WAA KUMA WIILKA MARAYKANKA KU DHIBAATAYSAN? XOG CUSUB

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • LIBAAX BISAD LA MOODAY WAQTIGUNA UU HAYO, ARIN MURUGO BADAN
    Turkey gives green light to Swedish NATO membership bid
    Turkish President Tayyip Erdogan on Monday agreed to forward to parliament Sweden's bid to join the NATO military alliance, appearing to end months of drama over an issue that had strained the bloc as war has raged in Ukraine.
    Sweden and Finland applied for NATO membership last year, abandoning their policies of military non-alignment that had lasted through the decades of the Cold War in response to Russia's invasion of Ukraine.
    While Finland's NATO membership was green-lighted in April, Turkey and Hungary have yet to clear Sweden's bid. Stockholm has been working to join the bloc at the alliance's summit in the Lithuanian capital Vilnius, which begins on Tuesday. www.reuters.co... .
    Palestinian deaths mount as Israel keeps up raids in occupied West Bank
    Major Israeli military raid left at least 10 Palestinians dead and forced thousands to flee their homes as UN reports that first responders have been prevented from reaching those who are critically injured. www.trtworld.c... .
    France protests: Mother of teen shot dead by police leads thousands in march for justice
    Police rough kids up here’: France reels after teen’s death.
    France’s Macron cancels trip over riots as family buries teenager
    Emmanuel Macron has postponed a state visit to Germany after a fourth night of rioting ahead of the funeral of Nahel M.French President Emmanuel Macron has postponed a trip to Germany due to begin on Sunday after a fourth night of rioting in cities across France, as family and friends prepared to bury the teenager whose killing by police unleashed the unrest.www.aljazeera....
    Trump defiant after pleading not guilty in classified documents case
    Donald Trump has pleaded not guilty to historic charges of mishandling sensitive files at a federal court in Miami, Florida.
    Mr Trump is the first US president - current or former - to be hit with a federal criminal indictment.
    Arms crossed, in a dark suit and red tie, he sat in stone-faced silence for his second court appearance this year.
    The Republican later travelled to his golf club in Bedminster, New Jersey, where he addressed supporters. www.bbc.co.uk/... .
    Police fired teargas and water cannons at stone-throwing supporters of opposition leader Raila Odinga on Monday during a second week of protests against the government and high food prices, with one person shot dead in the western city of Kisumu. In separate incidents on Monday, unidentified people vandalised a property belonging to Odinga's family and another owned by former president Uhuru Kenyatta, who supported Odinga in last year's election, Kenyan media reported.
    Former President Donald Trump has been indicted by a New York City grand jury
    Trump supporters outside Mar-a-Lago after indictment
    Mr Trump, 76, is the first serving or former US president to face charges..
    Who is Stormy Daniels and what did she say happened with Trump?
    Former President Donald Trump was indicted in New York City
    Protests in Israel after Netanyahu sacks defence minister
    Israeli gun ownership rising as violence surges
    Israel protests continue despite delays to legal reforms
    Bashir Abdi | Abdi Nageeye Rotterdam Marathon
    Raila Odinga on anti-government protests in Kenya
    France pension reform protesters clash with riot police.
    Mass Israel protests after Prime Minister Benjamin Netanyahu fires defence minister
    Join this channel to get access to perks:
    / @britsomalitv
    Join this channel to get access to perks:
    / @britsomalitv

Комментарии • 121

  • @mohamedmumin9720
    @mohamedmumin9720 Год назад +8

    Ilaahay ha caafiyo walaalkas xanunsan Abdi xaafid aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay aduun iyo aaqiro guuleyso

  • @Shabeelka75
    @Shabeelka75 Год назад +11

    Ilahay ha caafiyo wiilka, ku Saliya rasuulka scw scw scw scw

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Год назад +11

    Allaha raxmaanku ha caafiyo walalkeen. Caafimaad taam ah Allaha siiyo.

  • @waayoaragagalmudug9759
    @waayoaragagalmudug9759 Год назад +5

    Asc Abdi Xafid Iyo Said Idajaa! Wlhi 😭Waa Arin Murug Leh Walalkeen Khaliil Bashiir Waxan Allah Uga Baryaya inuu Caafimaad Taama Siiyo 😭Amiin Amiin Amiin Yaarabi🤲🤲🤲

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Год назад +8

    Ilaahay caafimaad deg deg ah ha siiyo amiin

  • @dahaboibrahim9159
    @dahaboibrahim9159 Год назад +2

    Illaahayow u gargaaro William Adiga Qufuro Raxiim. 🙏

  • @wm9669
    @wm9669 Год назад +1

    Gen said jama idajaa. Illahi hakixafidoo. You are a good person .

  • @Kamacgure-ex2sb
    @Kamacgure-ex2sb Год назад +2

    Allaha caafiyo walalkeen naxariis darada dadkeena iyo dowlad la,aanta wadankeena way Isla socdaan xaqa allaha natusa damiirna allaha noo yeela

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 Год назад

    Ilaahow casfi raxmadaada ufur walaalkeen❤❤❤❤ aamaai aamiin aamiin

  • @dahaboibrahim9159
    @dahaboibrahim9159 Год назад +1

    Allahuma Ameen Ameen Yaa Rabbi.
    Wa will miskiin ah Allaahu Akbar.

  • @mohamedqeyt3873
    @mohamedqeyt3873 Год назад

    Cfmaad taam ah allaha siiyo wllkeen thnks Abdixafiid you are true legend Sxbkeey ex Ciyaal Xamar bile Idaajaa waa ku salaamayaa bro.

  • @ramkeyowzemohamed_11-qt7wd
    @ramkeyowzemohamed_11-qt7wd Год назад

    Alaha cafiyo walkan

  • @fartundahir1380
    @fartundahir1380 Год назад

    Ilaahow cafimad siiih wilkaas somaliyeed ilbaa ku dhacday baa laga yabaah wilkan quran halagu aqriyo oo haloo gurmado haku maad sanina Wilka somaliyeed

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 Год назад +1

    Ilaaheey cafimad taam ha siiyo aamiin Yaa rabbi 🤲

  • @unknown416-
    @unknown416- Год назад +1

    Ilaahey caafimaad ha siiyo

  • @entisarhashi5102
    @entisarhashi5102 Год назад +2

    Allah ha caafiyo walaalkeen

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 Год назад

    Allow uu gargar cafimad taam ah allaha siyo

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 Год назад +3

    Ilaah ha caafiyo

  • @dariusdayson9854
    @dariusdayson9854 Год назад +6

    Allaha caafiyo walaalken somaliyey uso duceeya khaliil qofki yaqaanay umbaa kawarami karo waligiis bini aadam muu xumeeynin inuu caawiyo maahee nin sharaf leh

    • @umusumaya2525
      @umusumaya2525 Год назад

      Wadankii in lageeya oo quraan lasoo saaro ayaa
      fiicneed walalka 😢

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj Год назад +1

    Allah ha caafiyo waa caloolxumo waalidkiisa iyo caruurtiisa qalbiga ha u dajiyo

  • @ستورياتالمسديرة
    @ستورياتالمسديرة Год назад +1

    Ilaahoow caafi wiilkaa wanaagsan hodon sanaag

  • @user-zf9hk6mk5i
    @user-zf9hk6mk5i Год назад +2

    Alle Caafimaad Qeyrqaba Hasiiyo Aaaaamin Yaarabi

  • @fatimahhashi494
    @fatimahhashi494 Год назад +1

    ilaahow Caafimaad taam ah sii qaliil Bashiir

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Год назад

    Manshallah Illahay ha idin xifdiyo both walaalkeen allaha cafiyo! It was very touching story….thanks for clarifying🙏💯💯👍👍👍

  • @saidjamaali2528
    @saidjamaali2528 Год назад +1

    ALLE ha caafiyo walaalkeen Khaliil Bashiir

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 Год назад +3

    Asc.wiilkaas aad ayaan uga naxay walaalkaas Allaha caafiyo

  • @abdirahmanmali7558
    @abdirahmanmali7558 Год назад +3

    Alle hacaafiyo walaalkeen

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 Год назад

    Allaha caafiyo

  • @arayemustafeali8768
    @arayemustafeali8768 Год назад +2

    Khaliil waa nin sharaf badan ee illaah ha usoo celsho caafimaadkiisa.

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor6603 Год назад +1

    Exactly that’s great point we’re only call ourselves Muslim but we don’t follow the Quran

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Год назад +1

    Alaha hacafiyo yarabi Willka

  • @saidjamaali2528
    @saidjamaali2528 Год назад +2

    Allaha caafiyo sxbkeen

  • @deeqaabdi429
    @deeqaabdi429 Год назад

    Allaah. Caafimaad ha siiyo asaga iyo dhamaan slamka xanuunsan. Dadka qaar. Waxay moodaan in caafimaadka. Loo balan qaaday

  • @ubahmohamed2746
    @ubahmohamed2746 Год назад +1

    illahay ha caafiyo walalkeen aamiin yaa rabi

  • @Dophill260
    @Dophill260 Год назад +5

    Martin played big rol by exposing the misery of this poor guy. Shame on him

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Год назад +3

      Martin waxba kamuu duubin RUclips uu leeyahayna kumuu kala kacsan

  • @nadaabokar646
    @nadaabokar646 Год назад +1

    لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم استغفر آلَلَهّ ولا إله إلاّ أنت سبحانك إني كنت من الظالمين،
    اللهم إني أعوذ بك من الجهل
    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 Год назад

    Wiilka kahadlayo ilaahay hakuugargaaro iyo cabdixafiid❤❤❤❤

  • @fatumamaow5018
    @fatumamaow5018 Год назад +1

    Walaahi waa arin murugo badan rabi waxaan uga baryayaa caafimaad task ah

  • @anyam3455
    @anyam3455 Год назад +4

    Wiilka mawaala waa nin Sharaf Ku koray walina fahansan, xoogaa niyad jab ayaa haayo wuxuu u baahanyahay in loo qabto dhaqtar wixii qalbigiisa Ku xirmay kazoo saara

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 Год назад

    Aamiin aamiin aamiin yaa allaah

  • @entisarhashi5102
    @entisarhashi5102 Год назад +1

    Allaah ha caafiyo Amiin Amiin ya rabbi

  • @fadumohasan4710
    @fadumohasan4710 Год назад +1

    Alla hacaafiyo shaydaan baan xanuunsane

  • @mustiabukadir1082
    @mustiabukadir1082 Год назад +5

    Somalida wa dad xun sorry,Illah wilka cafi insha Allah. 🥲🙏🙏

  • @Somali-One
    @Somali-One Год назад +2

    Somali badan oo bilaa damiir ah ayaa nagu soo batey. Allaha iyaga dhan ha wareersho

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 Год назад +1

    Ilaahey caafimaad deg deg ah ha siiyo

  • @deeqamohamed4429
    @deeqamohamed4429 Год назад

    Allaahuma Aamiin yaa Rabbi Raxmaan.
    Allaha Ummaddeena dhamaan ha soo hadeeyo Aamiin.
    Allaha Madax Soomaaliyeed oo Waddankeena hanata oo Ummaddeena mideysa Dalkeena, Dadkeena iyo Diinteena horumarkoodana ka shaqeeya Allaha noo keeno Allaahuma Aamiin.

  • @amalali6668
    @amalali6668 Год назад

    Alle hacaafiyo wllken alle umada hooyo iyo abe howga dhigo

  • @mahamedabdi5382
    @mahamedabdi5382 Год назад

    Allah cafimaad ha siiyo

  • @safiyororaye1641
    @safiyororaye1641 Год назад +2

    Xaqiiqdi waa ka xumaaday sida loola dhaqmey wiilka somali ilaahow hanoo jabin allah caafiyo walaalkeen khaliil

  • @bismus9944
    @bismus9944 Год назад +5

    Some of Somali people who use social media lost their minds and humanity & we call ourselves Muslims😢😢😢 I hope he gets better soon insha’allah

  • @saidjamaali2528
    @saidjamaali2528 Год назад +1

    Ilaahoow caafimaad sareec ah sii

  • @NaciimaIbraahim-wr2nc
    @NaciimaIbraahim-wr2nc Год назад +1

    Aamiin😭😭😭😭😭😭

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Год назад

    Allah ha cafiyo Khalil amiin

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 Год назад

    ALLAHA cafiyo cafimaad taama ALLAHA siiyo dambi dhaf ALLAHA ogadhigo umadan dhibeyso ALLAHA kaqabto

  • @rummohamud9406
    @rummohamud9406 Год назад +1

    WLH wiilkaan hadalkiisa waa ka ooyey😭😭😭😭😭😭

  • @anabmohamed9808
    @anabmohamed9808 Год назад +2

    Allah caafiyo Aamino yaa rabi soomaliya walalakan ha Lacawiyo halagadaayo social media aan uducauno in allah caafiyo Aamino yaa rabi 🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @abdirahmanahmed3220
    @abdirahmanahmed3220 Год назад +4

    Somalida Qofka liico weeku istaagaan

  • @farxaancabdalaahi3703
    @farxaancabdalaahi3703 Год назад

    Illaahow caafi wllken

  • @shukriahirsi2649
    @shukriahirsi2649 Год назад

    Allha caafiyo caaafimaad kheyr qabo allhasiiyo

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 Год назад

    baraha bulshada waandeenay Allo

  • @farxiyomahamed5773
    @farxiyomahamed5773 Год назад

    ilaahay caafimaad sariican ah hasiiyo walaalkeen

  • @mahamedjama5483
    @mahamedjama5483 Год назад

    allah hacafiyo walalkena

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 Год назад

    Allah caafiyo Yaa Rabi

  • @kubayoacademyfordevelopmen1085

    Alaha caafiyo aamin

  • @manshaalaahsheikhfadumo5997
    @manshaalaahsheikhfadumo5997 Год назад

    Ilaahay ha caafiyo

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat Год назад

    Ilahay ha caafiyo somaliya ku waxka duubeysana xaqqa Allaha tuso

  • @Sharmaake-gu7je
    @Sharmaake-gu7je Год назад

    Allah Haa cafiiyo

  • @YasminBarre-r8l
    @YasminBarre-r8l Год назад

    Allah hacaafiiyo walaakeen

  • @mohamedfarax7400
    @mohamedfarax7400 Год назад

    Listen,abdihafidh,xataa,hadduusan,wax,baran,in,sidaan,loola,dhaqmo,ma,banaana,ogow,taas,mida,kale,qabiilka,iska,dhaafa,totally,goodluck

  • @jawhirfarid1416
    @jawhirfarid1416 Год назад

    Illaahoow cargo yaa rabi

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 Год назад

    alle caafimaad taam ah hasiiyo wllken waa waxlaga naxo waye runtii bini adanka qadar ayaa kudhacda waa laxanunsanayaa ma ahan in lesku ciyaaro alle halaga baqo

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 Год назад

    Illahay ha u caafiyo, caafimad degdega illahow sii 😭😭😭😭😭miskinkaas xaafidka kalaamkaada ahaa😭😭😭😭😭

  • @LeylaAhmed-q6o
    @LeylaAhmed-q6o Год назад

    Illahey ha caafiyo

  • @zalahmohamms5132
    @zalahmohamms5132 Год назад +1

    Afkaba sooma marisriseen aadmiga dhamaantii ili aragtay weeyaane

  • @asmanasir8192
    @asmanasir8192 Год назад

    Wlhi inankaa isku rayiyibaanu nahay caruurtiisan ka fikiray iyo markuu soo caafimaado ee uu arko waxa lagu sameeyey ilahayo somali inta maan gaabka soo hadee habaari mayne

  • @zalahmohamms5132
    @zalahmohamms5132 Год назад +1

    Was àar qoyey aqoon gaabka dawac ula ekaaye hadii aad ogsoonntah asalalwaxaan ahaan

  • @mustafhussein5425
    @mustafhussein5425 Год назад

    Illaahey caafimaad taama hasiiyo. Dhibka Illaahey haka dulqaado.

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Год назад +3

    Somalidu waa dad aanka fiirsan waxey sameynaayaan waarid ayey qalbiga kaxanuujiyeen haduu qofku daruufaysanyahay ama xanuunsanyahay waala caawiyaa ee laguma raadsado dangaara dhaawacaad gaarsiineysiin dadka kafiirsada

  • @user-zf9hk6mk5i
    @user-zf9hk6mk5i Год назад +2

    Qaliil Waa Aqaanaa Waa Wiil Fiican Waxaan Wada Joogijirnay Ugaandha Walaahi Waa Nin Aan Dulmi Aqoon Wax Badan Ayaan Isla Joognay

  • @cabdicadow1472
    @cabdicadow1472 Год назад

    Duli sumcadiisa sharaftiisa iyo karaamadiisa , hadal badni

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Год назад

    Ninka walaalka xanuunsan caawinaya wanaag buu sameynaya lkn hebel waqtiga haya ninka raga waqtiga dila nacaskana waqtiga caawiya tolow mawaqtiga ayuu ilahey u aaminsanyahey DAHRIYIIN hadii waqti qofna caawiyo qofna duleyo marka waqtigi shaqadii rabi ayuu hayaa

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 Год назад +2

    Somali ruuxa xanuunsan way ku ciyaraan war ilaahay hacaafiyo

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 Год назад +1

      Wll aniga ah Somali mana sameyo comment so qortay Allah karem ha cafiyo wiilka walalkena kuwa badano Somali ah o dee wanagzan aya jogan wll

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 Год назад

    Heestii waqatiga ayaab u shidnada wiilka waaba idin sheegaye in waqtigu hayo anigu soomaaliyee Ilaahay qof haysta cidna uma Bahana ilaahay u caraara markasta Allah xafid

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 Год назад

    Wax xun oo laga fafiyey majirto he was just singing and having fun anyway Allah hacaafiyo inshaAllah ❤

  • @abdirashidisaaq8925
    @abdirashidisaaq8925 Год назад +1

    Caafimaad taam ah EEBE hasiiyo

  • @Qaadha6
    @Qaadha6 Год назад

    Siciid Jama aad bana uslamay hadan Nahay dhalinyarada xafada ali kamin iyo xamar bile siciid wxu no yahay halyey walalken qaliil macalin bashir allr waxan uga baryaya caafimaad nadan in alle siiyo qalil daris aheyn qof ka shaqsiyad wangsan majiro wlahi aniga dhalinyarada yar yar aha aad ayuna no jecla nogo sheken jiray no dhira galin jiray 😢

  • @jabirhassan585
    @jabirhassan585 Год назад +4

    Khaliil Bashiir was the most happiest, smartest and talented man I've ever seen in Somalia and Uganda and it's very sad to see him again in the streets of Minnesota with such situation. He's not drunk and remember what happened to him can also happen to anyone of us. Please let's help him out and pray our brother for a quick recovery insha-allah. Thanks BRIT SOMALI TV.

  • @nimomohamud-vl7yy
    @nimomohamud-vl7yy Год назад

    Ilahow caafi walalka I feel sorry for him 😭😭😭😭

  • @mohamedismael347
    @mohamedismael347 Год назад

    The brother is just having a mental break down that’s it!! It can happen to all of us mental health is taboo in our society!!! We need to change mental health issues are just like any others health issues brothers

  • @امليندا-م1ر
    @امليندا-م1ر Год назад

    Alle ha caafiyo ilhey muslin qeer qabo alle ha saqiro 😢

  • @abdisaborolhaye8507
    @abdisaborolhaye8507 Год назад +2

    Adoo nool oo sucda bay somalido amaan aanad ka hilayn

  • @abdifatahmohamudsalad655
    @abdifatahmohamudsalad655 Год назад +1

    Abdixafidow waxaa huhaal ah Qarnigaan aan joogno hadeynu nahey somaali.
    Waxeynu noqoney ummadda kaliya ee Social media-hu waaley 😢

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Год назад

    Walaahi anoon aqoon ulhayn baan shiine coleey uqoray isaka daa wiilkan haku raadsan irsaqadee oo beenda daa ilaahay baa og xaqiiqdee

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 Год назад

    Walaalka hadlaya ma aniga mooddey mise waa general , hadii u general yahay waa imisa jire goorma ayuuna qaatey?

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 Год назад

    Manshaallaah siciid adigsna allaha ku xiftiyo hooyo.waxaad tahay nin aad u qalbi wanaagsan illahay ha noo caafiyo

  • @musseyusef4183
    @musseyusef4183 Год назад +1

    Why show the vidoe and exposé him more , ma fahmin

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 Год назад

    Waan u soo duceynayaa walaalkeen si dhaqsa ah waana dareemsanahey in uu caafimaadkiisa usoo noqda. Walaalkeen waan kuu mahad celinayaa sida qurexda badan eed uga hadashey. War hadii aad caafimaad qabtit bari ayaad weyn kartaa 😢

  • @sarbule840
    @sarbule840 Год назад

    10:53 Waa runtiis hadalkaas. Dadkenu marka ay soo galan wadan shiishiye wexay u imaadan wadooyin wada Nadiif ah guryo nadiif ah Qolaal nadiiif,ah guryaha hortooda xataa waa Nadiiif wadan Yurub amaba USA intaba waynu haleena.

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Год назад +1

    Somali waa cadow halkay caawin lahaayeen ayay mobile meel walba kaga duubeen oo ka maadsadeen waana😂wax laga xumaado

  • @mohamedshueb2210
    @mohamedshueb2210 Год назад +1

    Codkaadu wa hooseyaa