LIVE:- General Sheegow oo codad sir ah ka soo dhex direy Xarunta Hay’ada Denbibaarista SIR KASHIFAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • LIVE:- General Sheegow oo codad sir ah ka soo dhex direy Xarunta Hay’ada Denbibaarista | Wuxuu ka shifey sir badan sida cida dishay wiilkiisa & xog kale.

Комментарии • 90

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Год назад +5

    Viva somali bantu/jarer weyn

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 Год назад +3

    Viva general sheegoow, free sheeboow, free sheeboow, free sheegoow.
    He is right 100&100. Xassan gurguurte dowladiisa waa dowladiisa waa Alshabaab. Inshaa Allah guuleyso walalkay Beithnillah .

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 Год назад +6

    Walhi waa dhibsan nahay anagoo ah reer xamar iyo jareer weyne please dadkan halanaga qabto please 🙏🏽

  • @SMMA-ki2fn
    @SMMA-ki2fn Год назад +2

    Mashaa allaah alle hasoo bixiyo waageesi garab halla siiyo jareer weynow😢

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 Год назад +1

    Alle ha ka soo badbaabiyo Xabsiga.

  • @user-kh4ud2eu5m
    @user-kh4ud2eu5m Год назад

    Xariga Sheegow Waa Arin Naxdin Leh Waxaana Loo Beegsaday In Laga Hortago U Doodida Xaqa Ka Maqan Dadkiisa Wuuna Guulwysan Doonaa Insha Allah Haloo Kaco Soomaalaay Gen.sheegow

  • @foozia426
    @foozia426 Год назад +2

    Subxaanalaah somaalidu ilahay haka baqaan

  • @MaxamadMoha-qq2cj
    @MaxamadMoha-qq2cj Год назад

    shagowallahhakusofurado amin intadhimataynaallahhaunaxarista aamiinguuliyogawanimo jareerweyne

  • @FadomoCesman
    @FadomoCesman Год назад +1

    Masha Allah

  • @kurana289
    @kurana289 Год назад +1

    Waan ku sugeyna general sheegow adiga oo xor ah insha Allah guul jareeer weyne ✊💪

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 Год назад +3

    Please 🙏🏽 American 🇺🇸 kaca

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Год назад +3

    Nafta hal mar ey go'odaa Jareer weyne hurdada ka toosa. Maasha Allah Qoomiyad aa tahiin ee gacmaha is qabsada cadowga idhiin bahdilay iska qabta.😢😢😢

    • @yuusufsamiiz9554
      @yuusufsamiiz9554 Год назад

      Jarerta hawiye daarood jileeca kale jareerta wayn ayaa ka badan ano jileec ayan taasi qiraya jareerta wayn waa qomiyada faca wayn 🤔 dadkan haday xuquudada u doodan waxay rabtaa khasaaro naf iyo nool jarer wayn ha tashadaan

    • @Football-fans327
      @Football-fans327 Год назад

      Tallo fcn ma aadan soo jeedinin

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 Год назад

      @@Football-fans327 Is up to u. Freedom of speech no caburis.🤔

  • @foozia426
    @foozia426 Год назад +2

    Ilahay hakaa soo furfuro cadowga insha allaah

    • @kurana289
      @kurana289 Год назад

      aamiin aamiin insha Allah 🤲🤲🤲

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 Год назад +1

    ### FREEE SHEEGOW

  • @Xawociisecabdi-jl7gg
    @Xawociisecabdi-jl7gg Год назад

    Geesi geesi dhalay bathy.ishlaah waa ssoobi

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 Год назад +2

    Waa runtiis fadhiiga ka kaca please 🙏🏽

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 Год назад +1

    Yaquulu yaaleytanii qadamtu lixayaatii

  • @xamdimuuse4520
    @xamdimuuse4520 Год назад +2

    Insha alaah alaha kuusahlo gacantoodana alahakaasoobixiyo indhimatayna aha unaxariisto aamiim

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 Год назад

    Sheegow made very good speech, he clearly addressed the US people meaning the US government to intervene. Jareerwayne are laan dheer in the west, this means Xasan sheikh will soon be told off by US.

  • @HassanMohamed-cx7ho
    @HassanMohamed-cx7ho Год назад +1

    Genaral shegow allaaha kasofakiyo

    • @kurana289
      @kurana289 Год назад

      aamiin aamiin insha Allah 🤲🤲🤲🤲

  • @bayalhabohurguf575
    @bayalhabohurguf575 Год назад +1

    Engalish..,u.turjum.besha.caalamka.gaarsiiya..no.afsomali

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Год назад

    Subxanallaah wa Nin fidnada ku taagan iyo dad aan Dowlad rabin, Somaliya kow ma joogto Dowlad wa iney gacan adag ku qabataa dadkaan Dowlad diidka ah, ayadoo cidna la dulmineynin.

  • @cumarlaki884
    @cumarlaki884 Год назад

    Xasanow zxp Mrkii lasoo daayo Generalka Yaanan joojinin Halganka iyo Gobanimo doonka beesha jareerweyne Diyaar wxn u nahay inan U dhimano Xaquuqdenna iyo Xornimadenna GUUL JAREERWEYNE IYO INTA DULMAN

  • @user-zc1co8qq6d
    @user-zc1co8qq6d Год назад +1

    African American ka halkan jooga ee taajiriin america la hadla dad and kayagii ayaa ladilayaa waa inaa dhakhdin banaan baxna samaysaan

  • @aminaanfac5688
    @aminaanfac5688 Год назад +1

    War nimanyahow ninkan xasan dhiiqo yaa umada kaqabto

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 Год назад +1

    Inshallah

  • @User_19567
    @User_19567 Год назад

    Allaha kaqabto Mooriyanta indha ibliiska leh

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Год назад +1

    Ninka halasiiiidayo

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on Год назад

    We don't need no more Dulmi No more xadgub No more Qabyaalad no more racism

  • @user-sk5je4tu7n
    @user-sk5je4tu7n 4 месяца назад +1

    Naraal sheegow tol malaha miyaa dad ma ka dhalan miyaa xaqdarada lagu xirtey lagu been abuurtey loona xoog sheegtey maskiin somalida inta tabarta yar illaahey xaqooda ha keeno😂😂😂

  • @jaamabiixibiixi8385
    @jaamabiixibiixi8385 Год назад

    Xasan top maadigaa jeneral sheegow noqday inaad adigu iska dhigayso way cadahay codkaagu ma qarsoomo

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Год назад

    Qabilkesa bantu ayu u qeyladhansaday, sharci aya sareyo, timirte horaba dablo wa ee haku dhiman

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 Год назад

    DULAMASI MAHAN NINKAAN SHEEGOW HADU YAHY DHANKA DOWLADA DADKA UGU JIRO INU LA HADLO BA WACNEED THN MUMOYINKA IYO QURBA JOOGTA. DALKA & DADKA ALLAH NO BADBADSHO### FREEEEE SHEEGOW

  • @user-kh4ud2eu5m
    @user-kh4ud2eu5m Год назад

    Geesi Geesi Dhalay Runtii Waa Geesi U Baahan Garab Istaag Ee Haloo Istaago Garab Haloo Noqdo

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 Год назад

    Dadka xaqa masaakiinta dhacay waxaa idinka yeeri doona markaad allah hortagtaan yaquulu yaaleytanii kuntum turaaban markaasna allah cadaab daran idin cadaabi doonaa

  • @cabdiqanicumar2371
    @cabdiqanicumar2371 Год назад

    oonikaa naleedihiin waa jareerwayne ileen waa soomali bantuu waarwayn

  • @suubansaxan4865
    @suubansaxan4865 Год назад +1

    Cadalad rabi agtiisa ayey taala

  • @abdulahibashir2335
    @abdulahibashir2335 Год назад

    Jareer somali ma aha keenyaan waaye

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Год назад +1

    Dad ddab shidayo aa soo duubay been waaye codkiisa ma aha

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 Год назад

    Soomaalida qaar waa garaad yaryihiin hadii isku dulsocod ubarateen taas meesha aalooga gudbaa wax laisku dul soconaayo oo kale majirto ogaada

  • @XusniyaasiinBaanoow-r8g
    @XusniyaasiinBaanoow-r8g 2 месяца назад

    😢😢😢😢😢

  • @amalahmed6812
    @amalahmed6812 Год назад

    Haduu sharing jiro ka bilaaba moryaanta hawiye eedaaya masaakiinta .waxaan idiin sheegaayaa in aad ameeriko looyar qabsataan Hadii kale alshabaab ayaa la idinku shabeynaa war meesha dowlada aad sheegeysid ma jirtee xaniinyahiin Furla waryaa

  • @ashaibrahim5854
    @ashaibrahim5854 Год назад

    I am Delilah❤

  • @nuurayeeyo4271
    @nuurayeeyo4271 Год назад

    Xagee janaraal lagu siiyey beenlow cbbbb warkaadu janaraal haku siiyo

  • @gaswarya7611
    @gaswarya7611 Год назад

    Let the blame game start.. Somali never take self responsibility!!

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 Год назад

    Soomaaiyeey waaritiin qaata waayo qof binow Adam ah oo inuu allah swt hortagi doono saan uma dhaqmo

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah Год назад

    MAREYKAN AA JOOGTAA ANAKAA NAWAALOOSAA?

  • @fuadahmedfarah6096
    @fuadahmedfarah6096 Год назад

    Xasan top dhiiqo aya lugaha la gashay haso labanin hadii kle,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, fahantu

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Год назад

    Nimaan shantaada kaa reebin, sharci kaama reebo. Soomaaliya mooryaan baa madax ka ah ee Jareer waynoow hurdada ka kaca.

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Год назад

    Adiga waa inaad dhaxdhaxaad ka ahaataa arinkan sharciga cid ka korayso ma jirto waa in loo hogaansanaadaa munashar waa dab huriye mucaarada

  • @hawamohamed1763
    @hawamohamed1763 Год назад

    Qofkii fursad siiyay asagoo ku xiran xabsi

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on Год назад

    Kibir ma jabo ee Qofkiisaa jabo Cuquba cidii gasho ayadaa lagu ciqaabaa

  • @nuurayeeyo4271
    @nuurayeeyo4271 Год назад

    Tuug baad tahay xasan tib adiga laftaadu meesha ayaad u soo socotaa

  • @LuulDhuuxKhaliif
    @LuulDhuuxKhaliif 6 месяцев назад

    Abgal haliyska dhiciya

  • @user-ry4ie4yo6d
    @user-ry4ie4yo6d Год назад

    ❤❤❤❤😢

  • @user-nl2tk3xe2p
    @user-nl2tk3xe2p Год назад

    Ilaahay cadaalad hadaadan haysan allaha kuu sahlo hadaad dawlada iyo nabada aad ka😂soo horjeedidna allaha naga kaa qabto inuu deegaankiina daarood idin dirdriaya waan😂aragna

  • @lulali6059
    @lulali6059 Год назад

    Maxuu halayey oo xirey? Laga yaabee inuu sameeyey wax aysan dowlada ogoleeyn. Janaral ka waa inuu dowlada u hogaansanadaa. Hadii uusan wax dhib ah sameeynin waa la soo deeynayaa. What is the xurnimada. Dadka dhan ayaa ku dhintaan furinta dagaalka. Ma fahmin xurnimada uu raadinaayo , meeshaan maleeys ka hadlaayaa.

  • @ismacilmahdi3578
    @ismacilmahdi3578 Год назад

    kacaay kacaay armay kadaraysaa

  • @mkaqyar8868
    @mkaqyar8868 Год назад

    Sheekow deserve to be jailed for many years so stop this nonsense.

  • @mohameddeeqhalane9420
    @mohameddeeqhalane9420 Год назад

    Wanba fahmi lanahay ee jareer maxay raadinayaan oo kamaqan mise ayaga aya hada raba iney waxdulmaan mafahmin sheekadaan ooyinta iyo qiiro Japanka ah beeenta ah waxa soo socdo iyo wabiga yaweyn hawiyoow indhihiina hafurnadaan

  • @nuurayeeyo4271
    @nuurayeeyo4271 Год назад

    Hadii aan la toogan nin walba magaalada qas ayuu ka biaabi doonaa waa in loo toogtaa dqdkuu ku laayey beb beenta waana tuu tuugada gabaad u ahaa

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 10 месяцев назад

    War beentaan iska daa colaadda aad abuuraysaan waxay keeneysaa in la.kala guuro

  • @hawamohamed1763
    @hawamohamed1763 Год назад

    Took shekadii uu isku dhiibi lahaay ayuu helay meeshan ka diyaari ma noqonkaro

  • @KawsarAxmed-bs8vg
    @KawsarAxmed-bs8vg Год назад

    Sorry ha la sii dayo inanka

  • @beegis7455
    @beegis7455 Год назад

    Hooyadaa wasee xaqa kaa maqan maxaa waye

    • @mudayahmed
      @mudayahmed Год назад

      Hooyada siilkeeda ka maqan Lugo baastaha taxay was.

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd Год назад +1

    No one is beyond the law shegow is criminal until proven guilty

    • @mudayahmed
      @mudayahmed Год назад

      Indha Cade is not above the law to.

  • @nuurayeeyo4271
    @nuurayeeyo4271 Год назад

    Mcaacle tuug naad tahay

  • @samawoliban7074
    @samawoliban7074 Год назад

    Nacas

  • @tolmonomar1656
    @tolmonomar1656 Год назад

    Beenlowo jareera

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Год назад

    QabashadA nidam dowlad lagacabsado sookordhisay codsi iyo doco dadka eeysameyaan adigoon noqon doonin hadii lagu sodeyo sidi carto qAlib dowlad habar hadhow halaga bilawo adiga inlagudido iney kusodeyaan isha alaah ameriko maxaway calashan robowey cafisay miyaa lacagtedana wadanka kashaqeyneysa qoraallacag mahin ee farta ciyalka kubaranayan hawada falus mahin haceshato waraqo beenti lacag been nogusidartay

  • @nuurayeeyo4271
    @nuurayeeyo4271 Год назад

    Wuu og danbiga uu galay culeys kiisa sidaas ayuu u dar daar maa waa xariif weligaaba caacley ciyaal iyo sheeko ayaad bilowday

  • @meguelv-p
    @meguelv-p Год назад +1

    Codkan maaha codkiisa

  • @siciidahmedali9871
    @siciidahmedali9871 Год назад +1

    Dirdir media been baad sheegtay codkaan codkii sheegow maahan fidnada aad wadiina hadeedan ka tamaasulin talaabaa lahaa qaadayaa

  • @ahmedadi7705
    @ahmedadi7705 Год назад

    😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkk

  • @fatimawardey6314
    @fatimawardey6314 Год назад

    Waarya beenta iskada ninkan sheego mahan

  • @SMMA-ki2fn
    @SMMA-ki2fn Год назад

    Mashaa allaah alle hasoo bixiyo waageesi garab halla siiyo jareer weynow😢