WASIIR CAWAD: KHILAAFKA DFS | PUNTLAND EEDA WAXAAN SAARAYAA XSM

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 июл 2024
  • #SUBSCRIBE
    WASIIR AHMED ISSE CAWAD ''EEDA WAXAAN SAARAYAA MW XSM'' .
    Israel FM to Iran: regime threatening destruction deserves destruction.
    Israeli Foreign Minister Israel Katz said on Saturday that Iran's message of an "obliterating war" made it worthy of destruction.
    ⁠"A regime that threatens destruction deserves to be destroyed," Katz said in a post on X. He also said Israel will act with full force against Iran-backed Hezbollah if it does not stop firing at Israel from Lebanon and move away from the border.
    Iran's UN mission said on Friday that if Israel embarks on a "full-scale military aggression" in Lebanon, "an obliterating war will ensue."
    The Iranian mission also said in the post on X, formerly known as Twitter, that in such an event "all options, incl. the full involvement of all resistance fronts, are on the table."
    Hezbollah has been exchanging fire with Israel since October, in parallel with the Gaza war. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and Defence Minister Yoav Gallant said this week they prefer a diplomatic path to resolving the situation. www.reuters.com/world/middle-...
    Trump vs Biden Live: Presidential debate ends with no handshake.
    Debate recap: Biden turned in a mixed performance, Trump fired out falsehoods
    Democratic President Joe Biden delivered an uneven performance at Thursday's debate, while his Republican rival Donald Trump rattled off a series of attacks that included numerous falsehoods, as the two oldest presidential candidates ever clashed on stage ahead of the Nov. 5 election.
    www.reuters.com/world/america...
    Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
    In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisrael.com/nasrall...
    SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
    Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
    Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
    Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
    In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 43

  • @mursalharare1001
    @mursalharare1001 3 дня назад

    Abti hafid allah kabaq walaalow balaayada waa hurudaaye hatoosin ee nagadaa beenta

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r 3 дня назад

    Xasan sheikh qabyaalad baa dilootay waana wax laga xumaado

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 3 дня назад

    Waxaan fadaralka lagu sheegayo.waxaa u taliya wax magarato bahan oo aan nidaam dawlad nimaba wax ay tahay garanayn ,ee yaalala hadlaa? Ama wax lala qaybsadaa? Ilaahay ha nagasoo gaaro oo ha noosoo celiyo Rag hami iyo han leh oo dadkan iyo dalkan u naxariista,aamiin aamiin yaarabi

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 4 дня назад

    Siyaasi run sheegaya majro oo maxeey farmaajo ula dagaalsanaa😊

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 2 дня назад

    Mr.Dhiqo waah mooryan maah mooryan bah taqaanah constitution and law of the land

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o 3 дня назад

    Ninkan qalbiyan ayuu u xanunsan yahay waa waxa kaliya u wadanka ka dagilayahay alle haka baqen dadka xilradiska ah

  • @cabdirashiidnuur7807
    @cabdirashiidnuur7807 4 дня назад

    Eex badanaa deen la cafimmaayo iyo cuna qabato la qaadi maayo iyo qabiil ayaa la hubeeynayaa ma hilmaantay

  • @bashiirmaxmed1697
    @bashiirmaxmed1697 4 дня назад

    Wariye xasan shiidk calamadihii munafaqiinta. Ayaakamuuqda

  • @omaryusuf299
    @omaryusuf299 4 дня назад

    dastuurka waa saxitaan ee ma han badalid qaladka ku jira ayaa laga doodey wan isku raaceen waxa la badaley. maamul goboleedyadai oo dhan ayaa soo dooratey.dadka hada jooga ma yaqaanaan Dowland nimada ma ya qaanaan ayaa ka wadaa

  • @Qaali12
    @Qaali12 4 дня назад

    Soomaali waa sidan, qabyalad aya indhaha tirtay gedigod. Allow qalbigayga xaqid iyo karah ka fogey 🤲

  • @user-kh3fr9yf5z
    @user-kh3fr9yf5z 3 дня назад

    Maanta waa lagy helay c xafiid

  • @Jshshshsv
    @Jshshshsv 4 дня назад

    A xafidow maadwaydisid adeerkaa dani barlamanka gacantiisa ayuu kusooqortay maxay udiidi waayeen tan kale a laand mawuu aminsanya hay in muuse lagala hadlo tasturka waakan ku celcelinaya s land tankale qofka xanuunsan oo uu xikmadda qadanayo cc shukur miyaa

  • @elmimaxamud7959
    @elmimaxamud7959 4 дня назад

    Asc gudomiye waxaan kaa sugeeynaa arimaha uk resalwasaraha cusub iyo waxa uu qabanayo

  • @Haaramaara
    @Haaramaara 4 дня назад

    Cajiib

  • @user-mt4dq6se3t
    @user-mt4dq6se3t 4 дня назад

    Waa xaqiiq in xasan sheekh wax walba u maroorsaday wadankiina in gacanta baxo in u jiri yaan indha Layka tirin ,xasan wuxuu mooday in u gurigiisa maamulayo taasba xitaa famliy ayaa wada tashadaan

    • @ShukriHaashi-cn5yf
      @ShukriHaashi-cn5yf 4 дня назад

      @@user-mt4dq6se3t xasan kama sheekeyneyno ee waxaa laga sheekeynayaa madaxda puntiladi oo dewladkasta lugaha ku dhegen aan anigu qaato hadij kale waa ka baxaynaa taas ka jawaaba?

    • @user-mt4dq6se3t
      @user-mt4dq6se3t 4 дня назад

      @@ShukriHaashi-cn5yf qabyaaladu yay ka xoobadane yaa wareeriyay wadanka yaa laayay ciidankii dalka yaa gacanta u geliyay imarad dalka yaa qabkii somaliya hoos udhagay waa xasan maha deni ,denina waa saaxiibkii.xaraarada iska deji.

    • @ShukriHaashi-cn5yf
      @ShukriHaashi-cn5yf 4 дня назад

      @@user-mt4dq6se3t waxaas aadsheegayso yaa ka hadlay meelaha kale hausku qaadin adeey qabyaalad ku indho tireysaa ee waxa meesha yaal waxaa weeye maxey pudland ula dirirtaa dowlad walba ilaa toi uu cabdulaahi yuusuf garwadeenka ja ahaa mooyee midaas kajawaab boor isku qariska iska dhaaf markii bari loo heeso galbeed ha u heesin ee suaashaas ka jawaab

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 4 дня назад +1

    Cabdixafiit waxmaqan majiraan somalilan cusub oo lasugayo oo imaaneysa majirto buntulana mamaqna labada gole ayaa matala kuwaas ayey usowakiishen ina ciise cawaf wuxuu wado waa caalkuhertan iyo waxaatshegto hawaayin dadka golaha kuugujira dad aan eheen mooyee dadkale oo loofadhiyo majiraan ninxanaqsan side dani amaan lagasugimayo labada gole ayaa matala somalilan ayaa maqan buntulan ayaa maqan mamuladoda miyaa barlamankoda imaanayo cabdixafiit gunta wararka kasoqad wuxuu shegto ha u anxixinin fadaralka labada gole ayaa kumatala faysal cali warabe miyaa lasugayaa waa maya saciid danina waa ninbuka reysalwasare ayuu ujiranyahay dowlada inuu lashaqeyo wuw diiday xasana kabkii ayuu goostay meeshas ayey taagantahay xalka ilaahbaa og sasna dowlad madaxa kor uqadi meyso aakharkiina ninwaliboo dhulkiisa ayey noqoneysa hashiis iyadoo dowlad ladhisin lagaaro ayaa markii dowlad ladhiso ayey kuwada shaqeykaraan heshiiska waa inuu horeyaa dowlada eydanbeeysa sidaa ayaan qabaa aniga rayigeeyga

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 4 дня назад

      Xasan dalxaraashe iyo xamsa marxoom waa fashilmeen musuq maasuq iyo xabaalo lafaagaayoh beey shaqadoodu noqotay

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 4 дня назад

    Puntland has always been at odds with the villa occupants.
    "Constitution breach" was the tune coming out of the barxada Garowe. Do ordinary people on the streets take this claim as legitimate and genuine?
    My guess to the answer of this could be as good as yours.

  • @farxaangermany2332
    @farxaangermany2332 4 дня назад

    Waxaa Lagaa sugayaa BarnaMijka doorashada Britian .

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 4 дня назад

    Waxa halkan ka doodaya wasiir aqoon u leh dadwlad iyo xaasn sheekh oo mooryaan ah .
    Sharcigaba ma yaqaan waa dammmmin doqon ah.

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus 3 дня назад

      Indho darood marka kufirso wa aqonyahan hadu aderka aqonyahay yahay ku ekow umada ha caayin xasab lacag darood leyahay ma cunin canshur mabixisan idinka moryan ah

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 4 дня назад

    Wadar iyo waaxid yaawaalan wasiirku runta kama hadlayo waayo intij madaxweynayal. oo maray mid ay heshiislataha pudland majirto ilaa maahane madaxweyne cabdulahi yuusuf Allah unaxariustee

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 4 дня назад

      Qabyaalad iyo cuqdada kuugujirtah yaan lagaa dareemin

  • @ahmedhussein7804
    @ahmedhussein7804 4 дня назад

    ABDIXAFIID WAXA YALAHA AAD ISKA INDHITAREYSID IS KA DHAAF AMBASSADOR WUU SAXA SANYAHAY. TEEDAKALE LABADII XAWADARO KU HESHIIYO XAQA ISTUSAYO

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 3 дня назад

    Putland iyada ka xun somaliland dadka mafahansana

  • @FootballHighlightsForYou
    @FootballHighlightsForYou 4 дня назад

    Walahi Somaliland bilaash ayaa loo heystaa kuwaan ayaa ka xun wasaqda ilaa 1975

    • @saja9892
      @saja9892 4 дня назад

      Ma kooxda xasan xaraash baa tahay maxaa kukululeeyey xasan ceebihiisa xataa itoobiyaa baratay iyo aduun weynaha madigaa qarin kara xasan iyo kooxdiisa

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus 3 дня назад

      ​@@saja9892xasan kuwaan ba kaxun somaliland wa in lafasaxa wasaqdan wa cancer putland wa in laga tashta jid io jido diid waye

    • @saja9892
      @saja9892 3 дня назад

      @@Ahmedmahadcaruus masaasaa haye kadibna maxaa dhacaya

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 4 дня назад

    Majeerteeniya=cudur soomaaliyeed

  • @user-ze1oe4wd4u
    @user-ze1oe4wd4u 4 дня назад

    Waa. Qayaali. Ciise. Riyoole. Ah. Malintii. Dhoweyda. Oo. La. Waraysanaayey. SoomaliaLaand. Siduu. U. Hadalaayey. C. Xafiidow cadaalad. Baa. Loo. Bahanyahay. Wiilasha. Maxud. Saleeban oowo

  • @user-yx3ej3jh3r
    @user-yx3ej3jh3r 4 дня назад

    Anigoo ah xasan axmed ahna laandhere somalilander ah ninkanay waa xagjir daarosim ah

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 4 дня назад

    Dani miyaa raba heshiis hadaan raysalwasaate laga dhigayn maad run sheegtid waxkale layskuma haystee

  • @haboon180
    @haboon180 4 дня назад

    MoU Somaliland iyo Ethiopia, ma afkaa juuqa gabay, miyaa? Faqash waaga ayaa u baryey.

  • @mahamedwarsame1214
    @mahamedwarsame1214 4 дня назад

    Beenaalayaal

  • @maxamedmaxamuud2633
    @maxamedmaxamuud2633 4 дня назад +1

    Majeerteen waa cudur aan daawo laheen