CAALIN: HEESTII HARGAYSA LAGA QAADAY | DFS | KENYA | PL

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 июн 2024
  • CIMRAGAAGA OO RAAGA GEEL DHALAYA BUU KU TUSAA,
    HARGAYSA IN LAGA YIRAAHDO SOOMAALIDA ''WAXAA NOOGA SOKEEYA AMXAAR'' WAA DHAQAN UGUB AH
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    ‘Julian Assange is free’: Wikileaks founder freed in deal with US
    Assange to plead guilty to one charge of espionage and return home to Australia after decades fighting US extradition. WikiLeaks founder Julian Assange will plead guilty this week to violating espionage law in the United States, according to court filings, in a deal that will end his imprisonment in the United Kingdom and allow him to return home to Australia.
    Assange, 52, agreed to plead guilty to a single criminal count of conspiring to obtain and disclose classified US national defence documents, according to filings in the US District Court for the Northern Mariana Islands.
    Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
    In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisrael.com/nasrall...
    SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
    Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
    Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
    Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
    In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 167

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 8 дней назад +2

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Abdihafid bahda BRTSOMALITV iyo professor Mohamed caalin.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 8 дней назад +6

    WARKAAS JOOJI, KENYA CIDNA DOONI MEYSO, SOMALI WA LA WADA BILILIQEYSTAY HANTIDOODI.

    • @abdulqadirali5419
      @abdulqadirali5419 7 дней назад

      Caalin hal meel ayaa u cad iskuso duuduub waa inoo mucarad ku yahay xasan adigana waa la qabta c xafiid

  • @shakumar47
    @shakumar47 8 дней назад +2

    Muslinimo nin an igu dhaqayin muminimo khasa gal maxasta ii dhawura o magansada dhama abku dono ha sheegte wuxunba hel Kay ah mar kan af aqano ana midayisay ujeedo somaliland inshallah guuuuuuul

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 7 дней назад +2

    Somaliland waa Muqadas Dal iyo dad Hormarey

    • @biwu346
      @biwu346 7 дней назад

      😂😂😂😂😂

  • @Cirro2
    @Cirro2 8 дней назад +2

    Markasta oo aan caalin dhageesto waxaan sii jeclaadaa 4.5ka Somalia wax ku qeebsato iyo khabiilka iyo in Qoos walbaa oo Somaliyed meeshiisa daganaado waxna aan la isku darsan halkaa hanoojoogto.

  • @hibaqali-jo3xy
    @hibaqali-jo3xy 7 дней назад +3

    Nin aad ciishaa kucaya😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedSalah-yl1jw
    @AhmedSalah-yl1jw 8 дней назад +1

    Abwaanka heestaa samayay waxaa ka muugda inuu yahay abwaan gabiil madax maray abwaanka ha loo duceeyo in uu cafimado gaabiil

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 7 дней назад +1

    Heestaasa nin aan aqoon fiican lahayn ayaa sameeyey wax macno ahna kuma fadhido

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 7 дней назад

    Ninkani waa nin aan caadifi ahayn oo runsheeg ah mansha allah.

  • @nadhifoqaran4479
    @nadhifoqaran4479 7 дней назад

    I agree with you

  • @suadmohamed2098
    @suadmohamed2098 8 дней назад +2

    Waa runtiisa caalin!

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 8 дней назад +1

    Waaa. Hees. Gadaal. Ka. Gaara. Rajactu Lee. Dhaha. Nooh❤

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 7 дней назад

    Waa run waa weekigii xornimada

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 7 дней назад

    In maxkamafa la dhiso in ciidan qaran la dhiso waa muqadas

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 7 дней назад

    Xagjir idinma ah ok murardilac ah SomaliLan nolosheda

  • @hassansomali4014
    @hassansomali4014 8 дней назад +1

    Cabdixaafid rntii waan dhageystaa barnaamjikaaga oo waxaan dareemayaa in aad damqasho u leedahay SOOMAALINIMADA, FADLAN hanagu keenin barnaamijkaagan AMBASSADOR CAALIN oo rag iska dhici ay ka tahay, si fiican ayaan u garanayaa

    • @abdimohammed7522
      @abdimohammed7522 8 дней назад

      Prof. Caalim runta ayuu taabtay..ee kanaxow, ku joog cuqdaada..

    • @abdimohammed7522
      @abdimohammed7522 8 дней назад

      Heesta waa tii abid ugu xumayd ee qof allifo, Amxaar leef leef, oo Soomaali ka carar..Shame on you

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 7 дней назад

      Waa sax ninkan waa very negative soomaalidana booga dhay beey u baahan tahay laakin not booga damqin

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 8 дней назад

    Asalamu Caleykum
    Heestaasi waa khalad in lagu Heeso
    Soomaali waa Walaalo
    Meelkasta oo hey joogaan
    Allah ha soo hadeeyo
    Dadka Arintaa ka shaqeeyey iyo
    Kuwa fuliyeyba
    Waana ku salaamayaa Abdixafid iyo weriyaha kaleba ❤

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 8 дней назад +2

    Somali waa cadowga SOMALILAND ilaa maanta ee ma nihin soomaali

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 8 дней назад

      Hoya da cadow ah mujrim dalay dalim ba tahay jarerow

  • @moali7156
    @moali7156 7 дней назад

    Waa run waxa uu shegay MD Xasan, majiraan nin ama koox bixin karto dhul iyo bad soomaaleed. Abaahitorka, staraatjiyo aghaan waa QALDAN YAHAT.

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 8 дней назад

    Waa khaldan yahay ampasadorku dhimasho iyo cornimo waa kala gar

  • @user-le2cg8hw3g
    @user-le2cg8hw3g 8 дней назад

    Waa runtii waa xagjir iyo maafiya

  • @hodana7546
    @hodana7546 8 дней назад

    Somalidii Kenya investment gashatay I feel sorry please come to Somalia.

  • @awgeele
    @awgeele 6 дней назад

    Heestaasi waa run waana gar naqsi.cay maaha,nacayb maaha,waa xaq sharci ah oo ka cabanaysa cadaalad la'aanta,walaal nimo la'aanta,heestu waa garnaqsi somaliya lahadlaysa oo leh ku soo noqda cadaalada xaqayaga nasiiya.noo dhiga.

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 8 дней назад

    ALLA'AHAYOW umaada somaliyeed nabad iyo xaasilooni kusoodabaal.

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 8 дней назад

    Abdixaaft haskudaren laba in faleye u yeedhi andna ad kahortima

  • @user-oz1bc9uv7h
    @user-oz1bc9uv7h 8 дней назад

    Waa runtii way haysteen ilaahban ku dhaarte waliba nin aad u dulqaad badan ayuu ahaa.

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 7 дней назад

    Waxay ahayd wax qaldan dambi ah in soimali laga xigasdo amxaaro taariikhduna ma cafinayno fanaankii qaaday iyo kiu sameeyay

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 8 дней назад

    Xor Adoon awoow yaasheen ma adoon bey ahaayeen ? Halgan kii dowlad dhiska ma ku badeli karnaa?iyo maalinkii dowlad dhiska Soomaaliyeed?

  • @xafisoffical2047
    @xafisoffical2047 7 дней назад

    Arinta kasocoto Gobolada dhexe waxa masuul ka ah Pudland iyo Galmudug waayo waxa laracay in aay xoogoowda iskugu keyaan in aay dagaalkaas lajoojiyo, dadka dhibka wado lofuro wada hadal dhab ah , manta waa aduun, barine waa aqiro, Rabi xigmad wayne ayuu lahaa Sameenta naag , Rabiyow xaqa natusi,

  • @NaleyShire
    @NaleyShire 8 дней назад

    1960 jun 26 dii hargeyso calankii laga tagey midebkee buu lahaa???

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 8 дней назад

    Somali idilkeed wax ay ku amaanan tahay lamahayo qabyaaladana waa isaga mid balse reer waqooyi Waxay uga dareen inay axmaar soo dhaways taan walaala hoodna cadow u arkaan allah ha isu soo dumo dhamaan tood

    • @iftin2024
      @iftin2024 8 дней назад

      Reer woqooyiga amxaarku ma noloshooda iyo dalkooduu duulaan ku yahay? Markii horena Ethiopia baa magan gelisay aad xasuuqdeen iminkana dhulka iyo cirkaba waad kaga duusheen, si aad citiraafka isaga hortaagtaan iminkana Ethiopia baa citiraafaysa oo idiin dhaanta.
      Amxaarkaa idiinka roon100% true

  • @abdinasirmuse7912
    @abdinasirmuse7912 8 дней назад

    Aad baannuga helaa waraysiga Ambassador ka
    Waa ninka kaliya ee Soomaligaa een cidna marti uga ahayn fikirkiisa.
    Markaan sawirkiisaa arkaan soo Gaaray BritSomali TV

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 8 дней назад +4

    Heestaasu waa heestii QARNIGA waa hees Qiimo Badan❤❤❤

  • @abdiabdillahi8798
    @abdiabdillahi8798 8 дней назад +1

    Anagu reer awdal hadaanahay lama qabno ,axmaro waa cadowgena 1aad ambasadorku a caalina waa runsheeg wanu mahadsanyahay

    • @nugaal012
      @nugaal012 8 дней назад

      Suldaanka guud ee Samaroon waa ogol yahay in ay Itoobiya Badda laga kireeyo.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 8 дней назад

    Csbdixsafidoow qofkaani waa qof jiran
    Ampasadoor maahayn waa face wuxuu sheeganayo

  • @user-wd6wm1tf1y
    @user-wd6wm1tf1y 8 дней назад

    Ogadeen wax la yiraahdo ma jiraan

  • @user-oz1bc9uv7h
    @user-oz1bc9uv7h 8 дней назад

    Ader aniga iyo ibadan oo ila midi waa caafimaad qabnaa...
    Markaa xaga koonfur dad waalan oo xanuusanayaa waa jjoogaan.
    Xagan s/land na dad xanuusanayaa waa joogaan.
    Dadka buka havloo duceeyoo uun.
    Hadalkoodu macno ma lahee

  • @burhansalad1701
    @burhansalad1701 8 дней назад

    Waa runtiis
    Been ayaan is usheegeyaa

  • @user-oz1bc9uv7h
    @user-oz1bc9uv7h 8 дней назад

    Ader Benjamin Netanyahu gayaga noo daaya..
    Waa Netanyahu, binghafir, ismudrich.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 8 дней назад

    Waa runtii maxkamada ma jirto , ciidan ma jirto , cadaalda ma jirto markaa waxa uu Hassan waa PS!!!

  • @abdullahi7866
    @abdullahi7866 8 дней назад

    Asc wariye Abdi Hafiid wan kusalamay adiga iyo dhammaan ummada somaaliyeed dal iyo dibadba waxaan rabaa in aan u sheeqo dadka somaliyeed hadii dalka lakalajaraayo gobalada waqooyina hakalatagaan sida SSC Khatumo &Somaliland or issaaq iyo harti laakiin isdil isqasab waayo majiraan wax lagu yahay heshiish kawagooyi ahaan because isaaq maqasbi karo qabiilada kale.

  • @b.m.qsiraadiftiinshe1382
    @b.m.qsiraadiftiinshe1382 8 дней назад

    Dadka ama madax u noqo oo u soo badheedh kogaamintooda hadii kale madaxdooda ha ka caayin.!

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 7 дней назад

    Xasan shiiq😂😂😂😂 I sax

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 8 дней назад

    Ninka warka udaah sxb cadayn cadayntaadda ma ahane meesha kitaab bukhaari laguma akhrinayee

  • @user-el4ws5br4p
    @user-el4ws5br4p 8 дней назад

    Caalin waa runtiisa

  • @yaasiincaskaaxmed1562
    @yaasiincaskaaxmed1562 8 дней назад

    Waa.khalad.in.layidhaa.oromaa.dhaanta.soomaali.waana.eray.danbiya.muujinayana.xagjirnimo

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 8 дней назад

    Kenya shacab keeda nabad iyo dowlad dhaqtaro school ayay heestaan kawaran sida Somalia shacabkeeda aan waxbo loo subin haba yarate oo laga dhaxgali lahaa baabuur aan Karin qaraxa iyagana ku dhamadaan 😢

  • @elmidahirbulaale2992
    @elmidahirbulaale2992 8 дней назад +1

    KOONFURTA O DHAMI HESHIIS WAXAY KU YIHIIN WA IN LAXUMEEYO ISAAQ KELIYA WAA SIDAA
    LAAKIIN NINKAN MR AMBASATOR WA QOF JAAHILA
    O AAN LAHAYN GARASHO KOLAY INAADEERKII O AHAA MADAXWAYNE AYAA KA DHIGAY AMBAASATOOR.
    WAA RUN XABASHIDAA NOGA DHOW SOMALIDA KOONFUREED

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 8 дней назад

      Waligiis ambasador ma noqon magacaas asagaa la baxay ,,waana reer boosaaso

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 8 дней назад

      Cudur ladhaho nafsiya ku heso saaq yaa neceb tankale qabilada Somali hawiye iyo darood xabada is ladheceeso marag qof dheheso anaga nala necebyahay marag isaqa maxaa ku garyelay wanala necebyahay ilahey ulaabta bisinke

  • @mohamedabdirahman74
    @mohamedabdirahman74 8 дней назад

    Wsc

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 8 дней назад

    Waa runtii Gobolada waqooyi waa xag Jir kuwa muqdisho waa mafia

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 8 дней назад

    Heesta waxa kadaran hadalka faysal faaruq oo yidhi Axmaar hargeisa is your home!!!

  • @sabahabdi8966
    @sabahabdi8966 7 дней назад

    Caalin odey soomaaliyeed oo nadiifa runtana aan ka gaban

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 8 дней назад

    Keenan’s goormaa uu is casilaa

  • @nimanfarah4309
    @nimanfarah4309 8 дней назад

    Abdihafid nin fican ayan kuu haystay aqligaysga Ku cayaraysa waxan miya hada aqoon yahan ah yaab❓❓❓

  • @MrSultaan99
    @MrSultaan99 8 дней назад +1

    SOOMAALI WAXAAN KA JECLAHAY XABASHI.
    Waa hadal Muuse Biixi kasoo yeeray asagoo doonaya in uu xukunka sii joogo.😂

  • @ahmedsaeed8860
    @ahmedsaeed8860 8 дней назад

    Haddaa cabdi xaafidow rabto Ina barnaamijyadaada ino kula kaco heerbaadiyahan qabiilistiha meeshan ha keenin

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 8 дней назад

    Xasan Sheekh Maxamood dal iyo dad xoreeye khawaarij waa jabtay

  • @Jamalmaxamed-ms6bn
    @Jamalmaxamed-ms6bn 8 дней назад

    C/xafidow sxb ninkan walan o qofksto caynayo maxa u waresta manta somali in lisku so dhaweyo ayey rabta ninka wax ksto la xun inu cadow u shaqeynayo u badnthy hanu waresan

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 7 дней назад

    Heestas waa maaweelo umada lagu mashquuliinayo ee yaan la buunbuunin ateeshin bey doonayaan

  • @Ali_qasim143
    @Ali_qasim143 8 дней назад

    Lkn mudanaha waxuu kaso horjestay malmaha gobanimada siyasada dfs ladagalanka argagixisada oo uu iska indha tiray dastuurka oo ey ansixiyeen guud ahaan barlamanka somaliya wuxuu dafiray amniga o ah mid siweyn loo sugay dowladuna ku guulaysatay inlagu amanana ey tahay lkn empasadorka waxas o dhan wu nagative gareyay
    Mida hesta mataxtoyada muse bixi laga qaday mahan midlala yaaba wayo horay bu asalki rer hargaysa uga dhigay oromo horay bu dhul iyo bad somaliyed usiyay xabashida shaxabka reer somaliland iyo culumadoduba wey lasocdan madaxdi ugu xumeyd ee somarta in ey yihiin madaxda iminka xukunta

  • @engilyas44
    @engilyas44 7 дней назад

    War niinka aqonyahan maha
    Waa qof niiyad xun waligii haddalkiisu khayir male

  • @NurGacan
    @NurGacan 8 дней назад +1

    Reer somalinad hadaan nahay axamrkaa naga somali aad sheekayso reee sheikh isaqxaaq badh ayay dhasahay axmaaro la yidhaa bahxamuusheed

  • @eynihassan9699
    @eynihassan9699 8 дней назад +1

    Dhuul ma bixii kartiid waa Saaax

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 8 дней назад

      Waa bixinay be 😂😂😂 ta kale somalinimadii Iyo dawlad wada lahaan shahu waa Kala labo

  • @deeqasabriye6205
    @deeqasabriye6205 7 дней назад

    Adiga iyo wixi kula mida ayaa nabada diidan

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 7 дней назад

    26farnaajo❤❤❤❤

  • @b.m.qsiraadiftiinshe1382
    @b.m.qsiraadiftiinshe1382 8 дней назад

    Hadaad wax qabankarto yaa kuu diidan.?
    Yaad canaananeysaa.?

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 8 дней назад

    Walahi reer Waqooye in xookaha laka baro maskaxda wyo weyba xanuunsan yihin hadey hees soo saren 😂😂😂😂😂

  • @dacardaaje3224
    @dacardaaje3224 8 дней назад

    C/fataax bikuli ixtiraam ma jirto wax soomaaliland la yidhaahdo oo laysku raacsan yahay haddii aad ka maarmi weyso waxad isticmaali kartaa gobolada woqooyi

  • @suleymanali111
    @suleymanali111 7 дней назад

    Abdixafidow ninkan sumacada
    idacada Ayu kababicin Dona
    Xadi isaguleyaxay garked way
    Dariika soomaalinimada xakuso solaabto waxkala reebayo majirto af itoobiyaan
    Bu ku xadlla

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 7 дней назад

    27❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faisaldeeeq5570
    @faisaldeeeq5570 8 дней назад

    Odaygan siyad naceb miyey katahay ka xisho meydka

  • @NurGacan
    @NurGacan 8 дней назад

    Abdixaafid daageerha hasan sheikh markaa ka muqanaysa

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 8 дней назад +1

    Muslinnimo ninkaan kugu dhaqayn Muuminnimo khaas ah Gaal maxasta kuu dhowra oo magansataa dhaama ma nihin somalia

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 8 дней назад

    Odaygani wada baro baraha waa cunsuri wayn

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 8 дней назад

    C/xafid Dilalkii inamadii hawada yaa ka hadlay xasuuqii jasiira burco hargesa gabiley arabsiyo iyo ceergaabo Manihin somaali ogow mana rabno

    • @kibmussa
      @kibmussa 8 дней назад

      yaa ku xasuqey cuqdad ayaa 34sano idinku jirto siyaad dictator ayuu ahaa waa lga gulestay orodna wuu uga bxay wadanka idinku ma naag siil leh ayaa thn rag waa is dilaan wana dhamataa majerteen iyo h.gidirba wuu xasuqey mid kle waqooyiga somali isaaq keliya ma dego 😂😂😂

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 8 дней назад

    Siwalbo umada somaliyeed Isu disho inkas toy foolxumo
    Tahay hadana marnaba Cadawga itobiya ima banay Nayso cadaawada inaga
    Dhaxaysa ila abid jirina doonta wali geed ?

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 7 дней назад

    Wale ninkan caalin waa nasab nasab dhaley from to somaliland🫡

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 7 дней назад

    Somalida waa kuwii wadankoodii soo gubeen maxay filanayan hala soo eryo wadankoodii ha maal gashtaan haday aqli leeyihiin

  • @abdulazizgare1325
    @abdulazizgare1325 8 дней назад

    Waxu yiri mahan in la yiraho Somaliland dhul ma bixin kartan maxa la oran laha odeyga midnimo yan laga wareysen ambassador xalqado waxu kala sari la yahay mucared nimada xasan iyo midnimada

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 8 дней назад +5

    Munafiqiin 😮😮it's Somalia that was behind what happened in lascaanood and what's happening IN awdal now...

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 7 дней назад +2

      Caqliga miyaa idinka guuray idoorow isinkaa nagu soo duulay afkaan se kab idin ka soo galinay wax Somalia iyo Somaliland la yiraahdo majiraan ee qabiilkaaga aamiin orom ma tihide

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 7 дней назад +2

      @@TripleA0825 dooddu waa furan tahay xaqna waad u leedahay laakiin Caydiid ma banaana. Anigu anoo reer Hargeysa ah heestaa waa ka soo hor jeedaa dadka Somaliyeed meel kasta oo ay joogaana iyagaa dad iigu xiga

    • @mahamedmaalinahmed1244
      @mahamedmaalinahmed1244 7 дней назад

      ​@@samowsamale3490waa runta dadka soomaaliyeed iyagaa is huran waxui cay ahna waa gaf ninka heesta qoray ama kuwa qaadayba ma matalaan dadka waqooyiga gacmo geel jire hooa baa loo dhaqaa hadaynu kwada joogi iyo hadaynu kala gu'i enagga soomaalida dhexdeena ayay utalaa marka danteena aan garano duulka soomaaliyeedow

    • @mahamedmaalinahmed1244
      @mahamedmaalinahmed1244 7 дней назад

      Kolka hore afka hooyo ku hadal kadibna hal dhag waxba haka maqlin ee labada dhag wax ka maqal waxna akhri sooyaalka tagtada iyo timaadada laabta haka hadlin caadifada xin iyo xasadka aya buuxa garaadka(kaska) adeegso si wanaaga iyo xumaha ukala garato cayduna reeban cows jiilaal waa lama huraan soomaali iyadaa is huran haday wada joogi iyo haday kala gu'i

    • @gulbahar2714
      @gulbahar2714 7 дней назад

      Have you witness what happened in laascanood or so you have relatives who lives there?!
      You believe the propaganda that Kulmyo is promoting for 34 years?!
      I have relatives in laascanood they said it started by protesting by unarmed civilians majority women then the police of Somaliland told them to stop protesting but protesters started to throw stones on the police then suddenly the shooting started but it's not confirmed if the shooting is from Somaliland police or other groups who took advantage of the situation to field the violence i believe they are supported by Ethiopia because there are large number of Ethiopian population in the Somali provinces and they even speak our language fluently!
      The mayor and the police chief should pull off the police from the streets and let the locals experience their anger and frustration!!
      Please do your research before calling others hypocrites

  • @farhiyoahmad9008
    @farhiyoahmad9008 7 дней назад

    Ninkaan waa nin qaldan dad somali nimada diidaayo waa dafacaa dowlada dee umadana waa ijaa ideey haa war waxaan oo kale hanoo wareey san

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 8 дней назад

    waryaa dulli baad tahay calanka hargaysa yaa ka taagay calanka?? waxaa ka taagay (syl ) afqudhmuune dulli ilaahay ku cadaab ufuuf ????

  • @eynihassan9699
    @eynihassan9699 8 дней назад

    Heestan wax weeyn ma ahin xamar dad xanuunsan wax yaan loo araag reer muqdisho

  • @LJama6119
    @LJama6119 8 дней назад

    Harti ma aha muwaadiniin somaliland ah. Heestaa waxaa miraheeda lahaa Feysal Cali Waraabe oo 10 sano kahor yiri wiilka Xamar ku nool kan Adis ku nool ayaa igaxiga.

  • @abdulazizgare1325
    @abdulazizgare1325 8 дней назад

    Arinta heesta oromo nahay waxan u deyneyna
    Hal reer ba wata orom wa isaaq intoda caqliga usaaxiibka iney ka hadlan anaga noma taal

  • @kadarahmed9574
    @kadarahmed9574 8 дней назад

    Ambasador ka waa runti cadixafid

  • @nuurcabdiraxmansayid7185
    @nuurcabdiraxmansayid7185 7 дней назад

    Falanqeye caalin

  • @user-rk9db3hv9f
    @user-rk9db3hv9f 8 дней назад

    Xamar waa xaruntii soomaaliya haday xabashi kaa xigto qofna qaboow iyo kulayl kumahaysaan idinkay idiintaalaa

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 8 дней назад

    Qofkaani waa jufo niic war qaxootiyahow naga aamus taariikh waxba kamataqaanide kafariiso dadka.

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 8 дней назад

    SNM HEERKAS WAXAA GAARSIYAY INEEY AMXAAR SHEEGTAN & AQOONSI RAADIYAN WAA REER AWDAL & LAASCAANOOD

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 8 дней назад

      Borama Iyo LAASCANOOD waa laba magalo caynaba Iyo gebilay oo qarka U sarana anaga degna weliba heer awdal waa ogol yihii inay Nala goostaan LAASCANOOD way iska iman

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 8 дней назад

    CABDI XAAFID SOMALIDA IS HAYSA COLAAD DHEXTAAL XAL MA JIRO 50 SANADOOD MARKII CABDILAAHI YUSUF WEEERARAYAY MUQDISHU WAA KII MAJEERTEEN TIGREEGA UU BIXIYEEN JABERTI DAAROD MAXAA OROMO SHEEG SHEEGAY

  • @haywareerin266
    @haywareerin266 7 дней назад

    Munaafaqa weriye isku sheega ah 😂😂😂waar oohinta ceshada

  • @khadijomohamed9596
    @khadijomohamed9596 8 дней назад

    Bri Tv Abdixafid & Aqoonyahankaba😅😅😅😅😅😅😅😅🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MOHAMEDABDULLAHI-i8h
    @MOHAMEDABDULLAHI-i8h 8 дней назад

    A xaafid ambassador ka hadaladiisa waxan u arkaa nin iska caadifadeysan ninkan maad nagadeysid

  • @zaharamohumed
    @zaharamohumed 8 дней назад

    Not ❌⁉️⁉️⁉️

  • @jamasiyaad2877
    @jamasiyaad2877 8 дней назад

    Ayaanloow wadaadkan aad caawa keentay fartaadii baa ka dhex muuqata...
    Miyuusan ogayn in dawladdii Soomaaliyeed u burburtay midaynta iyo Xorayntii dhulalkii Soomaaliyeed?!!!

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 8 дней назад

    Wax la Yiraahdo Somaliland Ma Jirto Waa Munaafaqnimo

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 8 дней назад

      Wax Somaliland la dhaho majirto😂 reer qawma luudh ilmo abaarso😂😂😂😂😂😂😂

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 8 дней назад +1

      Somaliland huuron😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      Ilmo oromo😂😂😂😂😂😂😂

    • @hashiugas1603
      @hashiugas1603 7 дней назад

      @@farhiamursal7256
      Aad & aad Waa Munaafaqnimo Lagu Lugooynayo Shacbika

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 7 дней назад

    Somalia Allah unanxariisto😂😂😂

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 8 дней назад

    Waar cadawgayagu somali maaha
    Siyaasiyiin hogaamintii loo doortay ku saaqiday ayaa mashruucan ku qadhaabta abuura nacaybka iyo cuqdada