Hooyo waa nolosha Wanaaggeeda. Hooyo kasta waxaa fiican in ay la dhimato ama la noolaato ilmaheeda Dharag iyo Baahi. Waana in aysan yeelin Gacanteedana in laga bixiyo. Duruuf kasta oo haysata. Geeri ka hor. Waa ka xumahay sida naxariis darrada ah ee loo dilay Wiilkaas yar. Xaqiisa Allaha ka soo saaro Gacan ku dhiiglaha. Aammiin
Eedo baraka beel waaye. That’s why fathers need to look after their kids who are not from the woman they are with . Divorce/death happens but ilamaadha adhiga ayaa ka masuul ah whether hooyadood aad qabtid or not . Inta badhan nimanka naagaha ay la joogaan ayaa u daran . Eedooyinka was very abusive 99% of them .
NAAGAHA SOOMAALIDA WAXAA KU JIRA QAAR DOQMO AH OO ILMAHA NINKEEDU DHALAY OO AY DHIB LA AANTA DHASHAY OO NINKA AY JECESHAHAY UU DHALAY ILMAHEEDA WALAALKOOD BAY NAAGAHA QAAR KA DHEX ARKAAN ILMAHA AY AABAHA KALA TAGEEN AMABA AY HOOYADII DHIMATAY (( NINKAAN RABAA IN AAN LA NOOLAADO ILMIHIISANA MA RABO WAA DOQONIMO WAA NAAGO JIRAN RUNTII
Gabadhan aqonta ah waxaan rajeyhaya inow cawidono Dahiir Calasow ruunta Ninkan walajenka Somaliya allaha barakeyo
gabadhaas ilaahi gacanta cadowga haka bixiyo oo xoriyadeeda ilaahi ha Usoo celiyo wll Gabadhaan aan u gurmano sidan Lama dhowran Karee wanka xumahay haloo gurmado yartan
allow ugargaar somalidan cadawga libiya gacanta ugujira Aduunk goorma ayaan liibiyaan arki doona iyagoo somaliand jooga wllhi kuwan somali oodhan ayaa kumaqan libiya😢😢😢
Dhalintenuna caqli maleh intooda badan ayagoo og bay ku yaacayaan sida xayawaan camal subxanallah
Allah haka sonabad dayo aamin yaarabi
Ilmaha ragga hoyadood ka qaadayo haka fiirsadaan waligeed waxan dhici jirtay kamana waan toobaan🥲
Ilahayow u gargaar gabadhaa yar ee masakinta ah Amiiiiiiiiiiin 🤲🤲🤲
Xasbuna Allah Xasbuna Allah Xasbuna Allah
Allaha na xafido dhamanten illaheyow naxafid oo na Amaanso melkasto an adunka ka jogno Yaa Rabi Yaa Allah
Allaha kabadbaadiyo
Scw❤❤❤❤❤❤❤
Allah swt hakabadbadiyo maagafaxa gabadas insha allah
Hooyo waa nolosha Wanaaggeeda. Hooyo kasta waxaa fiican in ay la dhimato ama la noolaato ilmaheeda Dharag iyo Baahi. Waana in aysan yeelin Gacanteedana in laga bixiyo. Duruuf kasta oo haysata. Geeri ka hor. Waa ka xumahay sida naxariis darrada ah ee loo dilay Wiilkaas yar. Xaqiisa Allaha ka soo saaro Gacan ku dhiiglaha. Aammiin
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤
Dacwad ku ooga eedo baasta hana lasoo xiro.nimaankaan habaaran ilmha haudaayaan hooyadood
Maxaa wada dadkan fiiri qurux dooda marka hore Xasbunallah yeelkood
War dhalinyarooy ka jooga tahriibka xataa hadii aad yurub tagtaan sharci ma heleysaan naftiina ha haligina😢😢😢😢
GAbdhahan goormay kawantobe magafe iyo tahribkan cadabta ah kawaniya dhalinyarda plze somliyey
Plz bro Caissya style Nambarka lucawino Gabada Tahribti o dibateysan, Shashada sosaaar nambarka Hoyaded
Sax waye
MagSafe waa ogyihiin ciyaal ka ,,,,,hasan waa ku sii socdaan😢😢😢😢😢
wiilka yar abtigii aad iyo. aad baan. ueedeynayaa hadii uku noola kenya muxuu ugawarqabi. Waayey
Dadka hada jira isma xarirshan ismana daryelan dad wa kuwi hore 😢😢
arintan ninkan idiin muuqda sidaan ujeedo waa wax dajisan oo Dan Laga leeyahay stage managed wax u ka Yaqaan Indha sarxaad majiro Hadduu daawo isticmaali lahaa haa lkn Indha sarxaad Maya wax kale waaye barnaamijkan
Inankas yaar waaladile halasoqabto nagtas oo halaxiro
Subxaan Allah 💔💔😭🤲🏻🤲🏻
Dum well come
Eedo baraka beel waaye. That’s why fathers need to look after their kids who are not from the woman they are with . Divorce/death happens but ilamaadha adhiga ayaa ka masuul ah whether hooyadood aad qabtid or not . Inta badhan nimanka naagaha ay la joogaan ayaa u daran . Eedooyinka was very abusive 99% of them .
Oo muxuu Gamcaha ku tufayaa??
Waa in lasoo qabtaa inri ku dhacdayga
Aad ayanogaxumane inankas yar
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
NAAGAHA SOOMAALIDA WAXAA KU JIRA QAAR DOQMO AH OO ILMAHA NINKEEDU DHALAY OO AY DHIB LA AANTA DHASHAY OO NINKA AY JECESHAHAY UU DHALAY ILMAHEEDA WALAALKOOD BAY NAAGAHA QAAR KA DHEX ARKAAN ILMAHA AY AABAHA KALA TAGEEN AMABA AY HOOYADII DHIMATAY (( NINKAAN RABAA IN AAN LA NOOLAADO ILMIHIISANA MA RABO WAA DOQONIMO WAA NAAGO JIRAN RUNTII
Yaa Allah umadena badbaadi! Walaahi if you are a leader and Somali be very ashamed of yourselves!
ciil weynaa gabdheheenii quruxdaas leh sudanise io afrikan ur badan ayaa iska kufsanaaayo oo jirdilaayo gabdhihii aanan canaanta xitaa loo ogaan jirin tolow yaa nasoo habaaray, bal kwrn hooyada gabadhaan dhashay maxay dareemeysaa markay aragto gabadheeeda
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥲🤲🤲🥲🥲🥲🤲🤲🤲😭😭💔💔