waxaa shuruudood eee aad sheegeysid wadankaaga amaleeyahy? wakaa liska soo gala waxa la doonana la aameenaya somaliyee waxaanu nahy dad damiirkiii ka dhintey ee wadan baa ba' aby ka tegaya asagoo weli qabyaaladda ka buuxdo markaasaa wadan kale buu i dhex u sameynaya
5:51 sound like Rwandan culture song 100%
Qiimha lacagta diyaarad ahaan lagu yimaado waa imisa ?
Kirada guryaha , kirada goobaha ganacsiga iyo qiimahooda soo sheeg sxb ?
Videos nuucaas ah viral ayay noqon doonaa wax sax ah soo gudbi
Good jog
Zxp qali. Waxn Rapa. Ianan. Shaqo uso. Donato kawrn. Sarto galmatahy
Masha alh sxb guuleed
Waxbarashada aad uga so waran sxp
Guryaha kiradoda iyo maqayadaha iyo dukaamada iyo xaafadaha somalida ay dagan kasoo hadal
This my home
Hello
abowe hadan qof iga lumay
o laygu shegay ruwando an soradsado on haysan qof idaminta kawaran malay celina
Big brother
Waxay dadku tabayaan baa lasoo gudbiyaa fadlan tusaale sida shaqado laqabto waxa ugu badan ee lagashaqeeyo fursadaha ganacsi ee yaala meesha quruxda meesha iyaday utaalaa sxb
Maxaa lagufali imaanshaha ruwaanda waa gaajo gaajodhashaye.axsan madtiraahdid wadamada horumaray sida USA iyo iwm.riwaanda dadkedaba waxay cunaanla'.
Wll shaqooyinka lahelo ka soo hadal
Hlkeen kala soo xiriiraa walaal plz
Wll shaqo makahili karaa
Meeqa ayan kubilabikara shaqo yar
5:53 sounds like Inanga
Saxib wan kusalamey
Sxb inaan kula xariiro ayan rabaa xagee
Kaaso qabtaa
waxaa shuruudood eee aad sheegeysid wadankaaga amaleeyahy? wakaa liska soo gala waxa la doonana la aameenaya somaliyee waxaanu nahy dad damiirkiii ka dhintey ee wadan baa ba' aby ka tegaya asagoo weli qabyaaladda ka buuxdo markaasaa wadan kale buu i dhex u sameynaya
Maxaa yaala itagaa gaajo ah wado qurxoon ayaa loo dhisay
🎁✈️✈️✈️
Instigrmkaga isoo qor
Dhalinyaro somali ah ma dagan yihiin sxb adu se wax barasho miyaa u joogta mise dalxiis
Haa sxb qaali
Haa walal, anaa kayimid bil kahor, waxan filayaa inuu yahay wadanada ugu fudud ee somalida u fudud inay galaan, waxaana ugu fudud ardaynimada, admission letter ayaa laguu soo saaraya qof aad isgaranaysaan unbaa kusoo qoraya jaamcada waana meelaa $30, Midna ka foojinaw, RWANDA WAA WADAN AAD UQAALIYA, MOTODA WAXA LAGU RAACAA $1-1.5, Guryuhuna waa $100 hadaad goglanayso guriga halka qof, qolka goglan ee suuliga lena waa meelaha $150-180. hadaad hotel tagto cuntaduu kaliya halmar waa $6-11, Hotelka somalidu waa qaali isna cuntadiisu, bariis iyo hilib, hada aan hilib caadiya ahayn oo aad uyar ayaa $10. aduu hadaad resturant wax ka cun istiraa haday ugu jaban tahay $5 ayaad halmar wax kucuni kartaa,
Intaanad tagin kafeejignaw rwanda xaga qiimaha nolosha oo aad u sareeya, wadano kale oo Afrikana u tag waxbarasho hadaad rabto oo kajaban rwanda, aduu baadhitan samee oo ogow wadamo kala duwan, kadib wadankaad awoodo tag. Sida kale rwanda waa wadan nadafad iyo qurux leh.
Asc wll iiso jawaab inaan wax ku waydiiyo ayaan rabaaye@@gulaidabdi525