TARXIILKA MARAYKANKA MARKHAATIGA NOOL HALIS WAYN | CABSI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • Hostages Arbel Yehoud, Agam Berger, Gadi Mozes to go free Thursday, along with 5 Thais
    Gov’t discusses Gaza deal into Shabbat - seen sure to okay it - after security cabinet approval
    Jacob Magid and Elana Kirsh
    PM’s Office says first hostages to be released on Sunday as planned * Shin Bet says Katz didn’t consult before announcing decision to free settlers from administrative detention
    Ben Gvir says his party will quit government if cabinet implements hostage-ceasefire deal.
    Israel-Hamas ceasefire deal to start Sunday; attacks on Gaza continue
    Palestinians in Gaza are celebrating after mediators confirmed a ceasefire deal has been reached between Hamas and Israel after 15 months of war. The truce is set to take effect on Sunday, January 19.
    Israeli forces, however, are continuing with their attacks across the Gaza Strip, killing at least 30 Palestinians in the enclave since the agreement was announced.
    #LIVE: ISRAEL AND HAMAS AGREE GAZA CEASEFIRE DEAL TO HALT WAR
    Israel and Hamas have agreed a ceasefire starting on Sunday to halt the devastating 15-month war in Gaza, Qatar’s Prime Minister says.
    Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani said the deal will lead to the release of Israeli captives and a surge in humanitarian aid to Gaza.
    Credit:
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV..

Комментарии • 64

  • @calim8311
    @calim8311 7 дней назад +4

    Asc aqyaarta Cabdixafiid allaha kucaafiyo sxb dadkii tufta soo gamay ayaan ka mid ahaa soo noqoshadada waan ku faraxsanahay allaha kuu zaaidiyo caafimaadka waa sheyqali ah.

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 7 дней назад +5

    YA ALLAAH FREE PALESTINE 🇵🇸

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 6 дней назад

    In Shaa Allah Qeer 🤲🏻🇸🇴🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 7 дней назад +1

    Maashaa Allaah Wariye Cabdi xafiid waa Soo laabtay Caafimaad waara inshaa Allaah

  • @Rageedi50
    @Rageedi50 7 дней назад +5

    Asc aqbaarts cusub maanta waa ninkii kitaabka quraanka ku gu sy Sweden gurigiisa ayaa lagu toogtay waana dhintay

    • @xannaan9152
      @xannaan9152 7 дней назад

      Alx wll ilaahey naarta ha ku fogeeyo gaalkas haddi run tahay

  • @IsxaqSaalah
    @IsxaqSaalah 7 дней назад +1

    Yes falastiin free

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 6 дней назад

    Abdi xafid 🙏🏻Alle Haku kalmeeyo🙏🏻Aamiin.

  • @marwogeele1254
    @marwogeele1254 3 дня назад

    Ilaah ha idiin caawiyo reer darbi ka soo bood

  • @jawhirfarid1416
    @jawhirfarid1416 7 дней назад

    Mansha Allah ilahay hadu ku cafiyey

  • @bezani
    @bezani 7 дней назад +5

    Dadkan la leeyahay way cabsanayaan oo wadnahay farta ku hayaan, war Ilahay tala saarta, haday arzaaqdiina ka qorantahay mareekanka waad cunaysaan hadi kalana aakhiro la idin geen maayee caadi iska dhiga, bisinka iyo tabaaraka😳

  • @Hamdamahamed-f8x
    @Hamdamahamed-f8x 7 дней назад

    Alxamdlaah Alle mahadleh nabad kusoonoqo wll

  • @nimcohassan9699
    @nimcohassan9699 7 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahiabdi9758
    @abdullahiabdi9758 7 дней назад

    Xalka ugu fiican waxaaa waaye madaxda dalka inee dhahdo wax noola soo celi karo malahan taas ayaan ugu qiimo badan uguna wanagsan

  • @AbdirahmanZiyad-m1n
    @AbdirahmanZiyad-m1n 5 дней назад

    3

  • @AbdirisaqCilmi-d8y
    @AbdirisaqCilmi-d8y 7 дней назад +1

    Ilaheey ha u saqiiro masakiinta nolol doonka ah

  • @Salmasaafi-hf7wm
    @Salmasaafi-hf7wm 7 дней назад +1

    Abdixaafidow ninkan waa xaasid lakin wuxuu iloobay in waxkasta qadarka Alle yahiin waxaan leeyahay haduu jab iyo qaseere ladoonayo walaalahiis Asaga Alle hahoojiyo muxuu markasta ugu digtaa dhalinta soojabay oo qarash badan kusobaxay waliba aan garanaayo qaarkood oo deyn laguleyahay waalidkii dhalay.Alle dalkeena hanoo hagaajiyo

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 7 дней назад

    Allahuma Aslix axwaalu umatul Somaal Allahuma Aslix axwaalu bilaatul Somali ya xayu Yaa qayuum.ameen

  • @abdirizakahmed3569
    @abdirizakahmed3569 5 дней назад

    Hanugu celiyo wada kayo waan ku faraxsanahay waxaan joogaa mareenka 18 sano waxaan leeyahay i celiya

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 7 дней назад +1

    Waxaa jira Dad Soomaaliyeed oo aan English ka si fiican u aqoon waxaa la sheegayaa in la gaado oo loo keeno waraaqo oo saxiixa la yiraahdo iyadoo laga yaabe in ay saxiixaan Sharciga waan ka tanaa sulay waanan celinayaa Yaan laydin gaadin Soomaaliyeey

  • @Maxamedsaadaq123
    @Maxamedsaadaq123 7 дней назад

    Ha dhihin nasiib xumo waxaa nasiib xun qofkii ale aan aqoon oo Aamina San in risaqa uu mareykan ku xiran yahay ee joog weriye

  • @alyoomshah6906
    @alyoomshah6906 7 дней назад

    cabdiyow manta bilaa filter ayaa lagu gaadey camera da

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 7 дней назад +1

    Wadankiina ku laabta dhista !
    Waxaad haysataan wax walba Nimcaa taal .
    Wadankiina aamina

    • @KhadraAli-j4l
      @KhadraAli-j4l 7 дней назад

      Adigu managa tagtay .. wadankiina waadiga yidhiye .

  • @IsxaqSaalah
    @IsxaqSaalah 7 дней назад +4

    Yaa I difacaayo hadii xabsi la Ia dhigo rerkayga dad hadal maqlaayo ma ahan xoog Aya la is ticmalaa guur xoog Ani xabsiga waxan Ugu Soo baxay guurkan dartiis hadan guur diido xasbi ayaa la dhigaa by Adam ahmed ibrahim

    • @z_1032
      @z_1032 7 дней назад +1

      @@IsxaqSaalah
      Allaha kuu dhib yareyo bro waa arin
      Laga naxo wlhi .. 💔

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton6100 6 дней назад

    Asc. Soomaaliyey halaga saaro meesha oo hala caawiyo dhalin yaradaas darbiga ka soo booday. Kulli lacag halayska uruuriyo inta goori gortahay.

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 7 дней назад

    Somaliland loves mr Trump 🇺🇸 guuuuuuuul ❤️

  • @hm1c586
    @hm1c586 7 дней назад

    Qaraa eropa kasotagay ayagoo sharci haysta Shaqeysta guri dagan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @absheefilfil1840
    @absheefilfil1840 7 дней назад

    Illaahay caafimaad sareecana ha ku diiyo Denver co

  • @adoontialle2528
    @adoontialle2528 7 дней назад +1

    kan xaasid waye waliba cunsuri ah dhalinyarada darbiga kasoo booday wuu ku faraxsanyahay in dib looso celiayay asagaba qaxooti inu yahay wuuu hilmamay

    • @Aymo72
      @Aymo72 6 дней назад

      Keewaaye

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton6100 6 дней назад

    Wiilka lawareeysanayo luuqada English kuu sifiican u yaqaan ee luuqadaha kale barta iyo sharciyada waa wax adinkaa iyo umada u roone.

  • @aminadhayib8031
    @aminadhayib8031 2 дня назад

    Ququuqul insaan ineeyna jirin waxaa lagu ogaaday walaalheen reer falstiin aloow awooda kacanta islaamka ku sooceli yaarabi

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 7 дней назад

    DOYAARADO MELATERI OO DADKII AY SAF SAF DHEER OO AY ISKA SOO WADA HOR JEEDAA BAY U FARIISIYEEN

  • @Rageedi50
    @Rageedi50 6 дней назад

    Xanaan waan run

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 6 дней назад

    Dowlada somalia waa in Diyarad geesaa si loo soo dad gureeyo dad ka doonaya in wadan kooda ku laab taan iyadoo la xirin Codis u dira dowalada Somalia

  • @MohamedHassan-hl3pp
    @MohamedHassan-hl3pp 7 дней назад

    Kan warkiisu waa wada negative

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 7 дней назад

    Ilhaan Omar way u dhamatay dambi culus xadhig iyo mastafuris finally

  • @Samit-b6p
    @Samit-b6p 7 дней назад

    Qofkani waa xaasid aad waraysaysaa diintu ka baxay

    • @MohamedAamiin-c9z
      @MohamedAamiin-c9z 6 дней назад

      Maxad ku cadaynaysa inu diinta ka bxy
      Adu ha dambaabin caqli like saac

  • @SakarieDucaale-en1zc
    @SakarieDucaale-en1zc 7 дней назад

    Wariye Abdihafid maxaad u buunbuunisaa oo u waraysata dadka diinta Islaamka wax kasheega sida ninkn oo kale soo Cow boy ma ahn o quraanka caayijirey , iyo professor Faisal oo yiri maqabo in diinta dalka lagu xukumo.
    Sxp nagadaa dadkn falaqayndoonta. Mise diinta Islaamka dan kama lihid

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare 7 дней назад +1

    Kan kii NN dhaheesay wa Galoway mahinoo mise wa mid u eg been e ka shegeen maskiinka balse hada mucarad noqo la dhahay xoog ah 90 ka dowladuu cayaa 😂😂

    • @halimoa4348
      @halimoa4348 7 дней назад

      Wa Isaga marna wa gaal marna wa Muslim diinta hotel 🏨 oo kale ayu ka dhigtey😂😂😂

  • @Marshalbulgaria-d5e
    @Marshalbulgaria-d5e 7 дней назад +1

    somalidan uraysa ee bila abaalka ah ee tuugimta u badamn ee dhagar-qabayaasha ah ha la talxiilo yaabka adunka donal trump wa nin fiican oo wadankiisa jecel i live donal trumps❤❤❤somalidu maha bini-adam ee wa xayawan

    • @xannaan9152
      @xannaan9152 7 дней назад

      Macaladi kugu dhacday Yaa kaa urbadan Somali afkaada ha ku taagin masiibo deg deg ahi kugu dhacdee eeyahay

    • @Marshalbulgaria-d5e
      @Marshalbulgaria-d5e 7 дней назад

      @@xannaan9152 yaabka adunka xanaan somalido dumarka waxay u yaqanan adomaad la fulo un oo lagu shubto orod hooyada so waydi yaabka adunka somalidu dumarka ma ixtiraman taas wa run sow maha shame one people somali

    • @xannaan9152
      @xannaan9152 7 дней назад

      @ Alx ana dumar ah mana jiro nin Somali ah oo neceb ama addoonsada ilaa nin nolosha ka dhacay ama diinta aan si fiican u baran isago awood waana dad sharaf leh Somalaidu adigo kale oo nacas ah oo xumaanta binaadamka jecel mahe adigase maxad afsomali ugu hadleysa hadadan ka mid Shaun kuwa uraya

    • @xannaan9152
      @xannaan9152 7 дней назад

      @ is cadde adiga ha moodin somalida sida adiga tahay ama aa inaan tahay

  • @firstlady6086
    @firstlady6086 7 дней назад

    Dh😮

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 6 дней назад

    Doqonimadu marmar sidaad caadiga utahey ayuunbey kugusoobaxda cabdixaafid ,meeshaad dad badan OÖ indhogarad ah ayaa daawada OÖ Ku ixtiraama kabacdina waad iskudhexyaaceysaa mid sakhraana iyo mid waashey Iyo mid qabiilada caaya qaar Alshabaab ah iyaga waabad ugacangalisey maalmo dhaweyd, Dee nagaxishoo camii Bal caawa qofkaad wareysaneyso eeg

    • @MohamedAamiin-c9z
      @MohamedAamiin-c9z 6 дней назад

      Iska dhaaf hdan daawan Kareyn adu mxd u caytamaysa caqli lix saac thy

  • @abood.6954
    @abood.6954 7 дней назад +2

    NIN WEYN SOMALICOW BOY😮

  • @barkhad100
    @barkhad100 7 дней назад

    O labadani ma isku xisbibaa.beentii o dhar lo so galiyay.😂😂😂

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 7 дней назад

    Dadku haday beero abuuran lahayaan Mareykan looma baahnaan laheyn dadoow beeraha abuurta si aad u heshaan cunto idin ku filim sorry team darbi kabood Donal Trump waa mucjiso la soo celiyey

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 7 дней назад

    🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤❤🎉❤🎉❤❤🎉

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 7 дней назад +1

    Kkkk isagiibaa darbiga kasoo boodey oo wax noo sheegaya sharciyaqaan yaa kkk