهراء-د8ل
    @فاطمهالزهراء-د8ل 5 лет назад +4

    ماشاء الله اختي شكرا انا حبك انت

  • @nihaalaxmed785
    @nihaalaxmed785 5 лет назад +1

    masha allah abayo shukran

  • @fairhonestjustice7918
    @fairhonestjustice7918 5 лет назад

    Pls. Sis. Markaad na tuseysid sida wax loo qasaayo kor ha u qaad qaadin ee si toos ah noo tus meesha alaabta taal iyo sidaad wax u qaseysid thanks

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 5 лет назад

    Qaaliyey mxy thy qasilka cad,qasilka kii caleenta ahaa ee cagaarka ahaa midaan ahayn miyaa jiro.

  • @farhianoor4841
    @farhianoor4841 5 лет назад

    Masha allah waaw super sweet girl warkan imarayo

  • @theBinaryBeats
    @theBinaryBeats 5 лет назад

    Shukran abaayo

  • @nasrinali1918
    @nasrinali1918 5 лет назад +1

    masha allah tabarakallah jabiiba

  • @umumicraajchannel1623
    @umumicraajchannel1623 5 лет назад +1

    Maasha allaah abaayo markaad mekupka marsatid iyo markaad indhaha wax gashatit markaan baad kaqurux badantahay

  • @foos7330
    @foos7330 5 лет назад

    Asc maasha alah walaashey thank you very much

  • @aminasheikh2789
    @aminasheikh2789 5 лет назад +8

    Like My Mummy Video. Happy early birthday mummy I love so much.

  • @muniiromuuse3269
    @muniiromuuse3269 5 лет назад +3

    Asc abayo waxaakacodsanas waxa nosogalissa waxa xaada wajiga laguxiiro pls

  • @maryanhassan2970
    @maryanhassan2970 5 лет назад

    Huuno ka waran hadaanan haysan yogurt ma ku badalan karaa powder milk

  • @safiyacumar3113
    @safiyacumar3113 5 лет назад +1

    Waranguhu waaxay wll

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 5 лет назад +1

    Maasha alaah Abaayo jabiiba waaye

  • @barwaaqobilkheyr5653
    @barwaaqobilkheyr5653 5 лет назад

    YOU ARE BEAUTIFUL WITH OUT MAKEUP MAASHAA ALLAAH YOU DON'T NEED MAKEUP AMENA QURUX

  • @alishazubeir7605
    @alishazubeir7605 5 лет назад +1

    thanks dear sis

  • @aasiyasuliemanahmed6200
    @aasiyasuliemanahmed6200 5 лет назад +3

    Mazha Allah Xbbti pls wxd noosoo galisaa sida wajiga loo caateeyo iyo sida saliida looga saaro

  • @amaali9609
    @amaali9609 5 лет назад

    Xabbti marka hore iska saar indhaha lenses gashatay wayo folxumidaada waa laga cabsanaya indhihii chayniska ayaa kugu yaala laguguma tala galin adi oo kale mid xigta madowga iyo cadaanka kolba kii ale ku abuuray ayaa cafimaadku ugu jiraa qofwalba

  • @Its_faruq223
    @Its_faruq223 5 лет назад +2

    Thanks i will try insha allah

  • @ataraljanah5193
    @ataraljanah5193 5 лет назад +1

    Masha Allah
    Jabiiiiiiba 👌

  • @rahmonunow4448
    @rahmonunow4448 5 лет назад +1

    MashaAllah mahadsanid xbbtii

  • @luulacabdi2778
    @luulacabdi2778 5 лет назад

    Abyo qaali malabka maxaa ku badali karaa shugran plz ii jwb

  • @munohasan2650
    @munohasan2650 5 лет назад +11

    amino dadka wajigooda dhiig roorka qabo kasoo hadal xidida gaduudka camal 👏👏🙏🙏🙏

  • @sahracabdi9105
    @sahracabdi9105 5 лет назад +1

    Abayo waa mahadsanthy qali

  • @mayamuse229
    @mayamuse229 5 лет назад

    Thangs wll warngaadu waa maxay wll isheeg

  • @saynabfarah6824
    @saynabfarah6824 4 года назад

    Wllo wajiga ayaa sidi qof wayn o da ah i noqday wan buur nan jiray markan catoday saas i noqoday

  • @nimoadan5846
    @nimoadan5846 5 лет назад +3

    Abyo mahadsanid amina waxad noso galisa luduunta/qorta madow waxa lagu Cadeyo xabibti mahadsaniid

    • @Cawrala10
      @Cawrala10 4 года назад

      Apple cider vinegar suuf ku mari biyo uga dhiq kadibna waxaad isku qasataa malab yoghyoghurts liindhanan iyo qasil isku dar mari walahi waxweyn ayaad arkeysaa

  • @FatumoPpe
    @FatumoPpe 14 дней назад

    M.a tnx ❤❤

  • @naimamohamed7344
    @naimamohamed7344 5 лет назад +1

    Masha Allah xbbti mahadsanid queen

  • @maariyasaciidahmed1731
    @maariyasaciidahmed1731 5 лет назад +2

    Mashaallh sis

  • @shukrideeriye774
    @shukrideeriye774 4 года назад

    Thanks happti 💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 5 лет назад +1

    ma ku holaneyso miyaa sonkorta abaayo liinta iyo balabka waan aqaan laakinse sonkorta wey igu cusubtahay

  • @halimamful
    @halimamful 5 лет назад +1

    What is qasil in English so I can get it and where can I find it

  • @abdalaabdiafrah6738
    @abdalaabdiafrah6738 5 лет назад +1

    Thanks

  • @ayankuryachannel8220
    @ayankuryachannel8220 5 лет назад +1

    Masha allaah jabiiba

  • @fartunabdullahi8866
    @fartunabdullahi8866 5 лет назад +2

    MASHA ALLAHA Hambalyo hambalyo Abayo Qali Thank you so much 😍😍😍❤❤❤👍👈👌👊🙏

    • @ismahancel-cali982
      @ismahancel-cali982 5 лет назад

      Fartun Abdullahi wll qaali plz Subscribe igu caawi thanks

  • @halima879
    @halima879 5 лет назад +2

    Shugran xbbti

  • @sahroaxmedsahroxayaati6189
    @sahroaxmedsahroxayaati6189 5 лет назад +1

    Asc abaayo amino Masha allah sidaan ayaa ku qurux badan tahay ee iska daa makiyaajka

  • @munohasan2650
    @munohasan2650 5 лет назад +2

    thanks xapiipti aamina ❤💟💞💝💗💘💘💘💘❤💟💌❣

  • @jawahirsheikh2380
    @jawahirsheikh2380 5 лет назад +1

    Masha'Allah tabarak'Allah sister

    • @ismahancel-cali982
      @ismahancel-cali982 5 лет назад

      Jawahir Sheikh wll qaali plz Subscribe igu caawi thanks

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 5 лет назад

    Masha alaah. Xabiibtii jzklq inaba cadi ma aha. Baracka fick.

  • @ikhlaas-9678
    @ikhlaas-9678 4 года назад

    Abaayo aadbaad bugu fool xuntahy idhaha waxad gashatey ish iska dhaaf abaayo sidad ayad ku qurxantahy

  • @uhashi8151
    @uhashi8151 5 лет назад

    masha Allah guul insha Allah

  • @shukrideeriye774
    @shukrideeriye774 4 года назад

    Sankaga jeclahay quruxeey ❤️👍❤️👍❤️❤️♥️👍♥️❤️ mashaallah Allaha Ku xfdo

  • @muniitachannel6860
    @muniitachannel6860 5 лет назад +1

    abayo waxan ahay oily face & sensitive alabtan ma isticmali karaa

    • @amenabeauty
      @amenabeauty  5 лет назад

      Abaayo watch the video again I cover-up everything what the facemask do

  • @farfowsaficanfardowsafican5302
    @farfowsaficanfardowsafican5302 5 лет назад +3

    Thanks hppti

  • @wafanaji9255
    @wafanaji9255 5 лет назад

    Khasalka maxaa kawadaa. Khuso miyaa khusada loonkeeda cagaar waaye. Adigana. Kaaga loonkiisa. Cad waaye

  • @Rgeu999
    @Rgeu999 3 года назад

    جزاك الله خيرا اختي الغاليه وي شخص مش فاهم الغه صوماليه هدا ترجمة المكونات كامل
    ملعقه ١غسل اوعشبه السدر في بعض الدوال يسمو السدرملعقه١ كركم ٢ملعقه زبادي و٢ملعقه ماء الورد ١ملعقه صغيره عسل هدا هو المكونات كامل دعوتكم

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 5 лет назад

    Tanaa way iska hurudaa kulahaa fiyoore guduud ah dabka saar abaayo waxani waa rose kama baxo somaliya

  • @salmazamiirduraan330
    @salmazamiirduraan330 5 лет назад

    Maxaa indhahaaga cadeeyay

  • @FadumoHas
    @FadumoHas 5 лет назад +2

    waaw masha allah💗💌💜💛💚💙💕💚💕💙💗💕💜💗👈👀😍

  • @its_saffa3435
    @its_saffa3435 5 лет назад +1

    asc abayo contact lenses intee ka dalbataa kuwa aan ka gato Specsavers waa qaali especially kuwa colour ka ah let me know meel cheap ah haday jirto please

    • @amenabeauty
      @amenabeauty  5 лет назад

      Add me Snapchat amina507

    • @asmraage
      @asmraage 5 лет назад

      @@amenabeauty walaal subacribe ii saar

    • @samsamsaed870
      @samsamsaed870 5 лет назад

      warango la an lama isticmaali kro. myaa wll

  • @Anteeno
    @Anteeno 5 лет назад

    Zhpey in aan wax kuweydiyo raby kwrn adoo mahadsan

  • @zawjatusalixa4206
    @zawjatusalixa4206 5 лет назад +1

    mahadsanid abayo intad wakhtigaga no hurtay

  • @hibaqmawel3943
    @hibaqmawel3943 5 лет назад

    Gacmahaaga ayaa laga gartaa inaad is cadeysay ilaahay kaqabo

  • @farhiyoalinunow7689
    @farhiyoalinunow7689 5 лет назад +2

    Thanks qali I love you sister

  • @amalsheqaley6027
    @amalsheqaley6027 5 лет назад

    Masha allah wu icajabiyey wan barobena

  • @fatmanashat6516
    @fatmanashat6516 5 лет назад

    abyo warangada ti xalwada lagidarayy miyaa

  • @________e2873
    @________e2873 5 лет назад +3

    Amina Beauty 💖So Very Jabiiba 🔥👌

  • @amaaltaakilo7568
    @amaaltaakilo7568 5 лет назад

    Intaad diyaano marsato baad anaga naga walaysaaaa beenta dadaka kadaaa nayaaa

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 5 лет назад +1

    Manshallah beautiful

  • @amaalmohammed549
    @amaalmohammed549 5 лет назад +22

    Asc wlshay waad mahdsan tahay walhi markaad cadaska indhaha gashan tahay waxaad ka qurux badan tahay markaad inshahaga dabicigaa alllah kuu abuuray waxba galin maan dhamysan muqaalka sidaad ok u ahayd unbaan arkay adoo cadas indhaha soo gashaday iga raali ahow wll ina samax hadad iga xumato balse si walal nimo ah baan wax kugu shegayaa

    • @anisacabdicali7398
      @anisacabdicali7398 5 лет назад +1

      masha allah amaal mohammed illaahey ku xafido xaqiiq waaye warkaas .

    • @shankaroncabdi7579
      @shankaroncabdi7579 5 лет назад

      Abyo warangadaa mida xalwadaa miyaa amaa mid kale ayaa jirtaaa

    • @amenabeauty
      @amenabeauty  5 лет назад

      @@shankaroncabdi7579 midi xalwada

  • @umucasaam3122
    @umucasaam3122 5 лет назад +1

    Sokorta wajigeyga way dhibta abayo mxan ku badala

  • @zaynababdirahman5492
    @zaynababdirahman5492 5 лет назад

    Abaayo mad maku sheega walahi markad gulubada idhaha gashato wad ku folxuntahay anigu waban kabaqa plz iska dhaf

  • @najahnalka2576
    @najahnalka2576 5 лет назад

    Lkn hdii haben walbo la marsanaayo mask ga haben walbo scrub maa wajiga loo sameynaa

  • @ayaandhaladbeautysalonhenn1384
    @ayaandhaladbeautysalonhenn1384 5 лет назад

    asc asxbta you top dada tartan kula jiraa ee si somalinimo ku dheehan igu codeeya hada iga codsa laheedeen wan idin codeen lahaay wlh ee mantay garab isiiyaa

  • @saniaabdulkadir2135
    @saniaabdulkadir2135 5 лет назад +1

    Jabibaz abyo msh allah