Waayojoog:- Halgamaa Yuusuf Ganaje Qaybtii 5aad. Sooyaalkii iyo Dagaaladii SNM

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 июл 2022
  • Barnaamijka waayojoog:- Qaybtii 5aad Taariikhdii iyo sooyaalkii mujaahid yusuf ganaje
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Комментарии • 26

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 года назад +6

    Ninkaaas mujaahid bidixo iyo wiilka lasocdey waaa in Taalo xasuuseed looooodhisaaa allllle haw naxariisteer

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 года назад +2

    Taarikhdu isma qariso halgankii xalassha ah SNM ❤️❤️

  • @aboobackersomal9874
    @aboobackersomal9874 2 года назад +1

    Mansha alash so badi tariikhda mujahifiinta inta dhimatay ale ha unaxariisto

  • @noorajama5992
    @noorajama5992 2 года назад +5

    Maashallah, l really appreciate your efforts you are making collect all information from the experience heroes.
    But make you offered a glass of Water. Water

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 года назад +1

    Wale halyeeye ahaayen ilaahay hawnaxariisto geesi yaasha

  • @axmedshugri8553
    @axmedshugri8553 Год назад

    Ilahay haw Naxaristo Mujahidanta AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 года назад +1

    SNM Hero

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 2 года назад +4

    waxay ahaa yeen laba nin oo aan kala dhicin alla how naxariisto

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir6939 Год назад

    sawirka ka muuqada meeshu waa ciidankii xeebaha galbeedka ka dagaalamay ilaa xuduuda jabuuti waa guutadii 99 aad,waxaan ka dhex arkayaa af madoobe

  • @mms7038
    @mms7038 2 года назад

    asc aad ayaan u salamaya CBA una hambalyaynaya TV ga lkn waxan cod san lahayn In aad noso daysaan Howlgaladi galbeedka wayo inta aan dawanayay wa halgaladi bariga un asc

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 2 года назад +1

    Tvga CBA Sixid Sawirkan shaashada aad soo dhigtay Maaha SNm beri ama raga lasheekaynayo iyo sawirku ismalaha hadaanad ragaa sawir kahayn maaha inaad sawir rag kale meesha soo dhigtid Sawirkan waa lagaranayaa SNm Galbeedka Guutadii 99aad waxbana ugama jeedo Snm aniga waa Snm balse sawirka raga kujira ayaan garanaya iyo meeshay kadagaalami jireen iyo guutaday ahaayeen.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 года назад +1

    Waxan fahmay in halganka SNM in ay malaa'ig ka ag dagaalamaysay mujaahidiinta SNM,

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Год назад

    Ina xasan deero

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 2 года назад

    Mujahid faarax dheere isagana ka soo hadal sxb

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 2 года назад +1

    Ganaje naftiina ayuu noo hibeeyey ma ilaawi isaga iyo kuwii kaleba

  • @axmedshugri8553
    @axmedshugri8553 Год назад

    Mujahid JAMAC DAHIR XIRSI EBYAN WARSAME(JAMAC DAHIR XIRSI.CAGA.JAR)

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 года назад +2

    Mujaahid bidixo ahn wuxuu AHAA mucjiso madaale ma haraade sooma jeeste mucjiso ayuu ahaa

  • @abdiazizbulla4719
    @abdiazizbulla4719 Год назад

    Hhhh flim hindi miyo ka shegeynaya odayka been badnaa

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 года назад +1

    Mujaahid bidixo mucjiso ayuu ahaa

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 2 года назад

    Hadey siyaasad nagu qeybinayaan waxaas oo dhib ah baa dhulka loo soo marey

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 Год назад

    Waxan moodayey in cid walba dagaalka gashay. Waxan ogaaday in reer bariga uuni la dagaalameen Ciidankii Somaliya, halka reeriha galbeedku dagaal kula jireen reerihii ay la jaarka ahaayeen.