Somali Bridge - TV
Somali Bridge - TV
  • Видео 276
  • Просмотров 558 673
Governor Jay Inslee Urges Washingtonians to Vote NO on Initiative 2117
While at Living Well Kent's Auburn greenhouse, Washington Governor Jay Inslee urges residents to vote NO on I-2117, calling it harmful to the environment and a bad deal for Washington.
#VoteNOon2117, #ProtectWashington, #EnvironmentalJustice, #GovInslee, #LivingWellKent, #WashingtonVotes, #NoTo2117, #WAEnvironment, #WashingtonState, #SustainableFuture
Просмотров: 208

Видео

Living Well Kent 2024 Health Fair: Empowering Communities
Просмотров 26114 дней назад
Living Well Kent hosted its 2024 Health Fair, bringing together community organizations to provide essential health resources to underserved populations. The event focused on improving access to care, promoting wellness, and supporting a healthier future for all. For more information visit livingwellkent.org/
War Degdeg Ah: Ahmed Ali darawalkii kufsiga lagu eedeeyey, oo dambi lagu waayey
Просмотров 4,9 тыс.Месяц назад
Ahmed Ali, oo ah darawal Soomaali ah, ayaa maxkamaddu ka qaaday kiiska kadib markii caddaymo la’aan iyo iskhilaafaad ka yimid dhinaca dacwad-oogayaasha.
Ilaali xuquuqdaada oo u codee Maya I-2117
Просмотров 198Месяц назад
Codkaaga waa muhiim! I-2117 waxay bulshada keeni kartaa waxyeelo daran. U codee MAYA si aad u difaacdo danahaaga iyo mustaqbalkaaga. Wixii macluumaad dheeri ah, fadlan daawo video gan si aad wax badan u ogaatid!
Protect Your Future: Vote NO on I-2117
Просмотров 26Месяц назад
Your vote matters! I-2117 could seriously harm our community. Vote NO to protect your interests and secure our future. For more information, watch this video to learn more!
Daahfurka buuga 'The Transformational Leader' ee uu qoray aqoonyahanka Soomaaliyeed Hamse Warfa
Просмотров 59Месяц назад
Ogeysiis: Warbixin ku saabsan daahfurka buugga "The Transformational Leader" oo uu qoray aqoonyahanka Soomaaliyeed, Hamse Warfa. Halkan ka daawo faahfaahinta goorta iyo goobta aad ka heli karto. Ka dalbo: amzn.to/4ej4vzr
Waalidiinta ay caruurtoodu Iskuulada ku noqonayaan | Back to school what you need to know
Просмотров 3022 месяца назад
Tani waa fariin muhiim ah oo loogu talagalay waalidiinta caruurtoodu ay dib ugu laabanayaan Iskuulada sannadkan, halkan ka daawo waxaad u baahan tahay inaad ogaato. This is an important message for parents whose children are going back to school, here's what you need to know.
Introducing the 2024 Seattle Somali Week Soccer Tournament
Просмотров 2542 месяца назад
Introducing the 2024 Seattle Somali Week Soccer Tournament
Exciting 2024 Somali Week Seattle Soccer Tournament Announcement
Просмотров 5553 месяца назад
Exciting 2024 Somali Week Seattle Soccer Tournament Announcement
Living Well Kent celebrates its 10th year anniversary of community and unity (Full Video)
Просмотров 6153 месяца назад
Living Well Kent celebrates its 10th year anniversary of community and unity (Full Video)
Living Well Kent celebrates its 10th year anniversary of community and unity
Просмотров 4273 месяца назад
Living Well Kent celebrates its 10th year anniversary of community and unity
Bashir Jawi oo wacdaro ka dhigay Portland, Oregon | Daawo xuska sannad guurada Xorriyadda Somalia
Просмотров 3,9 тыс.4 месяца назад
Bashir Jawi oo wacdaro ka dhigay Portland, Oregon | Daawo xuska sannad guurada Xorriyadda Somalia
East Africa Heritage Festival 2024 featuring Ilkacase Qays and Somali Rapper Y2K
Просмотров 48 тыс.4 месяца назад
East Africa Heritage Festival 2024 featuring Ilkacase Qays and Somali Rapper Y2K
Wax ka ogow muhiimadda tallaada sida kan jadeecada
Просмотров 1954 месяца назад
Wax ka ogow muhiimadda tallaada sida kan jadeecada
Wax ka ogow dhibaatooyinka iyo kahortagga kansarka naasaha iyo xubinka taranka
Просмотров 4134 месяца назад
Wax ka ogow dhibaatooyinka iyo kahortagga kansarka naasaha iyo xubinka taranka
Ogeysiis: Fadlan kasoo qeyb gal kulan lagu taageerayo Ahmed Ali oo lagu eedeeyey kufsi
Просмотров 3,5 тыс.4 месяца назад
Ogeysiis: Fadlan kasoo qeyb gal kulan lagu taageerayo Ahmed Ali oo lagu eedeeyey kufsi
Digniin: Sida looga badbaado qiiqa dabka ka dhasha keymaha | How to stay safe from wildfire smoke
Просмотров 2424 месяца назад
Digniin: Sida looga badbaado qiiqa dabka ka dhasha keymaha | How to stay safe from wildfire smoke
Event Notice: SRDA Welcoming Minnesota Uber Lyft Drivers Association
Просмотров 4314 месяца назад
Event Notice: SRDA Welcoming Minnesota Uber Lyft Drivers Association
Warbixin Darawal Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey kufsi
Просмотров 29 тыс.4 месяца назад
Warbixin Darawal Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey kufsi
Come celebrate Living Well Kent's 10th-year anniversary farm-to-table feast | Get your tickets now!
Просмотров 1085 месяцев назад
Come celebrate Living Well Kent's 10th-year anniversary farm-to-table feast | Get your tickets now!
Suldaan Seeraar | Somali singer visits East African Community Services in Seattle, Washington
Просмотров 4,9 тыс.6 месяцев назад
Suldaan Seeraar | Somali singer visits East African Community Services in Seattle, Washington
How Somali youth & parents are challenging mental health stigma
Просмотров 5326 месяцев назад
How Somali youth & parents are challenging mental health stigma
Musharax Nafisa Fai oo si weyn loogu soo dhoweeyey Washington
Просмотров 1,5 тыс.6 месяцев назад
Musharax Nafisa Fai oo si weyn loogu soo dhoweeyey Washington
Daawo sida looga ciidey Seattle Washington
Просмотров 1,1 тыс.6 месяцев назад
Daawo sida looga ciidey Seattle Washington
Ogeysiis: Eid-Ul-Fitr 2024 oo lagu tukan doono Renton Memorial Stadium
Просмотров 3967 месяцев назад
Ogeysiis: Eid-Ul-Fitr 2024 oo lagu tukan doono Renton Memorial Stadium
EACS Youth Basketball Banquet: Celebrating a Season of Success
Просмотров 1907 месяцев назад
EACS Youth Basketball Banquet: Celebrating a Season of Success
SHB Soccer Club's Awards & Celebration Night!
Просмотров 4278 месяцев назад
SHB Soccer Club's Awards & Celebration Night!
Ogeysiis: Shir Sannadeedka 1aad ee bixiyeyaasha xanaanada carruurta ee Al-Furqan Community
Просмотров 3548 месяцев назад
Ogeysiis: Shir Sannadeedka 1aad ee bixiyeyaasha xanaanada carruurta ee Al-Furqan Community
Xawaaladda Ramad Pay oo laga furay Gobolka Washington
Просмотров 3788 месяцев назад
Xawaaladda Ramad Pay oo laga furay Gobolka Washington
Immigrant Success: Somali doctors open second pharmacy in Washington State
Просмотров 4708 месяцев назад
Immigrant Success: Somali doctors open second pharmacy in Washington State

Комментарии

  • @xafsafaizal2711
    @xafsafaizal2711 4 дня назад

    M.a mclin wngsan weyi

  • @ZainabHassan-n5b
    @ZainabHassan-n5b 4 дня назад

    Hi

  • @MmiMmi-ih7hh
    @MmiMmi-ih7hh 28 дней назад

    Wxn odhnlaha adiga laftiga hda dacwad furo oo kusoo oog kuwii been abuurka kugu sameyey hanakaga hadhin ilaa magdhaw lgaga siiyo sumacadas lgaga ciyaaray

  • @GreenEyeDemon
    @GreenEyeDemon 29 дней назад

    I've seen that somalis food recipes use a lot of seed oil, studies have shown that omega-6 acid in seed oil can stunt brain development in large amounts for a daily diet I assume if the mother is pregnant eating a lot of seed oil, this contributes to autism, black seed oil is especially high in omega-6 fatty acid.

  • @saidhajinour2271
    @saidhajinour2271 Месяц назад

    Qofkii aan aqoon AJURAN taariikhdooda waa nin aan taariikhda somaliyeed waxba ka aqoon

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 Месяц назад

    Alxmdu Lillaah in aad berri noqotay. Uber drivers Dash camerad xerta Xaalad kasta ayaa la kulmi kartaan.

  • @ladanhussein1834
    @ladanhussein1834 Месяц назад

    Please you should sue the family and the police they haven’t done any proper investigation for this Subhanallah

  • @MohamedAbdisalam-f9v
    @MohamedAbdisalam-f9v Месяц назад

    Waxaa axmed cadaw ku ahaa soomaali baraha bulshada kujira oo gaalada kaga daraa Markaa ka hor soomaalay itaydaan ka ducaysan sharka gaalada ka ducaysta sharka soomaalida anigoo waan ogaa in been laga sheegayo Waayo nin xaas leh oo caruurtiisi 30 jiro yihiin oo 60 kii gelaaya aad bay u adagtahay in falkaa ku kaco

  • @siradm
    @siradm Месяц назад

    DNA bay isla markii ku ogaan kareen, haddey doonaanna way ku ogaadeene magdhaw bay ka cararayaan iyo iney khaladkooda qaattaan. Sharaftiisa ayaa meel looga dhacay, waa la xiray waa la rafaadiyay, dhib baa soo gaartay uu naftiisa ku wayn gaaray, aayar iska soco ma noqonayso dee! Yaan looga harin cidkasta oo ku lug lahayd, policeka, ninkii, haddii gaabis jiro xagga shirkadda, waa in si cad loo bari yeelaa magdhawna la siiyaa.

  • @deeqoadan8424
    @deeqoadan8424 Месяц назад

    Ader alle ha kaga dhigo danbi dhaf wan kuducaynay alle wa ku aqbalay

  • @munahassan880
    @munahassan880 Месяц назад

    Allaxamdulilaah illahay ayaa dhagartoodii iyo ceebeentoodii kabadbaadiyay

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Месяц назад

    Waa sababta Rasuulkeena scw u yiri naarta waxaa u badan dumarka oo waa kuwa ugu badan ee beenta ka sheegay walaalkaan, waa iney cafis weydiistaan wakaalkaan oo ay soo fadhiistaan warbaahinta ay shalay ku been abuurtaan, haddii ay diidaane RABBI ha cadaabo aduun iyo aakhiro...Aaamiiin

    • @MohamedAbdisalam-f9v
      @MohamedAbdisalam-f9v Месяц назад

      Sheeko war naago nolosha kadhacay waxayba u haystaan inaanay waxba dulmiyin Waxaa hogaamisa shaydaanta weyn ee fatxiya cabsiiye

  • @Seexo123
    @Seexo123 Месяц назад

    Waan ogaa inay waxkasta fake yihin oo sheikha beenta laga sheegey

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 Месяц назад

    He should sue Uber immediately

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 Месяц назад

    Mashallah

  • @SafiyoE
    @SafiyoE Месяц назад

    Xaquudiisa xaq buu u leeyahey in uu furtoh dacwo ninkaan somaaliyeed waa lagu xadgudbey, so sad, somaalida kheyrka jecel ninkaan ha loo furo acoon dhooneyshan insha allah, dhaawac baa qaarey xoogan subxanallah.

  • @Muzaawi
    @Muzaawi Месяц назад

    Alxd 🎉 congratulations 👏 I told Somali people never judge people what you heard.

    • @farahsaid6913
      @farahsaid6913 Месяц назад

      Waxa soomaalida burburiyey oo ay uheshiin ladahay waa been la buunbuuniyey

    • @MohamedAbdisalam-f9v
      @MohamedAbdisalam-f9v Месяц назад

      Soomaali iyagaa cadaw isku ah gaalada beenta ka sheegtay waxaa kagadaran soomaalida 24/7 lahaa waa run oo weliba u badanaa naago nolosha kadhacay

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare Месяц назад

    Mashlh waa war farxad keh

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 Месяц назад

    Allaahu akbar.

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 Месяц назад

    Alxamdulilaah

  • @asilimohamed7322
    @asilimohamed7322 Месяц назад

    Allaahu akbar.

  • @Hasanali-kt2xh
    @Hasanali-kt2xh Месяц назад

    Alxamdulillah.

  • @bisharhassan3640
    @bisharhassan3640 Месяц назад

    Manshallah wish u all the best

  • @abdinasirfarah4105
    @abdinasirfarah4105 Месяц назад

    Defamation of character $ 5 million damage.

  • @guledhassan2639
    @guledhassan2639 Месяц назад

    Allahu akbar .

  • @hallad598
    @hallad598 Месяц назад

    Marnaba kiiska halkaa ha uga harin. Dacwee booliiska, Uberka iyo weliba daalimiintii caddaanka ahaa ee ku soo weeraray.

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul Месяц назад

    You need to sue them

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Месяц назад

    Masha allah waa inuu dacweeyo Cityga Stateka iyo Uber

  • @mahmoodsamater
    @mahmoodsamater Месяц назад

    Sue them the county city and state, make them pay the damage.

  • @mahmoodsamater
    @mahmoodsamater Месяц назад

    Defamation case period.

  • @zicky5702
    @zicky5702 Месяц назад

    Make sure you sue the police for not doing their due diligence of not doing proper investigation & unlawfully arresting him.He should also sue Uber for not standing with him.

    • @MohamedAbdisalam-f9v
      @MohamedAbdisalam-f9v Месяц назад

      Waxaa wax kadaraa soomaaliddii baraha bulshada ka lahaa waa denbiile oo beenta ka sheegayey

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Месяц назад

    Farxiya Cabsiiye hala gaadhsiiyo iyadaa medians kale ka horaysay oo eedaysayyl

    • @Omar-m8j2e
      @Omar-m8j2e Месяц назад

      Naagtaasi waa xamaaltul xadabwaa islaantii abu jahal waa munaafaqad xanuunsan

    • @mombasa7
      @mombasa7 Месяц назад

      You mean Abu Lahab?

    • @MohamedAbdisalam-f9v
      @MohamedAbdisalam-f9v Месяц назад

      Waa musiibo ummadda soomaaliyeed loo soo diray fatxiya cabsiiye

    • @MohamedAbdisalam-f9v
      @MohamedAbdisalam-f9v Месяц назад

      ​@@Omar-m8j2e Ilaahay ummadda naagtaa hakaqabto runtii aad bay ummadda soomaaliyeed dhibaato ugu haysaa

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Месяц назад

    Mashalah

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 Месяц назад

    Masha Allah ninkaan maalinkaan arkay dad somaliyed oo buunbuninaya arinkaan waxan iri Illahay haddusan geysan Alle ha u sakhiro xaqisana Allaha siiyo mantana Alle xaqisa waa helay , mamo an aqano oo youtube ley ah ninkaan dulmi weyn ayey u geysatay Alle se waxaan ka baryayaa Illahay ilmaheeda ha uga duwo lkn hoosteeda ha ka hesho walibana si degdeg ah

    • @MohamedAbdisalam-f9v
      @MohamedAbdisalam-f9v Месяц назад

      Anigu north America 20 years baan degenaa boqol case oo been baa dhaca markii aan arkay inuu yahay aabe soomaali ah oo 60 kii gelaya oo xaas leh oo soomaaliddii tiqiinay sheegeen inaysan ninkaa waxaasu ka suuroobin Waa gartay in been laga sheegayo iyo 2 report oo policeku qoreen oo iska hor yimid iyo naagtii sarkhaamadda ahayd iyo familigoodi beentay sheegayeen waan gartay inay been tahay

  • @sayidiiful
    @sayidiiful Месяц назад

    ولله الحمد والمن

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 Месяц назад

    Manshallah waan ku faxraxsanahey

  • @mahamedmahamed13
    @mahamedmahamed13 Месяц назад

    Ana khawa thyroid 😥😥😥😭😭😭😭😭

  • @Ilhaan1234
    @Ilhaan1234 Месяц назад

    Gabar yara ahy T4 300 kacsana lee dhahay Thyromzol 5mg leso qore Wxan isku arki jire 1 wadno garac said ah 2 strees 3 hurdo xumo 4 dhunta oo ges yar iga kuste mrka wax laqayo daremo 5 kulel uma adkesan karo Mxa igula talin laheyd dr

  • @Farisiboy
    @Farisiboy 2 месяца назад

    Sepsis 😢 inu i hayo la. ii sheegay Calamadahan markan dhagaystay wan naxay jidhkayga waa qabow socod ma awoodo orod ha sheegin qandho waan ka soo gudbay jileec saaid ah jidhka oo dhan 😢 fadlan dr ii sheeg meel an kala so.xiriiro

  • @ThompsonNydia-m8s
    @ThompsonNydia-m8s 2 месяца назад

    Johnson Christopher Walker Kevin Martinez Patricia

  • @ShucaybCabdulqadir-z3s
    @ShucaybCabdulqadir-z3s 2 месяца назад

    Sidee looga hortegikara iyo waa hallis warmaahee sidee loo dawenkaraa baa larabey

  • @ElinorPrudence-w5j
    @ElinorPrudence-w5j 2 месяца назад

    Harris Michelle Garcia Linda Taylor Donna

  • @POSTEDIT1
    @POSTEDIT1 2 месяца назад

    Yo coach I’m Abdirahman zakirs cousin pls pin

  • @deeqalaki5224
    @deeqalaki5224 2 месяца назад

    Dr wax badan Baan kaa faaid ney thank you dr

    • @ayubayub-r6m
      @ayubayub-r6m Месяц назад

      Wll cunaha iyowdnaha iyocalosha wuixanuna

  • @Aura_playyt
    @Aura_playyt 2 месяца назад

    Asc

  • @YeshGeta
    @YeshGeta 2 месяца назад

    ሶማሊያ ተበጅ 👎👎👎👎

  • @SeattleSomaliStars
    @SeattleSomaliStars 2 месяца назад

    Thank you, Somali Bridge, for putting us on the map

  • @mohamedabdullahi8128
    @mohamedabdullahi8128 2 месяца назад

    Masha Allah walahi wa cup ka ugu ficana a an dawado Ali abdalla congratulations iyo somali tv brigade

  • @awilugas9353
    @awilugas9353 2 месяца назад

    Ma ahan markii ugu horeysay oo labo team oo ah out state ah ay final isugu yimaadeen hada ka hor waxaa final wada ciyaaray TWIN CITY. VS SAN DIEGO