QODOBADA UGU WAAWAYN KULANKA TRUMP | NETANYAHU | KARBAASH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • #subscribers
    CAALAMKA OO DHAN OO SI WAYN OGA SOO HORJAYSTAY BARA-KICINTA REER GAZA | NETANYAHU | TRUMP OO FADEEXADII ADUUNKA WAJAHAYA • QODOBADA UGU WAAWAYN K...
    Donald Trump announces US aims for Gaza during Netanyahu’s visit
    The Israeli prime minister was the first foreign leader to visit US President Trump after his inauguration ceremony on January 20.
    United States President Donald Trump has welcomed Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu to the White House, marking the first visit of a foreign leader during his second term.
    But Tuesday’s meeting was steeped in controversy as Trump repeatedly weighed in on the future of war-torn Gaza - and whether Palestinians should return to live in the enclav SOURCE: AL JAZEERA.
    Yarden Bibas reportedly says Hamas taunted him about Shiri and kids; he’s clinging to hope
    Keith Siegel, Ofer Calderon also said mistreated * In 1st message, ex-hostage Steinbrecher recalls being forced to be in ‘terrible’ Hamas clip * Eyal Zamir tapped as next IDF chief.
    Israel-Hamas ceasefire deal to start Sunday; attacks on Gaza continue
    Palestinians in Gaza are celebrating after mediators confirmed a ceasefire deal has been reached between Hamas and Israel after 15 months of war. The truce is set to take effect on Sunday, January 19.
    Israeli forces, however, are continuing with their attacks across the Gaza Strip, killing at least 30 Palestinians in the enclave since the agreement was announced.
    #LIVE: ISRAEL AND HAMAS AGREE GAZA CEASEFIRE DEAL TO HALT WAR
    Israel and Hamas have agreed a ceasefire starting on Sunday to halt the devastating 15-month war in Gaza, Qatar’s Prime Minister says.
    Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani said the deal will lead to the release of Israeli captives and a surge in humanitarian aid to Gaza.

Комментарии • 76

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  5 дней назад +5

    AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA

  • @FadumoKhayre-p7z
    @FadumoKhayre-p7z 4 дня назад +3

    Waan idin salaamay cabdi xafiid iyo injineerka maryakan ayaa burburyay qasa hadana in yahuuda u dhisuu rabaa nimanka is ag taagan waa dameer iyo labadiisa dhagood

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t 2 дня назад

    Waa runtaa Ahmed abitoon Waxaa inaga inala gudboon in aan allah barino oo habaarno. Yuhud iyo kuwa xumaanta ku taareeray Allah ha burburiyo Aameeen Palestine Allah ha ugargaaro

  • @mohamed201yare3
    @mohamed201yare3 4 дня назад +1

    Masha Allah Engenerka allha ku xifdiyo adiga iyo abdi xafid thanks

  • @MohamedAbdiabey
    @MohamedAbdiabey 4 дня назад

    Cabdicaafid iyo saaxiibkiisa asalaamacaleykum masha alaah

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 5 дней назад +2

    Allah akbar guul hamaas free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo iyo maraykanka iyo madaxda carabta Allaha ha ugargaaro reer gase guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatimaYusuf-z9b
    @FatimaYusuf-z9b 5 дней назад +1

    Asc wan indinsalamay Abdihafid & injiner Abtidon
    Alle Ayaa inooshegay inayna calilahayn o aydabolan yihiin dad ka sodoortay wa dad kaas Allah inogawaramay

  • @ismaeelsamatar5649
    @ismaeelsamatar5649 5 дней назад +4

    Favorite injineer.

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 5 дней назад +1

    Asc waad ku mahadsanntihiin falaqayntiina iyo wartabintiinaba ❤❤❤❤❤

  • @Nurcabdd
    @Nurcabdd 4 дня назад

    🥺🥺🥺 . Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda ka damqada. ilaahbaan ku dhaartee waxaan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo liidata. Waxyaabo badan inaan ka hadlana waa ka xishoonayaa ee walaal hadaad wax igu tari karto, magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. igala xariir
    "Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo" Saddex. Mahadsanid.

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 5 дней назад

    ALLA'AHAYOW Falastininta Lubnan Somalia Yemen Syria ugargaar yaa ALLA'AH.

  • @SiitiAbdi
    @SiitiAbdi 4 дня назад

    Wan tagera🎉

  • @MohamedSherbi
    @MohamedSherbi 5 дней назад +2

    TARAM MAAHA WAXJIRA MAAHA WAA ASAASAQ ARKAAMULKI AH
    WAXNA KAMASOCONKARAAN
    MARAYKANA WUU CEEBEEYEY
    CADAW BADANA WUU ABUURAY

  • @MohamedAbdiabey
    @MohamedAbdiabey 4 дня назад

    Brit somaali tv asalaamacaleykum masha alaah

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 5 дней назад

    Salaan sare wariye ruugcaada Abdihafid iyo Engineer Adeer Abtidoon iyo dhamaan bahda BRTSOMALITV.

  • @SH.MARJAANKHaLiiL
    @SH.MARJAANKHaLiiL 4 дня назад

    Injineer abtidoon aad buu umahadsanyahay taraam gaza lamawareegi karo e wuxuurabaa inlaga wariyo

  • @FatimaYusuf-z9b
    @FatimaYusuf-z9b 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdilaahiZaahid-vq4ce
    @CabdilaahiZaahid-vq4ce 5 дней назад

    Wuu khamraysan yahay quraaradaa been usheegtay❤❤❤

  • @SH.MARJAANKHaLiiL
    @SH.MARJAANKHaLiiL 4 дня назад

    Waanin waalan kibray qooqay ilaahay hanaga qabto

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 5 дней назад +1

    Turmp waa mujrim marnaba masurtogalayso hadalkan oo sheegayo lakin yuhud aya barakici oo lagasari dhulka reer falastiin insha allaah

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 5 дней назад

    Asc soo dhawaw eng axmed abtidoon

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 5 дней назад

    Waa fakar laga arkay muslimka yahay ku ag dhufteen way amuseren carabtu way kadheceen way aamiseen hada way caurinayaan waa suumoodaye lkn insha allaah usuurto gali mayso

  • @FatimaYusuf-z9b
    @FatimaYusuf-z9b 5 дней назад

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 5 дней назад

    Engineer Ahmed Abtidoon aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay. Trump waa nin waalan oo wareersana , waxaana ugu wacan asigoo maalqabayn ah haddane loo daray madaxtanimo, waana caqli yar yahay. Waxaa la yiri ( ا ذا زاد شيء عن حده انقلب إلى ضده) ( اللهم رد كيده في في نحىه

  • @mr.canadi3651
    @mr.canadi3651 5 дней назад

    Wa kaxirnay xududka

  • @samiyasalad2015
    @samiyasalad2015 4 дня назад

    Wuhuu ka arkay daciifnimada carabta

  • @abdilahihassan8484
    @abdilahihassan8484 5 дней назад

    Waa la baabay trum waxaan baabtay nataniyaahi

  • @AbdisalanAbdirahmanMohamed
    @AbdisalanAbdirahmanMohamed 5 дней назад

    Maanta war
    Kasta oo cadawga falastiin kasoo yeeraa waa u faa iido falastiin

  • @cabdirasaaqcismaanmuxumed4829
    @cabdirasaaqcismaanmuxumed4829 5 дней назад

    Maraykanka wakhtigiisaa ayaa dhamaday

  • @nuuraabdi6161
    @nuuraabdi6161 5 дней назад

    Hadal badan danbaa dhaanta aduunku isbadal ayuu galay ninwalowba nafta nabiyow ummadaa midnimada Soomaaliya halagu mintido .
    Mr. outside box thinker waxwalba waka suurtooban Soomaaliya iibsanayaa baa so socota

  • @ahmedmuse327
    @ahmedmuse327 4 дня назад

    Asc Abdi Hafid iyo Ahmed waxaan ku Qoslay Asagoo wax hagaaji is leh Ayu Dabkudhacay

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 5 дней назад

    Mareykan bililiqo doon ah si qayaxan waa new chapter in the world history.

    • @sadio949
      @sadio949 4 дня назад

      Mar hore ayey bililiqada bilaaben Aaway shidaalkii suriya ciraaq libiya waa macktoobay marka jogsan maayo

  • @IlyaascawaaleCadar-g7j
    @IlyaascawaaleCadar-g7j 5 дней назад

    Asc cabdi xaafid anigu waxan Lee yahy ninkan Trump waa nin siyaasadiisu xamas wax u traaya waad artesian in hadalkan ka soo yeedhay unsanitary ahyn hadal nin maskaxdiisu fayaw dahy uuna ku hadli karin laakiinse waa hadal meelo badan oo kale uu yahy yoolkiisu markaa falastiin ayuu wax u trayaa yuhuuduna run bay moodi doonan balse mardanbaay arki doonaan incha allh

  • @megatron7172
    @megatron7172 5 дней назад

    The US is also in talks with Morocco, Somaliland and Putland to resettle the Palestinians there.

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 5 дней назад

    Jerusalem Post waxay caawa qortay Puntland, Somaliland iyo Morocco inay yihiin meelaha Trump uu qorshaynaayo inuu Falastiiniyiinta u barokiciyo soo akhriya kadibna ka faalooda

  • @derowedun4154
    @derowedun4154 5 дней назад

    Marekankaba innocent maaha, Ciraq iyo afganistan half million qof ayuu kuso laayay. Marka waa dameer iyo labadiisa dhagod waye.

  • @MakikaLouki
    @MakikaLouki 5 дней назад

    Waaxaa Qasa uga dhibyar,dhisida loosaanjalis dadka na uu raroo baanamaa iyo wadamada kalee we jaarkala ah USA.

  • @MEHAMEDARAB-g4j
    @MEHAMEDARAB-g4j 5 дней назад

    Sida aa. U arko aragti ahaan waa iska hadlay Trump waligii usurto galimayso

  • @rodaali169
    @rodaali169 4 дня назад

    Tamale markanka ayaa gubatay, diyarado ayaa isku chacay in wax laga waydiiyo ayuu fidayaa , wuu na jeediyay

  • @abdulkadirmohamed4776
    @abdulkadirmohamed4776 5 дней назад

    Asc Aniga waxey ila tahay in ey Amerika u dhamaatay wayo hadii waqtigaagu dhamado khaatumada kaa dhunta goaan khalad ah yaa qaadaneysa.

  • @YurubCarab-c8w
    @YurubCarab-c8w 5 дней назад

    donal taraam wa xariif indhaha israa iiliyiinta ayuu iska sii jeedinayaa

  • @AxmedBiixi-n9j
    @AxmedBiixi-n9j 5 дней назад

    Cida gumaad iyo gaajada kulaynayay falastin imaka maraykan iyo yurub

  • @khadijamohamed9201
    @khadijamohamed9201 5 дней назад

    ninkaan waa iska hadlaa hadii u hirgashana waa okey haday hirgalina waa ka boodaa hhhhhh

  • @AhmedAbdsalaam
    @AhmedAbdsalaam 5 дней назад

    Dagalka daacish e buntiland maxa uga indho qarsaten ?

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 5 дней назад

    Wanaagsan iqyaarta

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 5 дней назад

    Why uga hadli la'dahay Ciidamada Puntland Anaga Ajaanib waxba nagama galine !

  • @DhuuxIsnaciil
    @DhuuxIsnaciil 5 дней назад

    OK dhinacakale hadii laga eego miyaan la,odhankarin arintani waxay xadgudb israil sabertooth ah ileen qasa ayagaarabay e

  • @abdilahihassan8484
    @abdilahihassan8484 5 дней назад

    Qasa mid kama badali karo mana rari karo

  • @yassinyonis327
    @yassinyonis327 5 дней назад

    A/Hafid Gym caadi ka dhigo, macal aya kugu baxdey. Qoor sare ayad yelanaysa

  • @ismaaciilfaarax4687
    @ismaaciilfaarax4687 5 дней назад

    Waxa cadaatay in aduunka la isboobayo Waxan ka cabsanaya in soomaliya mardhawo oo dhaho somaaliya ayan qadanaya waa khatar arinta

  • @FaadumoIbraahimmaxamad
    @FaadumoIbraahimmaxamad 5 дней назад

    Carabta soomaalidaaka daran ona talo heyinin

  • @MohamudMohamed-x7w
    @MohamudMohamed-x7w 5 дней назад

    Inj.waad ma hadaan tahay,wall lakin is Badh Caafimad ahaan.

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 5 дней назад

    CABDI FATAAX SII SII IYO KAN URDUN HEEYSTA HADAA LOO YEERAY ISAGOO CEEBEEYEY AYEEY HADANA USOCDAAN CARAB YAAHUU

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 5 дней назад

    Trump waa cunsuri tan kale 80yrs old weye kuwa doortayna ma dhaaman lkn waa kii baabi’in lahaa

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 5 дней назад

    Somali baa ku soo xigto intuu qaato

  • @rodaali169
    @rodaali169 4 дня назад

    Asc marka hore Taram iyo yuhuuda iyagaa sidaa ugalay falstiin.
    Markaa wuu asasqay inuu dhinto malintii dhegta laga sigay

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 5 дней назад

    Trump mxdxdii smliyeed asagaa kasii caqli yar wadankiisa dhib iyo burbur ayuu usoo jiidayaa tankale America inay udhimatay waxay dooranayaan ayaan ka aragnaa allaah harogo inta xun oo dhan

  • @SaladMohamed-n5h
    @SaladMohamed-n5h 5 дней назад

    Soomaaliyaa lawareegayaa miyuu soo wadaa

  • @SH.MARJAANKHaLiiL
    @SH.MARJAANKHaLiiL 4 дня назад

    Injiineere ninkan jin waalan baa kudhacay

  • @fadumomohamud7232
    @fadumomohamud7232 5 дней назад

    Kk war weyn waxa kaso yertey Israel in hadey diidan masar iyo urdun in uu geyn dono Somalia qasatan somaliland iyo butland oo labadaba ubahan aqonsi Hbn ayaan kadhaheystey sheko walan anagey naso gashey bahasha.

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 5 дней назад

    I think markuu greenland canada uukahadlayay tan ayuu kuhoos qarinayay si loo dhaho waa iska hadlaa oo talaabo degdeg ah loo qaadin illahay asaga haka cayriyo America asagoo waalan asaga iyo shaydaankii lafadhiyay iyo kuli inta Gaza Palestine kuli Muslim ka neceb

  • @AbdiCaliì-l8s
    @AbdiCaliì-l8s 5 дней назад

    Sxb Trump Waa beentii

  • @WllXoosh-vk2hr
    @WllXoosh-vk2hr 5 дней назад

    falastiin soomaliya halakeeno

  • @ahmeddhabibboko1311
    @ahmeddhabibboko1311 5 дней назад

    🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇩🇯🇾🇪🫂🇵🇸👉🇺🇲🇮🇱

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 4 дня назад

    Somalia ayaa loo soo rarayaaa falastiin ayuu sheegay.
    Puntland iyo somaliland ayaa aqoonsi doonayaan ee halooga beddesho ayuu keenay natanyaahuuuu

  • @CabdirizaqKidiya
    @CabdirizaqKidiya 4 дня назад

    Doofaara cunayaalka qalimali

  • @ahmedfarah8453
    @ahmedfarah8453 5 дней назад

    Suuragal May noqon kartaa inuu ku Qancinayo Raiisalwasaaraha Israil,

  • @RaadiyaHussainali
    @RaadiyaHussainali 5 дней назад

    Wa asaasaqay haded wayo walugu qoslaya showgiisa ya la jidhay inu melkaste o adunkaa ka mida yidhahdo Ana iskalee Wu wajaqay Trump 😂😂 wa qalbi ciyal ilahy haysku diroo trump iyo rer galbed hhhhhhhh

  • @Joseph-k6m9m
    @Joseph-k6m9m 5 дней назад

    Sababtu waxa waaye Dhooqnal turaam wuxu arkay doqonimada muslimiinta iyo jileecooda oo carabtu u horayso kolkaa waa iska suurogal in uu qaato!!! Yaa waaye cida ka celinaysa? Nacalad idinkodhay fulaydiiyeey

  • @AbdiGabre-y3c
    @AbdiGabre-y3c 5 дней назад

    Siyaasada aduunku way is badashay nin 34 danbi lagu helay ayaa mw loo doortay makaasa cadaalad laga sugi

  • @IsxaqSaalah
    @IsxaqSaalah 5 дней назад

    Real Israel India danteeda kaliya waxa waye in mas jidul Aqsa kacbada waye Cid kasto ayey adeegsanayaan maraykanka ama fake Israel Russia ama china ama urur dimeed ujeedka waxa waye Sida islamki lo Babi in lahaa waye fasaadki Israel mayaro horey aya quraan loogu shegay India dadki dhan inay isku layaan ayey donayaan tasaale dagalki maraykanka nato Russia ukrian koriya dadki shiineeska dagalki waa lasoo galyey india ayaga indhaxa ay ka dawanayaan dagalka real Israel waa india

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t 2 дня назад

    Dementia. Trump.