Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Engineer Ahmed Abtidoon , waad mahadsan tahay. Arrimaha ma fududa Allah yasiro!
ALLA'AHAYOW Falastininta Lubnan Somalia Yemen Syria ugargaar yaa RAHMAAN.
Asc c.xafiid iyo injineer abtidoon aad iyo aad bad umahadsan tihiin
Salaan sare wariye ruugcaada Abdihafid iyo Engineer Adeer Abtidoon iyo dhamaan bahda BRTSOMALITV.
From denmark 🇩🇰 kobenhegan ayaa deganahay asc wr wb all
Hi From Laascnod -SooL -Khatumo
Asc Ninkasn waa Yahuudi waa la soo dhisay si uu u dhex galo Culimada islaanka waana ku guuleystay.
Asc waa kahadlay ahmed sharac israiil
masha allah ingenerka waa ninka kaliua ee meel dheer waax ka fiiriya siyasada falanqeyntana an bun bunis eheen raligisa isku miid ayaan nahaay
Isu geeyoo inta suniga isu taqaana waa shaqaale ay sahyuuniyadu maamushoDaacish baa number one ka ah,
🎉🎉🎉❤
Aduunka waxaa la ixtiraamaa ninkii xoog leh
abdihafid dagalka dowlada putlan iyo dacish 🗣️ thank you
Asc
Sucuudigu markup u goodinayo waxay kadhigan tahay maxamuud cabaas oo u goodinaya reer xamaas iyo gaza lkn midkoodna ma buuxin karaan doorka iiraan iyo xamaas
Sababta kuugu xiranah, waxaa ka mida inaadan aad uga hadlin arimaha somaliya
Horta sacuudigu madoobiyaan, oo telnooliji maleeyihiin mise boqortooyada waa loo yeeriyaa?
ASC ABDIXAFIID IYO ENG AHMED WUU KAHADALEY ARINTA ISRAEL WUXUU DHAHAY IN AY KABAXAAN CIIDANKA ISRAEL
Eng abadheed ayuu u bahanyshay
Ascwb walaal Abtidoon. Haddii Iiraan ay ku qaldantay sunniyiinta Suuriya, miyaanan lagu ilaawi karayn taageerada ay kaligeed u muujisay Qaza oo sunni'ah ? Allaah ha mideeyo Islaamka. Aamiin. B. fiikum.
asc
Abdi Xaafid maxay tahay sababta aad uga gaabsatay ka hadlida dagaalada puntland iyo buuraha Calmiskaad Dhulkaagi baa dagaal ka socda Bariga dhaxaad nagala dhaman la dahay
Somal jahwarerr nagu dishay sxb nagadaaa arimeheeda
sababta uu ugu gaabsaday soomali siyaasadeeda waa qashin dad ayiga is dilaayo oo qabyaalad isku haysto oo hadana islaam sheeganaayo maxay usoo kordhinee ka hadalkeeda qurun waayay siyaasada somalida calooshood u shaqeestayaal liito oo la ciif ah oo la heestayaal ah
Engineer Ahmed Abtidoon , waad mahadsan tahay. Arrimaha ma fududa Allah yasiro!
ALLA'AHAYOW Falastininta Lubnan Somalia Yemen Syria ugargaar yaa RAHMAAN.
Asc c.xafiid iyo injineer abtidoon aad iyo aad bad umahadsan tihiin
Salaan sare wariye ruugcaada Abdihafid iyo Engineer Adeer Abtidoon iyo dhamaan bahda BRTSOMALITV.
From denmark 🇩🇰 kobenhegan ayaa deganahay asc wr wb all
Hi From Laascnod -SooL -Khatumo
Asc Ninkasn waa Yahuudi waa la soo dhisay si uu u dhex galo Culimada islaanka waana ku guuleystay.
Asc waa kahadlay ahmed sharac israiil
masha allah ingenerka waa ninka kaliua ee meel dheer waax ka fiiriya siyasada falanqeyntana an bun bunis eheen raligisa isku miid ayaan nahaay
Isu geeyoo inta suniga isu taqaana waa shaqaale ay sahyuuniyadu maamusho
Daacish baa number one ka ah,