WERIYEYAASHII HORE EE BBC SOMALI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024
  • Waa qaar ka mid ah weriyeyayaashii hore ee BBC Somali oo ka hadlaya waayahoodii iyo sida ay saxaafadda ku billaabeen.

Комментарии • 26

  • @mohamedibra9432
    @mohamedibra9432 6 лет назад +2

    Cabdi Salam/Cabdullahi Xaji/Adan Nux dhuule/Maxamud Sh Dhalmar/Younis/Yusuf Garad/Cawke/
    masha allah caleyhum

  • @mahadow1
    @mahadow1 6 лет назад +8

    Yoonis, Cawke, Axmad Taajir, Terra, Xuseen Cabdi Xasan, Nasteex Daahir, iyo Axmed Kismaayo. Ragaas oo dhamaan ka tirsanaa bahdii BBCda, allaha u naxariisto dhamaantood 🤲🏻

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 6 лет назад +1

    Raqba waa raggeedee ruug caddaa is helay dheh. Allaha u naxariisto Yoonis Cali Nuur iyo intii kale ee bahda saxaafadda ka baxday. Aamiin...

  • @ridwaanismail9204
    @ridwaanismail9204 6 лет назад +4

    Allah ha u naxariisto yoonis Cali nuur

  • @caliculinhochanel5445
    @caliculinhochanel5445 4 года назад

    Xasan bariisa ugu jeclaa codkiisa iyo daaud aways

  • @mahadadam6169
    @mahadadam6169 3 года назад

    YOONIS IYO DHAMMAAN INTII ILLAAHAY OOFSADAY RABBI HA U NAXARIISTO.

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 Месяц назад

    Ma kala dhacaan ragii hore Bbcwaxay dhimatay wakhtigi 1997 ki Yuusuf garad iyo kenya yimaden 😢

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 6 лет назад +10

    Aadan Nuux Dhuule Waa Ninka Aan Codkiisa Ugu Jecelahay Isaga Iyo Cawke Alla yaa raxma

    • @Awyusuf7
      @Awyusuf7 6 лет назад

      Wlhi kula midbaan ahay runtii aadoo weyn

  • @cabdinaasir882
    @cabdinaasir882 6 лет назад

    Ragan baa ugu dambeeyay wariyaal calamiya wixii dhintay illahay hawnaxariito wixii noolna Allah hawdabi dhafo Amiin Amiin Amiin

  • @omaralwan2735
    @omaralwan2735 6 лет назад

    Cabfiklahi xaaji best weriye ever👈 👑💥👍💎💞👑👑😍💎

  • @amirkagarisa4761
    @amirkagarisa4761 4 года назад

    Allah ya raxma

  • @omaralwan2735
    @omaralwan2735 6 лет назад

    Cabfillahi Hagi best weriye ever 👌r😍

  • @cabdirisannur6003
    @cabdirisannur6003 6 лет назад

    Maxamud shiikh axmed Dalmar
    Aadan Nuux Dhuule
    YOONIS CALI NUUR
    intii dhimatay allaha unaxariisto

  • @daliilmedia3664
    @daliilmedia3664 7 лет назад +3

    Waayo arag dheh ragaan

  • @yahyedahirmohamed1470
    @yahyedahirmohamed1470 3 года назад

    Weriyayaal ragaan bey ahaayeen kuwa hada jooga waa waramayaal

  • @adigadasad
    @adigadasad 4 года назад

    XAAJI ABDI AYUB - the first, the original, recognize.

  • @mohamedsalebanofficial6620
    @mohamedsalebanofficial6620 6 лет назад +1

    Wariyayal qaliya

  • @axmedcabdidheremaxamud8735
    @axmedcabdidheremaxamud8735 3 года назад

    Wariyaal waa kuwii hore kuwan hada joogo waa qashin

  • @suldanayanlehashi9757
    @suldanayanlehashi9757 6 лет назад

    sxbyaaal waxaad ka sheekeyseen taariikh qiimo badan

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 5 лет назад

    Waa rag culus raggaan rest in peace those who died

  • @Worldfuct1
    @Worldfuct1 6 лет назад +1

    Ragaasa rag ahaa

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 4 года назад +1

    Dhaman ereyada warbahinta iyo siyasada iyo sayniska lo adegsado reer waqooyi ba keenay gantalada ridada dheer gujis bad maax cirbixiyen dayaxgacmed diyaradaha guxooda ka dhereya danab kun erey bixin bay kenen wa dad aftahan ah hadalka heli og wada hal abuur ah cod kar ah suda lo waramo yaga somali baray oo somali ku dayatay anigu ma ahi lkn runtan shegaya 6 jir ama 5 hal abuur ah oo gabyaya reer waqooyi ba leh wa dad wada aftahan ah rag iyo dumar

    • @nimamohamed157
      @nimamohamed157 3 года назад

      Waxn jeclaan lhaa inay kayd wayn oo afka ah ay sameeyaan waayo afkii wuu dabar go.i rbaa