Walahi Cali cabdullahi cosoble Masha Allah e Vero Saqawadin Sare waxa la dhihi jiray Mon signore filipino , walahi same group aniga missione cattolica Nido infazia afgoi waa mesha hada la yirahdo xarunta gabdhaha kacanka
Aad iyo aad ban runtii uga xumahay dhibka HOOYO SAAFI kuso gadhay Rabbi qalbiga haku qabojiyo hakuna booga dhayo adiga iyo dhaman gabadh kasta o somaliyed o dhibkago kale so martay runtina waa wax fool xun in sida odhan nolosha lagugu silciyo adigon u qalmin xumantay kugu sameyen wax magarato insha Allah mar un cadalad waad heli donta inta aad nolosha hay ama Rabbi aya malin an manta ahayn kaga aari dona o qiyamaha aad agtisa darajo ku heli donta iyaguna if iyo aakhiraba dulinimo ku danbayn dona # SAMIR WALASHEY
dowladu hadii ay ganacsiga faraha la gasho foolxumadaa uu sheegayo ayaa ka dhalaneysa. meel dowlad ay leedahay oo musuq iyo foolxuma ka jirin ma jirto dunida hurumartay waxa ay fahamtay privitzation ka in ay wanaagsantahay
Ayaanle RUclipska hanolaato waa ina raligalin ka bixisa heesta Hussein Shire aa qabyalada aheet shcbwenaha Somalia ka faal caliyan oo tageertay adiga ??
Lol 😆 🤣 😂 Yaasiin ismail wuxuu garanayn first SYL secretary General AUN Yaasiis Osman Sharmarke one of 13 Founding members with his younger brother AUN Daahir Osman Sharmarke and their First Cousin is Dr Abdirashiid Ali Sharmarke First Prime Minister of Somalia 2nd President of Republic
Walahi Cali cabdullahi cosoble Masha Allah e Vero Saqawadin Sare waxa la dhihi jiray Mon signore filipino , walahi same group aniga missione cattolica Nido infazia afgoi waa mesha hada la yirahdo xarunta gabdhaha kacanka
Very interesting story walaahi I liked 😀
Maanta Ayaanle intuu aadey Maasha Allah🇸🇴 Madex weynaha ugu horreyey Hirshabeele ayaga ayaa u hor seedey Reer Hiiran la hoos geeyo Joohar😢🥲
Ayaanle iyo Hanoolaato thanks more videos aya idinka sugeyna
Ilahay baa mahadleh aniga abahay iyo hoyaday midna maqaxin waxaanu ahayn reer miyi markaas ayaan dhashay walidkayna waligood may cunin xoolo dawladeed waxaan ka ahyn caano iyo hilibka xoolahooda bay cunijireen xalaal cun bay ahayeen ilahay baa mahadleh
Walahi run qaxi ayaan soo xasuustay
As c alh khar haa ku siye.
Wadanka maad mamuushiid. Qof wangsan baad uu egtahayee
Nabadu Fiicanaa oo Macaanaa Ilaahayoow Colaad Kaamaanaan Baryin ee Waxaanu Kaabarinay Nabad Nabad Allah Nabadi Udgoonaa oo Fiicanaa NaBAD Rabiyoow NABAD INSHA ALAAH
Mushkiladii qaxii baan soo xasuusanay 😥
Kamayro wixii kusoo maray
All aahu agbar dadbaa wali silicas u ordayaha
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰❤❤❤❤❤
Walahay wadanka dhibaato ayaa ka dhacday alow Somali dhib ka qaad
Goan aan inaba caadi aheyna wuu qaatay oo ah in gaariga furaha uu ku taago isagana dhaqaajiyo sidu ufakiray un bayna noqotay cajiib wlhi
I remember January 1991, what a terrible event, even moms were offering their children for free so they can escape
For what, child abuse?
for what??? tell us more please!!
Hanoolaato♡
Haddaanu ayaanle joogin ma daawanayo
Ayaanle Somalia ma jogay sxb
Waad qaldantahy hasocoto hanoolaato ayaanle iyo kuwakaleba
Aad iyo aad ban runtii uga xumahay dhibka HOOYO SAAFI kuso gadhay Rabbi qalbiga haku qabojiyo hakuna booga dhayo adiga iyo dhaman gabadh kasta o somaliyed o dhibkago kale so martay runtina waa wax fool xun in sida odhan nolosha lagugu silciyo adigon u qalmin xumantay kugu sameyen wax magarato insha Allah mar un cadalad waad heli donta inta aad nolosha hay ama Rabbi aya malin an manta ahayn kaga aari dona o qiyamaha aad agtisa darajo ku heli donta iyaguna if iyo aakhiraba dulinimo ku danbayn dona # SAMIR WALASHEY
Tariikh aan bugag bdn ka aqriyay buu sidedi ushegay runti
dowladu hadii ay ganacsiga faraha la gasho foolxumadaa uu sheegayo ayaa ka dhalaneysa.
meel dowlad ay leedahay oo musuq iyo foolxuma ka jirin ma jirto
dunida hurumartay waxa ay fahamtay privitzation ka in ay wanaagsantahay
Dawlada sharciyeen iyo regulations baa laga raba si ay ganacsatadaha aysan sameynin wax walbo at rabaan
MD Ali Abdullahi Osoble, interview ficaan aa noo soo dibteey
Hagaag 21/October/2005 yaan anne 1aad ahaa waxay ka dhigan tahay 36 sano inee u dhaxeyso xilligaad 1aad aheyd iyo xilligan aniga ahaa
Cunugtaan anaa ximbaarsanayo
Wareeysiga xiisa ma lahan ee ayaanle u daaya plz.
Ayaanle in uu isagu cid tobabaro weeye, haddii kale keligii waxba ma qaban karo.
Ayaanle Somalia ma joga, marka qof Somalia joga ma wareyso karo lkn Ayaanle wa Best wariye
War waxba ma duubitaqaanid maxaa helay ayaanle
Walaal qufku haduu waqtigiisa galiyey hadalkan uu duubayo waa inaa ku amaanta hadii aad dhageysan jirtey ayaanle asigana waa la mid wiil walal kaga soomaliyed waayey, marka soo dhaweey quf walba, qufkasta isku mid ma ahan.
Aabihii ayaa wasiir u ahaa Afweyne
Hooyada siilked ayuu uu ahaa
Mxad la caytameysa ma habar baa tahay
Codka lama maqlo clip Kan ama video gan
Ayaanle RUclipska hanolaato waa ina raligalin ka bixisa heesta Hussein Shire aa qabyalada aheet shcbwenaha Somalia ka faal caliyan oo tageertay adiga ??
Codka gaaban
Adigaaa ku rabaaaaa. Sxb
Sheeko fulay .adeer inaad qorigaada qaadato ayay ahayd jihaadka gasho