waa sidee waxbarashada dalka Rwanda

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 окт 2024
  • mohamed biin

Комментарии • 30

  • @Abdisamad.Abdulle
    @Abdisamad.Abdulle 2 месяца назад

    Medicine ma bixisa miyaa....

  • @aqoonyahan4059
    @aqoonyahan4059 11 месяцев назад +5

    Anaa rwanda imika arday ka ah ninkan wuxuu idiin sheegay full information waa runtii inkastn dhamaysan videogA

    • @diiriyeoomaar816
      @diiriyeoomaar816 10 месяцев назад

      Ninyahow Electrical and Electronic engineering Imisaa lagu dhigtaa simistarkii?

    • @aqoonyahan4059
      @aqoonyahan4059 10 месяцев назад

      @@diiriyeoomaar816 jaamacadaha rwanda kuyaala iyo faculty yaday bixiyaan Google ka kabaadh. Wax walba halkasad ka arkaysaa

    • @nusayba-arab
      @nusayba-arab 10 месяцев назад +1

      Nolosha io guryaha nala wadaag wlll

    • @aqoonyahan4059
      @aqoonyahan4059 10 месяцев назад

      @@diiriyeoomaar816 markaad hesho faculty ga aad rabto waxaad u bahantay qof ku diwaan galiya markaa, oo admission ka jamacada kaaga soo qaada waa melaha $35 admission ku. Kadib vise iyo waxaa uma baahnid ticket ka diyarada ayad toos uso gosanaysaa. Admission letter kasad ku imanaysa wadanka.

    • @aqoonyahan4059
      @aqoonyahan4059 10 месяцев назад

      @@nusayba-arab gurigan imika galo waa $185 wll, uuna goglanyahay tv iyo internetna uu leeyahay, lakin guryaha iyo noloshu waa iska qaali aduu $300 baa bishii inay kugu baxda lagayaba macal kiradaada. Lakin jaamacadaha $100 bishii lagu dhigta.

  • @SalmanHashi-zb2pl
    @SalmanHashi-zb2pl 10 месяцев назад +1

    Masterta kawarn

  • @robleabdi1815
    @robleabdi1815 Год назад +1

    Muuqaal waxtar badan koobaya m.nshllh

  • @AadanDheere-k6e
    @AadanDheere-k6e 9 месяцев назад

    Walal xage lagala soo xiriireyaa walaal

  • @cabdicali803
    @cabdicali803 11 месяцев назад

    hore usoco sxb waad dadaalaysaa

  • @Hilaac999
    @Hilaac999 Год назад

    Africa 🌍

  • @kiinciise
    @kiinciise Год назад

    Walal xge kala soxarira

  • @nasrichannel9994
    @nasrichannel9994 10 месяцев назад

    Sxb halkee kaalasoo xidhiidhnaa

  • @AadanDheere-k6e
    @AadanDheere-k6e 9 месяцев назад

    Ok

  • @abdirahimaliadow234
    @abdirahimaliadow234 6 месяцев назад

    Jaamacadaha ma leeyihiin student dormitories?

  • @mataanAbdiwahab
    @mataanAbdiwahab 6 месяцев назад

    Xagee kala soo xodhiidhaa

  • @asmaali5744
    @asmaali5744 9 месяцев назад

    Wll aad ban u xiisanyaa imaashaha ruwanda maygu caawin karta meesha kaala so xidhiidhayo

    • @Hayaat1234
      @Hayaat1234 3 месяца назад

      Asma matagtay abyo anigana waa rabay qof na kama aqaano 😢

    • @asmaali5744
      @asmaali5744 Месяц назад

      @@Hayaat1234maya abaayo ma tagin wali

  • @ogaan9904
    @ogaan9904 Год назад

    Intee Kala soo xariira wll muhiim ku ahay

    • @xogtadunida561
      @xogtadunida561  Год назад +1

      FACEBOOK mohamett biin ama instgaram wll

    • @cawomohamed6644
      @cawomohamed6644 10 месяцев назад

      ​@@xogtadunida561wll waan rabaa information ruwanda plz iso jawab

  • @munomanka7305
    @munomanka7305 Год назад

    Wll xage ka laso xariiraya pls iso jawaab

    • @xogtadunida561
      @xogtadunida561  Год назад

      face bookga, mohamett biin ama istgramka

    • @munomanka7305
      @munomanka7305 Год назад

      Asho I aqbal pls meshasa ka laso xariiraye

    • @kiinciise
      @kiinciise Год назад

      @@xogtadunida561 xge kla soxarira

    • @NimcoCabdi-zz5xx
      @NimcoCabdi-zz5xx 10 месяцев назад

      ​@@xogtadunida5617:29

    • @Hayaat1234
      @Hayaat1234 3 месяца назад

      @@munomanka7305war baxin ma heshay abyo