NASTEEXO HABEENKII AY GO'AANKA KU GAARTAY INAY IS DISHO!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 1 тыс.

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  Год назад +5

    FADLAAN SUBSCRIBE | SHARE AND LIKE THANKS );👍👍

    • @fatumacaali
      @fatumacaali Год назад

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @MaxamudIndhabur
      @MaxamudIndhabur 3 месяца назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊​@@fatumacaali

    • @sunaiabdalla
      @sunaiabdalla Месяц назад

      @BRITSOMALITV
      Iam sorry mydear
      Don't have childeren

  • @Daqare666
    @Daqare666 Год назад +178

    Slm Walaashey Nasteexo arinkaan ku heysato anigu 1994 ayay iigu dhacdey dhaqtar Danish ah ayaa eraygaasoo kale iigu yiri imaqal dib dambe dhaqtar lacagtaada ha isaga dhameyn waxaan kuu cadeynayaa adigu waligaa inaadan wax caruur ah dhali doonin
    Adigu dhaqtar fiican ayaaba kuugu
    soo aadey si fiican kuugu sheegey
    Caruurtana Allah haayo
    Alx maanta 8 Caruur ayaa Allah I siiyey Masha Allah Adigana waxaan kuu rajeynayaa Allah ha kuugu deeqo

    • @naimahamid6840
      @naimahamid6840 Год назад +16

      Abaayo wlhi saas cml hooyaday ba dr talyaani ah ku dhahay waliga ma dhalysid hooyaday walaga qariyay abtigay oo u turjumay hada 8 aniga ku jiro bay dhashay alxmdulilh

    • @zainabg979
      @zainabg979 Год назад +3

      Maansha allaah illaahay hakuu daayo 8caruurta ah nasteexo iyo inta lamid ah

    • @idriisabdi257
      @idriisabdi257 Год назад +4

      In aad dhakhaatirta aaminto Maha 💯 awlada ilahay baa bixiyo dad badan ayay saas ku dheheen oo manta awlaad badan ilahay siiyay comment qoraya hada akhri awlad haduu ilahay kuu qoraya waad helaysaa guurso ha niyad jabin ilahay awlaad saalix ah ha kusiiyo

    • @habibaabdullahi1791
      @habibaabdullahi1791 Год назад +4

      Walaashey baryada RABBIGAAGA BADI ,ALLE WAA ALLAHA SIISMADIISU AYTAHAY KUN FAYAKUUN (AHOOW UUNA HAANAYO)
      NEBI MUUSE CALEEYHI SALAAM HAWEENAY AYAA UTIMI OO KUTIRI ALLAAH UBAD II WEYDII INAAN DHALO,KABACDI MARKAY KUSOO NOQOTAY ,WUXUU USHEEGAY IN ALLAAH KUYIRI HAWEENAYDAAS UBAD UMAQORIN,.
      KADIBNA WEY TAGTAY OO BARYADA ALLE AYAY BADISAY,ALLENA UBAD AYUU SIIYEY,.
      MUDDO KADIB NEBI MUUSE AYAA ARKAY IYADOO WIIL SIDATA.
      MARKAAS AYUU NABI MUUSE ALLAAH LAHADLEY OO KUYIRI RABBIYOOW SOWDIGII IGUYIRI HAWEENAYDAN UBAD UMA QORIN ALLAAAHNA WUXUU YIRI BARYADAYDA AYAY BADISAY SIDAAS AYAANA USIIYEY.

    • @SGS627
      @SGS627 Год назад

      Abayo ilahey kuma dhali dhalimeysid wa bili adam ado kala ah siniya kugu duceyay ilahi ubad bariyal ah hakusiyo inshall markake ado farxan inad nagu solabato

  • @araweelo728
    @araweelo728 Год назад +53

    Respect to the way he is listening and he is not interrupting her and letting her take her time.. well done walal cabdixafid❤❤

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 Год назад +48

    Alla ilaahaw adaa wax walba awooda cirka iyo dhulka taagay bilaa tiir adaa naxariis badanaa ilaahaw adoontadas caawi ilaahaw awlaad khayr qabta sii hadaysan u qorneena samir jamiila ku arsaaq😢🤲🏻

  • @umusafa9915
    @umusafa9915 Год назад +17

    Wlhi maalinta yoomul carafa 9 laadka anagoo gabdho badanaa qolol badan uga duceyneyne anigana si gaar ah malinkaas ugu duceynaaye waxana rajeynaa inuu alle naga aqbalay ducadaas farxad waarta u rajeynaa walalshey nasteexo qurux❤

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 Год назад +16

    Waa ka xumahay Abaayo illaahey wuu ku siin karaa tijaabi walaalkey 15 sanno waxba looma dhalin iska fur ayaa la yiri lakiin wuu diiday Alxamdulilaahi illaahey awlaad ayuu ku irsaaqay Abaayo raxmada illaahey ma dhamaato tijaabi mar kale

  • @Quran_Reminder2023
    @Quran_Reminder2023 Год назад +108

    Hooyadeen caaisha Allaha ka raali noqdee caruur maysan dhalin waligeedna xitaa Nabiga scw kuma aysan dhihin ii ducee inaan awlaad dhalo markii Nabigu dhintay cilmigay dadka baraysay strong bayna ahayd marka abaayo noloshu awlaad kaliya maahan ee noloshaada wado. Midda kalana abaayo hadaadan hada xaas ahayn guurso oo Allah bari Albaabka Allah qofkasta waa u furanyahay ee Allah bari istiqfaartana badi wallahi Allaha adiga oo aan jirin sidaas quruxda badan kuu abuuray inuusan ilmo kusiin waayin ama ukuni ha dhamaato ama yaysan dhamaan

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 Год назад +1

      M.A ALLAH HAKU DHOWRO WLSHY QAALIYEY TAASA HUBAAL AH QURUXDA ALLAH SIIYE EEG INAY DILMA ISU QUURTO DAMBI KA WEYN BEY GALI GAARTAY WLH ADIGANA AJAR ALLAH HAKAA SIIYO INTAAD WAANISAY

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 Год назад

      Mansha allaah

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Год назад +5

    Hadaan aniga ahaan lahaa kuma fureen.Sidaan deg dega ah ninkaan ku baxayna kuma bexeen waayo xili kala guur baad ku jirtaa oo u baahantahay in lagu garab istaago.Hadana gabar qurux badan baa tahay. Rag badan baa raadinaya adiga oo kale❤

  • @abdullahibashir678
    @abdullahibashir678 Год назад +25

    Rajada ilaahey haka quusan
    Waxaa macquul ah
    In waqtigaagi dhiman yahay
    Kheyr aaan kuu rajeynaa❤🎉

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 Год назад +10

    Masha Allah walaasheen. Nasteexo illahay ha ku barakeeyo illahay wuxuu ku siiyay Caafimaad iyo Qurux iyo qiimo Alxamdulillah aduunkaan wuu tirsanyahay waana kawada tagaynaa muhiim waxaa ah Camalka naraaci doono marka wax kaa maqan ma jiraan haddii illahay ilma ku siinin waxbadan ayuu kusiiyay adoon waydiisan Allah ayaa mahadleh khayr badan ayaan kuu rajeenayaa 🙋🏻‍♀️👍😘❤️🌹

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  Год назад +26

    Waxaan u Mahadcelinayaa Walaashay Nasteexo Maxamed Xuseen ciwaankeeda Tiktok @Nasteeno900
    waakan halagu yaaco guulaysta

    • @saediyoyalahow3352
      @saediyoyalahow3352 Год назад +1

      Mashaallah tabarakallah nasteexo hore usoco Inshaallah waad guleysan

    • @cusmaancabduqaadir4667
      @cusmaancabduqaadir4667 Год назад +2

      Nasteexo walaashey.waxaa tahay.qof iimaan badan sida aad sameysay.aad iyo.aad Ayaan kugu Mahan celinayaa

    • @CabdullahiMaxamed-xk7yl
      @CabdullahiMaxamed-xk7yl Год назад +3

      Wala shey wax walibo xak ale ayey kayimadan ale bari anaga na wan ku duceynaya abayo nusteexo abaayo aniga ilasoxarir abaayo wan kuducey nayaa

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 Год назад +1

      Nasteexo walalo gabdha adaga ayada thy runtii guuulaysoo❤️

    • @zamzamcabdiraxman5351
      @zamzamcabdiraxman5351 Год назад +1

      Alxamdulillah walashay Nasteexo, we are here for you sis, love you and stay pretty and strong❤❤

  • @nimof091
    @nimof091 Год назад +7

    Mashallah , I like how calm and respectful he is . Sis , Allah loves you . Your life is worth more with or without kids . Allah is the best planner

  • @AliSokor1
    @AliSokor1 Год назад +16

    Iska sabar gabar qurux badan oo dhalin yaro ah ayaa tahay nolol wanaagsan oo qurux badan ayaa kuu danbayso Insha allah ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @xaajiibraahim7170
    @xaajiibraahim7170 Год назад +7

    Nasteexo Waan Kuu Soo Duceynayaa In ALLAH U bad Baari Ah ALLAHA Ku Siiyo Oo Mataano Iyo Mataano Dhidig Iyo Lab Ah.InshaAllah

  • @ilwaaddegan2449
    @ilwaaddegan2449 Год назад +8

    Alxamdulilaah walaashay nasteexo inaa nooshahay faraxsan tahay waa ku Jecel nahay alle hakuu qurxiyo nolosha adiga iyo qof kasta oo xaalad adag ku jira ama soo maray hore usoco waligaa wixii tagay dib haw fiirin qurux iyo qiimo Allaha raxmaanka ah ee ku siiyay kuma dayacayo adigana ku xidhnow wlaalkay cabdixaafid aad baa ugu mahadsan tahay inaa noo soo gudbisay sheekada wlaaasheen dadka TikTok mawada isticmaalan wlaahay hawl adag baad bulshada somaliyeed uhaysaa ilaahay haku xifdiyo adiga iyo reer kaaga iyo awlaadaa daba wlaashay nasteexana nolol qurxoon alle haku siiyo iyo awlaad aan soo daahin iyo sawj wanaagsan guulayso wlaaahshay macaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amuu8286
    @amuu8286 Год назад +26

    Asalamu Aleykum abaayo, Good created us to worship him alone , whether you have children or not. you are more important than that. in fact many of our somali community does not understand the meaning of marriage and the basic of companions and being together no mater what. never give up from the will of ALLAH. we love your braveness.

  • @positivenergy6232
    @positivenergy6232 Год назад +12

    You are enough , you don’t need man or kid ❤ Allah bless you

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan Год назад

      You can't know that automatically if you haven't been taught subhanallah, it's high time that our ladies how to value themselves without attaching their worthiness based on how others treat them whether positive or negative May Allah all guide us to the right path

    • @positivenergy6232
      @positivenergy6232 Год назад

      @@yasmiindhowrsan ka maan wadin xumaan ama Morom. Qofwalba Allah baa karaameeyay oo abuuray, Nin ama ilimo kuma xidhno nolosha raga ama dumarku. Waa in marwalba aan is xasuusinaa in aan aqbalno qofwalba sida Allah uu ka dhigo noloshiisa . Waa raygayga.

  • @mahamedmussa6258
    @mahamedmussa6258 Год назад +7

    Nasteexo garabkaagii baan nahy nolol wan kula wadagi karaa qof qiimo badan tahay allah ku wafaajiyey mahad leh ❤❤❤

  • @Muftiga23
    @Muftiga23 Год назад +2

    Walaal, waxa aad badisaa xilliga saxarka ah, fajarka ka hor Istigfaarta, waa kuu rumoobaysaa riyadaada haddii Ilaah qadaro.

  • @kubra8
    @kubra8 Год назад +10

    Allaha noo xafido awlaada inta haysata, intan haysana ama naawilaya kuwo khaydhqaba Allaha siiyo, kuwa aan loqorina Rabbi qalbiga ha u dajiyo badal khaydhqabana hasiiyo, Amiin 🙏🙏

  • @GareenMedia
    @GareenMedia Год назад +15

    Don´t give up sister, Allah is merciful!

  • @kayserimedia2197
    @kayserimedia2197 Год назад +5

    Abdihafid Mohamud Bro Aniga Ahaan Kuma Aqoonsani Wariye Kaliya Ee Waxaa Tahay Daaci Diin Macalin Iyo Dhaqtar Utaagan inuu Daaweyo Quluubta Dadka Somaliyeed Thank you Sir
    Jazakillahu kheiran wa barakkallahu Fiik

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Год назад +4

    Exactly waa sax hadalka Nasteexo . Qofka aan adduunku ugu jecley waxaan marar badan xasuusiya in ayna weligeed u arkin in nolasheedu ay ku xidhantay wax ay weydey amma ka maqan

  • @muhubodirie677
    @muhubodirie677 Год назад +9

    So sorry abaayo you are not alone there is a lot of people going through this may Allah protect you❤

    • @dahabomohamed6718
      @dahabomohamed6718 Год назад +1

      Asc haryir astqfaart badi saliga nabi muxamed badi han quusan guur so dhaqtar tag quraan is saar

  • @nurtaabdullahiomar8125
    @nurtaabdullahiomar8125 Год назад +9

    Ilaahey rajadiisa lagama quusto.dadkana dheg looma dhigo wey dhaliilo badan yhy .adkaarta ale ayaa kugu filan walaashenawaxaan leyhy Keep going ❤adne waan ku salaamaa kaagana mahad celinaayaa sida Media ugu fiicn ee aad u iyo maasho MAASHA ALAAH walaalkey 🎉

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Год назад +4

    Nasteexo waa gabadh qurux badan caqli badan qalbi saliima haysa huuno sadaqo badi ha quusan waxaa kula jirta ducadeena ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Год назад +17

    Most ordinary Somali men would still keep a woman in her situation but would have another at some stage in life. So, I don't agree with the idea that a girl is good only for child production or else she's useless. Sister, we love you ❤️ for your courage and appreciate your valuable work in the community in this area of life 👍.

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 Год назад +11

    Gavadhaan wxaan dhihi lahaa saliga nabiga & istiqfaarta laxawlada badi ilahey ubad kher qaba oo baariyaal ah haku siiyo waa imtixaan hadii lagu siiyo & hadii laguu diido❤

  • @nayaa1387
    @nayaa1387 Год назад +95

    Wow wish I had a small the courage and the imaan that this girl have waaw Masha Allah sis never give up the rahma of Allah. I have been true similar situation as you and alhamdulilah we are stil here. Be Happy life is not all about having kids and husband love your self and leave the rest to Allah. Much love ❤️❤️❤️ from your Somali sister 💖

    • @mohamedrebi5759
      @mohamedrebi5759 Год назад +6

      Dear sisters never give up to Allah's rahma and remember that nothing is impossible towards the Allah Swt Insha Allah you both will get rewarded a preciously the dreams that you always to see it come true

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 Год назад +5

      Wllo Caruurta iyo maalkuba waa quruxda adduunka siduu Allah ba noo sheegay laakiin macnaha laynoo abuuray waa in aan Allah caabudno waxana laga yaabaa in sidan khayrkuba ku jiro. Ma aha inuu ruuxu noloshiisaba u baabi’iyo caruur la’aan. Allah iimaanka ha inoo siyaadsho. Weligaana qof ayaa waxaa ku odhanaaya ha u noolaan isku kalsoonow

    • @axmedmahamuud6100
      @axmedmahamuud6100 Год назад +1

      Asc ww wllshey ilaahey ciwalkheyr hakusiiyo adiguna wll sabir muuji hana quusan ubadka allaa bixiyee horey usoco oo guurso waxaa lagayaabaa inuu ilaahey kusiiyo nin wanaagsan oo kula qaybsada oo kuu tixgakiya waxaad dareymeysidee mida kale cibaadada alle iyo baryada rababi badi

  • @abad6229
    @abad6229 Год назад +11

    We have the most brutal culture when it comes to such unfortunate situations. Please never say to someone anything that hurt or break their hearts.

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 Год назад +1

    I love nasteha waa gabar si qalbiyan ah ii taabatay ina Soo xusuusisay Dibna iigu celisay wixii aan soomaray madaama aan muujiyay dhabar adeeg iyo inaan allah Xagiisa u sii dhawaado marwalbana aan qalbigay xusuusiyo qisadii dhexmartay nabi muuse iyo gabadhii Ay nabi muuse weydiisatay in allah ubaryo ayadiina allah subxaana watacaalaa baryi jirtay kadibna allah uu nabi muuse ku dhahay adoobteyda madhalays ayaan ugu talagalay micnaha ilma ma dhali doonto kadibna gabadhii baryada allah sii laba jibaartay allah subxaana watacaala aad ayuu ugaga xishoodaa gan adoomadiisa u hoorsatay in uu eber dib ugu celiyo kadibna dhacday in gabadhii allah ku arzuqay ilmo mudo kadib markii uu nabi Musa c.s uu arkey gabdhii oo ilma Yar gacanta ku wado kadibna weydiiyay cida dhashay kuna tiri anigaa ayaa dhalay ilmahan ya allahu akbar inshallah allah xagiisa waxwalbo waa uu aboodaa nastexo allah Raxmadihiisa haka quursan farxadi wey kuu danbeysaa

  • @SKY........63
    @SKY........63 Год назад +5

    Masha allah walal Allah csw ayaan uga baryayaa awlaad baari ah ❤❤

  • @Raho339
    @Raho339 Год назад +3

    BiNi-Aadam Ayaa Kuyidhi Madhaleysid Lkin ILaahay Kumuuna Odhanin MadhaLeysid Waxaa Lagayaabaa Inuu Rabi Kusiiyo oo Kaafarxiyo Insha Allaah
    Allaahu AkbaR Kabiiraah☝️

  • @manalmoha7375
    @manalmoha7375 Год назад +52

    Xanuunka ugu wayn aygabadhaas marayso maha ilmo jacayl waa baqdin ay somali kabaqayso iyo xanuunka haaya ay kasii damqanayaan hadaloedhibaayo say uleeyihiin ala somaliyeey ilaahay imatuso aaqiro meesha laidunku cadabayo😭😭😭😭😭😭

    • @ruksana578
      @ruksana578 Год назад

      sax wlhi ben maaha

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 Год назад

      Wlhi beenta naag

    • @tawalyusuf1851
      @tawalyusuf1851 Год назад

      Waa runtaa

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 Год назад

      Gaar ahaan dumarka su aalbadana

    • @xafsaxayaati6950
      @xafsaxayaati6950 Год назад +1

      Wllhi been ma ahan dhibato walba oo kuhayso hadad iskadaydo inaad is ilowsiisid qof sonali baa intuu kuu imaado boogta daqninaayo oo midi kumudaayo calshan waxaa kawadayo hadalo kusii niyad jabinaayo kuleh
      Waa dad yaableh wllhi mashqul iyo malayacni baa howl unoqotay😏

  • @nimcoyussuf2948
    @nimcoyussuf2948 Год назад +2

    Mashallah tabarakalah jazakalahu kheiran abayo walahi my iman is stronger just by listening to this sister ❤

  • @Amino321
    @Amino321 Год назад +8

    Nasteexo walal ilahay ma oraan ma dhalayid, ilahay waxaan kaga baryaya inuu faraxada ku siyaadiyo waxaa jeceshahay ku siiyo ❤️

  • @amalmohamed222
    @amalmohamed222 Год назад +1

    My beautiful sister you are so valuable and loved. You have a great purpose, and I’m happy to have the privilege to share space with you. Jir oo jog luv

  • @ayankhalif4504
    @ayankhalif4504 Год назад +5

    Allah baa qurux ku siiyey allah waxba kuuma weynaayo inshallah

  • @massmass8300
    @massmass8300 Год назад +10

    subxaan ilaahy gabadha somaaliyeed ilaahy hacaawiyo
    o ubadkhayr qaba haku caawiyo
    insha alaah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Год назад +8

    Hooyo sharaf leh oo Rabbigeed qadartiisa raali ku ah baan kuu arkaa!!waxaan Ilaahay magacdiisa wanaagsan iyo sifaadkiisa sareeya ku tuugaya inuu kugu arsaaqo awlaad saalixa oo wiilal iyo gabdhaba leh!!hana ka quusan naxariista Ilaahay ee badi istiqfaarta iyo batyada Ilaahay wakhtiga ka horeysa salaada subaxa Inshaallah.

    • @umusafa9915
      @umusafa9915 Год назад

      Allaahuma amiin allaha u aqbalo

  • @haboonxaaji5352
    @haboonxaaji5352 Год назад +1

    Maalmo qeyr badanaa lugu jiraa alle haku siiyo owlaad baari ah adiga iyo inta aanan heesan walashey nasteha❤

  • @user-xj5ng9kl5o
    @user-xj5ng9kl5o Год назад +21

    WaLaasheey aad iyo aad ayaan uLa murugooday Laakiin wallashey dawadaan qabso waa tasbiixda walaahi murugada farxad ayaa bedeleysa Allah ha kaa farxiyo waa heleysaa owlaad insha allaah

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 Год назад +2

    Walachay macan alhamdoulilah manta hatad cafimad qabto oo shaqaysato ilaahay badal kheir qaaba haa kuu siyo inchallah kheir nolasha wax walba oo kuu soo wajaho ilaahay kuu hamdi horey uu soco walachay qali

  • @ahmedhassan-gb7tb
    @ahmedhassan-gb7tb Год назад +5

    Allaah baa mahadsan kaabadbaadiyey inaad isdisho adeer Samir aniga kulahadlaya qarax igudhacay.baal qiyaas hadii saxaradaadu ka imanayso meel sankaaga kubeegan eed marwalba kabaqanaysid inay kaa fakato adoo bushada dhexjooga.macadaalika noloshayda waxba kamabalin oo waan kusabray adeer naseexo sabir hilaahay hakuxafido xunaxiraw.!

    • @deeqamohamud3927
      @deeqamohamud3927 Год назад +2

      Walaal qaali Allah ku caafiyo samirka aad samirtay Janno Allah kuugu bedelo

    • @sabahmuuse1567
      @sabahmuuse1567 Год назад +2

      Wllo alle haku caafiyo

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Год назад +6

    Am sorry walaal mcn 😭😭😭😭
    Waxa laga yaabaa hadaad dhasho inaysan khayr kuugu jirin maslaxada ilaahay baa og sharafey qalbiga dajji salliga nabiga badso waxad tahay important runtii

  • @adandhux1434
    @adandhux1434 Год назад +4

    Waxan sugaynaa Nasteexo
    Oo faraxsan War farxad badane noo sida insha Allah xilidheerba ha ahatee wansugayna farxadada

  • @mohamedosman1373
    @mohamedosman1373 Год назад +2

    Nasteexo adeer never ever think of such, you are the best.

  • @user-eh5xn2mc9o
    @user-eh5xn2mc9o Год назад +3

    I am glad my somali community are learning to be responsive rather than reactive. I love the way she's responding about all the situations she faced, she Strongly surpassed the reactive stages of her life. Mashallah. I am encouraging you abayo that your not alone in your struggles. There are many options today to have a full filled life rather than having children.

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Год назад +2

    ManshAllah tabarakallah true love.Amazing 😊Nasteho .Another level 😊

  • @nashaadmohamed7431
    @nashaadmohamed7431 Год назад +5

    Wndareemi karaa wllshay waxyabaha somaray wllo horta kuqancsanow qadarka allaah wllo noloshu waay cabado badantahay taas iyo waxyaabo kale obadan ayaajra marka alxmdulilaah allaah iskuxir qur aankana baro tasbiixdana badso ❤🎉

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 25 дней назад

    Masha Allah gabar qalbi wngsn waaye allow qlbiga u qabooji aamiin aamin

  • @fartunmohamed7616
    @fartunmohamed7616 Год назад +12

    Yaa Rabi adoontada ubad kheyrkhaba sii oo dhaqtarkas hadlkisa beeni 🤲

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Год назад +1

    Walal Nasteho allaha qalbigaaga hakaaga buuxiyo farxad iyo iimaan.
    Illahay bedel khayr qaba hakuugu bedelo. Adduunyo nimco aakhirana janno allaha ku siiyo ❤❤❤❤❤.

  • @AliAli-dw3vt
    @AliAli-dw3vt Год назад +10

    Asc cabdi xafiid gabadha waxaad kula talisaa inay xaramka aado oo ay rabigeed tuugto si uu awlaad usiiyo isaga ayaa bixiya inuu ka aqbalana waa lagayaabaaye

  • @cabdiqadirahmed3880
    @cabdiqadirahmed3880 11 месяцев назад

    Mashalah Abayo hadad ka cafimaday shooge iyo xanoonka Alxmdulilah walada Alaa bixiyo inkurab siiyo inkoraban udiido Aduunka cafimad Akhna jano firdoos Waxad ka hadashay xaqiiq

  • @honey-8753
    @honey-8753 Год назад +5

    I'm really sorry what you went through,
    I understand our communities don't have sympathy,
    Another thing why the husband excepted her decision to divorce her
    Especially what she was going through,
    men don't have sympathy.
    Nasteeexo, keep going you have so much to live.

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 Год назад +1

    Subhanalah qalbiga waxfiican u sheeg Allah baa qadarey waa inaan qadarta aaminaa habo qalbigaaga ku dhis 💯❤💯 Insha.Allah Qeeyr habo 😊🙏

  • @amallul2521
    @amallul2521 Год назад +4

    Asc sis I wanna tell you Allah is most merciful anything is possible with Allah this can be test for you to see how patient you are keep praying and never underestimate the mercy of Allah a doctor might say you can’t have children but with Allah anything is possible inshallah will keep you in my prayers and thoughts and to all going through similar situations 🥺❤️🤲

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад +3

    Thanks for sharing with us.
    Very talented young 👏 sister.❤❤❤❤❤

  • @linklion1274
    @linklion1274 Год назад +23

    Arinkaas oo Dhan waxaa Kaa Badbaadin Lahaa Diinta Barashadeeda iyo ku xirnaanshaha Allaah

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Год назад +5

    Nasteexo ilaahay jannadii hakuugu abaal gudo ❤

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 Год назад +3

    S.c
    Waa barnaamij qiimo leh oo iga oohiyey.
    Waad ku mahadsan tahay wll. inaad noloshaadda nala wadaagtay.
    Ilaahay wax kheyr leh ayuu kuu ogyahay.
    Sabirkaa iyo dulqaadkaa aad sameysana Eebe kheyr ha kuugu abaal guddo.
    Allahumma Aamiin

  • @salmanhurrre1134
    @salmanhurrre1134 Год назад +2

    Alhamdulilah ilaahbaa mahad leh
    Oo kubadbadiyay abyo
    Never give up

  • @duceysane3322
    @duceysane3322 Год назад +6

    Allaah nin kheyr qabo oo wehel ku noqdah Allaah kusiiyoh aamiin

  • @gudoon986
    @gudoon986 Год назад +1

    Wllo walal somaliyed alle waxan kagaa baryaye in waxad ku faraxdo adunyo iyo alhirabaa alle ku siiyo awlad bariye iyo zawj wanagsan alle haku siyo wan ku duceyneyaa salad kasto tukado

  • @mayali8882
    @mayali8882 Год назад +4

    Assalamu alaikum sis. Waxa la dhaha اللهم اجرني في مصبتي وخلف لي خيرًا منها. Mideda kale waxa tahay gabar muslimad ah Somali ah. Jiritankaagu waa muhiim. Ilahay ku dhawaw., lots of istiqfaar, saliga nabiga صلي الله عليه وسلم. Sadaqo badan. Ilmo jano laguma galo lakin camal wanagsan iyo Allah wayne Raxnadisa lagu gala jano. Allah qalbiga haku adkeeyo.❤ waxa laga yabaa in kheer kugu jirin. والله يعلم وانتم لا تعلمون.

  • @cawilmacaalincaabdi9651
    @cawilmacaalincaabdi9651 Год назад +2

    Asc adeer sijaayada ama habeenkii salaad usoo kac tuko sijaayada la saaxiib ilaahey bari soon salaad badi badi badi ha ooyin hana isdilin noolal raaxo deganaan baad heli doontaa xaraa ninkugu raba kugu jecel kula sheekeysa ku hiloowsiiya xataa ilaah ilmo ayuu kusiin karaa wixii ilaah kuu qorey waad mari wuxuu kuu qoro waad heli ilaah bari inshaa allah

  • @zeinabhassan3351
    @zeinabhassan3351 Год назад +3

    Walaal guurso ilaahay a bari ilaahay waxba ma cusleeyaan wehel samayso dadkooda I ilmo ma dhalaan❤❤❤❤❤

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Год назад +2

    Nasteexo ,waan hubaa in aad helayso wax walba aad rabto hadii ay caruur tahay iyo wax kasto , kaliya istigfaarta hadii aad kaliya 6 bilood ka yar , waan hubaa in aad caruur haleyso iyo wax kasta oo aad rabto ,isgfaartaa ,waan hubaa , waan hubaa ,waan hubaa .dhakhaatiir caruur ma bixiyaan ,waa allah ayaa bixiyo .inshaa allah waad helaysaa nin iyo caruur wanaagsan oo baariyal ah .

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Год назад +2

    Wariye Abdihafid Jama
    Guuleyso Aduun iyo Akhiro
    Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤

  • @siradaden5830
    @siradaden5830 Год назад +9

    Asc masha Alaah abdihfid iyo Nasteexo ❤❤❤ Alle ayaa baxsha Awlada Alle khalbiga haku qabojiyo sabir insha Alaah Alle hakugu irsaqo iiiman jamiil ah we love you so much Somalia 🇸🇴 we love you insha Alaah

  • @foosnur7475
    @foosnur7475 Год назад

    Abayo mcn waxsan iyo wax kheyr leh allaha kusiiyo alle kuma oran madhalaysid Waa binu aadan warkii allaha kusiiyo owlaad saalixa🤲

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 Год назад +3

    Walalo nastaxo ilahay ha ku xafido. Waxa walba oo aad jacajay ilahay ha ku siiyo walalo guulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ku noolaw nolol raaxo badan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amuunahmed3857
    @amuunahmed3857 Год назад +1

    Allaaha u siyaadiyo iimaankeeda Allaha xafido walaasheen oo ha siiyo cimri dheer iyo caafimaad ay aduunka ku naalooto.

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 Год назад +3

    ❤❤❤❤❤Abaayo istiqfaarta badi iyo saliga nabiga scw ❤❤❤ 1000ilaaa 2000ilaaa 5000 habeenkiii xiliga danbe marka dadku wada seexdaa si sir kuu ah wayseyso susuneyso intaaan kareysid labo iyo afar ilaa sideed rakco intiii Allaah ku waafajiyo iyo hal rakco oo watri ah ka dib istiqfaarso gacmaha utaaago Allaah waydiiso baahidaada oo qayr qabto oo barakeysan niyadana Qayr usheeeg

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Год назад +1

    Nasteexo waan dhageeystay waa gabar qalbi fiican. Waxaana Allihii abuurtay Nasteexo waa Awoodaa in siiyo Ubad Kheyr leh Ilaahayoow taasaan kaaga barinay aamiin aamiin yaarabi.

  • @cabeeysubagle1388
    @cabeeysubagle1388 Год назад +2

    Masha allah ilahey ha ku xafido nastex waxa laga yabaa in uu ilahey ogyahay in awlada ay fidno kuu yihiin

  • @saediyoyalahow3352
    @saediyoyalahow3352 Год назад +8

    Waxaad tahay gabar aad u qurux badan guurso ilaaheyna talo saaro Inshaallah weykuu hagageysaa

  • @hassanisaak4373
    @hassanisaak4373 Год назад +2

    Rabi Owlaad saalix ah haa kusiiyo Insha'Allah wll , your story is so painful 😢😢

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 Год назад +6

    Dad badan oo caruuro leh ayaan farxad ku nooleyn. Maamo macaan wixii ilaahey ku qorsheeyey ilaahey baa og.farxad iyo iimaan ayaan ilaahey kaaga baryayaa❤

  • @user-hk2bi5wv5j
    @user-hk2bi5wv5j Год назад

    Ma sha Allah Allah Aalhiro iyo Aduun ba ha ku gu liibaaniyo baryada Allah ha ka Quusan aduunka waad u yartahay hadalada xunxun maalinta qiyasmaha Allah uu suaali doona qof walbo hadal xun ku dhahay gabadhan naseexo ajarka iyo xasanaadkiisa Allah wuxuu siin doona nasteexo indihiiso shan ah ee hadalada xunxun ee dadku ku ayku dhahayaan nasteexo ha ka daayaan nasteexo sabir Allah xanuunka wuu waadi kara ان الله مع الصابرين اللهم يشفيك ويعطيك اولاد الصالحين اللهم امين 🤲🤲🤲

  • @Gzy308
    @Gzy308 Год назад +4

    Raxmada Allah lagama quusto. Anoo gabar yar ah oo wili guursan ayaa laygu yiri ma dhaleysid, laakiin ma rumeysan oo waxaan aamin sanaa in Allah isiin karo. Qof uma sheegin xaaladeyda xataa hooyadey lama wadaagin. Markaan guursadey Allah ayaan wax badan baryey, sujuuda ku baryey oo aan ku ooyey, sadaqo baxsadey ugu danbeyn Allah wuxuu igu irsaaqey laba ilmood Alxamdullilah. Wallaashey wili waad yar tahay ha quusan. Waxaa jira prp doctors ay siiyaan inkastoo aad qarashka adiga iska bixineyso dumar badan oo lagu yiri ugxan ma heysatid ayaa Allah awlaad ku siiyey. India Sidoo kale waxa jira nin herbal gada oo herbal ka gabdhihii kasoo gatey ay fiid back fiican ka keenen. Qaarkood amh level kooda 0.00 buu ahaa inteysan qaadan herbalkaas markey labo bilood isticmaaleen AMH level kooda normal buu noqday uur bayna qaadeen. Ha quusan wallaashey.

    • @sahraabdullahi3825
      @sahraabdullahi3825 Год назад

      Asc aniga ayaa la nool mudo sanada xanuunka gabadhan oo dhalhatiirtii idhaheen ugxamo mahystid waxan joogaa jarmaney xagee kalso xidhiidhaa hindiya ayaan usocda herbalka ayaan rabaa iso jwb wll ples

    • @Gzy308
      @Gzy308 Год назад

      @@sahraabdullahi3825 seen kuugu soo jawaabaa meel aan information ka kuugu soo diro ma haayo.

  • @masbaalh4270
    @masbaalh4270 Год назад +2

    Nasteexo abaayo Allah waxaan jeceshaaĥay oo qayr ah hakusiyo oo dad iyo dunyo leeh ❤

  • @hanad3395
    @hanad3395 Год назад +3

    illahay waxba lama ahaa waa kan ciise aburay aabo laan adamna aburay hooyo iyo aabo laan insha allah illahay wax ku weydiyay inuu wax wanagsan jirkada ka bero insha allah anagana allah nasiyo waqtigena 🤲🏾♥️

  • @abdiwahid997
    @abdiwahid997 Год назад +1

    Nateexo waa gabar aad u wanaagsan wiilka qabay aad bay iisu jeclaayeen aad baan u garanaya 🙏😍siday isku ahayen qof waliba wu ka maseeri jiray isku xaafad baan ahayn omg Laba qof oo ku deyasha mudan wiilka ilaa iyo hada ayu jecel yahay amaanteeda kama dalo

  • @hassanmahamoud3697
    @hassanmahamoud3697 Год назад +4

    I’m glad you had survived and striving today. Please remember Allah will guide us to the right path and there are lot of Somali men who will love to marry you with your condition .

    • @sahraabdi7563
      @sahraabdi7563 Год назад

      Yeah but then they will get another one as well that can have babies

    • @ummaryam1
      @ummaryam1 Год назад

      @@sahraabdi7563 what is wrong with that? He can have 4 wives if he can provide?

  • @amalmuhudin4059
    @amalmuhudin4059 Год назад

    Illaahoow waxa da aayo waa roobe illaahoow ubad aad kufaraxdo kusii yaarabi adiga iyo inta kulamida🤲🤲🤲🤲

  • @marwo_8031
    @marwo_8031 Год назад +3

    Rabbi waxba kuma qadanayso inu dagdag awlaad u siyoo. Abaayo aad ayan u oyeey 😢 rabbi ha kugu irzaqo farxad lama ilawaan kugu noqota. 🤲🏾🤲🏾🤲🏾😭 Amiin yaa Allah ya rabbi

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 2 месяца назад

    Thank you for your advice IAM very sorey for our sister.

  • @abdulkadirmohamed5332
    @abdulkadirmohamed5332 Год назад +2

    Ascww walaalayaal, Nasteexo abaayo geesiyad baad tahay aad iyo aad baan kuugu hanweenahay ka gabar Soomaaliyeed ahaan. Waxaan ahay Mental health practitioner with 23 years of experience walaalahi dadaalka aad wado dad badan bay wacyo gelin u noqoneysaa. Allaah subxaanahu wa tacaalaa ha ku barakeeyo oo shaqsi qiimo badan baad tahay.

  • @aliabdifatah6999
    @aliabdifatah6999 Год назад +1

    masha allah Nasteexo wa gabar ad u qurux badan daacad ah qalbi wangsn wan ka xumahay dhibka kgu dhacay anigaba walashey iga weyn waxbo ma dhalin marka ilahey inta ilmo aanan dhalin ilahey ha siyo marka qofka ilmo ha dhalo ama yusan dhalin wa in u isku mid ku noqdaa marwalbo Respekt 😊

  • @MustafaAli-xj2bm
    @MustafaAli-xj2bm Год назад +5

    When Allah wants good for his slave, He hastens his punishment in the world. And when He wants bad for His slave, He withholds his sins from him until he appears before Him on the Day of Judgement."
    And with this (same) chain, (it was reported) from the Prophet (ﷺ) who said: "Indeed greater reward comes with greater trial. And indeed, when Allah loves a people He subjects them to trials, so whoever is content, then for him is pleasure, and whoever is discontent, then for him is wrath."

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +2

    Wlhi si niyada ayey iga oohisey gabadhan Hooyadey oo ila fadhida ayaa ila dhageysanaysay qisadan hooyana si niyada ayey kugu ducaysay aniguna waxan kuleyahay Allah Awlaad khayr qabta haku siiyo walashey..

  • @raxaweynroyalty4804
    @raxaweynroyalty4804 Год назад +2

    May Allah bless her ❤️🌹❤️

  • @saraawarsame8338
    @saraawarsame8338 Год назад +2

    Hadii alle kuugu talo galay waad helaysaa insha allah khayr baynoqonaysaa raxmada illahay hakaquusan marnaba gabadhii nebi muuse csw utimi waatii illahay ka aqbalay ducadeedii badnayd isagoo illahy uqoray ineeysan waxba dhalin allah swt hakusiiyo owlaad wanaagsan oo khayr qabta amiin❤

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig Год назад +6

    Life is something that we don’t have control over it. You are blessed with a strong faith. Happiness is accepting the will of god. Keep the faith and Inshaa Allaah something miracle could happen.

    • @fahima6186
      @fahima6186 Год назад

      ماشاء الله I like your comment 👍💯❤️

  • @monascommunity3552
    @monascommunity3552 Год назад +1

    OUR CULTURE IS VERY CRUEL 😢😢😢they can not accept trail and test subhanAllah

  • @bezani
    @bezani Год назад +4

    Mashallah Nasteexa is beautiful and she has a beautiful soul, waa imtixaan aduunka qof walbana waxba lagu imtixaama lkn naxriista ilahay haka quusan wlshy, istigfar badan aqri iyo saliga Nabiga (scw) taahjud labo rakaco habeenki usoo kac ilahay ku bari wuu kusiin caruur inshallah, ilahay waa naxriiste adoomadiisa u naxriista ee haka daalin inaad albaabkiisa garaacdo, ana waan kuusoo duceeyey, may Allah give you happiness, beautiful kids and all that your yearning for, amin🤲🏾

  • @siradm
    @siradm Год назад

    Ilaahay swt waxan kaaga baryayaa awlaad saalixiin ah adiga iyo inta aan haysan. Qadarta Ilaahay waaye wax walbaa waana in lagu sabraa. Waaa ka xumahay wixi aad soo martay, waxaana ku faraxsan nahay inad fahantay noloshu iney intaas ka guda wayn tahay adduunkanna safar aan ku nahay waxba aynaan annagu hanti ahaan u lahayn, waxaaba naloo keenay un inan Ilaahay swt caabudno, jinni iyo insiba Ilaahay swt wuxuu adduunka u keenay iney isaga caabudaan swt sida uu qur'aankiisa ku sheegay swt. marka hora u soco abayo qof daacad ah baa tahay.

  • @simanxarago4530
    @simanxarago4530 Год назад +4

    Wlhi xanuunka ee nasteexo soo martay kaligeed maahan gabdho badan ayaa jira oo soo wada Mara ani ahaanteyda anigo yar ayaa wiil ku curtay mudo yar kadib waa ii saqiiray aabihiis woo I furay hada mudo 19year waxba ma dhalin dadaal badan aan sameeyay lkn bulshada Kuma fahmeeso ma dhashay maxaa u dhali la.dahay ninki I qabay aa mudo 2sano aa igu dhahay ilmo ayaa rabaa xanuun badan kadib walee furay mudo kadib nin kale ayaa guursaday waxa ku fikiray Ina nolosheyda aan dhalo ama yaanan dhalin balse waa ila guursaday maxaa markaa ku dhahay waxoo igu dhahay waan is barooneenaayay kadib aad ayaan xanuun u dareemay qalbiga aa I gubtay istarees badan kadib waxaan ku fikiray nolosha inaan kali ku ahay guri mugdi eh ayaan isku soo xiray nafsiyan Ayan ku xanuunsaday malinti danbo go.aan waxan ku gaaray in Lee furo nin dhane aan amaan siiyo nolosheyda aniga ii kali ahaado waxoo aqligeyga I tusay inan gursan hadad guursado uur ma yeelatay a lagu dhahaa maxaa dhashay aa lagu dhahaa bulshada hadaladooda Uma adkeesaan kartid ee kaligaa noloow ayaan ku fikiray hada alx ilaahey ayaan qeyr ka sugnaa anaga iyo gabdhaha Nala mid ah ❤

    • @naciimaqaali6884
      @naciimaqaali6884 Год назад +1

      Abyo ilaahy awalad khayrqabta hakugu arsuqo adiga iyo inta kulamidkaba aduunyadu waa imtixan qofka awalada dhala iyo midan dhalinba waa laimtixamya abyo ilahy baryadiisa kaasho ducyso salaatu laylyka kuducyso waad libaanysaa aduun iyo aakhiroba alhaa wuxuu leyahy raxmaduda hakaquusanina qofkii kusamra qadarkana wuu guulysan alaana wü lajiraa alha nagu irsuqo sabar

    • @UbaxmaxamedXasan
      @UbaxmaxamedXasan Год назад

      Illh haku siyo kubo bariya😢😢

    • @FaraxsanGirl-ny3hy
      @FaraxsanGirl-ny3hy Год назад

      Hada reer miyaa leedahy abyo mise ninkii waa iska furtay qalbiga allah haku dajiyo samir io dulqad allah haku siiyo