Waayojoog: Halgamaa Cabdirisaaq Gamboyare Qaybtii 4aad (4/14)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 июн 2023
  • Waayojoog: Gudagalkii Buuraha iyo shinbirkii badbaadiyay ciidanka
    Halgamaa C.risaaa Gamboyare. Qaybtii 4/10
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Комментарии • 56

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 Год назад +7

    Warkiisu wuu igu duxayaa caafimaad iyo cimri dheer ayaan u rajeeynayaa mujaahidka.

  • @Noredin20
    @Noredin20 Год назад +8

    Allaahumma Axfid Somaliland ❤ aammiiiin. Allaah ha u naxariisto dhamaan Mujaahidinti rer sheekh ISXAAQ.

  • @mohammadessaady5237
    @mohammadessaady5237 Год назад +11

    Ilaahay ha idin barakeeyo adeerayaal. In aan maanta xoriyad Hargeisa iyo Burco ku daganaano idinkaa ilaahay sabab idiin ka dhigay. Waar yaynaan iskala qoqobin isaaqoow dadkeenii waa kuwaas ul iyo diirka ahaaye.

  • @husseinmohumed282
    @husseinmohumed282 Год назад +8

    Ilaahay cisi iyo sharaf ha ku nooleeyo mujaahidka

  • @cladiifcabdilaahi5253
    @cladiifcabdilaahi5253 Год назад +3

    Mujaahid cabdirisaq axmed cali (cabdirisaq ganbayare) ilaahay caafimadka iyo cimrigaba hakuu barakeeyo adigiyo inta ka nool mujaahidiinti snm intii dhimatayna ilaahay naxariisti jano haka waraabsho aamiin aamiin

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Год назад +3

    Mujaahid Abdirisaq gambayare adeero Ilaahay cimri dheer haku siiyo long life

  • @geeleckariim4362
    @geeleckariim4362 Год назад +6

    My hero adeero

  • @hanaaden9901
    @hanaaden9901 Месяц назад

    Mash Allah wad noso halganten E ilahay ha xafido inti dhimatay na ilahay ha unaxariisto ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiAdan-cl6he
    @AbdiAdan-cl6he Год назад +1

    Allahu akbar illahay cimriga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo mujahid

  • @cabdimajiid7995
    @cabdimajiid7995 Год назад +1

    Alleh ha unaxariisto intii dhimatay Ina noolna alleh ha barakeeyo

  • @guuledgaradzame4870
    @guuledgaradzame4870 Год назад +5

    Ilaa caawa sugaynay mahadsanid wariye

  • @s-hayna6421
    @s-hayna6421 Год назад +1

    mhdsanid cba ,ganba yare mujaahidkana baaraka laahu fiik

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 Год назад +2

    Alle Haw Naxariisto dhamaan mujaahidiin tii shihiiday inta noolna cimri dharar iyo cibaado suuban,ilaa xalay qaybtan waa sugayay Hada ayaan shaqo kasoo Baxay 2:30 habeeni waxkale Ma fiirin Bal in lasoo Dayay ayuunbaan is dhahay eeg mise waabu kujraa hhhh isha Allah bro qaybta kale noogu Soo dhakhso wlahi Adiga Laftaadu mujahid ayaad tahay libaax 🦁

  • @galbeedqariye
    @galbeedqariye Год назад +7

    Inader talo waxaan idinku siin lahaa, xaga editinka inaad iska hagaajisaan oo qofka daawanayaa uu kala garto hordhaca xalqadda iyo halka ay ka bilaabmayso xalqaddu, imika hordhicii iyo hadalkii kale ayaa isku jira, waxay taasi keenaysaa in xog hadalka ku jirtaa qofka dhaafto ama uu ku noqon kari waayo

  • @hajjiahmedsilaanyo7275
    @hajjiahmedsilaanyo7275 Год назад +3

    Alle cimriga iyo caafimaad kaba ha u barakeeyo mujaahid abdisamed inshlh abaal marin wayn bu istahila .

  • @allaahuakbar6762
    @allaahuakbar6762 Год назад +2

    Thanks brother

  • @user-gu6im7jv8m
    @user-gu6im7jv8m Год назад +1

    Amazing story

  • @cabdikarimofficial4689
    @cabdikarimofficial4689 Год назад +3

    Gaadhiga dhugad waxa waday inankisii oo la odhan jiray jamal dhugad magaca maha asad ee waa jamaal

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Год назад +2

    Ba'a ninkaa qabsaday iyo nimcada aan ku jiro. ilaahayaw Somali nabadsii.

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan2235 3 месяца назад

    Jamaal wado

  • @calicilmi867
    @calicilmi867 Год назад

    Adaar cabdirisaq ganbayara waad salaamantahay caalka halo markaa kaguurtan waxa ugurtan caalka XARAY

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 Год назад

    Nasir. Waa in aad wareysataa Dhegaweyne M kahin Muuse Biixi cabdirahmaan Aw Cali sida Gambayare kuu sheegay. Waa runtii

  • @nickal2018
    @nickal2018 Год назад

    Allow u naxariiso janooyinkaaga ugu deeq dhamaan mujaahidiinti dhiigooda u shubay shacabka reer Somaliland inta noolna Alleh ha ugu deeqo cimri dheer iyo caafimaad. Ixtiraam ayay mudan yihiin iyi in la xuso markasta.

  • @issafarah3894
    @issafarah3894 Год назад +4

    Amazing story.

  • @abdimalikali9993
    @abdimalikali9993 Год назад +2

    Qaar baa iyada oo xaaladdaa lagu jiro faqash la socday isaaq ah kolay waa ilmo xaaraamiin bay ahaayeen

    • @galbeedqariye
      @galbeedqariye Год назад

      Adigoon meel fog ka eegin, waxaad dhugataa uun maanta nimanka ree laascaanood ee iyadoo dadkooda waxa ku dhacaya la wada arkayo hargeysa xilalka ka haya ee iska jooga, waaba taas oo kale tan aad sheegayso eed la yaaban tahay
      Midna aan kuu sheegee halgankii xornimo doonka ee jabhadii SNM, iyo halganka maanta ay dadka ree SSC xornimadooda ugu dagaalamayaan wax badan ayey iskaga mid yihiin ee ha u daymo la'aan, anigu waxaan ba yidhaahdaa waa isku midba copy and paste, halkii ay ka bilaabmeen halkii ay wax walbaa mar kaliya iska badaleen qaabkii loogu biiri jirey iyo meelo kale oo badan ba way iska shabahaan

    • @nasirsuperaleksander638
      @nasirsuperaleksander638 Год назад

      kelmadasi yaab ayay i galisey afkaaga caano lagu qabay

  • @czamedhalayz4605
    @czamedhalayz4605 7 месяцев назад

    Naasirow Ibraahin Dhago Weyne Waraysi lasoo Samee Saxafi

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 Год назад

    Waa nagu badh goyseen bal inta dhiman kusoo dhakhsada

  • @maxamuudmuse2186
    @maxamuudmuse2186 Год назад +3

    Soo dadaji qaybta kale

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 Год назад +2

    ✌️✌️

  • @AxmedMuuse-ml9eh
    @AxmedMuuse-ml9eh Год назад +2

    Waa dhacdadii iigu naxdinta Badneeyd ee aan maqlay ama aan arko 35 kii sano ee lasoo dhaafay

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Год назад

      dhacdadee, halkaa noo yara faahfaahi plse

  • @user-mq9yg5hs8b
    @user-mq9yg5hs8b Год назад +7

    Huwantu haday dawlad yihin sida faqashti iyo haday yihin mooryaaan sida kuwan laascanood jooga waa duul tamar daran oo ducufa. Guul snm iyo somaliland.

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 8 месяцев назад

    Mujaahidku muu ahayn in mujaahidiinta qabaa ilkooda sheego

  • @user-bp4oz7ti3n
    @user-bp4oz7ti3n 4 месяца назад

    War jaamac qarash wuu nool yhy

  • @AhmedMohamed-cr1nq
    @AhmedMohamed-cr1nq Год назад +1

    Rag rag dhaafay, ragna ina dhaafiyay. Ta Lu xigta goormay soo dhacaysaa?

  • @allaahuakbar6762
    @allaahuakbar6762 Год назад

    Gamba yare

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 Год назад

    Xisaabta alle waa danbaysaa,

  • @abdiazizmohamud-wv5xh
    @abdiazizmohamud-wv5xh Год назад

    Dadkanoo kale waa in la ilaaliyaa oon la cidlayn waayo ajinabigu ma ogola maskaxda dalku inay noolaadaan faqash ama reer bahal cadawgu wuu isticmaalayey ee itoobiyaanka dalka kabuuxa halaga ilaaliyo iyo faqash maangaabba xitaa keenyaatiga jooga halaga ilaaliyo kuwaar cimri-dheer, caafimaad-qab iyo cibaado-suuban Adeer.

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 Год назад

    Bal ragaasi waxay soo mareen meel maanta kuwa snm sheegta ina kaahin iyo muuse lagu magac dhabayo miyaa aragtaan wataa dhagawayne iyo maxamed caliba iyo sharaakisha kaleba la sheegaye aduun ninkaa ciise muuse ee raga ilahay shibirka uga dhigay bad baadiyay iyo baaskuba way karaamayznayen abtishay guul waa in haduu nolyahay birimo geesi la siiya snm ninkaa waydii in uu nolyahay naasirow nin aan ilan buu aha

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Год назад

      SNM oo dhan baan u mahadnaqayna, cidna xaqiri mayno, qof walba waxbuu qabtay, cidna dhaliili mayno, inta dhimatay ALlah how naxariiisto, inta noolna cisi iyo sharaf haku noolaadaan, Muse iyo Kaahin xukunka bay ku xun yihiin manata ayey fashilmeen balse snm kumay fashilmin

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed Год назад

      SNM Gambayare ka mid yahay ee buuraha la dagaalameysa waxa Gaashaamo ka soo direy Maxamed Kaahin lkn waqtigan laga sheekeynayo 1984 Muse Bixi SNM ma aheyn saas u faham, 1985 buu ku soo biiray sida la sheego.
      Hal hawlgal ayuu Muuse sameeyey sida SNM sheegaan waa jidgoyn uu u galay Silanyo Chairmanka SNM oo malaha uu rabay inuu khaarajiyo.
      Lkn Maxamed Kaahin ayaa SNM dhexdeeda ku sharaf badan sidaan marar badan dhegaystay.

    • @ifrahmuze3593
      @ifrahmuze3593 8 месяцев назад

      horta haday cuqdad ku disho waa sidan ku haysata ader snm maa wada sarakil ayaay ahayen raag ugu sareyay ayunba laa shegaya kuwi dagalamya ee askarta maa ayeeyda ayaay ahayen xaqirada iskaa daa waad dhimanysa inaa kanen waxan argnay raag lee hadanu dagalka nagu dhiri galin manan u badhedh neen malinta

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 Год назад

    Waa in uu, towbad keeno inta, jabhad iyo dowlad cilmaani ah, dhiigbadan ku dadiyeen.

    • @user-mq9yg5hs8b
      @user-mq9yg5hs8b Год назад

      Maa adu ku towbad keenaya marka? Bal no sheeg denbiga uu galay ee aad kaliga aragtay?

    • @waleedmohamed3311
      @waleedmohamed3311 Год назад

      , sheegada uu wado lix qof oo reer badiye ah beyku diluent Ciise Muse ah, Ani hoyaded adeer ked kujiro, cala shan armey nasheegan. Inkastu aan aad u tagersana SNM. Waqtiga.

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Год назад

    CASHARKA BARASHADA TAARIIKHDA IIDOORKA
    1 INGIRIISKA AYA NAGUMEYSTAY
    2 SNM
    3 BURCA DUUREY
    4 DAGAALKI BUURAHA
    5 ANDERSON COOPER
    6 ISGUULKA ABAARSA
    7 HOOYADEY WAA KOOTALI
    8 CITIRAAF
    9 SOMALI DIID
    10 MUUSE JUUDAN
    11 HABEL KAAHIN
    12 NUUX BAASTA MACAAN
    13 WAA NALA XASUUQAY
    14 XABAALO FAQASHO
    15 LAFO XANBAARSO
    16 MARQAAN

    • @mataancabdi102
      @mataancabdi102 Год назад

      Hye adigana nala wadaag taada, isaaq waa dadki somali ugu hor xoroobay 5 ta somali na inay ay xorowdo isku dayay.

    • @khadarhussain1741
      @khadarhussain1741 8 месяцев назад

      Taadana Ka waran ..somalida kale shisheeye baanu usoo Ka xaysanaa
      Afweynaa Naga dhashay oo hablaha soomaaliyeed uga fataali jiray madaxda Africanka...afweynaa geesi moo ahaa oo ilaa nigairia cararay...Morgan baa geesi noo ahaa oo markii SNM hargaisa soo gashay diyaarad helicopter ah ku cararay... daarood muxuu Somali ku soo kordhiyey oo aan ahayn wax uu cuno iyo meel uu ku xaaro

  • @imp0stercricky.311
    @imp0stercricky.311 Год назад +1

    Manta xageebuu jooga muqdisho. Marka maxay isudhibeen waa mucjiso iyo yaab

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms Год назад +1

      Waa hal nin oo magalada muqdisho jooga dee waa nin somaliyeed oo ninrer muqdisho ahiba hargaysa wuu joogaa lakin hamigiisii wuu gaadhay iyo in uu xor noqdo

    • @user-ee8yy8pj7o
      @user-ee8yy8pj7o Год назад

      @@KAMAALSHAH-sc9ms Xaaska mujaahidka ayaa reer muqdisho ah meeshana wuu ku koray laga yaabee in hanti maguurto ahi jirto xaggaas.

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 10 месяцев назад

    BEENTA ODAYAASHAN IDINKU AFUUFAYAAN RUN U MALEYNAA IIDOOROW DOWLAD AYAAN ISKA CELIYEY DHULBAHANTENA WANKA CARARAY KKKKKKKKKK BEENTINA WALASO AFJARAY BENALAYAAL CABTOOY AH