Xusuusahii 2024 Bilowgii 2024 ayaanu majaajiliistaha caanka ah ee Xaynoosh ku kulanay Kenya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 дек 2024

Комментарии •

  • @Saafilife
    @Saafilife День назад +2

    Ragbaa ishelay jecliyaa ❤❤❤❤❤

  • @Ibrahimhaaji-m7q
    @Ibrahimhaaji-m7q День назад +3

    XASUUSAHII CEYNOOSH MASHAA ALLAAH ❤❤❤❤😊😊😊😊😊

  • @Ibrahimhaaji-m7q
    @Ibrahimhaaji-m7q 41 минуту назад

    DADKA AQLIGALEH WEY FAHMIKARAAN CEYNOOSH WAANADAADII WAANQAADANEY MASHAA ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax День назад +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii День назад +2

    🥺🥺 ... *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q День назад

    Mansha Allah❤❤❤❤❤

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 22 часа назад

    As
    Bacdal salam, sabqoole ama xaynoosh
    Ex jdstv magalo joog xumo jilaa!

  • @samsam-vt3hk
    @samsam-vt3hk День назад

    Alle soomaalida daciifsanaa. Argagixiso iyo Jaajuusiin wadamo kale

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish День назад +1

    Adiga ninkaan Horay ma u maqashay?
    ❤Maxaana ku Xasuusataa?

  • @Haleeleelin
    @Haleeleelin День назад +1

    Ninkan fud fudeedkiisaan arkaayoo waa mareexaan ama majeerteen

  • @samsam-vt3hk
    @samsam-vt3hk День назад

    War somalia wadan na aha waa u dhamaatay dadkii waxaa ay noqdeen wax wadan kacararey iyo qaar argagixiso iyo jaajuus ah oo carabta, kenya iyo Ethiopië lajiro. Axmed Madoobe iyo Rooboow firii.

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 22 часа назад

      Somalia waa jirta wana jireysa inta dad & dalkuba tagan yihin wase jirta dad quustey walow ay jiran dad somaliga barrey cadowga ku ah somalida oo mar walbana wax somalida dhib ku ah uun soo hudniya wixi qoran bana qoran oo af cidna cid kale kuma duugis karto!
      Somalia guul ban leyahay cadowgeena alaha iyaga ka hormariyo!

  • @nasrasuldan9834
    @nasrasuldan9834 12 часов назад

    Masha Allah 🎉