Xogta B/caalamka oo Xalane shir ugu qabaneysa Xasan sh & Maamulada, DFS oo Dagaalka Itobiya ku…

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 окт 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 20

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 8 часов назад +7

    Suldaan diyaarada ethiopia yaa ay u xiran tahay qandaraaskeeda waana sababta loo joojin waayey.

    • @AmardidGalef
      @AmardidGalef 5 часов назад

      Wabeen xasan ithopia madidana Ethiopia lakiin wuxu raba asaga KELI ineey lahadlasn

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 9 часов назад +1

    Wey Fiican Tahay Hadii Beesha Caalamka ka Taageereso Qaabkii loowada Heshiin lahaa

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 8 часов назад

    Xasan wax raba majiraan Hawkeye iyo daaroodba waa kaligii cube sida Cumar geele

  • @AmardidGalef
    @AmardidGalef 5 часов назад

    Cadowga somalia waa xasan tuugsade Qabileste

  • @Cabdiwiish-i3j
    @Cabdiwiish-i3j Час назад

    Benbadan weruyahan waradadka hamodin inaqaligalayihin

  • @abdulaahikulmie5570
    @abdulaahikulmie5570 9 часов назад +2

    itobiya waa iney baxda somalia dan uma ahan

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 9 часов назад

    Xasan shekh ma oga dalka Somalia in beesha caalamka ay xukunto hada xasan shekh iyo maamulada ayaga oo siman ayaa xalane shir loogu qabanayaa marka maamuladu hadlaan xasan ceeb iyo fadeexad ayaa ka raaceysa xasanow xalane ha isku tagin mida kale marka xalane shir loogu qabto waxay cadeyn u tahay xasan inuu waxba wadi waayay oo MAs,uuliyadiisa uu gabay xasan oo kale madaxweyne uma qalmo waa lagu qaldamay xasan maanta cidla ayuu fadhiyaa

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 8 часов назад

    Maxay ilaa iyo hadda qabta xasan shiikh

  • @Test-ui4ee
    @Test-ui4ee 7 часов назад

    Beesha caalamka waa in wadanka laga qabtaa , fidnada ugu weyn ee soomaliya haysata waa beesha caalamka, iyagaa qaska wada. Soomaalidu ma heshiin karaan miyaa beesha caalamka la’aanteed ?

  • @MaxamedIbrahim-nl1lc
    @MaxamedIbrahim-nl1lc 2 часа назад

    Xasan xarash intu joga dal iyo dad badbado maleh

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 7 часов назад

    Xasan wax An dadkiyo dalkaba Dan u Ahayn soomaalida xasan owuxuyiri Nina lojojinmaayo hadana wuxuleyahay shir wada shashi Ayan Rabaa oo sidarabo imelmariya isago dasturkii dalka badashay isagaba Kaligis go Angaraye muxu dadka uguysranayaa

  • @mrssahra3435
    @mrssahra3435 6 часов назад

    somaliyey mid walboo madax noqdo kuma qancaysaane maxaa idiin talo ah kolayba in laydin gumay staad gun u tihiine gala bakaaraha

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 6 часов назад

    Adeer buhaano juula Inuu Somaliya Sidaas ula hadlo Waxaa kalifey Xassan dhiiqo oo Ayax ah Maalinkii la Rabey in Ethiopia indha cad la tuso kii la Rabey inuu Umada Somaliyeed hor koco baa Meeshii la Rabey in Umada Somaliyeed la mideeyo buu Xassan diirato dhabarka ka toogtey Somaliya isagoo Sharci uu jeebkiis kala Soo baxey barlamaanka Somaliya hor geeyey lacagna ku bixiyey Adeer Xassan diirato Waa nin kii yiri Ethiopia Iney na Aqoonsato bey diidey ? Xassan diirato ilaa hada Ethiopia airline iyo Qaadka Ethiopia labaduba Ma Mamnoocin ?? Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa Cadowga kowaad ee Somaliya Waana in dalka Somaliya laga badbaadiyaa

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 8 часов назад

    Xasan hala cayriyo ama hala xiro

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 9 часов назад

    Waxaas oo dhan wax kama jiraan waa oooo
    Wuxuu wataa dibolomo qabiill oo heer sare ah

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 9 часов назад

    Mogaadisho. Oo. Loo aqoonsaday. Maamul. Goboleed. Hasan. Sh. Waxaa loo aqoonsady Maamulaha Banaadir. STATE. SOMALIA WAXA LA HOOS. GAYEY. QM.

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 8 часов назад

    Mogadishu waxaa loo aqoonsaday state. ??????
    Ma wax la mid noqonsysa galmudug dastuurku ma qabo dhulka hawiye