@@mulkihussein8316 kuwa Ethopia ka yimid Axmed Geeda naar iyo niyuuga Abdi ileey u shaqeyn jiray oo Abii Axmed ka so cara ray Axmed uu ciidan ahanta uu u haysto shacabkii jig jiga so xasuuqay dam biila yaasha ah miya dowlad ka ah haday san soomaalia dowlad ka jirin mida kale adiga miskiin ciilan oo orom ah ba tahay arimahan Oromo ka ahow
Mida dakada been ayaad ka sheegtey sababto ah dakada mudo hal sano iyo bar wax badeeco ah kama so dagaan waxa ey u xayirantahay imaaraadka ayaga ayaa dibiyaal ka rarta taas anaa wax la iga weydiinayaa ogow
Beenlow falalow maan laawe dhabarka ka raran. Jubaland will soon declare its fullest independence from Somalia. Dawlad ku sheegga Xamar dhaqaalle na qabto....iska faan dameer abgaal.
Axmed asgoo duurka kujiro odigalmya ayuu dhibato daremiwyy ma asgoo nimcysan o kismyo qasrigiisa kagajira dhib daremaa tuuga aad uwmyso e kusodhiby e wligood halganna somrin e kursiga iskagafdhisty usheeg wxaas io cadowga axmed hakufarxne Axmed wa nin halgama ah gacntisuna ku imady halkan aso med ah mahine aso nool kama bxyo nijaas ba tahy o afxun o cabtoy ah
Uma baahna ba in la weeraro Axmed Geeda naar tar tiib la shhiiqin kara ciidamada mar kay waayan mushaar ayaga kala carari dona mida kale dowlada soomaalia xooga ha saaran in ay qab tan Buaalle iyo jilib halkana ku qabato doorasho madaxweyne Juba land ah asaga bar tiisa ku dhiman naya Axmed Geeda naar asago ba xabad lagu ridin nolosha ku cadaab maya ciyaalka ciidan ahan uu u haystona ayaga ka kala haadi dona
Siyaasi ma tihid Axmed madoobe Dowlada fadraalka waxba oogama baahno Axmed madoowe ajashiisu Marka ay dhamaato ayuu kursiga ka dagi inta kale Jubland asagaa madaweyne ka ahaani insha Allah Xasan Dhiiqo saas ogaaw
UAE 🇦🇪 lacagttii ay ku gureysay aaway 😂😂😂
@@mohamudulusow3668 dawlad xagey jogtaa sxb. Waligiis dawlad noqon mahaya saa maba yaqaanee. Unukaa leh dawlad laguma noqdo
mashaAllah tabarakallah dowlada somalia haguleysato
Hassan Sheikh Mohamud
Ahmed Madoowe Tom & Jerry ayuu ku noqday 😂😂😂😂
Axmed waxaa uu kala garan la yahay inuu gudoomiye degmo yahay iyo inuu madaxweeynaha dalka yahay marka waxa uu yahay ayaa la tusaayaa
Anagaaa kismayo joogna waxdhibana kamajiro
Benta jooji wll dhaqale Mayalo mesha
Zxp nagalatag warka ay cuqdadu kabuuxdo oo sida xun udhaciisan axmed madoobe waa halyeeey dawlad hogaaminahayo
Suxufinimadaada ha iska ciyaarin ogoow Beri Xasan qaa’inul wadan ma sii joogayo kursiga
Wariya xasan shekh u shaqeya
sxb qaadku diyarad kuma yimaado ee bada iyo dhulka ayuu soo maraa
Habaar miyaad biddeen reer hawiye
Kuwaa maskaxda yar ee moodayay in dawlada hawiye leeyahay ..... Berri marka qof Ogaadeen ahi madaxweyne noqdo maxaad odhanaysan.
Dawladdu ha qabsato shaqadeda, dalkuna hayesho 1 hogaamiye.
axmaad cunaqabaten hala saro maxa lola dagala inta aya kufilan shacabka hiska qabten ama axmad hujogo
Guul 🇸🇴
Wax dawlad Somalia layiraahdo majirto mooryantii isbaarada. Dhiganjirey maad noo xayisin
@@mulkihussein8316 kuwa Ethopia ka yimid Axmed Geeda naar iyo niyuuga Abdi ileey u shaqeyn jiray oo Abii Axmed ka so cara ray Axmed uu ciidan ahanta uu u haysto shacabkii jig jiga so xasuuqay dam biila yaasha ah miya dowlad ka ah haday san soomaalia dowlad ka jirin mida kale adiga miskiin ciilan oo orom ah ba tahay arimahan Oromo ka ahow
Guul dowladena ilahey wadan kena cadowga ka qabo
Emaratka ayaa soo diraya Markab raashin ah iyo 10.malyan USD.
Haddii qaadka la joojiyo ma dhibaa?
Uff war waxan deeyaaa waxuuu kuu hadliii
Ahmed Geeda naar Ilaahow ummadda ka qabo waa fircoonka qarbigaan
Khaadka hala joojiyo irsaaqad xalaal ah Allaah ugu bedelo.raga somaliyeed kursiga waxay ugu fadhiyaan lacag jaceel waxaa fiican in 4 sano mid cusub yimaado la isma nici laheen laakiin 15 iyo taban sano waa soo taagnan waa lagu dhibsan iska bax
Horta benta iskayee walgula yabaye
Xasan miyu ku dhusaya
Warkaasi waa been waxa lagasheegayo kismaayo.
Benale waxa fashilmay Xasan gur gurte
AhmedQabqable Waa jin jian wey adagtahay si lagubixiyo jin
Imaaradka baa lacag badan siiyey ninkaas lacag laan ma heyso
Allaha dhaafiyo ninkaasi ummadda...
Aaway emaraatkii lacagta siinjiray
ha is dhiibo
dawladu ha burburiyo
tuugaas
Wayabe ma xasan sh Aya ganac si keni jiray dakadda
Allah xifdiyo Dowlada iyocidanka,,qaran,Guul Guul
Kismaayo dhibka haysto waa Ahmed
Axmed madoobe wuu sii
Jooga 6 sanno danbe
Lakin reer Gado xukunka
Mala wareegi doonan😂😂😂😂😂
He is bad shape. No good for him. He has to resign.
❤❤❤❤
Sorry ma'waxaad noo xayeysii naysaa qaad darooga ah wax yaabaha somaliya ragaa diyey qaadku 1kow ayuu ka yahay
Ma deer xasan ayaa kugu yiri?
Benala waye kan qadka waimada kismayo midakala dakada waxkasta waysodagn benala ayunuqdy
Maasha allaah ❣️
Madaa madaxweyne ka dhigay hogaamiye koxeed
Kismayo axmed baa iskaleh cid wax kabadali Kara majiro
Kismaayo deked ayey qabtaa wax ay ooga baahan tahay muqdisho maleh dadka waxba heysan oo deked qabin koofur galbeed galmudug hirshabeele kuwaas ayey dowlada cunaqabateen saari kartaa
Deeyntaas nikii iska dhiimo hadoow ma hili doona ee ha ogaado
Dowladaan cunaqabateeynaa iyo waaladagaalaa oo fidnada anaabilaabaa madoobe asagaa bilaabay oo durbaanka colaada garaacay kaxaaxaabi ayeeyjoogtaa.
WALLE DAROODOW WAA WAQYIGI KUGU DAMBEYSE HADAD MAANTA KA DHIDHINWEYSAN
Tan xasan uu xamar kawado maadadan arag
Waryaa shame on you ja dib xabsugii sgaqaalaad noqotay xasan sheekh
Xasan ayax iyo mooryantii hoog iyo halaag baa udambayn
imaaraad halga goyo
AXMED inuu isdhibo jfudud
Axmed mujrim waa in sidaas lagu wado 14sano buu meesha fadhiyaa meel uu xoreeye maleh waana Alshabaab
Xassan Guurgurte Amuu Xamar Ku sugnaan Waaya dhibaatada Xamar ka Taagan suuqyada Bakaaraha Suuqbacaad Ganacsadeyaasha muqdisho Warkatag Dheh xassan Xumow Beesha Caalamka lacagaha Kabka beesha Caalamka toos usiineyso Jubbaland Ma xassan Xumow miyaa leh Kabka Wadanka ee Beesha Caalamka Ku kabto War Xassan Xumow Qaadkiisa Cid karabto maleh Mana laga Iibsanaayo dhibaatada xassan Xumow dhibaatada Muqdisho Haka Daayo qaainul Wadanka Waa Xassan Xaabsade Gedo iyo Kismaayo shacabka Waa Daarood Ceeldheer Ma Aha Gedo
Cunugaan waa Abgaal Xassan ayuu la safan yahay maalinkasta war beena ayuu isku aadinayaa iyo buu buunin aanan waxba ka jirin ileen tabar badan ma jirtee😂
Warkajoog warkaas jilicsan.
Mida dakada been ayaad ka sheegtey sababto ah dakada mudo hal sano iyo bar wax badeeco ah kama so dagaan waxa ey u xayirantahay imaaraadka ayaga ayaa dibiyaal ka rarta taas anaa wax la iga weydiinayaa ogow
Asc
Xasan sheekh wuxu raba in u marexan lax u sawiro marexan u magacaw reysul wasaare jubaland dhacsada ku dheh munufaqeynta iskadaye
Copy Farmajo le waaye
Kismayo was bad xasan ayax maa dhaqaale lagaheli hurry beenaale mooryantan xamar fadhida cid ay wax kaqaadi. Karan majiran
Xasan dameer tu xamar ka wado maad shegtd khaain ayad tahay e😅
Xilligan hada lagu jiro axmed waa dhamad kiisa waana kabakabo qabiil ha taageero ama shisheeye wuu wuu baxaysa cancer
Walaso qabanaa madobe
War maadan illaahay kacabsanayn jaadka aan cunayno ma kismayuu kabaxaa caada qaate xasan shheq xoogaa shilimaa kusiyay waad kaxuntahay nolosha reer kismaayi iyo ciidankii aad xayaysiin jirtay see loo galay qaraar kuhaayo sedaremee xagee maroosaa habaaraa tabar kale mawayday miskkin
Gakagooy.so.jubalan.ii.degmada.baar.dheere.ii.doolow.ba.wa.kismaayo.
Axmex wasloyabaa dawladii uukuxidhnaa ayuu kahoryimid
Yaa is garaay waali
askari cidamada jubbaland amee mushar la an noqotaa
alla fuyuuska halkaan kaasoogalay
Axmed madoobe kayaacdhe meesha gaajo udhimee
walal tug ayaa tahay oo wariya ah
Runta aan aad isoo badino
Afwax Cunay xishoow Beenta Jooji Nacalad Hakugu dhacado
Waa inuu isisoo dhiibo
Hawiye iyo wixii caado qaate ahaa axmed ayay ku waasheen lkn axmed kismaayo asagaa heysta ama ooya ama been sheega
Axmed madoobe Waa dhamaad kiisa fiiq buu ku noqon cool yahan wadamuge weey sabreen Wax u yala ma jirto kuumade xamsey raaceen
,baardhere yan lesmu lugon ciidan diyarado lagu geeyo macno malaho haleska dhafo bari ayey fashilinayan axmad hujogo axmadna halacuna qabateyo
Khaadku wali waa yimadaaa sxb
Beenale anaga aya kismayo jogna benta joojo hoyada wasee benale hawiya aha ayad tahay
Been.wena.bardheere.qabiilka.leysaan.oo.digil.ii.mirif.le.ayaa.baay.iI.gedo
Manarabto.axmad.madoowe
Beenlow falalow maan laawe dhabarka ka raran.
Jubaland will soon declare its fullest independence from Somalia.
Dawlad ku sheegga Xamar dhaqaalle na qabto....iska faan dameer abgaal.
Président Hassan Stop Stop Stop
Hhh xuseenow
Waa xiiqedey
Maskiinaa tahay iskanaso
Ciidamadii lasoodeeyey ee maxaabiista ahaay intaad utagtid bal wareyso
Oodheh kuwii kale aaweya walaahi dhurwaay ayaa cunaayo
Dowlada xataa madoonankarto
Adi marka maxaa isku xiijinee
War naso
Allowsahal
Naga amus balayo kugu dhacdaye
Axmed asgoo duurka kujiro odigalmya ayuu dhibato daremiwyy ma asgoo nimcysan o kismyo qasrigiisa kagajira dhib daremaa tuuga aad uwmyso e kusodhiby e wligood halganna somrin e kursiga iskagafdhisty usheeg wxaas io cadowga axmed hakufarxne
Axmed wa nin halgama ah gacntisuna ku imady halkan aso med ah mahine aso nool kama bxyo nijaas ba tahy o afxun o cabtoy ah
Beenaale tuug ah ayaa thy
Ben
Love 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖❤️💘💖✍️⚖️🤴👌👌👌💪💪👊🏻👊🏻👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
Been low
waa maya
Beenaale beenaale dhalay
Beenale beenale dhalay
BEENLOOW
Beenaale uraya uraya bax
Been quute
😂😂
Jubbaland ceeb baa kasoo socotaa War maa laga haro Axmed madoobe.
Waqtigaan hada la joogo lagama adkaan karo! 😂😂😂😂
Tv Ab
asc
Uma baahna ba in la weeraro Axmed Geeda naar tar tiib la shhiiqin kara ciidamada mar kay waayan mushaar ayaga kala carari dona mida kale dowlada soomaalia xooga ha saaran in ay qab tan Buaalle iyo jilib halkana ku qabato doorasho madaxweyne Juba land ah asaga bar tiisa ku dhiman naya Axmed Geeda naar asago ba xabad lagu ridin nolosha ku cadaab maya ciyaalka ciidan ahan uu u haystona ayaga ka kala haadi dona
Siyaasi ma tihid Axmed madoobe Dowlada fadraalka waxba oogama baahno Axmed madoowe ajashiisu Marka ay dhamaato ayuu kursiga ka dagi inta kale Jubland asagaa madaweyne ka ahaani insha Allah Xasan Dhiiqo saas ogaaw
askari cidamada jubbaland amee mushar la an noqotaa
Been quute
askari cidamada jubbaland amee mushar la an noqotaa