Somalia noloshasheyda ayey badashay | taariikh Somaliland Ep.2

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 196

  • @MaryamAndMohamed
    @MaryamAndMohamed  Год назад +20

    Episode 1 inta ku dhufo 👉🏽 ruclips.net/video/1E0ep-3wyj8/видео.html

    • @امةالله-ج6و4ي
      @امةالله-ج6و4ي Год назад

      See ku yeelan karaan waqooyiga soomaaliya barima maneystar soomaaliya 18 gobal waaye waqooyiga intii ingiriiska gumeystay waa lix gobal reer hargaysa waxay dagaan labo gobol awdal ma leh sool iyo sanaag iyo cayn na ma leh kaliya hargaysa iyo burco iyo barbara ayay dagaan macnahu maaha in ay is le eg yihiin shanta soomaaliyeed siduu gumaystaha u qaybsaday sida jabuuti waa yar tahay lakin xikmadu waxay ku jirtaa inuu xukumo soomaalida nadaam caadil ah ee qof qof iyo qabiil waxba ku gaarimayno caqliga ha shaqeeyo hab sax ah ayaa loo baahan yahay kuna saleysan diinteena islaamka walaahu mustacaan

    • @aishayariisey3769
      @aishayariisey3769 Год назад

      Hada somalia maa joogtiin ?

    • @naimosulaiman8881
      @naimosulaiman8881 Год назад +1

      Yes Mohamed and Maryam what makes us happy ayaa ah Iimanka Alxamdulilahi! Do in aad markale inooso laabatan aan Beeraha idin geynee iyo Xeebaha.

    • @naimosulaiman8881
      @naimosulaiman8881 Год назад

      😂😂😂 Masha Allah i like Maryam sida ay liuqada Somali ga ugu hadkeso! Mida kake extremely interesting waraysi, waan idinla soo safarnay waan idin daba soconaa weli! Markale masha Allah baarakallah❤ kisses Abdikadir and cute Warda.

  • @HAGAAJIYE24
    @HAGAAJIYE24 Год назад +8

    Ep.3 Waxaan jeclaan lahayn in aad nooga sheekaysaan waxbarashadii iyo caqabadihii idinka hor yimid madaama aad laba aqoon yahan tihiin (Education challenges kii aad soo marteen )💝💝💝💝

  • @hudashafici8847
    @hudashafici8847 Год назад +12

    Aadban ugu faraxzanahy Inaad muuqal soo Galizeen sidoo kale aan ahy the first person ❤ farxad ku waara my family

  • @hanicumar397
    @hanicumar397 Год назад +2

    Aad baan uga helay muqaladeena waxaa igu keen horaysay podcast hore waxaan dib ugu noqday muqaladeeni hore eed sogaliseen dhamaantoodna aada uga helay waxaa tihiin family ku dayasho mudan mansha allah❤

  • @cabdicabdilaahi6481
    @cabdicabdilaahi6481 Год назад +12

    First welcome to Somaliland Can’t wait to see you guys in Somaliland secondly as long as you are not politician who talk about the Somaliland and somalia affairs you will not be arrested I think Somaliland is the safest place in east Africa you can do your own research also hergeisa is known as ‘hoygii fanka soomaalilda’ means the mother of somali literature
    Welcome to Somaliland ❤️.

  • @hanimohamedabdi8066
    @hanimohamedabdi8066 Год назад +2

    Waaw maryan and maxamad aad idin jeclahay ❤

  • @amiiraahmed5253
    @amiiraahmed5253 Год назад +14

    Mohamed and maryan you are the only couple are support ❤❤❤ wishing u long and prosperous life insha Allah 🤲🤲🤲

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 Год назад +1

    Maryan af somali ku hadal maadaama dad somali ah ku daawanayasn thanks

  • @aminahassanchannel8366
    @aminahassanchannel8366 Год назад +8

    MashaAllah maryan you are sooo sweet i can see your beautiful heart through your eyes

  • @roodaaadan1171
    @roodaaadan1171 Год назад +2

    Maryama waa shakhsi qalbi wanaagsan oo jecel inay soomaali dhexdeeda waxka ogaato,soomali quluubtoda ilaahey hais jeclaysiiyo from burco Somaliland

  • @hakimaupdullahi7605
    @hakimaupdullahi7605 Год назад +7

    ManshaAllah learnt alot amazing podcast genius couples like the way you reason keep going my favourite family ❤❤❤❤❤wish you all de best ❤may Allah make unity and peace all the muslims whenever they are ❤❤

  • @mumtaza7417
    @mumtaza7417 Год назад +1

    Masha allah. Illahay ha idin xifdiyo aduun iyo aakhiro❤

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 Год назад +1

    Reer somalilnd wey idin taageeraan❤❤❤❤

  • @aminahassanchannel8366
    @aminahassanchannel8366 Год назад +2

    Talk about the education system in Somalia especially the secular one

  • @fatima19823
    @fatima19823 Год назад

    That’s so true I didn’t go back to Somalia but went to Kenya several times. This people are so happy and friendly.

    • @fatima19823
      @fatima19823 Год назад

      InshALLAH that’s on my list do to. Going back to the place I was born.

  • @qaaliali96
    @qaaliali96 Год назад +2

    I just love this family masha Allah tabarakalAllah❤

  • @hoodoadam3480
    @hoodoadam3480 Год назад +1

    Welcome to Hargeisa guys❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Год назад +1

    MAASHA. ALAAH. SOOBADIYA. SOOMAALIA. HORMARKEEDA. 😊😊😊😊😊😊❤❤

  • @nadiiracali0123
    @nadiiracali0123 Год назад +1

    Family aan jecaly ayaa tihiin Mohamed tariidhda waxabadan ayuu ka ogyey tariikhda badanka wey qorantay wll somaliland kaala waad ka heli doontan inshalla ❤

  • @gaarabidhaan
    @gaarabidhaan Год назад

    I have just subscribed you channel from Hargeisa, once I have watched your podcast, keep that good family relationship.

  • @aishahussein6242
    @aishahussein6242 Год назад

    Glad you are taking another phase of RUclips. liked you're genuine conversation. Allahuma barik🥰

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 Год назад

    Aduunyada dalkii ugu horeeyey ee diyaarad lagu duqeeyey ayey aheed somaliya

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Год назад +3

    Maryam u so kind ❤masha Allah

  • @Dayib8
    @Dayib8 Год назад

    No way maryan inaga waxkasta waa heysana dadka ku tiirsan dibada yacni in wax looso dhiibo 5-15% waye Wlh Most waa isku tiirsanahay kaliya dadka waxa dheernahay ayaa qofkii wax heysta ayaa waxiisa la cunaa Tusaale family kasta qof ama laba qof ayaa ushaqeeya saasta ee tahay waa dad ka dhan waa ku filan yahay we ara so happy ina nahay Somali Somalia ku noolnahay Alxm and we love you our family Maryam and mohomed welcome back next balcad iyo jowhar nii geyna ✌🏿💙

  • @becurious6632
    @becurious6632 Год назад +1

    Muuqaal aad cajiib u ah, Mansha allah. Hore u socda 👏

  • @AyaanSiyad-ur7by
    @AyaanSiyad-ur7by Год назад +3

    I like maryam Masha allh she’s so calm 🥰🥹❤️

  • @khuluudibraahim2225
    @khuluudibraahim2225 Год назад +5

    Wll somaliland ayaa Somalia tagtay oo codsatay in haysku keeno somaalida❤

  • @queenfoos8265
    @queenfoos8265 Год назад

    Barnaamij wngsan❤

  • @AmaliaNour-ij3gm
    @AmaliaNour-ij3gm Год назад

    Mohamed and maryama ilaa bilow gii 10k ayaan idinku xidhnaa podcast wn ka helay mansha allah tan markaan dhamaysto in sha Allah episode 3 soo dhacay daawanayaa,somaliland way fcn tahay taageero iyo dad badan idin jecel jooga like me oo idin soo dhawaynayaa,tan ethiopia waa la guumaystay laakin sanadadii lagu gumeystay way iska jareen oo ignore gareeyeen sidaas bay taariikh ahaan aduunka uga danbeeyaan oo ay soo marayaan 2015 aduunka kalena 2023

  • @DrhafsoabdiwahabDrhafso-pw3hv
    @DrhafsoabdiwahabDrhafso-pw3hv Год назад

    Waxbarashada maryan wadanka quality in ay leedahay aamin sanahay on the time inta dhiman waa wax yar iinsha Allah waa dadaalen bahda aqoonta u saaxiibka ah really

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 Год назад +6

    Markasta topica soo qaadanaysan ban ka helay wlh Ep1 maanta dhamaystay hada ano sii sexanaya arkay Ep2 San ugu farxay lee inaa kuseexda rajayna inta daarto😂❤

  • @naimaabdullemohamed9811
    @naimaabdullemohamed9811 Год назад +4

    Shanta Somalia 🇸🇴
    1 nfd
    2 Somali galbeed
    3 Somali koonfureed
    4 Somali waqooyi
    5 jabuuti
    Sax miyaa ?
    Allow mideey wadankeena 🇸🇴
    Dadka iyo dalkaba alle ha noo hagaajiyo I.a

  • @aminahassanchannel8366
    @aminahassanchannel8366 Год назад +3

    I think education system of Somalia is not of standard hopes some changes can be made

  • @roodaaadan1171
    @roodaaadan1171 Год назад +1

    Maashaa allah allahuma baarik family qurux badan farxad ku noolaada

    • @MaryamAndMohamed
      @MaryamAndMohamed  Год назад

      Amiin ya allah. Mahadsanid abaayo ❤️❤️❤️

  • @AbdikadirMargan
    @AbdikadirMargan Год назад +2

    Amazing podcast 🎉

  • @bashiirabdullaahi7699
    @bashiirabdullaahi7699 Год назад +1

    Guys i wanna elaborate on something you mentioned about how was the institution of somalia before colonization, Guumeysigii ka hor somalia Waxaa ka jiray maamulo Boqortooyo, dib u baara taariikhdooda waxaa ugu caansanaa Ajuuraan Sultanate, Adal, Ifat and Geledi Sultanates, marka somalia before colonization Maamul Sultanates ah ayaa kajiri jirey, Rules ayey lahaayeen oo ay kula dhaqmi jireen Boqortooyinkii Aduunka kale kajiray. I hope this helps, thank you

  • @bashiirabdullaahi7699
    @bashiirabdullaahi7699 Год назад +1

    One more thing is that Somali people help each other no matter Si walbo ay siyaasiyiinta ukala qeybinayaan, laakiin dhamaan somalida waa mid, markii Hargeysa ka dhacday dhacdadii murugada leheed ee aheyd Gubashada suuqii weynaa ee Waaheyn, Looma kala harin haduu qof walbo, haduu Koonfurta Somalia uu joogo ama Galbeedka somalia xitaa Gurbaha waa loo wadaa dhamaa

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Год назад +2

    In shaa allaah waad soo booqan doontaan Soomaaliland, si heersare ah ayaa laydinku soo dhoweeyn doonaa. Liinta waxaa la siiyaa dadka qaar. Intaasi waa kaftan. 😂 Soomaali oo dhami waa walaalo meelkasta oo aay joogaan. 🤲🤲🤲💗💕💓

  • @hanaahmed1115
    @hanaahmed1115 Год назад

    Masha Allah qoys qurux badan ilahay ha idin barakeeyo

  • @rodahmohamed7946
    @rodahmohamed7946 Год назад

    Maa shaa Allah, Maxamed iyo Maryan well done your broadcast today is amazing, waxaan rajeynayaa Maxamed one day to be the president of Somalia, qof adiga oo kale ah ayaan u baahanahay , amaan igama aha laakiin waan rajeynayaa insha allah.

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 Год назад

    Maryam iyo mohamed gulaysta allha idin xafido....boasoso nah imada

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 Год назад

    Asckm masha allaah

  • @DrhafsoabdiwahabDrhafso-pw3hv
    @DrhafsoabdiwahabDrhafso-pw3hv Год назад

    Maasha allaah mowduucyo muhiim ayaad ka hadasheen maryan and Mohammed keep going 😊

  • @salmomahamedhusein1604
    @salmomahamedhusein1604 Год назад +2

    My lovely family ilove so much ❤️ 😭😭

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Год назад

    Ku soo dhawaada dhulka Somaliland waa dad ilbaxiina aad waliba so welcome dhul isaaq❤🙏

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 Год назад

      Oo markaad dhul isaaq ku koobtay Samaroon, Warsangeli dhulbahante hawiye qeyb ka mid ah xageed ku tuurtay? Si guud oo qaranimo u hadal qabyaalad baa idinjaah wareerisee

  • @zamzamcabdi7236
    @zamzamcabdi7236 Год назад +1

    maryam dont worry Hargeisa is the best place

  • @Dluulmm
    @Dluulmm Год назад +1

    Waqooyiga dalxis uge maryam caadi ma aha masha allh❤

  • @lulah1595
    @lulah1595 Год назад

    I grew up in Ethiopia Addis they are the best people, and they love somali peaple but I don’t know why somali peaple have hate always guys let’s spread Love, instead of hate . Love Ethiopian people and the country ❤❤ . I know what you guys talking about I take Ethiopian airplane and the people will make you to feel ashamed as somali 😢

  • @guidemeuniversity5069
    @guidemeuniversity5069 Год назад +2

    Waxaa tihiin dad Academic ah oo wax laga faidaayo

  • @nuuxmohamed4146
    @nuuxmohamed4146 Год назад +2

    Lacagta wax kasta ma lagu helo qanaacada wax weeyn wayee I love ❤️ my country

    • @MaryamAndMohamed
      @MaryamAndMohamed  Год назад +1

      Sax waaye walhi

    • @nuuxmohamed4146
      @nuuxmohamed4146 Год назад

      @@MaryamAndMohamed dadka bandanna ka imaadan waxaa lo maleeya sidii ilmo yar oo wixi larabo lga samen San karo cajiib waye

  • @FarahAhmed-mu5qi
    @FarahAhmed-mu5qi Год назад +1

    Maasha Allah ❤

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Год назад

    Maasha alaahu Waa soomali dii birisamaadka oo idaacada, ahaa maxamed iyo maryama aduunyo farxad Family aaqiro jano Waa hooyo soomaali Ascww

  • @ubahabdi2279
    @ubahabdi2279 Год назад

    Maashaa allah

  • @Asmadagan-lw5eb
    @Asmadagan-lw5eb Год назад +2

    Waiting this walhhi😊the right time galab jimco anigoo hool haayo 😆🫶.
    Latterly abaay dhaxan is full of tuugo don't go to that place taliye laandhere is right there.
    Waxbadan aaan faaiday wallhi shukran next Djibouti 🇩🇯.
    One love bye.

  • @NimcoiimanMaxamed-dm5fh
    @NimcoiimanMaxamed-dm5fh Год назад

    I am from hargaysa
    Tageran idin ahy hamblyo wllo

  • @najwamohamed703
    @najwamohamed703 Год назад +1

    i like it wlhii love you guys mashaAllah si quruxbadan bad uga sheekaysen I was interested Hargeisa idinka so salamaya 😂 wan idinku sodhawaynayna hada timadan INSHAaLLAH ❤

  • @XalimoAbukar-q6z
    @XalimoAbukar-q6z Год назад

    Maryan wlhi waad iga qoslisay abyo i.a marar badan nosolaano❤

  • @mohamednasersaid7164
    @mohamednasersaid7164 Год назад

    Welcome kismayo jubaland

  • @khalidfaraz
    @khalidfaraz Год назад

    Mohamed Somali Siyasad Aa saa Ugashay❤ Ilahay Hanagu HanuuniYo Jidka Toosan ❤

  • @amiinboos7632
    @amiinboos7632 Месяц назад

    😂😂❤❤ waa xayawaane eeeye dadkaasi 1:10:45 minutes

  • @sahraosman4298
    @sahraosman4298 Год назад

    Asc Maryan iyo Mohamed hadalkiina iyo video yaashiinna waa waxbarasho marhoe ayan idhi waa Edication lkn waxaa jira waxyaalo wali ubaahantihiin sida shanta soomaali dadwaawayn oo aqoonyahan ah in aad waydiisiin isha allaahu waayo waa ubaahantahay inaa ogaato runta. Isha allaahu

  • @nuuxmohamed4146
    @nuuxmohamed4146 Год назад +1

    M.a wixiina wax kale wayee

  • @asuumaabdi4985
    @asuumaabdi4985 Год назад +1

    Couple of the century ❤❤❤❤❤

  • @indhooshaji9192
    @indhooshaji9192 Год назад

    2006 kiiya iigu dabeeysay I can’t wait to go back

  • @sharafabdiwali2676
    @sharafabdiwali2676 Год назад

    The best 👌

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Год назад +1

    Ala, dadkan lama layna!! Subxaanaallah soo baadh taariikhda oo video yada soo daawa RUclips ka ka helaysaaye lkn wn kula yaabay xaqiiqdii diyaaridii lagu rusheeyay hargeisay taala hoy

  • @Caaisha-zc9oy
    @Caaisha-zc9oy Год назад

    Ma sha Allah Wan idin jeclahay wlhi 🥰🥰

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Год назад

    Masha alah vedioga anoo hurdo duhur isu diyaarinaya baan arkay waan usexanayaa si aan hadhow si fiican udaawado
    Reer maxamed noso dadajiya Ep3 insha alah

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 Год назад

    Boqortooyooyin xoogleh ayaan laheed

  • @niciimajibril5106
    @niciimajibril5106 Год назад +1

    Welcome to Somaliland but don't tolk about Somalia and Somaliland 😂but it's amazing place and peace it's your country.
    What do you meant freedom of speech! maryam dawlada ha doon doonanin😂 ma liinba doonaysa
    Welcome from Hargeisa waana magaladiina cidi idinkama xigto ❤

  • @sacdiyosalaad4583
    @sacdiyosalaad4583 Год назад

    Farxad ku waara❤❤❤❤❤❤

  • @iqramoallim
    @iqramoallim Год назад +1

    Somalia wan kudhashay 6 bil ka hor le kaso tagay waxa igu yabka bdn an is weydiyo waxa waye guriga haday dad shaqeyo jogan xita hal qof aya bilka bixinayo allah walidintena kher ha siyo lkn waxan daremaya in culeys bdn inu saranyahay.

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin Год назад

    Masha Allah tabaarakallah my fv family

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 Год назад

    Kenya iyo Ethiopia shacabka kenya ayaa fiican

  • @nafucadey7973
    @nafucadey7973 Год назад

    Wllh waaku fakaray ina laga dhiso hotelo jasiira coz mesha wey qurux badanthy

  • @natureworldchannel-e3o
    @natureworldchannel-e3o Год назад

    Insh allaah

  • @maryamocabdiraxman2605
    @maryamocabdiraxman2605 Год назад

    Dad kudayasha mudan allaha idin xifdiyo❤❤❤

  • @zuuzuuahmed6156
    @zuuzuuahmed6156 Год назад

    Anaa uku horeeyo mnta i.a farxad badan baa idin rajryna❤

  • @nadiiracali0123
    @nadiiracali0123 Год назад

    Qaladka u weyn ee ay galeen hogaamiyeyashi hore ee somaliland ayaa taas ahayd in ay bila shuruud kula bireen somali iyago wadan gaar noqon karay ayee somaali weyn in ay isku keenan ka doorbiden lkn alxamdulla maantaba dalkaygu waa hurumarya waan nabad ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Год назад

    Manshaallah 😍 my favourite family 😊

  • @nimcoaadan5114
    @nimcoaadan5114 Год назад

    Aadbaan idiinku xidhanahay janalkiina ani rer hargaysa ahay wllo waxaas waxba kamajiraan walagubwaraysan lkn wax xidhitana majiro kaliya dadka laxidhaa waa dad laga shakiyo dhalinta katimada muqdisho ayaaba imaada oo madaarka kasoo daga cidna waxba mawaydiiso waliba waxaan hubaa hadad timadaan somaliland inaad arki doontaan waxyaabo aad idiin farxadgaliya iyo dad qalbi fiican saad hada kasawiranaysaan majiraan wllo ❤❤

  • @niciimajibril5106
    @niciimajibril5106 Год назад

    What do you mean freedom of speech! Maryam dowlada ha doondonanin😂 ma liinba doonaysa
    Anyway hargeisa waa magaladiina welcome every time ❤

  • @khuluudibraahim2225
    @khuluudibraahim2225 Год назад +2

    Waan idin soo dhawnaynaa waanu idin jecelnahay somaliland waa dal nabada oo fiican
    Kaliya dawlada waa inaanad habka wax umaamulayaan wax kasheegin calanka somalia aad lasoo galin run ahaantii waad na jeclaan doontaan laga yaabaa inaad ku fikirtaan inaad noosoo guurtaan😂❤❤
    Ilhy colaadaha haynaga qaboojiyo❤aamin

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 Год назад

    Mashallah my family❤

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 Год назад +2

    Miskiina maryan wax khaldan ayay naga aamintay 😂 noo keen wlhi sidaas manihine qof somaliland ah oo wadanka kula dagan so warayso

  • @aminahassanchannel8366
    @aminahassanchannel8366 Год назад +1

    Buluketi maxaa ladaha

  • @abdirahmanyousuf1262
    @abdirahmanyousuf1262 Год назад

    Mansha Allah You are funny guy's we ❤love you. Wellcome back Come home sweet home Hargeisa,Somaliland 🫒🍒🍊🍐🍎🍉🌽 Insha Allah

  • @samiyamohamed4729
    @samiyamohamed4729 Год назад

    My beautiful 😍 family go forward

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 Год назад

    Taariiqda waylaheede waxa maqori jiron waxay kadagi joreen suugaan iyo gabayo

  • @najmomahamed4035
    @najmomahamed4035 Год назад

    Arinta dhulka aadka hadasheen dad aan ku bararugsaney aa jiro waku mahdsanid ❤

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 Год назад

    Dhaqankooda aad u fiican Ethiopianka Anaga Ku dhex nool

  • @nashaad90
    @nashaad90 Год назад

    Idinka Somalia ma aydaan tagine muqdisho baad tagteen maryam Somalia meelo aan xabad laga maqal baa jira wadankiina qalbiga ufura

  • @indhooshaji9192
    @indhooshaji9192 Год назад +1

    Hungri 😂😂😂 hungri dhuunta mahoo shimee cunto noqotay😅

  • @msjuweriazhareef4233
    @msjuweriazhareef4233 Год назад +1

    I love U Guys😩🫶🏻❤️

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 Год назад

    my family ❤❤❤❤

  • @natureworldchannel-e3o
    @natureworldchannel-e3o Год назад

    Jumca Mubarak 🎉❤ inaa dhameesto rajeenayaa ❤🎉🎉❤❤

    • @MaryamAndMohamed
      @MaryamAndMohamed  Год назад

      Jimco Mubarak. Waxaan rajeeynaa in aa ka heli doontid ❤️❤️❤️

  • @shukrinur2814
    @shukrinur2814 Год назад

    ❤️

  • @bashiirabdullaahi7699
    @bashiirabdullaahi7699 Год назад

    Shanta Somalia waa Northern Somalia oo hadda loo yaqaano Hargeysa ama Somaliland, Southern Somalia oo ah Muqdisho, Western Somalia oo ah Jigjiga, Somalida Qeybta degta dhulalka kenya xiga iyo Djabuuti

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 Год назад +1

    Saxiibka haduu somaliland yahay so warayso no keen epds 3 haka shekeeyo somaliland plz plz

  • @hoodobashir7171
    @hoodobashir7171 Год назад

    Iove this cople ❤❤❤❤❤