PART2: LABA XASLIHI LA IGU DARA KASO DHUNTAY JACELKEYGA UHAJIRAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Комментарии • 2 тыс.

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 11 месяцев назад +466

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 11 месяцев назад +293

    Runtii waa gabar dagan ,waxaan urajynya inay hesho mar labaad jecelykeedi hore ,ayna isku waaran 😊Amiin amiin🎉❤

    • @xayaataadan398
      @xayaataadan398 11 месяцев назад

      Amiin allow isku keen

    • @cabdiraxmaanshiine9255
      @cabdiraxmaanshiine9255 10 месяцев назад

      😂😂😂

    • @cawoladan.4773
      @cawoladan.4773 7 месяцев назад

      𝖠𝗆𝗂𝗂𝗇 𝖺𝗆𝗂𝗂𝗇 ❤

    • @aishaabdi4687
      @aishaabdi4687 7 месяцев назад +1

      Xalaeey guur satay jecelkedii ❤🎉😢masha allah tabaraka laah

    • @Xafsamoha
      @Xafsamoha 7 месяцев назад

      Alx Hada waa xalaashiisa

  • @mohammedomer8178
    @mohammedomer8178 11 месяцев назад +299

    Waan sheeko jaceyl oo cajib ah! Waxan u rajaynaya inay dib iskala madoban I.A.😊

  • @adansaleban8437
    @adansaleban8437 11 месяцев назад +71

    Axyaa jacayl xaqiiqatan waa gabar daganan iyo dhawrsanan badani kamuqato ilaahey waxaan uga rajaynayaa inay si xir ah oo xalaal ah isku helaan ayakoo nabada insha Allah. Suugaanbaa ahayd Wad iyo calaf waxaan ahayn jacalykeenna kawayn.❤🎉

  • @yussufmohammed4412
    @yussufmohammed4412 10 месяцев назад +8

    My friend, what! This a top-notch love ❤️. Incredible.
    These lovebirds deserve a reunion.
    They've faced all the hurdles and passed them so they should not give up now after all these years obstacles.

  • @sumayaahmed1269
    @sumayaahmed1269 11 месяцев назад +388

    Gabadhaan ilaahay shar iyo sheydaan haka haayo. Waan ka helay dabeecadeeda, daganaanteeda, quruxdeeda iyo sida ey u sheekeyneyso. Allaahumma baarik ❤
    Ilaahay meesha kheerka ha waafajiyo

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 11 месяцев назад +577

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋👍❤️

  • @cumarmohamed3788
    @cumarmohamed3788 11 месяцев назад +82

    Sheekada sacdiyo Ku dhacday Waa isoo martay lkn Aniga iyada waxaan UGA nasiib badanahay waan ka guuleystay familkeeda Alhamdulilahi ilmana Waa ii dhashay Rafaad badan ka dib❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 11 месяцев назад +42

    Waligay jacayl iguma dhicin hadana qisadan gabadhani calooshay ixanuunisay 🥺I.a illahay waxan kabaryaya inuu ini mideeyo hdad khyr isku ledihiin reer dhisma oo dhaqma Allah ha iniga dhigo 🤲❤

    • @axmedmuxumed1912
      @axmedmuxumed1912 11 месяцев назад +2

      Insh Allah waad heli alle ayaad kaa aqbal ducaadsaa

  • @najmanituu7749
    @najmanituu7749 11 месяцев назад +55

    Ax wlhi waa qiso xanuun badan qof jacayl soo maray uun baa fahmi kara walasheen sacdiya inshaa Allh waxan rajaynayaa inaad hesho jacaylkaagi😢😢

    • @spacecam7
      @spacecam7 11 месяцев назад

      Aamiin aamiin

    • @user-rm4wo4wp8w
      @user-rm4wo4wp8w 10 месяцев назад

      Allaha usahalo cadawga kafaidaysanaya allaha kaqabto

    • @aishaabdi4687
      @aishaabdi4687 7 месяцев назад

      Xaleey is heleen guurkodii xaluu aha masha allah tabaraka laah ❤

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 11 месяцев назад +63

    Wlhi gbdhan qisadeeda waa cajiib abayo adi abdifitah allaah calaf isku kiin daro ❤

  • @sadam12844
    @sadam12844 11 месяцев назад +34

    Dunida Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana karamo badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ🙏💯

    • @user-yi7qj6dr3n
      @user-yi7qj6dr3n 11 месяцев назад

      Scw

    • @edilupdy6438
      @edilupdy6438 11 месяцев назад +1

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 🤍🤍🤍🤍عليه افضل الصلاة واتم التسليم ❤️❤️❤️❤️

  • @Madridista686
    @Madridista686 11 месяцев назад +155

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @amranmukhtaar4731
    @amranmukhtaar4731 11 месяцев назад +23

    Amazing story wlhi degenanta, kalsoonida, quruxdeda, iyo habka ay u sheekaynaysaba waa cajiip dadkana soo jiidanyso❤🤌 insha allh adi iyo abdifatah inad is calfatan ayan rajaynaya ilahyna idinku guuleeyo jacaylkiina❤🫂🤲

  • @AbtigaAbtiga-fr5ss
    @AbtigaAbtiga-fr5ss 11 месяцев назад +30

    Will ixtiraam badan ayaa heshay adna gabar degan ayaa tahay Dib u midooba insha allah

  • @bashkaproduction4029
    @bashkaproduction4029 11 месяцев назад +38

    Masha allah Runtii Sheekadan Waa Qiso Aad U Xanuun baddan
    Aniga 2017 .......2022 bay igu dhacday Qisadan oo kale Ruxi Dunidan Igu qalisana Baa Famil Na kala Geeyay balse Wali Aan is jecel nahay😢😢😢 My Queen I.miss you Ppe😢🥺Runtii waxay iii ahayd ruuxa Kaliya Ee I fahma Oo waxan rabbo Dhakhso Iisiya 😢

  • @alustadabubakar8969
    @alustadabubakar8969 11 месяцев назад +189

    Amazing very emotional story my sister u are strong never give up very intelligent calm polite respect u have a good character inshl one day u will get ur dream don't worry very interesting mostly the part of travelling back to nairobi was big challenge 👍✌️✅️💯🙏

    • @haskamoha6608
      @haskamoha6608 11 месяцев назад +4

      Gabadhan Shekadeda Safarka iyo Inu Guriga Walshiisa Geeye Kama Mid Nihin Lakin Inta Kale Isku Mid Ayn Ka Nhy Wllhi
      Jelka Wa Cajiib Wax Bdn Ayu Ku Baraa Ruuntii 💯✔️😢
      Iney Hesho Ayn U Rajenayaa Jaclkeda I.a

    • @NastehaAbdikafi-ju2ip
      @NastehaAbdikafi-ju2ip 10 месяцев назад

      ​@@haskamoha6608😢😢😢

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 11 месяцев назад +51

    Qoftan Qurux iyo qiimo ayay isku darsatay run ahaantii sheekadeeda iyo arageegan baan ku faraxsanahay 😢
    Nolol qiima badan baan ku rajaynayaa quruxey ❤🎉

  • @mohamedtahliil2378
    @mohamedtahliil2378 11 месяцев назад +37

    what a beautiful Love story❤❤❤ Xariifkaan kolay waaa u jeedaa wax walba ee waxaan leeyahay Nin Rag ah iska dhig oo Boqoradaasi yeysan kaa fakan ee hada Cida u imow adigoo sidii hore ka duwan.

  • @amranmukhtaar4731
    @amranmukhtaar4731 11 месяцев назад +30

    Insha allh next vedio idinko is calfaday oo wada fadhiya ridwaan issak hortiisa I can't wait wlhi wanan rajynaya in laydinku soo casuumi doono barnamijka🥰❤

  • @ruunsuule5456
    @ruunsuule5456 11 месяцев назад +11

    Mar labaad comment ga ku soo laabtay aad ayaan kuula qiirooday don"t give up abaayo waad ki guulaysanaysaa familkana maadaama aad adigoo meher kugu dhacay aadan raali ka ahayn hadana uga soo haajirtay maanta oo free u tahay ha uga harin becouse of ur familly maamada ayaa kula fahmayda be strong abaayo inshallaah ilaaheey calaf haysku kiin daro lamanahaga aad daacada u tahay asna kuu ah ducaan idinku kabaynaa xbbtii you are honesty and amazing madha allaah allaah yaxfadki sis❤

  • @maxamednur6653
    @maxamednur6653 11 месяцев назад +68

    Runtii wan ka helay qisadan wan tageera jeclka. Waxan rajeyna in aad isku soo labatan oo farxaddiin mesha ku sii wadatan 😊

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi1342 11 месяцев назад +41

    I like this daughter, masha Allah she has talent to describe her story, and also this is really problem that many somali's daughter facing today . I hope many somali girls will take enough leason from this story, never loss hope my somali' s sisters. Forcing children for something that they don't like may lead emotionally problems so everyone who is responsible today, make sure to care your children happiness

  • @jaabirkaahin1373
    @jaabirkaahin1373 11 месяцев назад +9

    Dacadi waa gabar caqli iyo sharaf badan waxan ilhy uga rajeynaya in jaceylkedi horeh dib ay u hezhoh waa qizo ku dayazho mudan runtii❤😢

  • @abukaradan2633
    @abukaradan2633 11 месяцев назад +8

    ❤❤❤❤❤❤❤ wallaahi wali ma arak history cajiib waaye 3 saac iyo bar ayaan dhegeeysanaayay waan ka seexan waayey wallaasheeyna haloo duceeyo
    Calafkeeyda in ow abdifitaax allaah kadhigo waayo si xad dhaaf ayay isku fahmeen mana lakala jarikaro
    Haltaagwero somaliywy

  • @abullahiyusufhassan643
    @abullahiyusufhassan643 11 месяцев назад +20

    😢😢😢😢 xaqiiqdii sacdiyo qeybta 1aad iyo 2aad aaad ayaan uga qiroodey wllshy wlhi waa xaqiiqo inaad tahay gabar qalbi wanaagsan .il xun kuma aragto gabdhaha dhaan haddi adiga cml noqdan majri lahayn dadka laga tago kalsoonida waa udub dhaxaadka jaceylka alaha ku dhooro my dear sister.

  • @Umumahirbintucqani
    @Umumahirbintucqani 11 месяцев назад +74

    Run ahaantii qisadan way isoo jiidatay illahayna waxaan ka rajeynayaa in calaf iskugu rado insha allah 🥰

  • @Bandaasproduction
    @Bandaasproduction 11 месяцев назад +27

    It looks she loves him more than him because he couldn’t handle his emotions towards her according her discription on him. Jaceyl xaasid mawaayo. What a wonderful love story. Hope they will unite.

    • @aliadanabdi8602
      @aliadanabdi8602 11 месяцев назад

      😭

    • @abdirashidjama9788
      @abdirashidjama9788 11 месяцев назад +2

      He likes her but doesn’t love her, it her who loves him. She should move on and stop blaming her family

    • @Bandaasproduction
      @Bandaasproduction 11 месяцев назад

      @@abdirashidjama9788 we can’t say he doesn’t love her because we didn’t hear from his side. She blamed him more which is unfair for him on this sided interview.

  • @aishamahamud8978
    @aishamahamud8978 11 месяцев назад +8

    Amazing story abyo allaha idin xifdiyo waxa rajeynaa inaa adinko reer noqteen insha allah abditah boqrada ilaasho nasib leedahay still jecelka hawaro ❤❤

  • @issamohamed7851
    @issamohamed7851 11 месяцев назад +2

    Ma Sha Allah Qoftan wa qof kamil oo kaliged udiganta sadaax gqbar, wlhi wan ubogii runti arima badan igucajibeysay, the way she was very innocent, kind, loving, and take her attention toward him. And the way she deserve to love him for no reason without a force.
    She pass a lot of struggle toward him from Nairobi back to Garbahare again back to Nairobi, I dont think there a such kind of girl who exist today.
    Her nice story telling was so nicee that i keep listening to her frequenty. Her smile was so cute that who ever get her has got everything in life.
    And that guy called Abdifatah has tried his best to be living legend who make that girl to be strong women ever, there must be there be a reason as to why she did not leave him
    Kindly Sister Saadia and Bro Abdifatah Fadlan iskusolabta marka adhinko farasan oo is heli Qatka Sogali marka.
    Ebbe kuwa isheli oo iskuwari oo iskucalfi iskakindigo.
    Runti shekadan wa sheka cajiib
    Waiting part 3,4 ,5 ...... Cant wait
    ❤🎉
    Fadlan walashey Saadia dardan ugumatagin gabdahena iyo wilashena manta joga.
    Runti waxas nugudiwangileysani inuu jecel ruun as jira ilahada hada as raja as belin marka Wilkas as jeceshy si dacad buxdo ilahay hakusosahlo Mcney ❤
    Gabar saan Camal Maharkeda wa udigma 3Million Thank you All

  • @siidcaliabduqadir2878
    @siidcaliabduqadir2878 11 месяцев назад +27

    Waaw m.a waa kaa heyaa ridwaanow part2 thanks wax badan baan ka faaiday qisadaan ani ahaanteyda

  • @NajmaIbrahimAbdilahi
    @NajmaIbrahimAbdilahi 11 месяцев назад +48

    she is amazing and I like her confidence. you are the best sis, keep going.

  • @cumaryuusufbarrow8736
    @cumaryuusufbarrow8736 11 месяцев назад +15

    Aad ayaan ugu xumahay xaqiiqdii sheeko xanuun badan quluubta wax jeclaatayne ay dareemi karto nuxurka sheekada waa arin jirtaa oo aanan lis ka indha tiri karin run ahaantii,waxaan ku leeyahay walaashey alle idim kiis waad calfan cabdi fataax allow adiga ayaa ah midka aanan kabixin balanta allow adigaan kuu gacmo hoorsanee rabow 🤲🤲🤲🤲 urumeey adoontaada riyadeeda

  • @bashiircabdi206
    @bashiircabdi206 11 месяцев назад +21

    Wllhi waaqiso cajiib ah jacayl darting waxwalbo waa udhacaan runtiiii😮😢
    Insha alaah waaiscalfandoontaan 🎉🎉🎉🎉

  • @shucaybcabdinuur9508
    @shucaybcabdinuur9508 11 месяцев назад +26

    Ilaahay Ha isku calfo labadaa lamaane, waxaan udaawanayay si aan jeclaysanayo inay part 5 macallaa gaadho camal, waa sheeko aad umicno badan, qiso qiireheeda wadata.❤🌹

    • @cashosiciid4843
      @cashosiciid4843 7 месяцев назад +1

      Ugu damayn way guuulaysteen😢❤🎉🎉🎉

  • @omeruduhey4970
    @omeruduhey4970 11 месяцев назад +39

    I have been waiting P2 ❤ lovely story

  • @MohamedNorBarre
    @MohamedNorBarre 11 месяцев назад +79

    Amuzing relationship and story walhi, sadia sister hope for you successful your dreams insha,allh

  • @abdiissacka.i8510
    @abdiissacka.i8510 11 месяцев назад +62

    I took an hours to watch this muqal🎉 Allahu akbar

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 11 месяцев назад +8

    😭😭Wallahi markay tiri ama cabdifatax ama gabdhnimadaydan ku joogi camal ilin ba igu so istaagtey😢familiga way khaldan yihiin. Gabdh guur xalaala rabta bay diidayan weliba sacdiyo hooyadeed waxay ahayd inay wiilka u hiliso maadaba ay wax isku yihin😢 illahay swt haday khayr isku yihiin si fudud haysugu keeno. Allahuma amiin allahuma amiin❤❤❤

    • @aishaabdi4687
      @aishaabdi4687 7 месяцев назад +1

      Xaleeey isguur sadeen wlllhi masha allah

  • @ibroshgedi4814
    @ibroshgedi4814 11 месяцев назад +20

    I'm very sorry my dear sister, I will likely to encourage the family's lady to give them highly personal right for their young lady to be reaching her own destination and I wish her success for what her wish ❤

  • @bashirabdisalanyusuf5940
    @bashirabdisalanyusuf5940 11 месяцев назад +28

    Runtii waa qof wanaagsan oo garanaysa jacaylka GUULAYSO ALLAH HAKUU SAHLO JACAYL KAAGA

  • @AbdiqaniXakar22
    @AbdiqaniXakar22 11 месяцев назад +129

    I want to see them together forever 🥹🫂

  • @deqokhalifmohamed2494
    @deqokhalifmohamed2494 11 месяцев назад +16

    Abayo Ilahay hakugu guuleyo jaceylkaga waxad tahy qof wanagsan o ixtiramaysa familykeda ❤❤

  • @derejoart1602
    @derejoart1602 11 месяцев назад +5

    Waxan yar waa wax yaro wanaagsane mansha'allah illahay jaclkeedo run ah oo daacad ah sideedo kle ah ha siiyo ❤

  • @ShirwacAhmed
    @ShirwacAhmed 11 месяцев назад +7

    Aqyaarey gabadha waa lajanad ee aaan u duceyno inuu alle u sahlo abdifitaaax team jeceek wax ka yaqaanoow😢😢😢

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 11 месяцев назад +72

    Mnshlaah walahi gabadha wanagsan oo caqli iyo qurux isku darsatay ayaa tahay familygeedana jecel oo ixtiraamysa sido kale familykaaga wayku jecelyihin wayna ku ixtiramayaan intaa balse su'aasha waxay tahay familygu maxay ku arkeen ninkan oy sidaaso dhan kuula neceen wadooyin badan ayaa idin banan ood isku guursan kartan fursadna waad haystan ilaa hada waxan rajaynaya in alle calaf iskugu kiin daro insha Allah ❤😊

    • @AsmaMohamoud-ob2ot
      @AsmaMohamoud-ob2ot 11 месяцев назад +3

      Calaf ayanay isku lahyn waga

    • @munamnir171
      @munamnir171 11 месяцев назад +1

      Because gabadha wa strong familkeda qadarineyso .isagana xal family ma wado so haday usurtagali laheyd inuu familka kajaro then he could easily marry her

    • @munamnir171
      @munamnir171 11 месяцев назад

      But his focus was cut her from her family first which has never happened Nd Wil never happened.

    • @maaxdugsiiye709
      @maaxdugsiiye709 11 месяцев назад +3

      Sobabta ugu weyn ee llagu diidayo waa Inu yahay madax weyne dhanto Dadkenu ma jecla qofku haduu music 🎶 ku dhex jiro

    • @nimcoibrahim4910
      @nimcoibrahim4910 11 месяцев назад

      ​@@maaxdugsiiye709ninku caan miyaa marka 😅😅😅

  • @Waael12677
    @Waael12677 11 месяцев назад +13

    Very Confident Girl Very Strong. Very intellegent Calm Quite Girl. what amazing Story. Fitaax sxp ilaa hada ayeey ku jeceshahay gebertan Wali Zxp La xariir after muqalkaan ee guurso 🙏

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 11 месяцев назад +103

    😢 sorry wllo inshallah qisadaada inuu dhageysto oo dib ku soo xiriiriyo ❤❤

    • @munaxasan7281
      @munaxasan7281 11 месяцев назад +3

      Insha allah saas baan rajaynaa

  • @rahmaabdi5271
    @rahmaabdi5271 11 месяцев назад +6

    Maskin.her voice even changed finishing the story.she is still sad and in love. true love ❤

  • @samraanAli8122
    @samraanAli8122 11 месяцев назад +8

    Fariid weeye Dib Inaa u Midowdaan Baan RajaYn Baayo SacdiYo NiYada KhaYr uRaJee 😊❤🥺

  • @oumouraireyousouf6802
    @oumouraireyousouf6802 11 месяцев назад +29

    I hope sister inaad mar 3aad intan so fadhisato isago ninkaga ah Inshallha bas aadi go'angaga ku adgaw ilahay yaa qulubta gagadiya aani cawa wixi ka danbeya dar Allaha yaan kuku so ducayn dona

    • @queenhiiraan4963
      @queenhiiraan4963 11 месяцев назад

      haaaa fr In shaa Allah, Allaha u sahlo Ameen.

  • @mohamedismaaciil40784
    @mohamedismaaciil40784 11 месяцев назад +20

    Gabadhani ❤ waaa 🌟 star wlhi .. gabdhaha sasa raga wanagsanaba ku hamiya inan sharafteda dhawr qalbigeegana dhawr waxad arki inay ku qiimeyso si qaaliya❤

  • @user-ed5pj9ig9z
    @user-ed5pj9ig9z 11 месяцев назад +5

    Mansha Allah waa gabadh aad u fur furan Qalbiga Alle ha u qaboojiyo waalidkana Alle wax ha fahansiiyo waayo waalidku inuu wax fahmo ayaa fiican

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 11 месяцев назад +32

    Wiilka Hal Baan Leyahay War Nio Gabdhaan Maanta Waxay public U Timid Oo Wajigeeda U Keentay Oo Waliba Ay Ka Sheegtay Si Toos Ah Inay Wali Ku Jeceshay Wlhi Way Adagtahay Inuu Maanta Qof Sameeyo Ayadoo Laga Yaabo Inay Family geedu Raali Ka Ahayn Ee Brother Xiriirkaan Iyo Jacaylkan Iyo Wliba Qof aad Saan Isku Fahnteen Kuma Soo Mari Doono Mar Wlbo Ee Sxb Hadii Ad Gabadha Wali Jeceshahy Ayda Wayba Sheegtay Wexeedee Samee Sida Ugu Macquulsan
    I Hope Inaad labadiinuba Arki Doontan Qoraalkan💓💯

    • @AbdikadirBishar-ub8ik
      @AbdikadirBishar-ub8ik 11 месяцев назад +1

      Saaa jaceshay Ina adeer

    • @HamdaSahal-mf1zy
      @HamdaSahal-mf1zy 11 месяцев назад +1

      Thnks sax wlhi

    • @ahmedmohamedmohamud9257
      @ahmedmohamedmohamud9257 11 месяцев назад +1

      Adigu sheeg sida ugu macquulsan ileen reerka gabadha marabaan ninkan diide gabadhuna reer kood nin awgii ugama goikarto

  • @user-ks8hi8ck7x
    @user-ks8hi8ck7x 11 месяцев назад +14

    Wlhi waa qiso xanuun badan waan dhamaystay part 2 waxaan leeyhy alle gabadhan.jclykeeda how soo celiyo 😢❤

  • @abdullahimaahir9995
    @abdullahimaahir9995 11 месяцев назад +13

    Waxan rajaynayaa inay Mar kle midobi donan haday dadalkodu hore in lamida la imadan waxana u rajaynaya in famyliyuna ka fuqo ❤👍

  • @samaphale5362
    @samaphale5362 11 месяцев назад +23

    Kolse uu nashuush😢
    Soo dhex gallo😢
    Naaqus waxuu saari😢
    Nebdigiyo daremaha 😢
    Nal haga nudaha berkaaga😢
    Kolka nacabku kaa soo dhex galo
    Nedar jacaylkii leh 😢😢
    Hestaa baan soo xasuustay😢😢😢

    • @user-or1mh7ii8f
      @user-or1mh7ii8f 11 месяцев назад

      P

    • @FadumoMaxamuud-xt1fx
      @FadumoMaxamuud-xt1fx 11 месяцев назад +2

      Wll Qali Gabdhaan Waa Beented Qofna Ma Qasbin ayada Dadka xumeysay Dhowr Ragg saas ku sameysay Waa ina Adertey Anaa ka aqaano

    • @Aragsan_Cali
      @Aragsan_Cali 11 месяцев назад

      ​​@@FadumoMaxamuud-xt1fxwaaaaaa beeeeen taa😂😂😂😂😂😂

    • @raxmiishchenal
      @raxmiishchenal 11 месяцев назад +1

      ​@@FadumoMaxamuud-xt1fxyaah yaah oo cadaaa walaley gabadha nolosheeda Maa ka xuntahay😅😅

    • @nasradiriye8507
      @nasradiriye8507 11 месяцев назад

      @@FadumoMaxamuud-xt1fxna yur

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 11 месяцев назад +22

    Everybody has a different level of story, we just don’t like to talk because waa nasiibka nolosheena, by the way it was good one👍

  • @Amounbile
    @Amounbile 11 месяцев назад +8

    Qofki ku hela nasıb leh stay strong sista you are really good and intelligent person ❤

  • @halwehalwa5768
    @halwehalwa5768 11 месяцев назад +26

    After watching both episode , Sacdiyo and Abdifatah I concluded both of thm are young to hold into life and Sacdiyo should know that love is a felling that can go away any time , the habit of blocking someone that loves you is not really good "Above all family means everything so the best decision for both is to part away.

    • @naliyah9415
      @naliyah9415 8 месяцев назад +1

      So marrying her to a man who already has two others is best for her? The only reason was he has no money in their eyes. Dad allah hadalkiisa ka soo hor istaagsan maxaa looga goin qof dhan ilaahay kuu baneeyay in aad guursatit. Waalid waa la ixtiraamaa laakiin nolol waa taada. Nafdaada xaq ayee kuugu leedahay, waana ka soo bixikartaa adoo waalidkaaga ixtiraamaayo. Ayaga ayaa diiday

  • @harunrashiid9670
    @harunrashiid9670 11 месяцев назад +38

    Lucky is when opportunity meets with preparation. This is a heart touching story. This lady tried her best but the guy never attempted anything instead he wasted or missed alot of chances

    • @2daysago_
      @2daysago_ 11 месяцев назад +3

      Sifican bro. Ninkaas xariif ma eheen. Qofta inuu guursado ayey eheed. Sheekada weysoo xirmi leheed. Lkn jaceyl qaleel ah mudo kadib wuu soo xirmaa. Guur ayaa loo badalaa si jawi kale loo galo

    • @sugalfarah5533
      @sugalfarah5533 11 месяцев назад

      @@2daysago_haaa xariif ka wayaha jeex jeexey umaleena sheeko iyo waxaas u raba lee gabadha in ay jeceshay uu arkay advantage uu ka qadanaya marka

  • @abdiweliadenyussuf65
    @abdiweliadenyussuf65 11 месяцев назад +189

    I hope one day one time they come together and live happy life❤❣️

  • @ahmedhilal3035
    @ahmedhilal3035 11 месяцев назад +7

    Abdifatax fadlan gabadhan rathi mar labad viva sacdiya ❤what a heart touching story

  • @adanabdiqadir4800
    @adanabdiqadir4800 11 месяцев назад +20

    Love is naturally the world ’s dominant and most important theme. The saadia abd Abdifatah love stories focuses on romantic love, specifically the intense passion that springs up at first sight between Romeo and Juliet. In Romeo and Juliet, love is a violent, ecstatic, overpowering force that supersedes all other values, loyalties, and emotions. In the course of the play, the young lovers are driven to defy their entire social world: families (“Deny thy father and refuse to marry arrange marriage to aman with teo wife's name,” Juliet asks, “Or if thou wilt not, be but sworn my love, / And I’ll no longer be a Capulet”); friends (Romeo abandons Mercutio and Benvolio after the feast in order to go to Juliet’s garden); and ruler (Romeo returns to Verona for Juliet’s sake after being exiled by the Prince on pain of dath in love still dreaming to get back her love Abdiftah to her husband in future after break up

  • @abdikadirsaid1721
    @abdikadirsaid1721 11 месяцев назад +12

    Sometimes I do describe Love as Just, Emotion and feelings Because She has nothing to say about him but only feeling and her emotion.

  • @user-cv8uo8cm6c
    @user-cv8uo8cm6c 11 месяцев назад +60

    M.a ❤❤❤❤❤Jecel kan oo kale ayaa la dhaxaa m.a keep going quruxey nin aan ninkas kuguma ogi my dear sister kher Allah kusiiye ninkas ha ilaabin intii nololi jirto riwaanow iga gaarsi fariintas kher allah ku siiye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedqathar5017
    @mohamedqathar5017 11 месяцев назад +15

    True Never End ❤ waxan rajeyna sitha athiga igu kalsontaxay inu asagu kugu kalsonyaxay , calaf kathana Ad mar gacanta ku dagii dontit apayo sacdiyo .🙌

  • @mouminbarre2644
    @mouminbarre2644 11 месяцев назад +20

    Run ahnti gabadhani wa qof ilahy u siyay daganan iyo dabecad horta marka hore walashay qali ilahy haku siyadiyo hana ku xafido insha alah 👍marka xigta radwan isaq gabadhas aday magantda tahy in ad la radisid ninkedi si ay iskugu so labtan inasha allh ☝️

  • @Heytameyyy
    @Heytameyyy 11 месяцев назад +6

    Gabdhahan shekada bilash uma soo gudbinin iney wali abdifitaax jeceshahay ayee sheegesa😢

  • @ikraamabdi2837
    @ikraamabdi2837 11 месяцев назад +12

    Subhanallah 😢..abaayo nolashaada horey usoco..you will get the right one ❤

  • @user-bu8hy2qt7s
    @user-bu8hy2qt7s 11 месяцев назад +22

    Nabiga and kusalina scw❤❤❤❤❤

  • @sahraali6994
    @sahraali6994 11 месяцев назад +28

    True love ❤️ hope they get together again and happily married beautiful girl ❤

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh 11 месяцев назад +8

    WaaaaaaaW❤❤❤ waxaas aa kaa jaceyl ah sacdiyo sharaf iyo karaamo xasuus gaar ah farxad❤ iyo murugo intab،😭 gabar ku dayasho mudan steelna jaceylkeda aaminsan insha allah waad ku guuleysanee sidaan ayaba ku guleysty Sacdiyo sheekadaan dad badan ayey ku dhacday rafaad jaceyl waa jiraa lkn waxaa looga gudbi karaa kalsooni dulqaad iyo dabeecad wanaagsan sida adiga oo kale maaha allah🎉🎉 magaceygu Waa cabdi fatah walhi gabdhaan si waali ah u jeclaadayna waa Sacdiyo waana guursady aakhirkii jaceylka hala taageero ❤❤❤❤

  • @Hanna13717
    @Hanna13717 11 месяцев назад +8

    Wllhi waa qiso cajib ah waxa Alle ka baryaa inuu calaf idin ku daro i..a❤😊

  • @JamalJeylaani
    @JamalJeylaani 11 месяцев назад +10

    Walahi wan oyay intaan muqalka dawanayay wish you long life insha allah 🎉

  • @hassanmohamud5470
    @hassanmohamud5470 11 месяцев назад +16

    True love never end jeclkiina dib u soo ceshta oo midoowa markale ❤

  • @wiilwaal7320
    @wiilwaal7320 11 месяцев назад +11

    Waxey tiri Familyga weey ogyihiin inaa c.fitax kala harney lkn wey ogyihiin inaa c.fitaax dartiis nin kle aan la hadlin jecelow aabahaa cun 💔💔💔

    • @updulghanimohamed2202
      @updulghanimohamed2202 11 месяцев назад

      Yess ,imagne,Family plzz support this lady please ,you are the problems, support her B4 it change to smthing else! For her own benefits!

  • @AxmedAxmedamin
    @AxmedAxmedamin 11 месяцев назад +10

    Run ahaantii qisadani wayi isoo jiidatay ❤😢
    Inshaa Allah waxaan rajaynayaa in uu Illaahay calaf iskugu kiindaro

  • @luladen8201
    @luladen8201 6 месяцев назад +1

    Inta dawada after guurgoda kadib wa ni slamaya congratulations uunsi iyo abdifatax ❤❤❤❤

  • @saidkhalidabdulahi876
    @saidkhalidabdulahi876 11 месяцев назад +13

    What a wonferful romatic story is it!! I hope her to join beloved one once uppon atime. This girl has a talent to describe her story and emtion😊

  • @abdiqanimohamedadam9410
    @abdiqanimohamedadam9410 11 месяцев назад +44

    Gabdhan waa dadashay lkn asa doqon kunoqday aqirkii walahi gabadhan waa cajiib walahi ❤ jaceyl waa xanuun waxan urajeynaya inow ilahey niyadiisa kusoceliyo gabadha qalbigiisa

    • @2daysago_
      @2daysago_ 11 месяцев назад +4

      Aad iyo Aad bro. Qofta inuu durba guursado ayey eheed. Jaceyl qaleel ah waligiis masoconaayo marka intuu soo xirmin guur ayaa loo badalaa howsha

    • @Waael12677
      @Waael12677 11 месяцев назад +3

      Sxp ilaa hada uu ka gaaraa wlh Geber degan Dabeecad leh Asturan Qurux bdn Guuurka ayeey ku fcn tahay wlh

    • @Waael12677
      @Waael12677 11 месяцев назад +2

      Wali wee jeceshahay walibo Xad dhaaf
      ilaa hada ayuu saxi karaa Jclkaan Guur inuu ku dhamaado ayuu ku ficnaaay

  • @robkacade156
    @robkacade156 11 месяцев назад +7

    Mnshaalah Ruuntii waa qisoo add xuunbadhan huno qalii Waxankurajeynaya jaceylkadhi inaad kuguleysato i.a bii ithnillahi karim❤❤❤

  • @asmoabdi3349
    @asmoabdi3349 11 месяцев назад +10

    Srry wllsheyqli 🥺😢jecel xanuun waye wlhi lkn Alle waxan kakabaryaa familka inuu sinapad ah oo farxad kudhan dahay ini aqbalaan labadiinaba🥺🤲gabadh sharafda familkeeda ilalinayso wadahay runtii guulso queen inshllh farxad ku rajeeni 😇😇😇proudly 😎 your family 👪 ♥ wht ever happed u sis keep going ♥️💯👍

  • @user-gw5nl1se8u
    @user-gw5nl1se8u 11 месяцев назад +6

    Salaad casar ayaan waysa qaba waan idiin duceeyay idam alle wad is helaysaan insha allah❤ jcaylkii gulaystay alle haydiinka dhiigo

  • @Somali2288
    @Somali2288 11 месяцев назад +31

    Gabadhaan qisadeeda meel aan ku farxno kumay soo dhameenin hadaan nahay mucashaqiinta 😢😢😢 waxan jeclan lahaa in gabadhan ay aqal galan wilky is jeclayen

  • @user-lw7ps1fb1e
    @user-lw7ps1fb1e 11 месяцев назад +11

    She is beautiful and very decently respectful mash Allah. Am sure Abdifatah will see this video and appologise for leaving her.

  • @cabdallaciise-xk3od
    @cabdallaciise-xk3od 11 месяцев назад +15

    Inaad wada guuleystaan baa rajeynayaa insh llh 😮 family iyo jecyl runtii waa khad'cagaaran oo meelna aadan u dhaqaaqi karin😊

  • @jimalbarreh2708
    @jimalbarreh2708 11 месяцев назад +9

    I would wish the mother and the father of this lady to support their daughter and make her realize her dream. She really loves the man with all her heart and that is normal in life. Kindly support this girl

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 10 месяцев назад +13

    Some times clinical judgment is important. Being said, gabadhaan waan daawaday, wiilkana waan daawaday. Waxaa iisoo baxday in gabadhaan wiilka ay ka heshay naxariistiisa, wanaagiisa iyo siduu uga fakaro balse jacayl dhabaa uma qabto. Wiilkaa aad u jecel daacad u ah, mustaqbal iyo wanaagna u haayo waana asaga qofka labadooda dhibana jacayl ah. Waa caadi mar walbo labada qof qof buu jacaylka ku waynahay. Hadii calaf Alle isugu daro howl waa u taalaa wiilkaas waayo mar walbo waxaa macquul inay qalbigiisa dhaawacdo. Balse haday waansantay, kana waynaatay dumar iyo dad warkiisa, qaladaadkeeda saxdo, fahamto sida qofka ku jecel loo qanciyo, qiimeeyo oo qalbigiisa loo ilaaliyo markuu wax kaa tabanaayo. Wixii khayrka ku jiro Allaha fududeeyo.

    • @kawtharabdulahi3871
      @kawtharabdulahi3871 10 месяцев назад

      Qof aaad u caqli badan baa tahay Allah haku daayo please Abaayo arinaa rabaa inaan kaala tashto Xagee kaalasoo xiriiraa

  • @MustafCabdixusen
    @MustafCabdixusen 11 месяцев назад +55

    it is so beautiful story wllhi macaan ❤❤❤

  • @momostaph3610
    @momostaph3610 11 месяцев назад +8

    Jaceelow maxaa xanuun badan tahay markaa tageero jaceyl lahayn😢😢😢😢

  • @nimomohamed7751
    @nimomohamed7751 11 месяцев назад +6

    Nin kaligaaa wxan ooo safara aaa lasooo jartay bisinka. Way ficantahy abyo inaa qof balan leh noqotid oo qona aad gursatid aad balan kqaaade lkn waxanooo fudeeeda waaa zaaid halisna wuu kugalin gabr ahaan rayigaas ayaan qabaaa.❤

  • @filsan_abdiqaadir143
    @filsan_abdiqaadir143 11 месяцев назад +7

    True love never end 😊
    Allaha idin mideey wlshy io duma abdifatah mrkle wxan rajeynayaa in aad dib u midowdaan

  • @ahmedyussuf5146
    @ahmedyussuf5146 11 месяцев назад +11

    MashaAllh. It is an emotional story.
    May the Almighty reunite you again and again.

    • @hasanahmedali3244
      @hasanahmedali3244 11 месяцев назад

      Waa sheeko jacayl oo cajiib ah Allah haduu isu qoray way is helayaan

  • @baremadey6631
    @baremadey6631 11 месяцев назад +10

    Waw what good story please ridwan try to reconnect them bring them to board

  • @ibraahincabdiraxman7414
    @ibraahincabdiraxman7414 11 месяцев назад +21

    Wllhi waa qiso dareen leh lkn waxan ka xumahay halkay kusoo dhamatay waxan ka jeclaa inay ku dhamato iyagoo is helay labadaa qof ee jacylka dhibka kasoo maray 😢😢
    Lkn waxan ilaahay ka baryayaa inuu calaf isugu darro insha allaah😊

  • @maankayare9634
    @maankayare9634 11 месяцев назад +31

    Thanks bro lkn waad soo daahisay😅😂

  • @asmamaxmud1140
    @asmamaxmud1140 11 месяцев назад +6

    Waaaa qiso cajib ah xaqiiq waxan urajaynayaaa inay ishelaaan oy nolosha ku midoobaan ❤

  • @cadniqurux6673
    @cadniqurux6673 11 месяцев назад +4

    🥲waan la ilmeyay qisadaaan wlh ilahey calaf ha iskugu daro ducada dadka dhan ay u duceyen ilahey hau aqbalo isnha allh 🥰

  • @Munishabdi
    @Munishabdi 11 месяцев назад +24

    Waxan rajayna inay isku so labtan insha allah ⏳👍🫶🔮❣️