Waayojoog: Halgamaa Cabdirisaaq Gamboyare Qaybtii 3aad (3/14).

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 99

  • @user-gp9cl7up8o
    @user-gp9cl7up8o Год назад +26

    Somaliland dadkeeda waliba ISAAQ ayaga ugu geesisan somali oo dhan ana u qiraya geesinimada waa loo dhasha ee la iskama baaro from HG sacad🦁💪

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      user-gp9cl7up8o
      HG waa geesiyaal iyaguba ma gabadaan ee wey dulqaad badan yihiin oo wey ka fiirsadaan dagaalka

    • @am.b5688
      @am.b5688 Год назад

      @@ijoxasan9132 Haa, waa run, Isaaq waa geesiyaal, kow iyo labaatasn sano ayay la dagaalamayeen Ingiriiskii ugu xooga badnaa aduunka! Ilaa uu Ła dhacay Dayuurado aan Afrikada madow weligeed lala dhicin!

    • @fadumoadan5565
      @fadumoadan5565 Год назад

    • @june6206
      @june6206 Год назад

      Dad anad garaneyn oo Uruk’s uun ad ku carat ay samaale ah ha iga war Amin iyagoo dawlad sheeganaya dhulbahante ayaa eryadey sheeko caruur teedkan caruur tey ku see in Norene manta away geesinimadii

    • @june6206
      @june6206 Год назад

      @@ijoxasan9132dameer darood ma mantas boo Amani hawiye xaabo darood soo shitey😅

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 Год назад +13

    Allaw dhawr Somaliland Republic 👍😊😊😊😊😊

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 Год назад +15

    Mujaahidiintii Reer Sheekh Isaxaaq ee halgankii Dubu Xoreynta Somaliland Republic u Dhimatay Allah Haw Naxariisto

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 Год назад

      Aamiin

    • @june6206
      @june6206 Год назад

      Beenay ku na ay manta oo 32 snm dawlad sheeganaysay muxuu dhulbahante u eryadey bee tan ninkii joog ay in ba garan

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms Год назад

      @@june6206 bow ma bilowdeen faankiinii laydinku yaqaanay maxaad eryatay walalo sawdigan leh waa madfac baa layla dhacayaa

  • @khadarahmed9586
    @khadarahmed9586 Год назад +10

    Dalka ragba dhibtaa usomaray yaan lagu ciyaarin reer somalilandnow

    • @am.b5688
      @am.b5688 Год назад

      Kow iyo labaatan sano ayaa Ingiriis oo aduunka oo dhan haysta la dgaalamayeen, walee Isaaq waa geesiyiin! Magaaladoodii Taleex waa magaaladii ugu horeysay Afrikada madoow oo dayuurad lala dhaco! Dhulbahantena wuxuu ku faanaa hub baan ka soo qaatay Amxaaro injerleey oo Somali dowlad kaga burburiyay! Caruur lagu soo koriyay Somali ayaanu iska celinay iyo kuwo looga sheekeeyay sida loo jabiyay Ingiriis, ma isku midbaa!

  • @abdishakurhussein6564
    @abdishakurhussein6564 Год назад +8

    Gusha nololed ama geeri aakhiro

    • @am.b5688
      @am.b5688 Год назад

      Ama gacan go'an la joog Xamar! Xamar buu joogaa ninkani hada, tolow ma xildhibaan federal ah baa!

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Год назад +8

    Rageedii SNM mucjisay ahaayeen

    • @am.b5688
      @am.b5688 Год назад

      General Caydiid iyo Cali Mahdi baa akhirkii xoreeyay dhulkaa oo Daaroodkii gumaysigiisa idinka dulqaaday!

    • @june6206
      @june6206 Год назад

      Man toy dawlad sheega ayan maxay dhulbahante idin eryadeen😅😅😅

  • @ahmedmahamud1013
    @ahmedmahamud1013 Год назад +7

    Wixii siyaad barre afka ciida u daray
    Isaaq bay ahayeen siiba habar yonis

    • @am.b5688
      @am.b5688 Год назад +2

      Habaryoonisna Jeegaan baa afka ciida u dartay, Jeegaana Goojacadaa la tagtay! Waa la isku dhegan yahay!

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 Год назад +9

    Ilahay haydinka abaal mariyo tacab kiinii muu khasaarin

    • @am.b5688
      @am.b5688 Год назад

      Goojacade!

    • @june6206
      @june6206 Год назад

      Ma beentii caruur ta lagu see in jiran run moodaysan iyagoo jabhad ku dhig oo ka dhaqaqa mantoy Dawlad sheeganaya32 maxay dhulbahante godka gooja Cade u galiyry

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Год назад +2

    Mujaahid Abdirisaq gambayare long life adeero

    • @am.b5688
      @am.b5688 Год назад

      Meeshii Sacad Muuse ayaa iska qaatay, nimankan Garxejis dagaal khasaare ah ayay galeen!

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Год назад +2

    lixle qabyaalad ma wadine halgan buu waday ilaahay hoow naxariisto

  • @Hamdajirde
    @Hamdajirde Год назад +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-fm1yh8sc6h
    @user-fm1yh8sc6h 6 месяцев назад +1

    Habar jeclo & garxejis weligood siyaasadda way iskagaso horjeedeen weliba garxejis ba bilaabay inaan qof h.jeclo ah la dooran.

    • @abdisemed6128
      @abdisemed6128 6 месяцев назад

      Taasan been ahayn

    • @abdillahibasheabdi4904
      @abdillahibasheabdi4904 3 месяца назад

      Wuxuu dhahay lakiin doorashadiii labaad ee siilaanyo garxanis baa doortay

  • @maxamedclaahiayaanle3369
    @maxamedclaahiayaanle3369 Год назад +3

    Mujaahid tariikh dhaba ayuu ka sheekeeyay

  • @kayseaxmed1959
    @kayseaxmed1959 Год назад +1

    Silanyo isaqa bayurka ah aya u dortay gudomiyihi SNM lakin cidi laga shaki ku jirey moyi nin iyo laba wax ka tageray ..ALAA. MAHAD. LEH

  • @gemstar416
    @gemstar416 Год назад +1

    AHN gudomiye 1saar

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 Год назад

    🤚🤚🤚

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 Год назад +2

    Abdi Koosaar Waxa Dilay Hawiye

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Год назад

      No, Ethiopia khaarijisay oo laba afluu ahaa ( double agent) sida la xakhiiyay.

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 Год назад

      Cabduljadir koosar waxaa diley habargidir 1987kii waa xaqiiq
      Koosar nimankii dilaan doono leeyahay
      Doqona lama dhaweystee waxaan diirin baan nacaye

  • @shaikhmuqtaar7467
    @shaikhmuqtaar7467 Год назад +1

    GAR XAJIS WALGEED WAXBA FAHMIMAYAAN WAA DAD AAN XISAAB LAHAYN

  • @dahamusse6459
    @dahamusse6459 Год назад

    Waraya Habana hubbka jabarjacalta ma inaga hubtaa

  • @AmiinMoalin99-fx9wu
    @AmiinMoalin99-fx9wu Год назад

    Xabashida nooma soo dhaqaaqintaa kulahaa

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 Год назад +1

    Reer sh isaxaaqaw nimankas hy iyo g36 dalka way u soo dhinten mana qabato inaynu somaliweyn la dabo socono ee nimankas gobta ah aynu doorkan u abaal gudno

  • @maxamedxusen-wk6ij
    @maxamedxusen-wk6ij Год назад +1

    Mujaahid .. xaamud waa ninkii gubay 11peepee snm baray sida loo gubo peepee iyo kaarahaba

  • @dekodhako604
    @dekodhako604 Год назад +2

    Baaho idoorku waligoodba munafaqiin bay ahayeen waraysigana cadayn uu ah waxna ma wadi karan raga wadi lahana cunahay iskaga duban wayo snm cabdiqadir koosaar ilaahay haw naxariisto isaga dhaqajiyey halganka

    • @dekodhako604
      @dekodhako604 Год назад

      Qof wax qabta dadkani ma jecla qof wax cuna ayey uu bahan yihiin inay ta bartan ba wajiba ha isla degte meeshuye qodobka ha fahmaan

    • @user-fm1yh8sc6h
      @user-fm1yh8sc6h 6 месяцев назад

      ​​​@@dekodhako604nio bahashii ba kuguso baxayse 😡 meesha dagaalba lagu jiray cuntada & waxan ad sheegaysa meesha ba ma ool.
      In Siilaanyo la doorta saxbay ahayd waayo nin mutacalina + siyaasina ah bu aha oo caalamka taageero ka keeni karay sidasa lagu doortay. Dagaalku na wa mid siyaasiya & mid milateri waxyaahaba SNM guusheeda ka wayb qaadayna wa in meel kasta cidii ehelka u ahayd loo dhiibay ragii aqoonta ciidanlaha dagaalkay hogaaminayeen Halka kuwii aqoonta siyaasada & dhaqaalaha laha na qaybta siyaasada higaaminayeen

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 Год назад

    ISAAQ WELIGIIS BA HAKA SHEEKEYO WAAGAAN HARGEYSA QABSANAY IYO WAR AAN JIRIN WAR XAMAR BAA DOWLADII KA BUR BURTAY MOOYE WELIGIIN MAADAN GASHEEN HARGEYSA IYO BURCO IIDOOR O DHAN BAA DHULBAHANTE ERYANAYE MA DOWLAD BEY ISKA CELIN KARAAN ANAGA WAAGAN FAQASHTA SAAN YEELEYNE BAQ BAQ BADANA

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 Год назад

    Uf,dhegeysigaagu,waa,khasaare,

  • @ShabeaanGabyow-nc3lc
    @ShabeaanGabyow-nc3lc Год назад

    Waar hadaad soo halgantay xamarba maad tagteene ilaahay ayuunbaa meesha ku geeyaye ninkaa lixlelana iskadaa hadalkiisa kii uugu liitayoo miidhan ayaa soo hadhay SNM oo dhan

  • @maxamedxusen-wk6ij
    @maxamedxusen-wk6ij Год назад +2

    War taariikhda ka run sheeg maalintaaa iyo karaamada snm iyo s/land waxa kor u qaaday mujaahid. Xaamud oo ahaa nin ciise muuse waliba jilibka abokor ciise. Walahi garxajis iyo isaaqba ninkaa muj xaamud ayuu rabi usoo diray

  • @abdimalikali9993
    @abdimalikali9993 Год назад

    Qolada dhabarka wax kasoo weeraraysay jabhaddii ogaadeenka ayey ahayd ee afweyne abaabulay dhawr iyo labaatankaa kusoo dhintayna ciidagale ayay gaar u ahaayeen maadaama oo deegaan ciidagale meeshu ahayd iyo ogaadeenku halka ay iska galaan SNM lkn burco duuray ku dagaalamaysay cid walba oo reer sh isaxaaq ah way lahayd inkasta oo ay qudheedu u badnayd beesha garxajis siiba hogaanka ciidanka oo u badnaa habar yonis

  • @kayseaxmed1959
    @kayseaxmed1959 Год назад

    Dalka dhiba loso maray laaaaaaakiiiiiiiin cidasi lugoyey ku ahayd halganka

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 Год назад

    Kkkkkk

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 Год назад

    (Bal,ninkaad,u,tahay,deni,iyo,xaaji,soo,degey,isna,tiisa,daymood,boolshit,rag,baa,cadaabta,kaa,xigay,bal,qofkani,bilaw,ilaa,dhamaad,ma,reerbuu,ka,hadlayey,mise,dal,iyo,taariikh,iyo, sooyaal,ayuu,ka,hadlayey,?inanka,weriyaha,ah,adeer?waxanoo,kale,dadka,ha,usoo,gidbinin?

  • @shaikhmuqtaar7467
    @shaikhmuqtaar7467 Год назад +1

    GARXAJIS BAC BAAA LOOO DHEEBAY MAALINTII INA KOOSAR MEESHA LAGA CAYRIYEY AYEYE GARXAJIS JABTAY ILAA MAANTANA WAA LAGU WADAA WAR TASHADA

  • @cawaalecabdi-du3eh
    @cawaalecabdi-du3eh Год назад

    part2 ma jirto miya

  • @KhaatumoState-dk7yk
    @KhaatumoState-dk7yk Год назад +1

    NInkani hadii uu SNM ahaa muxuu maanta ka qabanayaa Muqdisho, Walee nina halganka daacad ayuu ka ahaa nina munaafaq ayuu kula shex jiray

    • @bashirmohamed474
      @bashirmohamed474 Год назад +1

      Muqdisho ma hooyadaa baa leh

    • @KhaatumoState-dk7yk
      @KhaatumoState-dk7yk Год назад

      Soomaali baa leh ee gaajada kala tag oo qarankaagii aad. Somalidiid baad tahay

    • @bashirmohamed474
      @bashirmohamed474 Год назад

      Somali iyo somalia ayaa iskaga kaa khaldan adaa gaajoonaye

  • @kayseaxmed1959
    @kayseaxmed1959 Год назад +1

    Wa munafaq weliba qirala o ku leh hadanu garxajis nahay...........

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 Год назад +2

    Garxajis khaasatan habar yoonis waligood go,aan kasta oo reer sh isxaaq isla qaato iyagaa badhi fura waxaan markhaati ka ah waraysigan.

    • @touchrelaxing3061
      @touchrelaxing3061 Год назад +1

      Hooyadaa Habaryonis wastay dalkaba Anagaa Xoreynay ma kolbaad gaadhaysaa Habaryonis

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 Год назад

      ​@@touchrelaxing3061caydu waa kugu kaligaaye waxaan ku idhi xaguu ku yaal dalkaad xoraysay ma kaad halgankiisii 100 ka jalaafo la dabo socotay ee xataa kuwa idinka ahi qirayaan,
      Waxaan xishoonayni waa idinkoo kale

    • @AhmedAbdo-gs4tw
      @AhmedAbdo-gs4tw Год назад

      Sadaad isaac wa gesiyo

    • @mmcc4347
      @mmcc4347 Год назад

      2nin ayaa tartamay mid garxajis ah iyo hjeclo, garxajis wuxu raacay koodi heclo iyo awalna siilaanyo ma ceebaa taaasi

    • @mmcc4347
      @mmcc4347 Год назад +1

      ​@@saadaatmuuse111Hal kelmad baa ku gubtay oo ah garxajis siilaanyo ma dooran waxaa uu wanaag ka sheekaynaayo ee uu leeyahay snm midaysan baan doonaynaa oo aan ku noqon base koodi kuu muuqan mayso
      C/Qaadir koosaar oo snm dhaqaajiyey oo keenay qoryaha ZUU ZIIKAAWE oo aad loo mahadiyey hjeclo may dooran ee siilaanyo ayey doorteen oo keenay baybaysheegi 1940naadkii fashilmay ee la qubay oo dib ulaayey snmta wax uu utaro daaye

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 Год назад

    32 sanadood baa beentaas nalaku akhrinaayey 😀😀😀😀

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 Год назад

    Aamu,gamba,yarow,heeryadiisa,cune,ayaad,tahaye,adeer inanka weriyaha,ahaw,ma,gambayare,iyo,ragii,aan,ogaa,ayaad,meel,isugu,keentay,akhas,caleeg,faarax,ifiso ,craxmaan caynaanshe,keyse ,axmed,keyse,maxaa,rag,badan,oo,macquula,aad,soo,dhigtay,adeer,waad,is,shaashaysaye,kan,iyo,noociisa,dadka,ha,u,soo,gudbinin.

    • @mmcc4347
      @mmcc4347 Год назад +1

      Gamba yare hooyadaa muu wasine waa ninkaa soo halgamaye af soomaaliga sida loo qoro soo baro

  • @am.b5688
    @am.b5688 Год назад

    Xabashidii nooma soo gurman baan ku qoslay! Ma inay Somalida kula layso ayaad rabtay!

    • @guleedahmed2461
      @guleedahmed2461 Год назад

      Wuxuuu ujeeeday dan nagamay lahayn, way naquudhsanayeen. SSDF ayay lajireen laakiin markii danbe wax walba way usoo daayeen.

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 Год назад

    Mu xaqir,daciifa,ayaad tahay,inanka,weriyaha,ahna,waxan,leeyajay,adeer,cajalad,qof,wax,ku,duubayo,ayaad,tahay,saxafinimaduna,sidan,maaha,qof,xanuusanaya,ayaad,war,moodaysaa,xaguu,isagu,iminka,ku,dambeeyey,taas,ayaa,ku,tusaysa,shakhsiyada,aad,waraysanausee?

    • @WaayoArag.
      @WaayoArag. 5 месяцев назад

      Ma Oromadii Afka baratay baad tahay? Caadi Afka horta u soo baro miskiin.

  • @Somfox1
    @Somfox1 Год назад

    SNM kulahaa maanta waa SSC Daraawiish midnimada Umada Somaliyeed ogow taas!!!

    • @mukhtaarmaxamed8526
      @mukhtaarmaxamed8526 Год назад

      Ala mayee siil wiish 😂

    • @user-gp9cl7up8o
      @user-gp9cl7up8o Год назад

      Ragaan waligiin gaari meysaan baryoculusey wa raggi anago hG NAGA yaabiyey ilmo tahy adi 🤷‍♂️💪

    • @zeekawepoi1873
      @zeekawepoi1873 Год назад

      ​@@user-gp9cl7up8oh.kintir oo mj adonsaday baathy adana sidii naagihi ookale istustus kugujiraa ader meshan ukun laiskuma xarenaye ka carar mesha adon mj leeyhy oo rer gobol ah baathy hoyodana kaynadiid baa fuli jiray

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 Год назад

    War sida raga u waran,waxba ka,hadli,mayside

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 Год назад

    C,qaadir,koosaar,yaa,ku,kacay,ee,sameeyey,(gbc)gaashaamo,beys,comenty,waar, yaad,u,samaysateen,ma,siilaanyo,ayaa,joogey,miyeydàn,odhan,ma,reer,waraabe,ayaa,noo,talinay,waar,xishood,oo,wax,isku,toosan,dadka,u,gudbi,Laakiin, bal,ninkaasi,taariikhda,reerkooda,sare,ha,uga,qaado,kii,reerkoodana,wuxuu,yidhi,waa,reer,qaraabe,lixlaha,uu,sheegayo,ayay,yudhaahdeen,waa,muuse,cabdalle, bal,c,risaaq,qof,markaati,kale,ah,warkiisa,ha,ku,soo,daro,?inankankan,weriyaha,ahi,miyaanuu,su,aalba,ku,celinayn,mise,waa,caladii,codka,lagu duubi,jirey,?waar,waxan,dadka ha,usoo,gudbinina,(c,risaaqow)waad,xanuusanaysaa,((snm)ka,hadli,mayside,dadka,waxan ha,u,soo,gudbinin,ilaa (1969kii)ilaasagaashankii,bal,wuxuu ku,sheekaynaynayo,dhegeysta,xitaa,kii,maqaaxida,haystay,ayuu,yidhi,reerkayaguu,ahaa,waar,dadka,ka,xishood,waxba,maad,sheegine

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 Год назад

    Isaaq markste xili hore ilaa maanta waxay ku tiirsanyiin beesha garxajis siiba habaryoonis, bales amarka alle waa la col oo way ximiyaan, sida aad ka dhadhansanyso waraysigan, garxajis waxay inuu samaroon ama surre la dhasho,

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 Год назад

      Waxaa annagaa garxajis ah oo ma aaminsani maayar moogeba waa garxajis codkii ugu badnaa somaliland ayuu helay.. waxaa ha noogu sheekayn reerkayagu madaxwaynaha wadadii loo marayay ayaa ka khaldan illaa hadda.. siiraanyo waxuu ahaa ninkii 8sano gudomiyaha snm agaa waxaa ka helay daahir riyaale illaa uu dadka cod waydiistay muu helin jagada madaxwaynaha markaa maxaa cirro u diidaya inuu dadka cod waydiisto intuu garxajistaa hayo...

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Год назад

    Ninkani ma reer gadiidbaa?

    • @AbdiPianoChannel
      @AbdiPianoChannel Год назад

      @shacbaan ahmed May. Sidii reer gadiidka ayuu uhadlayaa. Hadda waa gartay inuu yahay geesi Habar yoonis ah. Reer Gadiid geesi kuma arag.

    • @axmedcalixasanxasan2235
      @axmedcalixasanxasan2235 Год назад

      waa badhulbahante habaryonis

    • @Hamdajirde
      @Hamdajirde Год назад

      😂😂😂😂😂

    • @nasirsuperaleksander638
      @nasirsuperaleksander638 Год назад

      shabcaaney alla fariidsanidaa inader A/risaaq gamboyare caynaanshaha camuuda ah een cidina tirin karin