OJ Dubow oo kamid ahaa maamulka Abubakar Islamic Center oo xog iyo sir badan banaanka keenay [Full]

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Abdirahman OJ Dubow waxa uu kamid ahaan jirey maamulka Abubakar Islamic Center ee magaalada Seattle Washington. Wuxuuna wareysigan xaasaasiga siiyey Somali Bridge TV isaga oo bannaanka keenay xogo iyo sir badan. Halkan ka daawo muuqaalka oo dhameystiran.

Комментарии • 159

  • @somalibridgetv
    @somalibridgetv  Год назад +4

    Wargelin: Maamulka Abubakar Islamic Center oo aan la xiriirnay, nasiib daro kama aysan soo jawaabin codsi wareysiga dhankooda si ay uga jawaabaan eedeymaha loo soon jeediyey.

    • @abdillahihussein9335
      @abdillahihussein9335 Год назад

      Bridge TV waxa ku habboonnaa in ay inta ayna sii dayn barnaamijkan, in ay fursad siiyaan maamulka Masjidka si ay jawaab uga bixiyaan. Ka dib markii barnaamijka la sii daayay in jawaab la warsado maamulka masjidka waa ila qaldantahay. Walaalka hadlaya waxa ka muuqda in ay isaga qasanyihiin aragtidiisa iyo qaabka xeerarka hay’adaha u qoranyihiin. Waxa uu dhawr jeer ku celciliyay erayga ah “fikirkayga gaarka ah”. Hay’adaha maamulka u sareeyaa waa board of directors.

    • @kylehorn9933
      @kylehorn9933 Год назад

      Adiga ma Qareenka OJ ayaa tahay mise wariye😂😂😂

    • @somalibridgetv
      @somalibridgetv  Год назад +4

      @@kylehorn9933 Naga raali ahow, akhbaartaan bini'aanka ayey ku socotaa. Xayawaanka mar kale ayaan la hadli doonaa. 😁✌️

  • @Dhoof20241
    @Dhoof20241 Год назад +5

    Walee Oj cashar badan oo naga gadaabnaa no sheegtay inta yada outsider ka ah thanks Oj for sharing this serious info.

  • @Adm9464
    @Adm9464 Год назад +4

    Adduunya ayay u xisheen aakhiro way hilmaameen. This is all the effort of the Somali community especially our sisters who gave every small dahab that they possessed. They will never be happy on earth and they will pay a big price yawmul qiyaamo. Xaaraan majiro qof meel ku gaari

  • @mohamedomohamed1788
    @mohamedomohamed1788 Год назад +2

    Somali bridge TV barnaamidyada iyo interview yada aaad qabataaan aaad ayaaaan oga helay. Keep up the good work.

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Год назад +7

    Allah dartii hadad u wada shaqeysan khilaafku wuu yaran lahaa

  • @LeoPard-HQ
    @LeoPard-HQ Год назад +1

    Somali Bridge TV, thank you for the great interview I hope you'll be able to find someone from the opposing side to address the questions posed by this insightful gentleman. I hope they will answer because their reputation is on the line.

    • @somalibridgetv
      @somalibridgetv  Год назад

      Thank you, yes we did reach out to the other side. Unfortunately, they declined to be interviewed.

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 Год назад

      I am not surprised by any of this

  • @fuaadmuuse3211
    @fuaadmuuse3211 Год назад +12

    Walaahi caawa aniga iyo xaaskaygu waxaan ka qaybgalay mu’tamar masaajid Toronto ku yaala ka socday , waxaanu ka doodnay caawa iyo marar badan oo kale in diintii dad badan u noqotay source of income ama xirfad magac iyo maalba lagu sameeyo.
    1.madarasadii oo masaajidka caruurtii lacag badan lagaga qaadayo
    2. Xifdi programs lacaga
    3.cafeteria caruurta cunta lagaga iibiyo
    4. Weekends classes lacaga
    5. Cumra and xaj oo lacaga
    Kuwo kale oo badnaa bulshadaa ku dari.
    Dawladaha gaalada ee ay la nool yihiin oo caawiya
    Intaas oo dhan iyadoo lacagteedii la gurayo ayaa hadana masaajidkii maalin kasta loo dawaraya ?
    Diin jacaylka somalida ayay ka ganacsanayaan, ninkani arin loo baahnaa ayuu ka badheedhay ilaahay ha la garabgalo ,
    KEE MUHIIMSAN IN QOFKA BAYCA KOOX DIIMEED LAGA QAADO IYO IN MUSLIMO BAYCO LAGAGA QAADO ?
    HADII AY KOOX GAARI LEE DAHAY MASAAJIDKA MIYAY XOOLAHOODA KU MAALGASHADAAN MAXAY ISLAAMNIMADA DADKA UGU QALDAYAAN ?
    SU’AASHA BUURTA KA CULUSINA WAXA TAHAY DAAHFURNAANTII (TRANSPARENCY) GII ISLAAMNIMADA TIIRKA UGU WAYN U AHAA MEE ?
    SOMALIDU WAXAY KU MAAHMAAHDAA XALAAL IFTIINBAA LA QASHAA.

    • @user-rw1uc7kt9t
      @user-rw1uc7kt9t Год назад +1

      sxb siir ma ku sheega lagu garto qof diinta mashruc ka dhigtaa ee an diinta ku dhaqmin waliga sheikh aad carurtiisa iyo xaskiisa aad garaneyn wax ha ka aaminin waayo qofka diinta ku dhaqma waxa laga arkaa carurtiisa iyo xaskiisa sida hada sheikh umal carurtiisa iyo xaskiisa u qaariiya marka qof carurtiisa iyo xaskiisa qariinaaya ma aadu wax fiican ku sheegaaya marka sheikh hadad araktiid carurtiisa iyo xaskiisa qariiina wa nin dayacay carurtiisa iyo xaskiisa marka adiga wax kuma taaraayo ee somalidu diinta way baratay lakin dinta 90% kuma dhaqman hadad hadaad aragto sheikh idris iyo sheikh mustafa carurtiisa waxad ogan donta in uu sheikh idris iyo sheikh mustafa beenaley yahay jow kow now hadana bow

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme Год назад

      Sxb masaajid furo, haddii aad is leedahay lacag baa laga sameeyaa. Adduunka ma jiro cid lacag la'aan ku shaqeeya. Imaamka, macalimiinta iyo shaqaalaha masaajidka waxay u baahan yihiin lacag ay reerahooda ku biishaan. Waxaan aqaan dad badan ajnabi ah oo ku xiran kaniisadooda. Dhamaantood dadkaasi waxay bixiyaan 10% oo mushaarkooda ka mid ah. Ma jiro Masjid ay Soomalidu bixiso 10%. Markastana waxay ka andacoonayaan Masaajidka iyo lacagta yar ee la weydiiyo.

    • @mohamedadow5780
      @mohamedadow5780 Год назад

      @@user-rw1uc7kt9t alle ka cabso kaligaa qabri lagu geynaa culimo aad kor kaliya ka argtay been ha ka sheegin qof walba waxa uu shaqeysto ayuu leeyahay culimada waxa ku baran kartaa in ad arday u noqotay ama aad daris la noqotay markaas arki kartaa xaaladooda

    • @gaajuhaggy7455
      @gaajuhaggy7455 Год назад

      masaajid hadaa dalka mareykanka ka furto dowlada ayaa bixineysa kirada iyo korontada masaajida kaliya ma ahan meel kastoo diin lagu hayo dowlada biilka bixisa kaniisadaha dhan wa sidaaa

    • @mahadahmed9521
      @mahadahmed9521 Год назад +2

      Caruurtaada meeqaa tuition ku bixisaa? Mise waxaad rabtaa in adna aad soo shaqaysatid qofna caruurataada bilaash wax kuugu baro?

  • @SPORT-SENTERTAINMENT
    @SPORT-SENTERTAINMENT 11 месяцев назад

    Wow thanks for sharing this information

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Год назад +3

    Masaajiada North America waxaa laysagu heesta waa dhaqaale uun nothing else allah dadka wanaaga hawaafijiyo

  • @abdiazizalielmi
    @abdiazizalielmi Год назад +4

    Lacagtaan wadaada la iska siinaayo hadii ilmaha soomaalida wax loogu qaban lahaa way fiicnaan laheed. Wadaada waa in ay la yimaadaan qaab lagula xisaabtami karo, hadii kale shaki ayaa soo Kala dhexgalaya ummada.

  • @helpcommunityhomehelpcommunity
    @helpcommunityhomehelpcommunity Год назад +1

    Mashaalah tabarakalah

  • @guul114
    @guul114 Год назад +2

    ما شهدنا الا بما علمنا وما كنا للغيب حافظين

  • @mohamedsaidjimale3908
    @mohamedsaidjimale3908 Год назад +4

    Sual Maxa u qarin jirtay? Oo hada aad bananka u keentay? Taas waxan u fahmay isku group wad aheeden hada labo group kala noqoten hadey sas yihiin wad la aheed.

  • @guul114
    @guul114 Год назад +1

    لاحول ولاقوة الابالله٠
    حسبنا الله ونعم الوكيل
    سبخان الله وبحمده
    سبحان الله العظيم
    الله اكبر
    الله اكبر

  • @Jazari1998
    @Jazari1998 Год назад +2

    Hadii beeco lagaa qaaday ama heshiis lagulagalay imisa samo baa maamulka ku jirtay? Maxaase hada keenay arinkaan?

  • @helpcommunityhomehelpcommunity

    Keep going

  • @SPORT-SENTERTAINMENT
    @SPORT-SENTERTAINMENT 11 месяцев назад

    also need to expose the Somali community centers

  • @ala.9768
    @ala.9768 Год назад +1

    Hadii ikhlaas uu jiro waxeey ku qorxoobtahay in laga gaabsado arimahaan. Subhanalah

  • @ahmedmohamed-og8tm
    @ahmedmohamed-og8tm Год назад +3

    Masaajidka dadka haaya dhan halaga wareejiyo. Markaasaa la kala ogaanaa in ay ganacsi u haystaan iyo kale e

  • @kylehorn9933
    @kylehorn9933 Год назад +3

    Nabsigii Sheikh Maadeey hadda mahaysaaa. iimaan ka Allaha kugu sugo. Shaqayso maray kanaa joigtaaa

    • @hassan365
      @hassan365 Год назад

      Waan xasuustaa 2002 maaday iyo cismaan gacamay lacag aruuriyaan. Rienier area mosque. Imaan waxaa sh Ibrahim.

    • @kylehorn9933
      @kylehorn9933 Год назад

      @@hassan365 Nimankaas waa dadkii dhisay. Khayr Allaha siiyo. OJ ayay ka nasan waayee iyo kuwa OJ soo bursaday.

    • @samatarmohamed2328
      @samatarmohamed2328 Год назад

      ​@@kylehorn9933Waxaan u ahay xog ogaal. illaa waqtigii Sh Ibrahim. Nimankii dhisay waxay ka fariisan waayeen OJ iyo Aabihiis waxaana adeegsanayay kuwa hadda soo cayriyay. 3dexdaas nin Aad sheegtay waa dadka Allah dartiis u dhisay uguna tagay.

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt Год назад +3

    Dhibka jira wuxuu yahay qofka markuu waayo wax uu qabto ama waasho ayuu hawl ka dhiganayaa ka been sheegidda guryaha Ilaahay

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 Год назад

      Cida maamusho ayaa wax laga sheegay ee guryaha Alle waxbo lagama sheegin.

    • @sharafxaaji1047
      @sharafxaaji1047 Год назад

      qolada shufta diineedka xoolaha dhacaya maaka mid tahay

  • @Adm9464
    @Adm9464 Год назад +3

    Same thing they did at the West Seattle masjid

    • @abdiasisibrahim5903
      @abdiasisibrahim5903 Год назад

      What happened to West Seattle masjid? I know their were two Masjid’s. Did anything happen to the one at the high point hill?

  • @AliJadane-rc4th
    @AliJadane-rc4th Год назад +2

    Oj nin xanaqsano u egyahay lakin ictisam itixad maxa kenay iney dad gar ah ay isu baheystan tasi waxey cadeneysa iney dano gar ah watan waxad ogatan ururo dimedkan waxey kadaranyihin kansarka wayo dinta sidey donan ay ufasiranayan tusalana waxa u ah al shabab wa curadkoda afkatodu kudhashay اللهم اهدنا صراط المستقيم🤲🤲🤲

  • @sufism1516
    @sufism1516 Год назад +4

    Meeqaan Dhahayay Whaabiyo umada Dhaq maal iyo dhac diin bay iskugu dareen😢😢😢😢😢😢
    So sad !!! I never pray there because, I knew their agenda! They are the same people that burning 🔥 our mother land 😢😢😢😢

  • @ahmedyusuf8278
    @ahmedyusuf8278 Год назад +2

    Heerka uu maanta masaajidkan uu marayo wuxuu ku dambeyn doona in la xiro sababto ah wuxuu isku bedelay goob ganacsi aay ku shaqeystaan koox isbaheysatay oo ku qaraabaneyso magaca masaajidka. Ka waantooba waxaad faraha kula jirtaan.

  • @Adm9464
    @Adm9464 Год назад +3

    Tribalism at work. No one has a right to behave like that.

  • @axmedsulayman797
    @axmedsulayman797 Год назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركانه su'aal kooban maxuu ninkani 10 sano kabadan u hadli waayey hadii qalad jiray? Fimo abuurka ma wanaagsana iyo in dadkii sadaqda jaariga ah waalidkood iyo nafahooda u hor marsaday la tashuushiyo

    • @BUUHOODLE
      @BUUHOODLE Год назад

      Haduu Hali lahaa 2016 kii waxaa la dhihi lahaa wuu xanaaqsan yahay oo wuu cad goosanayaa amaba revenge 😂

  • @abdirahmanxuseen8199
    @abdirahmanxuseen8199 Год назад +1

    Wax qarsoon may ahayn American masaajidada inay ictisaam gacanta ku hayso waa hore ayaan maqalay mana joogo maraykan oj waad hurdaa hadaad moodayso inay wax qarsoon tahay

  • @farhanabdullahafrah6847
    @farhanabdullahafrah6847 Год назад +3

    Masaajida cibaadaa loo dhisaa halagu cibaa deesto tafaraa ruqa halaga fogaado nidaamka hala illaaliyo

  • @MohammedSadaq
    @MohammedSadaq Год назад +2

    Tawfiiq 2.0 If you know you know

  • @Jazari1998
    @Jazari1998 Год назад +4

    Kkkk waxaan sugaynaa hasssan sunni iyo wareeysi kale 🙈

  • @BIGMOHAA
    @BIGMOHAA Год назад +1

    Dhibka ugu weeyn waxaa weeeye nin jecleeeysi lacag jeceel maamul jeceel Masjidka mashruucya badan ku hooos duugan oo ka baxsan waxaa loo dhistay ilaah hana hanuuniyo

  • @alihashi2958
    @alihashi2958 Год назад +1

    TV Lala soo fariisto eedeyn iyo aniga aniga aniga dadka iyo dacwada daneysigaaga ka jooji oo fitno iyo kala tag HORSEED ha u noqon Mr.OJ

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 Год назад +1

    Waxaa la yaab leh in uu asagoo ka mid ah madaxda masaajidka uu cadeeyo in uu masaajid xiran uu xoog ku furo, asagoo joogo magaalo sharci jiro, bal qiyaas hadduu joogi lahaa meel kale.

  • @muhsinosman7265
    @muhsinosman7265 Год назад +1

    Anigaa waxaa igaa talaa ah kuwaa u walaalka wax kaa sheegayaa Ee ah wadadaa masajidka hadi ay Saaan waxbaa isku ogeen Haa Adaan Sharcigaa iyo maxkama wadaankaan waxaa kaa jiraa sharci qofna qof been kama sheegi karaa qof Sumacadiisa walibaa Adigo magacyaha Shegayaa kuma been Abuurani kartiid marka Niinkaan waa qof isku kalson cadeeyma haysyta Ee wadadada Haa is dhifacaan Su warkooda u cadadaa

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 Год назад +1

    ❤❤❤❤ OJ WAA ANIGA EE ASAGU WAA OOJEE KKKK

  • @raxaweynroyalty4804
    @raxaweynroyalty4804 Год назад +11

    I think he wants to divide the community and start tribal fight and that is wrong.

    • @206saeed
      @206saeed Год назад +3

      His telling the truth maybe you are one of the board member .

    • @abdifitahmohamed4159
      @abdifitahmohamed4159 Год назад +1

      Either you don’t understand Somali language or you’re one of the board members 😂😂

    • @FarahAbdul
      @FarahAbdul Год назад

      No he is not I am one of those people who paid themoney to buy the moque and group who are running the mosque are maafiya we need to take them to court. I live in King county i know what is happening in King county.

    • @hassan365
      @hassan365 Год назад

      Which tribe has the most right now.

  • @Adm9464
    @Adm9464 Год назад +2

    Waa very sad in xoola umadda laga uruuriyay in dhan shaqsi loo adeegsado.

  • @keynanyare1059
    @keynanyare1059 Год назад +3

    Oj markaan dhageystay information ka meeshi ka sheegtay waxaa ii muuqata in aad masjidka iyo culimada is kaga kaa qaldameen awalba waxbaad isla cuni jirteen culimada marki shaqada laga qaday in aad masjidka dacayadeyso waa foolxumo soo reebo alle ka cabso

  • @yaskachannel3727
    @yaskachannel3727 Год назад +1

    Ninkaan nin hunguri hayo ayuu u egyahay oo masaajidka ilaahay ceebayn kan ilaahay hanaga qabto bisinka

  • @fardowsa231
    @fardowsa231 Год назад +1

    Qofkasta caloshisuu ka fakaraya qof ka fakaraya umadan sidee uu badbadina malahan ilmahii somaliyed melo badan baa dhiib ka haysta every corner hooyo somali baa ka oyaysa qof uu danqanayana malahan masajidii ay dhisteena dad baa islahaysiiyay

  • @indhooshaji9192
    @indhooshaji9192 Год назад +1

    That back ground sound is annoying 🙄

    • @somalibridgetv
      @somalibridgetv  Год назад +2

      Sorry walaal. That's only in the teaser intro. Rest of the video does not have any background sound.

  • @yasinaden5100
    @yasinaden5100 Год назад +1

    Gudiga imaayada north America ilaahay haka abaalmariyo shaqada ay fuliyeen. Fitna jifto lama kiciyo.

  • @dr.jamalosman10
    @dr.jamalosman10 Год назад +2

    Wax uu ninkaan soo kordhiyay ani ma fahmin. War ilaahay ka cabso

  • @mohammedaminabdythahir2179
    @mohammedaminabdythahir2179 Год назад +1

    Ma bari yeelayo OG lakin dadka uu ka hadlayo horay ayaan u ogaa inaanay masjidka daacad ogu shaqayn illaa ragyar moye. Waana rag aan dhamaantood wada aqaano

  • @lawalidheere5896
    @lawalidheere5896 Год назад +1

    OJ ilaahay kabaq oo masaajidka ka daa qabyaalada Iyo unukaa leh. Xamar ma joogno Seattle haday qabiil noqoto Iyo masaajidka isma galaan. Tan kale kaligaa wax ma badali kartid kaligaa ma saxsanid.

    • @ahmedmohamed-og8tm
      @ahmedmohamed-og8tm Год назад

      Masaajidkaan wadaadkii dhisay waa laga bursaday. UBER uu iska wataa. Masjidka faraanku godan

  • @abdirahmanxuseen8199
    @abdirahmanxuseen8199 Год назад +2

    Oj dubuw maxuu yahay magacaasi yaabka aduunka masaajid wax isku haysta hadaad aragto waa khawaarij ama wahaabiyo ninba sida aw uyaqaanow

  • @gaajuhaggy7455
    @gaajuhaggy7455 Год назад

    waxaa dhab ah aan sir qarsoon aheyn in dalka mareykanka meel kastoo diin ku magacaaban kaniisad ha ahaato ama masaajid in dowlada mareykanka ay u heyso lacag loo qoondeyey oo looga bixiyo kirada iyo wax kasta dowlada mareykanka sharci bay leedahay meeelaha diimaha in dowlada si toosa u tageerto lacagna siiso

  • @brotheraliali5166
    @brotheraliali5166 Год назад

    Wixii Soomaalida burburiyey ee qaxootiga naga dhigey ayaan wali iska dhigi la'nahey oo ka tanaasuli-weyney.
    Ma'aqli daraa na heysa oo waxaan garan la'nahey waxa asalka u ah in aan qaxooti noqono?
    Maxaa qaxooti inaga dhigey? Wax als wixii qaxootinamada inoo keenay waa inaan ka dheeraana ku cel celintooda.

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt Год назад +1

    Xaj iyo cumro iyo madaarista privateka ahi ma free baad ku doonaysay ?
    Schoolaadka maadiga lagu dhigo ee lacagaha badan la idinka qaato dacwad iyo dood kama qabtaan maxaa kuwa kale ay dhigaan kuwaani aad haysataan dood iyo dacwa galiyay ?
    Wax macquul noo sheega taasi eed ma noqonaysee.

  • @Adm9464
    @Adm9464 Год назад +1

    Xoola umadd see qof shaqsi ah loogu qorayaa. Tuugnimo meeshaasi ayay ka dhalatay.

  • @Sir21Goals
    @Sir21Goals Год назад +1

    Birds of feathers flock together. Y’all were in the same group so I don’t even trust you Mr. Mayor.

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 Год назад +1

    Kanoo kale waa aqaanaa dadka waxaan u muuqan waa u muuqda qeeyr qabe ma ahan ee iska daa masaajida hagaaga cibaadeeysto

  • @_don206
    @_don206 Год назад +2

    Wahabi on wahabi crime

  • @halimoahmed45
    @halimoahmed45 Год назад

    Walaahi. Waxaan arkay. Gabdho u qidmeenjiray. Oo warqad loojaray in aysan soo gali. Karin

  • @YA-xo7ru
    @YA-xo7ru Год назад +1

    OJ sidaad noo sheegtay Ictisaam si fudud ayaad ku gashay, waxaanad aragtay in lagugu qalday qaladkiina aan la sixin sanado badan. MAXAY KUUGU ADKAATAY INAAD TIRAAHDO ANIGA XISBIGAAS KUMA JIRO.?

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 Год назад

    sanadkaan waxaa socdo waa mooryaan diimeed suxaanalaah

  • @user-rw1uc7kt9t
    @user-rw1uc7kt9t Год назад +1

    sxb siir ma ni sheega somaliyeey lagu garto qof diinta mashruc ka dhigtaa ee an diinta ku dhaqmin waliga sheikh aad carurtiisa iyo xaskiisa aad garaneyn wax ha ka aaminin waayo qofka diinta ku dhaqma waxa laga arkaa carurtiisa iyo xaskiisa sida hada sheikh umal ama sheikh shibili carurtiisa iyo xaskiisa u qaariiya marka qof carurtiisa iyo xaskiisa qariinaaya ma aadu wax fiican ku sheegaaya marka sheikh hadad araktiid carurtiisa iyo xaskiisa qariiina wa nin dayacay carurtiisa iyo xaskiisa marka adiga waxba kuma taaraayo ee somalidu diinta way baratay lakin dinta 90% kuma dhaqman hadad firiso sheikh idris iyo sheikh mustafa carurtiisa waxad ogan donta in uu sheikh idris iyo sheikh mustafa beenaley yahay jow kow now hadana bow sheikh shibili, sheikh umal, sheikh idris, sheikh dirir, sheikh mustafa maxay ku lacagaysteen waligoog may shaqaysan lakin waxay ku lacagaysten lacagtiid masaajiidka bay xaaden jow kow now hadana bow

    • @mohamedadow5780
      @mohamedadow5780 Год назад

      alle ka cabso kaligaa qabri lagu geynaa culimo aad kor kaliya ka argtay been ha ka sheegin qof walba waxa uu shaqeysto ayuu leeyahay culimada waxa ku baran kartaa in ad arday u noqotay ama aad daris la noqotay markaas arki kartaa xaaladooda

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 Год назад

    Shacabku maadaama ay lacagta bixiyaan waa inay doortaan ciday ku aaminayaan masjidkooda.
    Waa in la iskugu yimaado masjidka ka Donna la xusho ciddii dadku isku raacaan iyadoo hab vote ah loo marayo.

  • @samiyasalad2015
    @samiyasalad2015 Год назад

    7 nin Iyo 1 nin keebaa garleh halkaasaa jawaabtu ka soo bahday af aamusane waa dahab

  • @dahirelmi4716
    @dahirelmi4716 Год назад

    SCW
    Waa wax laga xumaado in dadka loo soo ban dhigo waxaa gudida masajidka dhexdeeda ka jira.Waa ceebtii Somalida lagu yaqaanay in wixii ay samayso dib u dumiso. Waxay ahayd adiga iyo gudida kale in aad hoos u dhammaysataan.

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 Год назад

    Dhibaatada ugu xun waa marka shaatiga dijnta lagu dulmiyo umada. Waxaan maqli jiray labadii laqdabo ku heshiiso lillaahi ayaa isku dirto. Dhibaato uu la socday ilaa 90meeyadi maxaa maanta keenay inuu ka hadlo? Waa qayb ka mid ah siraha dunida ee maalin walbo fashilmayo. Allaha na badbaadiyo.

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme Год назад +1

    When fired, any employee shouldn't have access to the building of workplace. If employee enters the building after being told not to, it is bulgar break-in. thus, OJ Dubow should be called on Police.

    • @SPORT-SENTERTAINMENT
      @SPORT-SENTERTAINMENT 11 месяцев назад

      How are u gonna call the police on someone trying to enter the house of Allah

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 Год назад

    Maafiyo diineed is urursaday baad aheeydeen, balse markii eey tubadii aad dhuuqijiratay lagaa xiray baad nosheegeeysaa xogtaan it's too late sorry.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Год назад

    Masajjida hadad ku biirtid woxoga shaah shaah ah walaga helaa qurbaha.
    Lakin somali qabiil ka dhamaan maayo

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Год назад

    masjid sidiisaba shacab aa leh waa guri ilaah shaqsi malaha

  • @yaskachannel3727
    @yaskachannel3727 Год назад

    Ninkaan uma bogin walaahay acuudu bilaahi minashaydaani rajiim

  • @fartaislaw1871
    @fartaislaw1871 Год назад

    Oj

  • @Wassup309
    @Wassup309 Год назад

    Just like blackwater company

  • @DahirMohamud-l2x
    @DahirMohamud-l2x Год назад

    Soomaali Ilaa aad Naarta jahanama dhex deeda aad ka soo calaacashaan Wahaabiyada ma ogaanaysaan Hada Tanaa la yaaban tihiin Hadaa Xaqiiqadooda ogaan lahaydeen Noloshaad ku gubi lahaydeen Baxa Nairobi taga soo arka Realstate yada ay ka sameeysteen Umul &shibi li Barashaa idiinku laaban Ciidanka Dajaal cawar soomaali wadaaday u haystaan wadankiina eega Xassan dhiiqo waayo waa guruubkooda siduu u boobayo arka Dani arka axmed geeda naar arka Hormuud arka Dahabshiil arka waa wada wahaabi munaafaqiina

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Год назад

    Waan kula qabaa meel aan joogno Noorweey waay kadacday. Dano qaas ah masaajida waay kubateen

  • @Jazari1998
    @Jazari1998 Год назад

    OJ amaa rabtaa shiikha iyo maamulka iyo musaliinta iska horkeentid!

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 Год назад

    Hunguri to hunguri wixii dadku labaxay ayay dheceen ayagii isku haystay

  • @She_wolf2025
    @She_wolf2025 Год назад

    Sorry, literally nothing was exposed in this 2 hour nonsense interview. He didn’t point any fingers only victimized himself. He would not confirm whether or not money was misspent, he didn’t confirm whether or not any wrongdoing was done in the part of the board members. It was mainly his own issues with the board. Personal grudge it seems. Nonsense.
    I agree more youth need to be let knot leadership roles and more programs created but in terms of illegal or suspicious activity save your time. It’s two hours of narcissism.

  • @abdulshakuur975
    @abdulshakuur975 Год назад

    I don't know about this bro and the group of the Masjid. My intellect tells me this has something to do with AbdiSalam Hareri who visited Abubakar sadiq center last month and the million dollar government money.😊😊😊😊😊

    • @somalibridgetv
      @somalibridgetv  Год назад

      This interview was conducted before Hereri visit. In fact, they released the video after seeing the teaser.

  • @samiyasalad2015
    @samiyasalad2015 Год назад

    OJ hadajkaaga wuu isku dhex yaacsan yahay waxaan kuu arkaa nin maamul u duday ama masayrsan

  • @fartaislaw1871
    @fartaislaw1871 Год назад

    Oj nawaal isheeda aa ku wewerinoya

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 Год назад

    خلطو عملا صالحًا و ءاخر سيا

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 Год назад

    wariyaasha soomaaliyeed horta maxaa ka khaldan inuu suaal weydiiyo ayuu rabaa suaashii uu weydiinayayna isagiiba ma fahansana does that make a sense OJ waa ku salaamay i think i met you in seattle 99 0r 2002

    • @somalibridgetv
      @somalibridgetv  Год назад

      Maxay tahay suasha aan weydiinay ee anaa fahansayn bal nala wadaag?

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 Год назад

    OJ masaajidka maxaad ku talin laheed in qof walbo wuxuu rabo ka dhoho xataa hadday gef ku tahay diintena uu utaaganyahay cmasjidkan
    Sida hadii la soo jeediyo in gabari imaam ka noqoto madkifka

  • @Haaruunmacruuf2025
    @Haaruunmacruuf2025 Год назад

    Nin kastoo wadaad isagoo meel iska fadhiyoo qamiiskiisa u cad shaqo tagin uu gaari cad iska watoo umada jeebkooda baarta walle aakhiro war baa jira🤭🤭

  • @fuadahmed8055
    @fuadahmed8055 Год назад

    War ninkan waa ninki naagaha laqabo kafuran jirey nimankooda OJey Nahaab maxishooda ah

    • @Adm9464
      @Adm9464 Год назад +1

      You are trying to cover the corruption this people have done in the masjid where every penny came from every single Somali person.it’s definitely a tribal issue and cheap politics and greed that this management have done and still going on .

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN Год назад

    Kkkkkkkk😂😂😂, waa la is kashifey

  • @sophiaomar7875
    @sophiaomar7875 Год назад

    Somali mafiya dinta wey ku qaraabtaan wa dulli lacag aan la shaqeysan jecel xasaskooda ceedh iyo balayo ku jiraan iyagina masajidka ka shaqeystaan

  • @FowziaElmi
    @FowziaElmi Год назад

    Oj waa tuuga ilaahaya ka goya .🩴

    • @Adm9464
      @Adm9464 Год назад +1

      Kuwa kale ayaad qaraabo tihiin soo ma aha? Iyaga ayaa umadda soomaali wax weeydiyay, markay lacagtii gacanto u gashay iimaan darro ayaa gashay. Good luck with tuugnimadhiina. Let’s see what you will benefit here on earth and yawmul qiyaamo you and then will pay a huge price.

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 Год назад

    Odaga waa cuneen markay marsadeen samir qaado shaqa kale raadi ilahay ayaa razaaq ah

  • @oats2330
    @oats2330 Год назад

    Real estate it is Haram

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 Год назад

    Yaab

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 Год назад

    Nin Somalia furo musqul hadii loodhiibo in uu leeyahay buu modaa!

    • @Haaruunmacruuf2025
      @Haaruunmacruuf2025 Год назад

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waa iga qoslisay wlhy waa runtaa wadaada iyagoon shaqo tagin beey taajiriin wada noqdeen

    • @ubahdahraan4494
      @ubahdahraan4494 Год назад

      Runta waa ladiiday.

  • @jamalarr9107
    @jamalarr9107 5 месяцев назад

    If your initial intention was reward from Allah SW then you should move on and leave this bitterness . The assumption from ur story is that ur bitter and ur still digging through the dirt . Stop it and move on u might be digging a hole for ur self . Good catch interviewer on the claim that the masjid is in a dark state . SubhanaAllah the masjid is under the noor all the time despite of who claims to manage it . Entitlement in action he is the one that realize the space was on sale and it seems he wants the reward to keep coming.
    When we give sadaqa on our wealth and time we don’t expect reward nor appreciation except we do it for Allah SW and thus get rewarded In the spiritual realm.
    The police had to be called . Just walk away this is not political activism . The this a spiritual real and Allah SW’s choosing . Stop and ask Allah SW to give u another better calling and stop creating unnecessary conflict in the community 😂.

  • @mariamabdullahi9878
    @mariamabdullahi9878 Год назад +1

    Masajidka Caruurti Taxfiidka ku Baran jirtay Xagey ku Danbeyen so Lacagta Markasta Layaboho Maxa Lagu Qabta Waxan Uarkaa Wiilasha Somaaliyed Inaana Waxba Lagu Qaban Mida kale Wiilashu markasta Waxay jecelyyajiin masjid meyf so Abubacar Ragbaa Iska Haysta 😂😂😊

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 Год назад

    Dhuuta alla idinka tuugo balaayo alla idinku salad hunguri baa isku geeyay caloosha balaayo caloosha idinka gali tuugo

  • @ahmedhani6670
    @ahmedhani6670 Год назад

    😂😂😂 niiikaan ila Hada Waxan maa sheegani niin waxa sheegaye waa iskaa dhiigaye rayii kula duwan qalad maha waa cadii

    • @mandeqmunamohamed734
      @mandeqmunamohamed734 Год назад +1

      You are right walhi I was waiting him to say something 😂I got confused too

    • @hallad598
      @hallad598 Год назад

      Isaga iyo ilaahiise, Waxyaabo wuxuu sheegay khatar ah oo xabsi lagu gali karo. Aan kuu tiriyo: 1- daahfurnaan la'aan sida: in lala wadaago shacabka bil walba dakhliga masjidka soo gala. 2- in hay'ad lagu furay magac diin oo dabadeed lacag lagu helay oo markaa kabacdi laga dhigay shirkad guryo iibisa. Sida runta ah Rabi baa og.

  • @ahmedhani6670
    @ahmedhani6670 Год назад

    Waa niin xanaqsaan waxu sheeg waa waye xAqa hilaaye

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 Год назад

    Waa jaaahil ninka yiri laguma tukankro qofku haduu muslim yahay waa lagu tukanayaa wahabi waa iska jaahil

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 Год назад

    Tuugo tuugo balaayo alla inku salad

  • @alihashi2958
    @alihashi2958 Год назад

    Durbaan Tumis Fitno iyo Rag Iska Dhici u ekaa

  • @AQ25311
    @AQ25311 Год назад +1

    Laangaab ciilan waye kkkkk fake criticism go find a job or do Uber brother my advice to you ..