Iska fur xaaskaada eey hoyadiis dhahday | Episode 5

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • CODSI: INTA RIIX 👇🏽 SUBSCRIBE Channel keena kale 💖
    / @maryamandmohamedshorts
    --------------------------------------------------------------------------------------------
    Follow us:
    TikTok: Maryam and Mohamed
    IG: Maryam and Mohamed
    FB: Maryam and Mohamed / noloshafarxadeeda
    -------------------------------------------------------------------------------------------
    #NoloshaFarxadeeda
    #NoloshaFarxadeedaShorts

Комментарии • 53

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 Год назад +10

    Gabadha wanaagsan ninkeedu wuxuu hooyadii siiyo kuma mashquulaso hooyada wanaagsana inankeedu wuxuu xaaskiisa siiyo kuma mashquulayso. Markaa dadka isku mashquula Waa dad aan yagu wanaagsanayn

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Год назад +1

    Maryam iyo Maxamed waan idin salaamayaa. Xalqadan mawduuc fiican baad ku soo qaadateen laakiin siday ahayd ugamaydaan hadlin I think waa qurbaha aad ku korteen ee aydaan war uga haynin wadankii. Laftarkeygu experience uma lihi arrintaas, laakiin deriskeyga iyo bulshadeyda ayaan marwalba indhaha ku hayn jirey. Way fiican tahay inaad qoyskaaga, deriskaaga iyo bulshada kaleba aad u fiirsatid sida ay isula dhaqmayaan. Aniga waxay ila tahay sodohdu inay ka maseyrto inanta inankeedu qabo. Jealous nimadu dhiigeena ayay raacday.
    Aniga waxaan tusaale ka dhigtaa hooyadey she's perfect. Hooyo iyo ayeeyo xidhiidhka ka dhexeeya aad buu u qurux badan yahay ma odhanayo sababtu waa hooyaday ee waa ayeeydeey. Waa qof alle ka cabsi badan oo dulmiga iyo deel_qaafka neceb. Ani hooyadey waan la sheekeystaa waxay iisheegtay weligeed xittaa inaanay magaceeda ugu yeedhin waxay ku tidhaahdaa hooyo markaasaa laga yaabaa inay magaceeda raaciso hooyo Faadumo. Wey degentahay way hadal qabawdahay waa sodoh iyo ayeeyo fiican ilaahay ha xifdiyo cumrigana ha u barakeeyo.

  • @sabriinaabdullahi7225
    @sabriinaabdullahi7225 Год назад +3

    Habaarka xaq ayuu raba qof walbana xaqiisa iyo booskiisa inu ogaado oo xadgudbin ayaa wanagsan😊

  • @Najax-n1o
    @Najax-n1o 6 месяцев назад

    Mansha allah Maryam iyo moha wan idin tageera aduun iyo akhiraba alla haydinku xifdiyo

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 9 месяцев назад +1

    Hello muhamed family Where are you guys we miss you please come back Helloooooooooo.?

  • @RahmaIbraahimosman-ik8el
    @RahmaIbraahimosman-ik8el Год назад +1

    Aniga number one wan u xiisay alaaha barkeyo rer kaan waxa ad u jecalahay barmaijada ay kenan siba cafimaadka

  • @fahimakhadar9456
    @fahimakhadar9456 Год назад +7

    Hello , I really really like your vedios and I'm a big fun of you guys, may Allah bless your family and may you keep together for ever ❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Год назад +2

    Manshaallah😍arintan way dhaxda lakin wiilka laga raba inuu isjeclaysiyo asaga u dhaxeyo ❤😂

  • @SoznJmc
    @SoznJmc Год назад +1

    Caqligiina allah ha barakeeyo. Waxyalo badan idinka faaidaa. Thankx

  • @nastehoali6695
    @nastehoali6695 Год назад +1

    Masha allh tabarakllh wani salme mrka hore xaqiqatan wani jclhy wlhi alle dartisa wxna tihin family kudayasho mudan alle hanixafido ❤🎉

  • @nimcaabdukadirahmed9380
    @nimcaabdukadirahmed9380 10 месяцев назад

    Maxamed and marym wa idin slmay wxan rajeyna inad fcntihin adinko ficnna ad noso lbtan we miss you guys🥺❤

  • @rruweydaone2049
    @rruweydaone2049 Год назад

    Maasha Allah tabarakallah alle ha 8din barakeeyo waxbadan baa la idinka faaiidaysanaya

  • @Queenkhadija304
    @Queenkhadija304 7 месяцев назад

    Maryama iyo mohamed ma nosheheen bal so hadala waa ine xisay❤❤

  • @FaizaYP
    @FaizaYP Год назад +1

    Maryam iyo mohmed plz la soo dhaqsada ❤vidioga

  • @amaanzanhussein9237
    @amaanzanhussein9237 Год назад +1

    Ilahey family yada dhaxdooda jaceyl iyo ixtiraam ha dhigo idinkana ilahey ha idin naxariisto nolasha farxad bdn ku hanta procast giina wa jeclhy week labo malin ina noso dhigtan isku daya inkasto ay dhib idinku tahy wa idin dareemi kara xafidilah 🥰

  • @RahmoJamal
    @RahmoJamal Год назад +1

    Gabadha in aay so dohdiidnacdo Waxaa kenayaa
    Waa jahiil nimo heerki ugu dambeyaay

  • @hankoriyechanal6844
    @hankoriyechanal6844 8 месяцев назад +1

    Inimee familiy

  • @sahruj2haji239
    @sahruj2haji239 11 месяцев назад +1

    Hadan idin so radiyay ina ficantihin rajyni my role models 🎉family

  • @SoznJmc
    @SoznJmc Год назад +1

    Maasha Allah. This is the man all women love to get married and this woman that all men love to get married. Ilaahay ha idin barakeeyo. Ilahaw nin sidaa u caqli badan noobadi. Iminka zamankan raggu way dhoohan yihiin. Walciyaadu billaaah.

    • @axmedclqani2
      @axmedclqani2 10 месяцев назад

      Miyan dhohanahày😂

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 6 месяцев назад +2

    Waxaan rajaynayaa inaad nabad qabtaan

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin Год назад

    Masha Allah tabaarakallah family qurux badan

  • @aminaciise9290
    @aminaciise9290 Год назад

    ❤❤❤❤waa inan iyo hooyadeed soomaha

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 Год назад +1

    Asckm masha Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 3 месяца назад +1

    Xalay idinso xasusutay walayaal xagee kudambesan yutube maiska dayaeeb 8 months kasowarrgatay video please solabta

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 Год назад

    Masha allaah ❤

  • @munaessa3473
    @munaessa3473 Год назад

    Qof xun uunbaa ka xanaaqaysa ninku wxuu Hooyadii u qabtay ama siiyey Ma waalid waliba Hooyo ilaahay swt quraankiisa iyo sunnada Nabiga csw meel sare la geeyay bay isla simaysaa?waa waalli dee Naa Hablow ilahay kabaqa Qaarkiin.

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 Год назад +1

    Dadka wanaagsan iskuma mazhquulan
    Lkiin badanaa labada dhinac bay mid ka timaada
    1) gbadha waxaa laga rabaa inay hooyadeed ixtiraamto wa hoyaded labaad ay marka horeba qimo wayn uhayso hadi lacala khlad hoyada ka yimaadana in badan utanaasusho si wanaagsana ula hadasho.
    2) hooyadana waa inay gbdhaan kasoo qaada ilmaheeda wayo wilkedi ay jeclayd baa ukeenay aysan colaadsan .
    3) wiilka waxa laga rabaa inuu horta isku keenin xididka hadii aysan duruufi ku qasbayn oo laysi zoo salaamo uun.hadi khilaaf yimaadana uu marwalba qofwalba dhnkisa ka qanciyo.😊

  • @abdi6947
    @abdi6947 Год назад +1

    Nabi Ibrahim SCW ayaa guriga wiikkiisa Ismaaciil SCW oo maqan imaaday. Markii uu baxaayay ayuu gabadha sodoga uyahay ku dhahay usheeg Ismaaciil scw albaabka guriga ha badalo Marla sometimes xaas xun was jirtaa waalidka fur dhahaayo

  • @marwahabdalla4710
    @marwahabdalla4710 Год назад

    Masha Allh mohmed N maryama Barkalah ❤❤

  • @fatimamohamed2477
    @fatimamohamed2477 Год назад

    Walhi waa su’aalo aad luga baahanyahay ina laga hadalo.
    👍

  • @AsmadarwiishXasan
    @AsmadarwiishXasan 3 месяца назад

    Hello maryan iyo maxamed please come back 😢

  • @MazimSingle
    @MazimSingle 10 месяцев назад

    Ar intee aaden 3 months plz so laabta

  • @shankaronahmedshankaroon
    @shankaronahmedshankaroon Год назад +1

    Wa Nila xisay ma ogtihin😢

  • @DaganYouTube
    @DaganYouTube Год назад

    Masha alah laidin xisay

  • @ifraaxaxmed8019
    @ifraaxaxmed8019 2 месяца назад +1

    Asc abayo maryana iyo abowe maxamed waxaa ahay gabar jcmd dhigto jamacad waa dhameen rabaa marka 400$ liga rabaa oo buuug difaacasho ah plce iga caawi

  • @CaddehDaahir-jn1ri
    @CaddehDaahir-jn1ri Год назад

    Saaxib microphones kan waa waynanka badan waxba lagama maqlo maqalka naga soo dhisa pls😅

  • @Supr93
    @Supr93 Год назад

    Week full speed

  • @xikmaabdulaahi380
    @xikmaabdulaahi380 6 месяцев назад

    Mohamed and maryam waa idin xiisney nosoo laabta plz 😢

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 Год назад

    my family ❤❤❤❤❤❤

  • @KhadroyusufAshour
    @KhadroyusufAshour 6 месяцев назад

    Asc my beloved family setihin wan idin xisay pagekina ayaan so boqday Lakin6bil ba idinku danbesay ma nabad qantaan carurti iyo idinkaba fee amani Allah

  • @hankoriyechanal6844
    @hankoriyechanal6844 Месяц назад

    Soo labta maxaa ini helay family inii xisnay

  • @khalidfaraz
    @khalidfaraz 3 месяца назад

    Mohamed where goin on

  • @abashrocismanabasharocisma4970

    Asc maryama iyo mohamed qiso qoska in Nila wago rabaa xage idinka so xariir

  • @biwu346
    @biwu346 Год назад

    Guys am sad for 2 reason . 1 you did not upload anything for part 4 weeks ,2 RUclips did not send notification of this video.

    • @biwu346
      @biwu346 Год назад

      I understand the idea of respecting elders but that doesn’t mean that someone else has to initiate the first move

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul Год назад

    Diiniyan hooyada iskama oran karto xaaskaada ilaa iney gabadha wax diinta kasoo horjeeda ay sameynayso ma ahane. Teeda kale sodoh wanaagsan gabadha wiilkeeda qaba kama daba niiclayso. Teeda kale diiniyan it’s the wife’s given right to live in her own space in Islam if she refuses to live with your mother than she must get her own space. Ugu danbeeyn wanaaga wuxuu ku jiraa labada waaliid in la xushmeeyo oo la ixtiraamo aakhirana saas ayaa inoo wanaagsan.

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Год назад

    Hooyooyinku isku mid maaha waxaad arkaysaa hooyo wiilkeeda uga fiican xaaskiisa iyo hooyo gabadh baariyada wiilkeedu qabo oo diiranaysaa ma aqaan waxay tahay soomaalida malala qabaa tolow dhibkaas 😂😂😂😂😂😂😂😂 ilaahoow sodoh sida hooyaday ula dhaqanto gabdhahay sodohda utahay iila dhaqanta isii