Mujaahid Ceerigaabo oo Halgankii SNM ka waramay iyo Gabayo uu ku guubaabiyey...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Ku Xidhnoow Xoriyo Media, Barnaamijyo Xiiso leh kala soco.
    Fadlan, #Share# #Like# and #comments,www.youtube.co....

Комментарии • 11

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 4 месяца назад

    Mansha allah

  • @idrisgelle8292
    @idrisgelle8292 Год назад

    Asc sxb was run barnaamujka wad naku badh goysee noon sii wada babadaba cumar miino iyo ceerigaaboba kuwo kelena waanu Kaa sugayanaa ilaahay hadiin fududeeyee alaan sare.

  • @saidabdi73
    @saidabdi73 Год назад +1

    Sxp wad naga jojisay barnamijka xog wan cumar mino iyo uraga labada nin nosoo dhamaystir waraysiyadoda

  • @mahamednuuh3133
    @mahamednuuh3133 3 месяца назад

    Abwaan suldaan mujaahid cerigaabo wa layaqaan gabayadiisii waxn ka xasuustaa tan iyo ceeri ban kasoo cararoo wadankaygan islaha celiye cadwga cunayan ka caabiyaye

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Год назад

    Bal daayeer Kan ceerigaabo mujaahid kii la odhan jiray canjilaya eegga

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 10 месяцев назад

    Dameer qaatil ah ayuu wuxuu lee yahay mujahid daalim

  • @burcaawihassan9408
    @burcaawihassan9408 Год назад

    Wan joogey anoo yar ayan dawanayey sidii loo diley ragaa ilahaý ha u naxariisto dhamantoot hog aya cagaf ku wada ridey dhamantood weliba cagafta lagu riixay meydkooda weligeyna ma ilaawi doono indho deerona gawadhidisoo dhan aya la qaatay, gerash u gawadhida dhigan jirey aya naga soo horjedey inta ciidan la soo tubay ayay gurteen wixii ku jireyba

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 5 месяцев назад

    Mujahid waxa sheegta fulaygii aandagalgalin sida muuse .
    Mujahid waxa sheegta maaanta cid aan uqalmin

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 5 месяцев назад

    Mujaahid muuse baan unacay.
    Hadalna ibrahin duufle ayaan unacay.

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Год назад

    Maxaa odayaasha iyo ganacsatada Dhulbahante ee maanta weliba qoriga u sita Somaliland halkaa loo marin waayey ????