Gen.Siciid Dheere AL-ITIXAAD iyo BURBURKII 1991 Qaybta 5-aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 12

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 года назад

    Mareecan wàa gob waan kugu raacsananay laakiin regime wuu xumaa

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 года назад +1

    Siyad bare regime was shaydaan regime

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 года назад +1

    I mean maraxaa wàa gob

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 2 года назад

    ILA MAANTEY AXMAARKA IDINKA DHEX ADEEGTO... QABIILKA JOOJIYA..

  • @calimaxamed6316
    @calimaxamed6316 2 года назад

    Ittixaad waa urur siyaasad loo dhisay
    Xaqiiq aan fahmy

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 2 года назад

    ABDULLAHI waa sow AXMAARKA KAMA QUUSTO.. MAR EY XIRAAN IYO MAR KU KHASBAAN INUU IS CASELU....WAR HASHIIS GAAL KA QUUS?QATTO .. AHLU SUNU ..ANOO SUFI BAA SHABAAB KU TAGEERSAN IN AXMAARKA WERRERO.. AMA JAAJI CALI SALEEBEEN IN AHEY IG DACAAYEEYO...

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 2 года назад

    Gaashaanle Sarre Nin ah Oo Picture kiisu Cadeynayo.. Ayaad Ka Dhigeysaa General Ma Isagaa Gaadhayba Derejadaaz....hhhhh Been Biloowgeed waa Ciwaanka oo aad Ka dhigtay General nin aan weligiis Gaadhin..

    • @الحمدان-ذ2ي
      @الحمدان-ذ2ي 2 года назад

      War nin aan war iyo wacal hayn batahay sow ma ogid inu somaray taliyihi ciidanka xogga dalka somalaiya generalnimada marakasa lo dalacsiyey o madaxweyne cabdullahi yusuf u dalacsiyey se weye tarikhda dib u radi siciid wa sarkaal academic ah yuusan ku dhuman

    • @shalucoxidig821
      @shalucoxidig821 Год назад

      Sareeye guud buu garey adana wx hose ba kahdleysaa

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 Год назад

      @@shalucoxidig821 Derajada Ciidan ayaadan kala aqoon malaha, Sawirka eeg , Wuu ahaa war maaha, waxii larabo dad loosheegi karo ma nihin waan naqaan wax kasta..

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 6 месяцев назад

      ​@@الحمدان-ذ2يsheekooyinkii burburku maahayn sharci laakiin siciid dheere waa u qalmaa janaraal waayo waa masuul waaya araga hogaamin fiican

    • @digitalworld1haarin905
      @digitalworld1haarin905 3 месяца назад

      Sareeyo guud gen saciid maxamed xirsi
      50 sano oo khibrad dagaal ah baa meesha taagan cid somali ah oo hogaamin ciidan uga khibrad badani wllhi inaysan jirin waa hogaamiye dagaal oo xiliyo adag guulo badan gaaray.
      1977 waxuu ahaa saraakiishii dhalin yarada ahaa ee furinta ka dagaalamayay.
      Sarkaal ka guulo badan wllhi inuusan jirin waana taliyihii hore ee villa Somalia calanka ka taagay.