Ma dafiro geesiga ka dhasha gaŕxajis balse waanu ku faana waayo waa nin Isaaqa oo noonafwaayay waxaanu ka mid ahaa Ragii noohalgamay jannadii Alle haka waraabshe. Laakiin shabiga gaŕxajis ka iyaga ninka iyaga ka dhasha waxay kadhigaan wax kawen raga kale ee lamidka ahaa ee SNM ee sidooda oo kale u dhintay dhukooda iyo dadkooda
M lixle wuxu ahaa mujaahid halgma weyn, alle ha u naxriisto isaga iyo mujaahidinte kale ku dhimatey, inta bugta alle ha caafiyo, inta nool cimri dheer iyo alle ka cabsi.
lixle hamigiisii la koobi maayee ala haw naxariisto anigu waaban arkay hadaladiisiina waxaan ka xusuustaa siyaad bare waa fircoon hadaynaan is ka qaban waynu dambaabeynaa
Alle ha u naxariizto dhmaan mujaahidiinti snm Koosar Lixle Koodbuur Aadan salebn ma gubte Axmed maxamed halac Xsan salebn weYne Maloozh Ha iliQin Cilmi faqazh Guutaale Muuze bidaaar
M.x.d.lixle waxa uu lahaa lix farood halka dadku ka leeyiin 5farood waxan Ku xasuustaa inaanu abidkii ka fadhiisan xabada sarajooga ayuu Ku dagaalami jiray SIYAAD BARE AYAA MAALINKUU DHINTAY AMAR KU BAXSHAY IN CALANKA LA DHIGO rabi haw raximo geesi
@@abdiwaliabdi4059 iyagu qabaailada soomaaliyeed ayay qaar gaalo u yawaaniin bal malays waydiiyey gaalada ay ku jihaadeen nin siyaasad qabyaalad dhiig ku daadiyey gacan ku dhiigle ah ayaa mujaahid lagu sheegayaa
Waxa nasiibdaro ah reerkii uu mujaahid Lixle kadhashay in ay hada Qardho joogaan ooy majeerteen u adeegaan. Garaabada iyo rasaasta kadaadatana gurtaan. Nin hunguri kaqaaday waa nin seefikaaqaday. Duliga laguma dhaso ee dadka is duleeya
imikaY odhan wa reer hebel hadu ogyahY manTa in dad sheegaNayn mabu dagalamen wxa laga sima ka dagalanka cadaladad darada iyo I sir tirtika lixle#koodbur#ahmeddhagax#maxamedcali#dhagaweyne #muusebiixi#cabdilahiaskar#inamire iyo qaar kalo badanpa wad no hiilisen intina dhimaTey alle ha u naxariisto inta kalne sharaf haku nooloaTo
Asalaamu calaykum Horta lixle waxuu ahaa nin qiima leh cid waliba u hayso .waxaase lala yaabaa haberyoonis markay taariikhaa ka sheekaynayaa cid aan iyaga ahayn ma soo qaadaan tolow dadkii kale ee taariikhda snm kowda ka ahaa amu dhintay miyaanay aqoon mise wayxaqirayaan?
May cidina is xaqiri mayso zxp lkn cidii reero kale taariikhdood haysa iyo mujaahidiin aad u waaa wayn hasoo gudbiyaan dadka Hy waxay lahayd lixle koodbuur harag waafi axmed mire xuseen dheere iyo qaar kaloo badan marka dadka kale raga ay leeyihiin way soo gudbin karaan taariikhdooda lkn nimankan kuwo la qarin Karo maaha tariikhdooda
ilahow umada rer somalilan dhexdoda ka sar wixi ku dhex jiira wa wada walal ilahay aya cadawgi ka kexeyay wa wada rer shikhisaxaq ilahow bogoda burcad isu mari
Siyaad barre wuxu yidhi " waaka lixle dhintee SNM isasoo dhiiba ku dheha" silaanyo wuxu ugu jawaabay "SNM waa wada lixle".
Aalle hawnaxaristo
6
Maya waa wada itoobiya aqoonsina ma idin siineyso dekeda berbera ayee sidas ku heshay
@@fariidtv7127 Faqash faqash dhalay ayaa tahay
@@fariidtv7127Hadii cuqdad loo dhimanayo adaa udhiman lahaa laxyahay مت بغيظك.
S.N.M Markasta waan idiin duceeyaa intiinii dhimatay Rabbi jannatul fardwsa ayaan idiin waydiinayaa inta nool cimri dherer , caafimaad iyo cibaado suuban👋👋
Allah ha u naxariisto mujaahid tii snm oo dhan gar ahaan maxamed xaashi lixle wa mujaahid aad ugu dheer maskaxdayda aanan ilaawi doonin
10/17/1983 burco Duuray,, waa Maalintii Mujaahidiinta,, Mlixle #SAAB 📺 👍👍👍
ر
1983kii maahe waa 1984
Ibrahim iyo lixle they are all SNM 💪🏾
Alle hadiin naxariisto adeero
LixLe siday dad ku kaso warinayaan qof qiimo badanLebu ahaa 🎉🦁☝🏿
Ilaahay haw Naaxriisto 👆 Maarxuum ,macaliim mujaahiid Sarkaal Maxamed Xashi Axmed (LIIXLE) .🐯🏇🛃.
Ilaah cadaabta ha u dhaweyo amiin
Ma dafiro geesiga ka dhasha gaŕxajis balse waanu ku faana waayo waa nin Isaaqa oo noonafwaayay waxaanu ka mid ahaa Ragii noohalgamay jannadii Alle haka waraabshe. Laakiin shabiga gaŕxajis ka iyaga ninka iyaga ka dhasha waxay kadhigaan wax kawen raga kale ee lamidka ahaa ee SNM ee sidooda oo kale u dhintay dhukooda iyo dadkooda
@@FarahFarah-jp9yv mxd u habaari isla Hel markaad dhimato
Magaca sax waa maxamed xaashi diiriye lixle
Mujaahidiinta xaq u dirirka ah Rabiyow u naxariiso Amin.
Wax nin la toosan baa ninna tuur laleh
Allah haw naxariisto mujaahid lixle waxaan ugu duceyneynaa janat Al fardos Al aclaa amin Amin Amin
Xaq udirir markasta wuu guuleysan. Tacabkoodii weli lagama midho dhalin. Dadkii ay ka dhiteen mujaahidiin badani maanta abaalkoodii waxa loogu badalay dayac iyo cadaalad daradii ay ka dagaalameen. Illaahay ha unaxariisto mujaahidiintii dhamaantood, kuwa noolna Illaahay garabkooda ha galo aamiin. waxay rideen talis lunsan.
Buurco duuray waa taariikh la ma i laawaan Lixle illaahay ha u naxariisto
Mahamed mooge liibaan allaah ha u naxariisto wadani wyn buu ahaa oo aad qaali u ah
Aabahy baa iiga sheekayn jiray lixle😥 waa ninkii iigu horeyay ee SNM een barto💔 alle ha unaxariisto
Amiin Amiin
Aamein
dhool amiin adeeradaa oodhan snm buug ka qoor waa dhiig ku hiliyeee
M lixle wuxu ahaa mujaahid halgma weyn, alle ha u naxriisto isaga iyo mujaahidinte kale ku dhimatey, inta bugta alle ha caafiyo, inta nool cimri dheer iyo alle ka cabsi.
Alla ha unaaxariisdo
Alle janadii haka waraabiyo , isaga iyo intii kalaba.
aaamiin
War maad ilaahey ka xishootaan
Aamiin wll
Lixle iyo mujaahidiintii dhammaan ilaahay haw naxariisto.
waar ninkaa Hotelkii Dhadhanka lahaa wuxu I xasuusiyey Ardaynimadii iyo iskuulkii farsamada gacanta Burco (ITB ).
Waa hudheelka aan ugu jeclaa ee markaanu soo dhaadhacno ka cuntayn jirrey.
Miyaad ka baxdey nio scholkii burco ITb
Sanadkeed Kabxdey Brother Mr kooreeye wanaan ku salmey Abdirxmaan dhadhan waad garatey Hotel kiicuntada wvnaa Studio Burco Magaratey hadaa.sawirlihii
We love our hero and his fight to liberty his people god bless his soul 🙏 💙 ❤
Lixle walee geesi buu ahaana alle wah naxriisto amiin aamiin
Alle haw naxariizto Lixle mujaahid kii ugu hore Yay Snm hibada usiiyay dagaalka Iyo raganimada Iyo intii kale ku dhimatay ee qiimaha badnayd
Abtigay ismaciil sheekh Ibraahim ilahay haku naxariisto tir naga baxay ayd hy abti ilahay janaad ha inaagu kulmiyo
Alle ha u naxariisto lixle iyo wixii islama ee dhintay
Aamin Aamin Aamin
gaw ma Afweyne iyo Gaani baad Lixle barbar dhigtay waadigaan islaam islaam sheegayee
Afweyne ba iyo gaani muslim waa ahaayeen , waanaad u ducaysay
Afweyne ba Muslim buu ahaa . Anigu u ducayn maayo
Ilaahay ha h naxariisto isaga iyo intii dhimatayba😓😓 mujaahintii snm alle ha dhawro inta nool
Darawalkaa uu magaacabay waa aabahay Ahmed mohamohud (africaani)
Allah yarahma muj. Lixle
Halyeeey ba ku dhaLaye Haybadiisi Haka muuqato walal
@@ahmedozman7407 maasha allah libaax baa ku dhalay inaadeer
Xagaad joogtaa hada aan dadka kaa bartee?
#MAXAMED Wad IGA ohisay
WLHI
All
How nxaristo AABO iyo intii darteen u hurtay naftoda
Amiin brother Allah ha u naxariisto
Horta Mujaahid iyo Murtadhka kala baro culimada Salafka weydii dee
Siyaad bare ayaa loogu hambalyeeyey lixle ayaanu diley goobtu waxaay ahayd rugta saraakiisha ee muqdisho ee loo yaqaanay shirkole officiale siyaad bare wxuu ugu jawaabay lixle soomaali buu ka dhintay ee isaaaq kama dhiman anigoo dhulbahante ah oo abti ii ahaa waxaan qirayaa inuu geesi ahaa ilaahay hawnaxariisto
Hoyadaa silka kawase siyaad afwayne goormuu Lixle delay beenaleyahaw
Snm waa ragii siyaad bare iyo faqashtiiba was wastay Nio markaa siyaad kaad fancy saamee
Garacaw
Caqliga illahay ku barakee waan kugu raacsan nahay zxb anigoo warsangeli ah lkn kan caytamaya waa doqon ilmaha aan xaalasha lagu dhalin buu astaamihiisi wataa
@@m.a.asports2409 futada ilahay kubarakee
marka Janada La gaynayo siyaad pare Janada miyaa La baa biinayaa
AmiiiN Abti hero Buu ahaa Somali ka baxay isaaq qudha kamuu bixiN
lixle hamigiisii la koobi maayee ala haw naxariisto anigu waaban arkay hadaladiisiina waxaan ka xusuustaa siyaad bare waa fircoon hadaynaan is ka qaban waynu dambaabeynaa
Allah haw naxaristo lixle geesi geesi dhalay ayuu ahaa
Allahayow lixle iyo dhamaan mujaahidintii snm unaxariiso
Unforgettable days of lixle and his companion
Was he hero ?
ragii ladhintay walaalkaybaa kami ahaa allaw dhammaantood unaxariiso
Ax
All how nxaristo
Amin wll qli
Ammin allah ha unaxariisto
Guul wacan Isha Allah waxan hadhsana geedki dhigina ku baxay
Ilahay naxariistii jano haka waraabsho aamin aamin
Ilahay ha u naxariisto Insha allah
Mujaahid Lixle the Mujaahid who coined the word "FAQASH" !
Allhe Ha u naxariisto dhammantoo Garahan aderkay Bixi Xaji Xassan Amiin ya rabi
Aamiin Aamiin yaa raabi
Aimiin Amiin
*Lixle mujaahid buu ahaaa allah ha u naxariistee*
Ilaahay raxmadiisa ha siiyo intii dhimatay inta noolna Ilaahay nolol wanaagsan ha siiyo.
Asc Abtigey ilaahey ha u naxariisto. Mahamed hashi Diiriye
alle ha unaxariisto geesiyasha naftodda hurayasha ahaa inta dhimatay iyo inta noolba
Alle ha uu naxaristo Awoogey maxamed xashi diriye😢 lixlee ax ax maxay geesi xabali Haysaa😭
Alle ha u naxariisto dhamaan SNM. Waa ragii dhiigooda inoo shubay
Allah hwnaxaristo nin qaran buu haaye lixle
Ilaahay qofkii qof Muslima oo ashahaadanaya intuu qori uqaatay dilay uma naxariisto naartana alaha kufogeeyo asagoo asagoo og in uu waxbo ka galabsan dhiig muslima hadaad mujaahid kunoqonaysaan maalinta yoomka aakhiro ee bacadka lataagan yahay ee qoraxda qaaba qowseenka laisusoo saarayo oo rida rida ay ka gees dheertahay kumudo looga goynayo adinkaa ka jawaabi hoog iyo halaag baa idiin sugnaaday walee💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻☝🏻☝🏻☝🏻
ILLAAHOOW.
Cimrigeena raaji aamiin yaarabi.
Muj.lixle ilaahay haw naxariisto aamiin
Siyaad barre markii loosheegay geerida lixle wuxu yidhi calanka Somalia🇸🇴 hoos haloo dhigo sababto ah wuxu ahaa raggii magaalada Godey qabsady dagaalkii 1977kii
Wuu ku farxaY ee ma uunan naxin afwayne=daarood_ mareexan 😠
@@waxgaradmediachannel1298 kumuu farxine waa loogu bushaareeyey geerida lixle
Suu yire ma halyeey Somaliyed baad iigu busharyseen dhimashadiisa
4 biladood.1977 Lagubixiyey ugusareeyey Mid waxaala siiyey Lixle
1 Generaal Indha toosh
Iyo Generaal Kale dhulbahnte ahaa
Nin Pilot ahaa.H gidir.ahqq
Intaasey ahaayen.
Biladaakale way ka Meeqaam Hooseyeen weyjireene. ARCHIVKA BAADH 4TASAA MID LIXLE. NINKAASUU AHAA mahmed xashi lixle.
Wuxuu ahaa Sooma Jeeste,,, ihun dhamaan mujaahidiints#XALAASHA AHAA
Malintuu lixle dhintay hadraawi wuxuu lahaa maalinkay udarantay kuwo kudiirsadaanu nay wlhi waxay ragaasi noosoo dhiciyeen inaanaan sifudud kudhiibayn mar labaad midnimo dhimatay
Lixle madaxa ayuu noo saaranyahay taalo haloo dhiso ILAAHAYOW U NAXARIISO #MUJAAHIDKAA
Aamiin
Mujaahid iyo Murtadhka kala baro dee marka hore
Taalo wa xaraan neefyow
@@Xudeyfa allah adiga naarta hakuugu fogeeyo
@@hidesidechanel anigu Murtadh Allah igama dhigin. Murtadhtadiintii dalka burburiyey baa ah iinshaa Allah
Ilaahay haw Naxariisto.
Rabbi U naxariso dhmn mujahidinti snm geesayaaal naga baxay lixle
Amiin Amiin
Lixle nin adayg ayuu ahaa, ninku wuu dhiman kara laakiin raganimadu way waartaa...
Ninka mudada 40 Sano ku dhaw sii mootan ee hadana ilaa maanta ninkastaba qirayo inuu ahaa wiil googaar.
Alle ha u naxariizto dhmaan mujaahidiinti snm
Koosar
Lixle
Koodbuur
Aadan salebn ma gubte
Axmed maxamed halac
Xsan salebn weYne
Maloozh
Ha iliQin
Cilmi faqazh
Guutaale
Muuze bidaaar
Alla naxariisti jano ha ka waraabiyo
Amiin Amiin
M.x.d.lixle waxa uu lahaa lix farood halka dadku ka leeyiin 5farood waxan Ku xasuustaa inaanu abidkii ka fadhiisan xabada sarajooga ayuu Ku dagaalami jiray SIYAAD BARE AYAA MAALINKUU DHINTAY AMAR KU BAXSHAY IN CALANKA LA DHIGO rabi haw raximo geesi
Alle ha u naxariistee boqol nin buu la qiima ahaa
Majahidin Sharaf ku nolaaDa💚💬❤
Alle haw naxariisto mujaahid maxamed xaashi diiriye lixle
Allah ha,unaxariisto aamiiiin
Alle Haw naxariisto mujahid lixle
Iyagii ahaa wad ka masayraysa raganimada alle aya bixiya wa rageedii waqtiyada adag lagu baxsan jiray kuway dhalena way noolyihin la soco
Geesigu ma dhinto Alle haw naxariisto lixle
Mashllh lixle snm isaguunbay ahayd
Alle naxariistii Jano haka waraabiyo
ABAHEY baa aha SNM shakiib suldaan cabdulqaadir wuxuu ahaa taliyii qeybta dhexe ee aaga AWAARE
Alle ha u naxariisto muj suldaan shakiib suldan cabdiqadir waxa u aha mujaahid xalaala o aan si ficaan u aqaano tariikhdisa
Walal inanka buska 1hdga ah wata maxad isku tihiin ee degan adna aadan agteeda
Alle haunaxariisto intii mujahidiin ee inaga baxdey Allow kuwa noolna usiyaadi caafimaadka iyo cimrigaba somaliland hanoolato💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪Somalia fuck ilaa iyo aakhiro
allah ha unaxaristo lixle
Damal. La. Hadhgaluu. Ahaa. Oo. La. Gaadhin. Karin soomaali. Oo dhan. Hadii. Ay. Isku. Tagto. Vive. Snm. Vive. Isaaq. Vive. Somaliland
ilaahow gabadh isaaq ah isii lixle oo kale ha ii dhashee
Ax
Ax
wan oyay wlhi
Wayo dartay bu uhuray Naftisii iyo inta maanta xoriyada u idhinty ku nafwayey ku naaLoonaya
Illaahow wu shahiday
lkn
Muu dhiman
Dhuuntuu u galay #FAQASHTA
Maalinti u shahiday ayaa #SIILAANYO Lawaydiyey #LIXLE Haduu dhintay maydan is dhibayn hadal yablu #SIILANYO YIDHI
#SNM
Waa wada #LIXLE
Alleh haw naxariso
Mujahid lixle
Alle ha unaxariisto
Alla yarxamhu lixle danabadiisiyo dabka xaamud shiday iyo dihinban ku dhaarte hadanan hadaanan lixlow maanta la soo hadhin guusha hero buu ahaa taliyihii guud ee muj snm lla yarxamhu
ILAAHOOW U NAXARIISO GEEDAKAD 🌳TAAGATEEN WAAN HADHASANA WALI MUJAAHIDIN CADAWO MA SOCAGA DHIGIN DABAADIN 👈
Lixle wale tariikhda sheegtay
Ilahay haw naxaristo mujahidka wlle hadi gesiyo an labanini jiran waa habaryonis ragi xoreyay Somaliland weye
Doqonyahay. Naasaha waynli dadka halala qaadin Wada Mujaahidiin ayay ahayeen. Allaahu yarxam
Hibaaq waa doqon. Reer sh isaxaaq bay u dagaalamayeen . Siyaasadan kulmiye iyo wadani baad ku garaadsatay
Doqon gabadha ha cayin midganyoho qudhunka ah
Habaryoonis cudur kaqabtaa waa wada lixlee
Muj lixle waa mujaahid aad uqaaliya waxaan jeclaan lahaa in muj Maxamed Cali isagana taareekhdiisa lasoo baadho
Nine qabiil u dagalmay ilahay uma naxxariisto
@@abdiwaliabdi4059 iyagu qabaailada soomaaliyeed ayay qaar gaalo u yawaaniin bal malays waydiiyey gaalada ay ku jihaadeen nin siyaasad qabyaalad dhiig ku daadiyey gacan ku dhiigle ah ayaa mujaahid lagu sheegayaa
@@abdiwaliabdi4059 faqash ilahay Jahanama haku fogeeyo
@@gedefletv6049 Faqash Gaalo ilahay ka furatay ayay ahaayeen dagaal yahankii jabhadii xaq udirirka ahayd ayaa todobada cadaabood jiidhsiiyay.
@@mahamedaden7237 maxaa been iyo cuqdad lagaa buuxiyey gaalo hadaad cid ku sheegaysid maxaad kaniisadaha ugu dhisaysaa oo ilaa wasiirkiinii diintu u leeyahay waa sax oo waxaanu u ducaynaynaa gaaladii ku dhimatay dagaalkii labaad ee aduunka ku dhimatay faqash horta yey ahayd idinku cuqdadlaanay qabiil baad ula jeedaan faqash tan kale dad ilaama oo yuhuud sheegtay idinkaa jira dawladana khaniisaw ssdf usc spm ayaa riday oo afar sano ayaa ssdf la dagaalamaysay markii danbena usc iyo spm ayaa isu kaashaday idinku malin baad burco iyo hargaysa intaad soo gasheen maato ku layseen markiiba waa laydinka saaray oo wixii la ogaa laydinku sameeyey ilaa maantana waydinkaa ooyaya waataad xuduuda soo dhaafi waydeen ee dawaldu koonfur bay ka dhacday faan iyo oohin kala daaya hadaad xukuumadii kacaanka aad eedaynaysaan basaasiintii ugu waa waynaa ayaad mujaahidiin ku sheegtaan sida warancade faysal fataal nuux taani iyo kuwo kaloo badan
Malintii ragga ayay ahayd may ahayn malmihii kuwa gogaradaha xidhan jiray ilahaw u naxariiso
😂😂😂😂 allaan caafimaad kaaga baryay ninkaaga 2018 jabhadaynayoow 😂
Waxa nasiibdaro ah reerkii uu mujaahid Lixle kadhashay in ay hada Qardho joogaan ooy majeerteen u adeegaan. Garaabada iyo rasaasta kadaadatana gurtaan. Nin hunguri kaqaaday waa nin seefikaaqaday. Duliga laguma dhaso ee dadka is duleeya
@@awarsame1611 🤣😂🤣WUXU CAQLI XUMAA FQSH UUNBU AHAA!!!!!!!!
@@awarsame1611
Ureyso yahay reerka lixle AHUN uu ka dhashay waa reerkii ku xoreeyey maantana jeegaan ayay dalka ka xoreynayaan.
Adinkaa duli iyo qudhun ba ah
@@bilana7028 FAAN WAYNAA
Lixle wale tariikhdaa ku xusaysa
Malmahasi waxan jirey 8sano balse waan oga waqacajira lakin manta waxan hadhsada geedki kubaxay dhiiga geesiga
Alla ha unaaxariisto
Qaranka dhibta loo maray ayay dadna ayar donayan in dib loo noqdo illahwo nabda noo adke ictirafna marabne
Amiin qof qalbi wanagsan ayaa tahey.
Geesi alah ha"uunaxariisto
Amin
Ilaahay kuligoodba mujahidiinti oo dhaba Alleh hwnaxriisto nagu qaalibaay ahayeen 😭
Libaaxyo libaaxyo dhaleen snm allow dhowr
ilaahya ha unaaxriisto mujaahid lixle
Ilaahay intii Islam ah ha unaxariisto lkn waligay mamaqal siyaasi dawlad iyo shacab wax kasheekeeynaaya ragaas tviyada xataa sooma daayaan taariikhdoodii dal iyo dad ay udhinteen oo mid Ahna majiraan oo hadba kii kursiga fuula reerkiisaa mujaahidiin ka ah markaa mawaxay udhinteen inaad xoroowdaan mise inaad qabiilo kunaas nuujisan!?????
mikiin
s.n.m muj. silaanyo taariikh ka weyn adeer ma hayno dee waa ninkii yidhi s.n.m waa wada lixle lkn adigu waxaad tidhi kulmiye busaarad iigu horeeysay
Siilanyo iyo lixle waa isla anigun wllo, kuwa qaldan afkago hayno raacin.
C, rahman Axmed cali Ninkaasaa wadanka lix bilood ku soo xoreeyay
Lixle waa asasihii snm adeer waana taliyihii guud ee garabkii mulatariga snm ee hubaysnaa siilanyana wuu ugu yimi snm lixle oo talihi guud ee snm ahaa
Lixle danabadiisiyo
Dabka xaamud shidayee
Damin baan ku dhaatee..
Lixle mujahid ayu ahaa
qoflamidina wuu yaraa allu kunaxristo
Ilahayow naxaristii jano haka waraabiyo
ilaahay hawnaxariisto dhamaan mujaahidiintii intii shihiiday
Allah ha,u naxariisto libaaxaa lixle
Alle naxariistii jano hakawarabiyo lixle iyo intii kalee shahiidey Midhihiiiiiii lixle.waàn haynaaaa waana somalilandta aan maanta hayno
Alle haw naxariisto lixle
imikaY odhan wa reer hebel hadu ogyahY manTa in dad sheegaNayn mabu dagalamen
wxa laga sima ka dagalanka cadaladad darada iyo I sir tirtika
lixle#koodbur#ahmeddhagax#maxamedcali#dhagaweyne #muusebiixi#cabdilahiaskar#inamire iyo qaar kalo badanpa
wad no hiilisen intina dhimaTey alle ha u naxariisto inta kalne sharaf haku nooloaTo
Walal muuse biixi mujaahid muu ahayn ee waxa uu u ahaa cunto kariye
Magaca snm waxa Ku xusna #GX36
Alle naxariistii janno hka waraabiyo mujaahid LixLe
Cawil Adan aamiin cawil siiro garayn
Alleh Hawo naxriisto
Muji
Wuxuu ahaa geesi ah.
Lixkeh wuxuu diidey taalo xuumaddi keligii taliye afweyne bare.
Lixkeh wuxuu abaabuulka ka bilaamey meeshi la odhan jirey
African village.
Asalaamu calaykum
Horta lixle waxuu ahaa nin qiima leh cid waliba u hayso .waxaase lala yaabaa haberyoonis markay taariikhaa ka sheekaynayaa cid aan iyaga ahayn ma soo qaadaan tolow dadkii kale ee taariikhda snm kowda ka ahaa amu dhintay miyaanay aqoon mise wayxaqirayaan?
May cidina is xaqiri mayso zxp lkn cidii reero kale taariikhdood haysa iyo mujaahidiin aad u waaa wayn hasoo gudbiyaan dadka Hy waxay lahayd lixle koodbuur harag waafi axmed mire xuseen dheere iyo qaar kaloo badan marka dadka kale raga ay leeyihiin way soo gudbin karaan taariikhdooda lkn nimankan kuwo la qarin Karo maaha tariikhdooda
Indr ilaahay baa ina dayee run hadaynu sheeg gx habaryonis taarikhda xusaysa waayo markaa sarakisha rer shekh isaxaq ee dawladii somaliyeed ku jiray waxaa inoogu badnaa gx habaryonis halgankana yaga la aantood muusuura galen waayo laba waxbaa usaamaxay marka tarikhda snm laga sheekaynayo inay garxajis uun ku bilabmato ku dhamato dhaman saraakiisha waawayn ee hawlgalada snm iyo buddhiga u ahaaba iyagay ahayeen mida labaadna waxa u saamaxay inay halganka ku suntanadan deegaanka xuduudka ee itobya oo iyagu inoogu badanyihin labadii saldhigee snm ugu waa wayna inuu deegaankooda ahaa gaashamo iyo awaare markaa wll ninwalo snm ah oo rershekh isaxaaqiba taarikhda snm ba garxajis siduu u halgamay buu ka sheekaynay markaa waa walaladeene haka xumaan taarikhda waa la leenahay oo meel inagala tagayane
alle how naxaristo
Allh how naxariisto amiin
TALIYE WAAN BADHAY
ALLAH MXN QOSLAY
ilahow umada rer somalilan dhexdoda ka sar wixi ku dhex jiira wa wada walal ilahay aya cadawgi ka kexeyay wa wada rer shikhisaxaq ilahow bogoda burcad isu mari
ALLAH hu naxariisto ALL Amin Amin Amin ❤❤❤❤❤❤❤❤
walaahi geesiyaal bay ahaayeen laakiin waa in hamigoodii laga dhabeeya oo aynu kudadaalna daacadnimada oo aynu iska daynaa qabyaalada iyo nin jeclaysiga waayo snm waxay kadagaalamray wuxuu ahaa dulmi somaliland guul
Waan ka naxay markuu yidhi bilaa camal
Ayaan ahayn waliba waan iska joogaa
Waa nasiib daro wadanka wada haysata
Xataa kuwa u sareeyaana waa mujaahidiintii uune
Today be udarrantxaii