Qaarka danbe ayaan ka DHINTAY | C-section

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • CODSI: INTA RIIX 👇🏽 SUBSCRIBE Channel keena kale 💖
    / @maryamandmohamedshorts
    --------------------------------------------------------------------------------------------
    Follow us:
    TikTok: Maryam and Mohamed
    IG: Maryam and Mohamed
    FB: Maryam and Mohamed / noloshafarxadeeda
    -------------------------------------------------------------------------------------------
    Qaarka danbe ayaan ka DHINTAY | C-section

Комментарии • 105

  • @MaryamAndMohamed
    @MaryamAndMohamed  Год назад +69

    Ayeeyda hadaad jeceshahay video gan LIKE saar ❤😂😂😂

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Год назад +8

    I love maryam the way she talkin, smile ❤masha Allah

  • @MaxamedMaxamuudSabriye-fg7wg
    @MaxamedMaxamuudSabriye-fg7wg Год назад +12

    Gabadheyda yarta ayaa idin jecel oo mogdisho diinka soosalaameyso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 Год назад +9

    I'm number 4 waiting this podcast for long can't wait to watch enjoy everyone 🍇🍌🥝🥭🍍🍒🍐🥥🥑🍏🍎 fruits time and my favourite couple MashaAllah TabaarakaAllah .

  • @istarcadey5938
    @istarcadey5938 Год назад +1

    Maryan abaaayo waxaad kasoo hadashaa after c-section which option did you take oo aadan uur ku qaadin 2 years or how many years udhaxeesay after your c-section? Which option would you recommend?

  • @naimosulaiman8881
    @naimosulaiman8881 Год назад +8

    Wlhi Maryam waa hooyo exactly canugaga oo tiimbahayo manoolan kartid waadka hor dhimanee.❤❤❤❤

  • @munashAmiin
    @munashAmiin Год назад +5

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @Asmadagan-lw5eb
    @Asmadagan-lw5eb Год назад +5

    Last Friday I was happy but this Friday no
    My garanpa died and we buried him today please iigu soo duceya😢.

  • @sweetamla2058
    @sweetamla2058 Год назад

    Barnaamij yadan kale soo badya o bulshada faido ueh sida caafimadka ❤

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 Год назад +4

    i love this bodcast

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 Год назад +1

    MashaAllah it's emotion story guy

  • @habiiboabrar5782
    @habiiboabrar5782 Год назад +1

    Masha allaah alle ha idiin barakeyo

  • @aminaabdi600
    @aminaabdi600 Год назад +2

    I had the same theory as Maryam i had three C-sections there's a big connection between baby's heart and oxytocin and epidural.

    • @MaryamAndMohamed
      @MaryamAndMohamed  Год назад +2

      I 💯 agree, it has to be that, because with Warda I didn’t get any medical intervention and there was no heart drop at all. Was that by coincidence??

  • @munashAmiin
    @munashAmiin Год назад +2

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا حلوين ألله يحفظكم و يطول عمركم و يسهل اموركم في الدنيا والآخرة ان شاء الله سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم

  • @nadaomar3168
    @nadaomar3168 Год назад

    We love ❤ 😍 💖 plz sameeya book review 🙏 plz 🙏

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 Год назад +1

    Nolosha farxadeeda magac qurxoon ayuu ahaa ❤❤❤

  • @the_asfaahss7121
    @the_asfaahss7121 Год назад

    Alle nuguma keeno balse ubax weeye ilmuhu hooyaa ubaxa alle ka keenin

  • @shankaronahmedshankaroon
    @shankaronahmedshankaroon Год назад +1

    M.a family qurux bdn alha nii barakeyo noloshana dhib alle Nima tuso❤❤❤

  • @foos81
    @foos81 Год назад +1

    Asc m&m is beutiful story masha allah aniga6 qalid aan 6ilmo ku dhalay 2waa lee suuxiyay jirka dhan 4na have waa xanuun waana ka caafimady alxamdulilah qof walbo ilaahey wuxuu uqoro wuu märäa inkastoo gaalada u fudud qaliinka ma lacag badan bey ka helaan mise waa ku raaxeystaan qaliinka ?

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 Год назад +1

    Aniga saas igu dhacday in la dhaho hala kala badbaadiyo ilmaha iyo hooyada ninkayga wuxuu dhahay hooyada hala badbaadiyo Aniga wan diiday ilmahayga iga darna ka fikiraaye side udili karaa ilma 9 bil so waday Alxamdullh maanta labadeniba waa caafimad qabnaa 🥰 waa run qof qaylinayo hadaa aragto wali lama haayo xanuunka saxda neefta xataa kugu istaagaysa ax

  • @aishaabubakar3807
    @aishaabubakar3807 Год назад

    m.a alla haiidn dhowro maryama and mohamed wan idin jecelenahy wlhi dar alle
    ifka daraja iinogu nolada
    Clipyada noso badiya

  • @hanuuj1744
    @hanuuj1744 Год назад +1

    Waa jeclhy sidaa isku dhageysataan shekada iskula fahantaan ❤

  • @ashaabdirahmanabdullahi5949
    @ashaabdirahmanabdullahi5949 Год назад +1

    Dar ALLAA idin jeclahay

  • @nafucadey7973
    @nafucadey7973 Год назад

    Soo badiya barnamijkaan cml

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf Год назад

    Hooyo nimo isn't easy wlhi😢😢ilaahow unaxariiso hooyooyinkeena

  • @aalkahassan1371
    @aalkahassan1371 Год назад +1

    Epidural ka waaye hypotension is one of side effect

  • @fatimamumin2382
    @fatimamumin2382 Год назад

    ماشاءالله تبارك الله Waan jeclahay sheekadiina ❤️

  • @xamdabintuayaxofficial5919
    @xamdabintuayaxofficial5919 Год назад

    Maryan iyo maxemd wxaaaa baarateeen nasoo gudbiya plz❤

  • @mariahonest3007
    @mariahonest3007 Год назад

    Maryan gabadha sidaa u dhashay nooga soo sheeke aan kaa faaiidnee xbbti🙏

  • @mudanaanbadan5848
    @mudanaanbadan5848 Год назад

    Waa ka helay podcast kiina m.a

  • @MrNilii
    @MrNilii Год назад +1

    Masha Alah Family quruxbadan ❤❤❤❤❤❤

  • @مارياجيلاني-ط5س
    @مارياجيلاني-ط5س Год назад

    احبكم ❤❤❤❤

  • @istarcadey5938
    @istarcadey5938 Год назад

    Subxanalaah ,waxkasta waa qadar waxaa fcnaan laheed inaa intaa dhalin kahor aan podcast gaan arko, ani cunugtayda wadnaheeda ma dhicin Waana lee qalay they stressed me wlhi waa nacay dhaqtariintaan

  • @ednamahadjamac7728
    @ednamahadjamac7728 Год назад +1

    Waaku heestaa ❤❤ masha Allah my family

  • @UgaasoChannel-um9se
    @UgaasoChannel-um9se Год назад

    Mansha Allah ❤

  • @sumayacali4149
    @sumayacali4149 Год назад

    Masha alaah

  • @sowdaabbas3158
    @sowdaabbas3158 Год назад

    Fetal distress ayay kabaqayeen madama uu tusinayay CTG monitor ka fetal heart rate inuu low noqonayay😢😢

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Год назад +1

    Inductionku xanuun weeye hadda ka hor Amiira Qurux oo ka sheekeyneysa sidii looga fooliyey baan daawaday waad sii baqaysaa runtii.😂
    Ma waa bilow podcastku oo way soo socdaan baraamijyo xiiso badan mise sidan baad ku wadaysaan?

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Год назад +1

    Nolosha farxadeeda allah idiin siyaadiyo
    Ee Somaliyeey please waan xanuunsanahay ee ii sooduceeya jasakalah kheyr

    • @faizamohammed7706
      @faizamohammed7706 Год назад

      As sis caafimaad saarica Allah haku siiyo aamiin xanuunka ku haayo caafimaad alah hakiugu badalo ❤

    • @MaryamAndMohamed
      @MaryamAndMohamed  Год назад

      Allaha ku caafiyo abaayo

  • @MaymunaMukhtarJelle
    @MaymunaMukhtarJelle Год назад

    Maashaa Alaah

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Год назад +1

    MISKIIN ILAAH. HA. USAQIRO😊😊❤❤

  • @aishayariisey3769
    @aishayariisey3769 Год назад +3

    First 😄

  • @sumayoshire7234
    @sumayoshire7234 Год назад +1

    Wll soobadiya waa kahelnay shekadina❤❤❤

  • @maryanadow795
    @maryanadow795 Год назад

    Aniga xita wa leyga fooliyey curadkeyga same with maryan marki epidural ka qaatay ayu canuga wadnahiisa dhacay alx caadi aya u dhalay lkn wa leyga saxiixay hadi xaaladu xumaato ina noqon doono emergency c section

  • @mariahonest3007
    @mariahonest3007 Год назад

    Wlh Waa nii jclhy my family ❤❤

  • @najmaabdi9335
    @najmaabdi9335 Год назад

    ASC wadinsalamay aniga 2baby wafoshay lowhart emergency c section alx

  • @aminoshire8978
    @aminoshire8978 Год назад

    I think epidural causes the baby heart going down because it happens a lot.

  • @salmomahamedhusein1604
    @salmomahamedhusein1604 Год назад

    My lovely family illohow anoo idin arkin ha idilin🥺😭🤲🏻🦋🩸♥️

  • @biwu346
    @biwu346 Год назад

    I enjoy it wlh

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 Год назад

    I am sorry I will definitely safe my mom

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 Год назад

    Asckm ❤❤❤❤🎉🎉🎉masha allaah

  • @MowlidDahir-x5s
    @MowlidDahir-x5s Год назад

    Wan idhin jaclhay family

  • @najmaabdirahman3963
    @najmaabdirahman3963 Год назад

    Maryan anaaa saas ahaaa irbadaas baa la igu duray kadibna waa la i qalay hada 3bil bn joogaaa manta dhabar xanuuun babyga naaska ma siin karo ma tukan karo 😊😢😢😢😢ila tali qaali

    • @haliimaabdinaasir9971
      @haliimaabdinaasir9971 Год назад

      Abaayo allah ku caafiyo jimcsi samey socod ka ku dadaal aniga ayaa kufaaiday 3bil kadib waxaajiro jimcisiyo la sameeyo oo qaliinka loogu talagalay

  • @jiialassow2321
    @jiialassow2321 Год назад

    In medicine waxa mar walba la hormariya qofka laga yaabo inuu badbaado,qof ta halista malaga bilabo ,mar walba taas la isticmaal in medicine rule

  • @liyaomars
    @liyaomars Год назад +1

    Wallaahi maryan ani camal aa eheed curudka waa I boobsiyeen aboo waqtigeeyga la gaarin inkastoo cunuga fadhiyay micnaha dawo keen uu ahaa baby ga alxamdulillaah 3 kabadan caadi aan ku dhalay after operation inkastoo Ay I dheheen markasto waalugu khalaa hadana ilaaheey iga badbaadiyay khaliinkaas badan ayaa mahada leh hooyo nimo ma fududa alloow noo naxriiso anaga iyo dhammaan waalotiinteena aduun iyo aakhiro Allaahuma aamiin

  • @hoodobashir7171
    @hoodobashir7171 Год назад

    ❤❤❤❤

  • @shamsoahmed5234
    @shamsoahmed5234 Год назад

    Whl aniga xada saas cml side leygadinaney marko cunuga wadnahida dhaco

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 Год назад

    Anaqadanlaha first so I can help 😂

  • @hanaahmed1115
    @hanaahmed1115 Год назад

    Mahadsanidiin, qoyska quruxda badan
    Suaal ayan rabay waxayna tahay qofka marka ilmaha koowaad lagu qalo , mar danbe natural delivery ma ku dhali karaa cunuga labaad?

    • @nasriinmoha1384
      @nasriinmoha1384 Год назад +1

      Iyada ayaaba ku dhashay cunugeda labaad normal delivery

    • @MaryamAndMohamed
      @MaryamAndMohamed  Год назад +1

      Haa Aniga ayaa ku dhalay

    • @shankaronahmedshankaroon
      @shankaronahmedshankaroon Год назад

      Wa lagu dhali kra abyo hdey caqabd kale jirin sida iney mis kahada yar yihin markas waxa u bhnthy ina c-section ku dhasho mar walbo alha kaa ka hayo wax lagugu qalo abyo c-section wax sahlan ma ahn hoyo wlbo alha u fududeyo oo xalds ku jirto ama sugeyso yarabi😢

    • @ayaanmohamed4999
      @ayaanmohamed4999 Год назад

      Haa se waa in 3 sano la kala fogeeyaa ilmaha kale

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 Год назад

    Maxamed aan ka dhexgalo intaa tiri aya 30 min hadlysay

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Год назад +1

    Mashaa alah ani video yadaan waaku heestaa❤ hooyonimada wax ween waaye ani ilmaheyga inaa ka naf jecleesaneen wlh 😢 ilaahow hanagu keenin🤲

  • @ikraamahmed4399
    @ikraamahmed4399 Год назад

    Wow wlhi Anig video xiisenyo murug daremay iga dhamade oh 🤦

  • @sowdaabbas3158
    @sowdaabbas3158 Год назад

    Miseportizole tab sublingual
    Ns added oxytocin 😮😮😮

  • @shankaronahmedshankaroon
    @shankaronahmedshankaroon Год назад

    Aniga midwef ayan barty serious contraction hdu Yimdo ma awodo iney qeyliso marka wa kugu racy mahmed Arinkas wana mid jira ✍️

    • @MaryamAndMohamed
      @MaryamAndMohamed  Год назад

      💯❤️❤️❤️

    • @istarcadey5938
      @istarcadey5938 Год назад

      Yeah that is true, Aniga 6 anoo furan aya cirbada foosha dadajiso lee siiyay waa qaylin waayay xataa madaxa unbaan ruxaayay.

  • @rowdabotan8597
    @rowdabotan8597 Год назад +1

    Mohamed somalia delivary room ankee familkaaga iyo ninkaaga laguma soo galinayo lkn OT room SCRAP Nursing oo rag ah waa ka buuxan mana laga codsanayo bukaanka lkn ka ani ahaan as midvife gabadhii ninkeyga ama hooyadee ii soo gali dhahdo waa u galin jiray bahda cafimadka ku fahmeysa ani markaa traning midvife maray 4 qod leyma dhibin daawade lee la ahaa ka dhib hal bil Active ku noqday any way barnamijyadaan waa ku heystaa noo wada Maryan and mohamed salaama family ku dayasho mudan tihiin

    • @sweetamla2058
      @sweetamla2058 Год назад

      Aniga ma ogoli in nin ajnabi iso galo ..2ba jeer ley qalay labda jeerba. Dhaqtarda +nurse all female

    • @laylomohamutt6735
      @laylomohamutt6735 Год назад

      Magaranayo sababta lkin qofkastoo kashekaynaya doctor iyo nursing I'm so emotional 1sep wxn bilaabayaa nursing scrap insha allh wxna dhigtaa year3 nursing univercity aduunkan u jeclhy inaan one day noqdo surgical doctor isoduceeya😭❤️🩺

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 Год назад

    Hooyada labadbaadinkaraa sax

  • @jannah3447
    @jannah3447 Год назад

    I know this i had have 4 know 5 its waiting and my mom have had 7

  • @fiicanabdulahi7379
    @fiicanabdulahi7379 Год назад

    Dhibkaas o nafta iyo ina suuxe cml wan arke dadka qaar ayagoo qoslaa a laqalaaye se kudhacdy taas cabsidaas le kunacay qaloowga

  • @bilanbeauty4791
    @bilanbeauty4791 Год назад

    Hhh I let the students to watch me when I had my first baby 3 months ago because at that moment I didn’t even care if I get expose to the whole world kkk the pain I had was beyond to think about who sees me and who not.. the surgeon were also 2 male alhamdulilah I was in labor for 2 days the epidural failed me it didn’t work for me they injected it three times all failed and I had pitocin and all types of pain killers but my baby girl’s heart didn’t drop.

  • @AyaanAbdi-nf4rz
    @AyaanAbdi-nf4rz Год назад

    Lkn cunugeygo dhimana ma dabalan karo wlh naftane ima siinayo

  • @shabeele6131
    @shabeele6131 Год назад

    Ack. Hey guys please be aware. There is bug on your website. Maybe its my side only. I visited from two different devices both off them i am getting your devices are infected messages.

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 Год назад

    Ii nnoo

  • @saidoadey9989
    @saidoadey9989 Год назад

    Hooyada

  • @sweetamla2058
    @sweetamla2058 Год назад

    Barnaamij yadan kale soo badya o bulshada faido ueh sida caafimadka ❤