Dulayste Muxuu Rag Noqdaa Naag Dhibkeda Ayuu Ku Mashquulaye🤮

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 сен 2024

Комментарии • 308

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  Год назад +12

    I just posted this video on my English Channel
    ruclips.net/video/A-dLhA8e0UI/видео.html
    Please check it out and don’t forget to subscribe ❤️😍🙏🌺💕🎈🎉🎊

  • @ZAMZAMHAIDHAFINCHANNEL
    @ZAMZAMHAIDHAFINCHANNEL Год назад +24

    Wallaahi raggii somaliyeed way ceeboobeen waxay kahadlaayaan ma ahan diin ee waa siday ayaga jeclaan lahaayeen
    Siday u hadlaan ma ahan siday diinta tiri I agree with you sister 100%

  • @hiboosman6705
    @hiboosman6705 Год назад +7

    Somalie men need to listen Sheik Abdourahman Bachir , they will learn a lot.

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 Год назад +13

    Walaal Dhibkii ba ka Batay Dumarkii Somaliyeed ilaahay Haw Gargaaro

  • @Blackie919
    @Blackie919 Год назад +10

    The more Somali men are being dulestyes the more you GLOW UP habo❤ love the baby blue on you Mashallah 😍

  • @suedegen
    @suedegen Год назад +15

    They use our beautiful religion for their gain to but us down They hate it when you know your rights one example I knew this brother and he liked me and he knew I was religious and living by myself and he was telling me its haram for me to leave by myself that I should get married because I didn't have family there and I asked him why was he in a married woman's house while her husband was not around i asked is that no haram and he got angry at me saying she's is my family only by qabiil i told him at least I am not at non mahram house

    • @suedegen
      @suedegen Год назад +2

      @Ifka Noloshu waa Allah. sax abaayo

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Год назад +3

      Absolute jealousy weeye gacalo. Ciil ayay u dhintaan Markay arkaan naag faraxsan oo wax wanaagsan Allah ka sugaysa. ❤️😍🙏

  • @Arafodore
    @Arafodore Год назад +18

    You can’t force your wife if she doesn’t want to be intimate with you it’s absolutely disgusting to hear what some men believe.

  • @maryamgamadid550
    @maryamgamadid550 Год назад +3

    they all have same mentality rich, poor, ugly, handsome, tall, short, religious non religious, educated and uneducated. subhanallah

  • @moratajr3643
    @moratajr3643 Год назад +9

    Fathie sis Kuma raacsanin raga badankood waxay sameynoyiin walahi Ani wa la yaabay umadeena maalinkasta sidaada camal qeyladii iga dhamaatay
    One love sis

  • @bilan-00
    @bilan-00 Год назад +4

    He’s basically promoting SA (on women).

  • @nasrahussein3787
    @nasrahussein3787 Год назад +7

    Fatxiya nolosha kuma xumeyso wax badan ayaan kaa faaiday🥰🥰🥰🥰

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 Год назад +10

    Fariid Caqliga ilaahay Hakuu Barakeeyo Walaal la Tali Nimanka Somaliyeed Bal inay Wax ku Qaataan

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 Год назад +6

    Ishooda ilaahay hakaa duwo fathia quruxleey.

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 Год назад +4

    When you are a 1972 Geo Prism and you are demanding a 2092 Tesla😂😂

  • @Candy.r43
    @Candy.r43 Год назад +2

    You speak absolutely right teach these people your knowledge. They need basic knowledge.

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 Год назад +10

    Ragii doqomada ahaa
    Ayaa dumarkii u hadhay
    😂😂😂😂

    • @abdikhadar7534
      @abdikhadar7534 Год назад

      Kuwa doqomada leeba jeceshihiin saa waa idin dilaan markaa baa edab yeelataan naag Dil leeba ku fiican tahay markaa bey na jeclaneysaa 😌🥱

    • @kowtherhassan9236
      @kowtherhassan9236 Год назад

      @@abdikhadar7534 horaa loo yidhi nin fariida naagi ka adag doqona naag ka adag markaa nin naag dilayaa waa doqon+coon😂

    • @Saraamustaf99
      @Saraamustaf99 Год назад +1

      @@abdikhadar7534 cuqdad naag baa ku haysa wll iska saar 😂😂😂😂

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 Год назад +7

    Waa xaqiiq hadalkaaga ❤qosolkaa iga dhamaaday walaahi you're so funny 🤣

  • @Rumi-lh8uu
    @Rumi-lh8uu Год назад +5

    Fathia tell him am a pilot, can he pay even my lunch,

  • @Candy.r43
    @Candy.r43 Год назад +6

    Subhanallah I can’t stop laughing this man is crazy.🤣🤣🤣😂

    • @mariamhashim9014
      @mariamhashim9014 Год назад

      Candho xun oo qalalan oh mama miya, way uu dhamaysay somali duulaystee

  • @bilana289
    @bilana289 Год назад +3

    Dulayste waa bilaa kalsooni taasa ugu wacan inay dumar ku meeraystan 🤮
    Dulayste xaasidsanaa yaahuu gabadha in 💰u kordho ayuu ka dhimanayaa yur

  • @suqambi7591
    @suqambi7591 Год назад +2

    Cidkasta walaal shaikh buu iska sheeganayaa cimaamadna waa xiranayaa waana sababta rabshad iyo dhib somalia ooga bixi la'dahay

  • @Rumi-lh8uu
    @Rumi-lh8uu Год назад +7

    Fathia love you, Somali men are invalid,,

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 Год назад

      😂😂😂😂😂😂

  • @AminaAbdalla-m9e
    @AminaAbdalla-m9e 9 месяцев назад +2

    Markii dugsiga sare aha mid duleyste ah isku class aheen anigana waxaan ahaa yaa war kuu bilaabo markuu ii bilaabo sheeko duleystanimo ah dabadaan ka laadi jiray😂😂😂

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 8 месяцев назад

      Naag adag baad tahay fariid

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 Год назад +4

    Usuuli London ayuu kunool yahay haween in lagu kufsado looma ogola marka waa in codkiisa la duubo oo dawlada loo sheego hala musaafuriyee wasaqa somali sheikh maleh labada af waxay galiyaan Bay kafakaraan uf nin khamiis qabo markaan arko oo somali ah baan kaxanaaqaa

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Год назад +2

      Dulayste foolxumo badan hala sheego fadlan

    • @abdikhadar7534
      @abdikhadar7534 Год назад

      Hadana culumadii Baad usoo dhigateen ewalba shayaadiin Baad eheedeen naagayahow maxaad sheekha ka rabtaa sheekha axkaamta fiqiga ayuu ku sheegay wuu kaaga aqoon badan yahay waa macalin jaamacadeed ee London adigu oo ah dumar miyaad ka aqoon badan tahay maxaad heysaa oo daliil ah intaa ad u Gafi laheyd?? Geesi baa tahay hadiiba aad culumadii aad aflagaadeysay ma culumadii eheyd dhaxalkii anbiyada ayaa aflagaadeysay naag fiican baa tahay ninkaas usuuli waa sheekh caalim ah oo miskiin ah waadna ku xad gudubtay lakin ka towbad keen walaaley iskana ilaali in aad ku xadgudubto culumada soomaaliyeed iska ilaali joog afka yuusan ku qaloocanin

    • @Humanity894
      @Humanity894 Год назад

      Don’t bother wll Allah will deal with everyone that harm his creation

    • @manaalmuse3247
      @manaalmuse3247 Год назад +1

      @@abdikhadar7534
      Nin ayaad tahay waxaanu ka hadleyno waa nin sorry culumo mahaysanee aqoon haduu leyahay wadankiisa ayay kamuuqan lahayde ninkaan qamiiska qabo waan necbahay maxaad ka qaban kadhaa?
      Waa munaafiqin diinta sifiican uma fasiraan inta nimanka kahadasho quranka iyo axaadiista bey sooqabataan waxaad u sheegtaa caruurahooda iyo waxii Nabigu uu ku yiri ee ahayd anaanada ilaaliya ha ilaaliyeen candhadooda yeysan ka hadlin ee gabdha wadankeenii joogana waanu idinka xoreynaynaa 👍😄

    • @manaalmuse3247
      @manaalmuse3247 Год назад +1

      @@abdikhadar7534
      Hadaanu cilmi lahayn qaladkooda iyo waxay sheegayaan nama dhibeen munaagiqiinta quranka iyo axaadiista waanu baranay cilmiga aduunkana waad aragtay gabdhaha soomaliyed mashaymarayaan

  • @sadiamj7732
    @sadiamj7732 Год назад +1

    So that was very interesting what he said he basically said don’t let her be independent or if she’s independent don’t be with her or leave her definition of insecurity and he’s claiming to be a man🤮

  • @woderfullwoman1099
    @woderfullwoman1099 Год назад +2

    cisi iyo sharaf ku noolow aakhirana janada ayan alle kaaga baryey love you habo❤

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 Год назад +2

    🤣🤣🤣🤣i watched this video more than 5 times couldn't stop laughing ( Somaliland mel walba wafde ba ourdya) .

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Год назад +2

    Faqiirka waacamala aan wayna iskadhalaan sidaxawayaanka mana fakaraan illahayba irsaqaye hala iskawado illahayba kaakeenay geyigii duleyste dumarka kudulmijiray God bless America

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 Год назад +4

    Rageenu iyagaa ubaahan inay diinta bartaan😲😲😲😲

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 Год назад +3

    war Gabadha Waxay Cuneyso Ha Fiirin imaanka lagaa Qaadye Mayagaaba Waxba Cuna Dumarka Somaliyeed

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 Год назад +3

    Nabigu scw wuxuu yiri isagoo haweenka la hadlayo ragiina hadiidina hadii ay idiin baahdaan xitaa hadii aad muufo dubeysaan ama aad jikada kujirtaan marka scw muxuu u dhihi waayay kufsada haday idin diidaan

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Год назад +2

      Walaal diida ragiina cidina ma laha. Waxa jira niman akhlaaq iyo shaqan xun. Qaar bilo iyo sanado maqnaada oo aan masruuf iyo mariin bixin Hadana markay doonaan iyada oo iloowdeyba oo Haday doonto furiin waydiisatey uu iska inanayo oo odhanayo keen. Markay diidona Dil iyo kufsi uu isugu darayo hadhowna la odhanayo dee Waa ninkeedii😭

    • @sucaadshardi9650
      @sucaadshardi9650 Год назад +1

      Ka waran hadu nabigu sida odhan lahayn.. Ha didina raga xata hadad ku jirtan jikada.. Ragu may daremeen iin ay hadiskas dumarka dideen tasi wa waxa kufsiga keenay

  • @mmustafe
    @mmustafe Год назад +3

    Culimada iyo diinta yaan laga hor iman sidan horumar lagu gaahimaayo

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Год назад +1

      Diinta Allah ayaa leh oo yidhi. Culimada aad sheegaysaana waa bani’aadan edeb daro iyo xaqdaro ku nac nac leh. Shuqul Diin kuma laha waxa ay sheegeen.

    • @mmustafe
      @mmustafe Год назад +1

      Farxiya walaal anuu waxaan ku odhan lahaa ha maagin culimada waliba adoo si shakhsiya u maagaya way jiraan niman xun lakiin culimadu kitaab ka ayay daliishanayaan

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Год назад

      @@mmustafe Marka ma waxad leedahay kitaabka Allah ayay ku qorantahay in ninku naagtiisa xoogi karo?

    • @mmustafe
      @mmustafe Год назад

      Ma lihi ee sidaad u dhigayso maaha
      Hadiiba ay dhacdo waxay culimadu ina leeyihiin sida qolyaha Western u dhigayaan maaha

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 Год назад +1

    Alla manooli 😂😂😂😂😂😂😂ilahow noo xafid farhiya cabsiiye libaaxad baa nosoo baxday wlhi ilahow noo xafid ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @a.k7513
    @a.k7513 Год назад +5

    Sh usuuli wa original duleyste 😂 even the homeless duleyste has shit to say about women so sad 😢

    • @abdikhadar7534
      @abdikhadar7534 Год назад

      Sheekhii culumada ahaa miyaa aflgaadeysay subxanallaah walee qiyamaha waa laguu Soo istaajin in aad culumada caydo waxaa halkaa ka cad in aad u bareertay geesi baa tahay u bareeray cayda culumada waxad ka hesho waxba ha iga siinin

    • @a.k7513
      @a.k7513 Год назад

      @@abdikhadar7534
      duleystow caacda iga daa aakhiro ilaahey baa xisaabinaya dadka adiga maaha, adinka markaa diinta kadhigtaan mid dumarka lagu gufsado miyaan aakhiro leyn xisaabinayn
      Adigu sheekh kuu yhy somaalida wa isku mid wa duleyste miidhan

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 Год назад +5

    Maxaa agtisa laga cuni asaga ayaa laf iyo harag noqday 🥺🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @farhioyusuf2643
    @farhioyusuf2643 Год назад

    When he said waa ka tanweyntahay he prove himself , 😂😂

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho 3 месяца назад +2

    Waa runtada hadalkaaga jecliya.
    Tuug weeye tuug inuu dhalo buu raba intooda badani .

  • @Hooda36
    @Hooda36 Год назад +1

    Farhiya cabsiiye asc wllo hora loyidhi dofar ma dahiro wallaahi runtad ayad ka hadasha afku kuma go'o waxan ad ugu qoslay dulayste markaan iskada isidhahdo iyagoo sidii dofaarka meelaha isdhex yacaya arkaa your actions was truly funny 😁 😂 hore usoco beautiful sister love you ❤️

  • @misky9023
    @misky9023 Год назад +2

    Fathia u make me laugh “intii yarayd ee shaaxiday ayuu meel😂kale latagayaa”🤣🤣🤣🤣

  • @leylomohamed6714
    @leylomohamed6714 Год назад +5

    Toban indho yanyura leeh 🤣🤣🤣 qosal badana.

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 Год назад +2

    Somali men wa duulayste ilhay ummada ha ka qabto somali men. Sheike iyo sharif wa isku mid

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 Год назад +1

    Waa yaabe farhia intaa Dulayste waxa aad usheegayso xagee ka maraan? Wuxuu yiri naag miis nacnac ku iibsata ka agdhawada qaadkana kuu qaada cuntana kuu karisa walahay waa useless dheh af ku qurmuunle🤮🤮

  • @ifrahmohamed6276
    @ifrahmohamed6276 Год назад +1

    😂😂😂 wllo ku soco dulayste naf malehe 😂😂😂😂

  • @MrAmiira
    @MrAmiira 12 дней назад

    Walaahi saan uqoslaayay waan is kaadshay fathiya runsheek we love you 😍

  • @omerabdillahi5996
    @omerabdillahi5996 Год назад

    Fadxiyay Soomaali Dusha hayska wada saarin Culimadana Haysku wada qaadin Waayo Somaliland around intooda Badani hablahooda Iyo Dumarkoodu waa boqorado.waayo Soomaalilandba waxay U duntay ee laguwaayey wixii geesi lalahaa iyo Geesiyadba waa Hablo wax la yeelay.

  • @fs292
    @fs292 26 дней назад

    “وجعلنا بينكم هودةً ورحمه"

  • @mustafeab7311
    @mustafeab7311 Год назад +6

    Waad xoogi kartaa ku yeh oo wax la xoogay ma isagaa raaxaba leh cabdoow 😄

    • @monaaden6634
      @monaaden6634 Год назад

      Rag xanuunsan aya jira o raaxo ka helaya

    • @abdikhadar7534
      @abdikhadar7534 Год назад +1

      Haa waa sax naagta waa la xoogayaa iyadoo xalaal Ii ah magaratay cigaal shiidaadow😌🥱

    • @Humanity894
      @Humanity894 Год назад

      @@abdikhadar7534 akhiro kaga jaran tahey taas la soco

    • @monaaden6634
      @monaaden6634 Год назад

      @@Humanity894 plus naagtiina way nacaysa wayo naag kufsi ku noolaan karta o nin xanuunsanaya la joogi karta ma jirto

    • @hadia8351
      @hadia8351 Год назад

      Exactly!!

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 Год назад +2

    Cod naag ha lagaato leeyahay kan asagaba mooda inuu god ka soo baxay bisinka

  • @rosemarie6347
    @rosemarie6347 Год назад

    Being Somali equals frustration, that sentence is a fact.

  • @shukriarraye6090
    @shukriarraye6090 Год назад +2

    Wuxuu shegaye ninkass waa waxaye Nimanka somalida Badankood aminsan yihiin

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 Год назад +1

    Diinta waa naxariis wax walba sheegtay waa wanaag iyo jidka xumaan dhan inaga reebayo diinteena macaan ma sheegto kufsi iyo wax la mida waa runta

  • @aminayusuf517
    @aminayusuf517 Год назад +4

    😂😂😂 inta yar ee shaaxiday ban ku qoslaa 😂😂

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Год назад +1

    Ina cabsiyay waxad kadlayso duulkaani fahmimayaan waxay aminsanahay inaad adoontiisi tahay aduunka xaga aakhirana waxaku sugaya 70 xawrar ciin oo waxay aaminsan yihiin inay illahay ayga un udoortay dumarkana un shahwada lugu guto ilmo undhasho jikadana wareegto wuxu unleyahay ha ahaato waana wada aaminsanyihiin fikirkaas iyo dumarka laciqaabo

    • @OMARCHANNEL9
      @OMARCHANNEL9 Год назад

      Yaa kuu sheegay iney wada aminsan yihiin adiga maa raga dhamaan su'aashaas weydisay?

  • @zamzaminaaweys9093
    @zamzaminaaweys9093 Год назад +1

    Sawabtaa aan goaan ugu garaay inaan nin somali nolosha aan lawadaago Waa daad aad iyo aad aqligodaa u yaar kaliyaa jacel gumesigaa iyo inee dintaa si qalaad ah u isticmalaan Waa daad gaa diilo walalkod oo somaliyeed asigo ashahadanaayo dhahaayo waa kaafir adunkaa lagumaa araag daad kaa doqonsaan umadaan waligodnaa maa aqliyestan Lkn xalimada gurbaha kunoool illahey wobaa gaga gargaaray nin somaliyeed ee alxm dhahaa

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 Год назад

    Naagaha soomaaliyeed way guursadaan nin indho la.a mid dhego la.a mid lugo la.a iyo mid cadho la.a laakiin nimanku meelwalba waxay kaga tagaan dumarka ugu qurxoon

  • @zubaida9817
    @zubaida9817 Год назад +3

    yaab ma shay uu leeyahaa siduu u dhihi karaa waa xoolo jeebkayga ku jiro oo kale yacnii saa doono baan wax uga qaadan karaa aaway aayadii eheed mawada waraxmah taas ma asaa beeniyay kuwaan yaa diinta ka qabta foolxumada diinteena u saarinaayo

  • @circleali9967
    @circleali9967 Год назад +1

    Maanta si fican ba u riftay 🤣🤣🤣🤣🤣 👏 they needed this !!! And I always wondered too!!! Cadan ppl in the west are not obsessed with sex like poor madows are 🤦‍♀️🫢 weligay ban is weydiin jiray why it’s like this 😂 subxanaka

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho 3 месяца назад +1

    Raga waa xashiish in yar mooye intooda badani siday uu eeg yahay buu dalkoodu uu eeg yahay .
    Qashin meesha la dhigo sida uu eekaato waad aragtay .
    Raga soomaiyeed dalka waa ku qashin .

  • @sagalahmed9046
    @sagalahmed9046 Год назад +1

    Hadii raggi dibada kuxogayan kii kuqabayna uu kuxoga nololba matalo. Waligay isma oran in uu ninkeyga ixogayo ilahay imatuso, jaceyl kisa wuu iga tirmi lahaa

  • @umalkhairmohamed7134
    @umalkhairmohamed7134 Год назад +3

    Habo macan
    Delaystee uma jooojinaynoo oo wa ka lacnay heerka adiga ayaana powerful kaaa na siiyay

    • @OMARCHANNEL9
      @OMARCHANNEL9 Год назад +1

      Hadey fathia power ku siisay xaqa ilahey ku saaray oo ah in ninkaaga u diidin xiliguu jirkaaga u bahdo waad u diidee miya marka
      Weligaa garoob lee ahaanee markaas wax kuwaso aa weynee

    • @nimcocali4005
      @nimcocali4005 Год назад

      @@OMARCHANNEL9 dulaysane hoostaada nadifii

    • @OMARCHANNEL9
      @OMARCHANNEL9 Год назад

      @@nimcocali4005 kaali ada afkaaga ku nadiifi wasaqyee hoostiina siduu u yaalalee kintir maleh meesha god ayee kaa tahay fool xumane waaye waxa kasii daran wejigaaga siduu u fool xun yahay

    • @nimcocali4005
      @nimcocali4005 Год назад

      @@OMARCHANNEL9 dawarsade candhayare beesha caalmkuu baryaa

  • @amiira6653
    @amiira6653 Год назад

    Odayga usuuli London ayu joogaye halaga dacweyo dawlada codkiisana WA lahayaaye🥱🥱🥱🥱🥱🥱🥱🥱

  • @maryamgamadid550
    @maryamgamadid550 Год назад +1

    time to marry other race girls.

  • @bilanbeauty4791
    @bilanbeauty4791 Год назад +2

    😁😁 oh my god they must be sick real dulaystes to be honest

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 Год назад +2

    Qof aan raali ahayn see loogu raaxaysan karaa? Ragga qaybtood waa handicap acuudu bilaah! by the way I couldn't stop laughing🤣🤣

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 Год назад +1

    Thanks you so much my beautiful sister ❤❤❤❤❤

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 Год назад +3

    Fadxiyo Duleyste Marku Maqlo Fadxiyo Waydin Deysey Ayay Soo Wada Baxaan Ee Haka Debcin Wallo

  • @Fairisfairhg
    @Fairisfairhg Год назад

    😂😂😂😂😂 it is like this when they say poverty mentality

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m Месяц назад

    Kkkkkkkkkk wllaaahi maanta waad iga qoslisay runta ayaad ka hadashay

  • @khadrasaid5165
    @khadrasaid5165 Год назад +2

    Dulayste derbiyada ha jiidho 😅😅😅gabadhani nin ciil umaqabto. Iyadaa dooran karta. Lkn nasiib baa lagu waayay. Hami sare. Aya kujiraaye. Haku daba lumin

    • @amiira6653
      @amiira6653 Год назад

      Jah ilaahay NGa ma qaado fathia 😒

  • @faadumocabdulaahi3440
    @faadumocabdulaahi3440 Год назад

    Waxa jira baa ka hadashay. Nimanka dumarka dhiba guryadooda bay ka soo arkeen oo Aabayaashood baa soo dhibay hooyooyin kood raga qaarkood, iyaguna Sidii bay gabdhaha ay guursadeen ula dhaqmayaan oo wuxuu is leeyahay sidii Aabahaa oo kale ha lagaaga cabsado oo ha Lagan dambeeyo. Dadkaan barbaarintii hore baa ka soo xumaatay, iyagiina wa is badali la’yihiin

  • @fartunjama4040
    @fartunjama4040 Год назад

    Lkn Fathia aniga ma aaminsani in uu naag xoogi karo duleeste,ilaa uu qori ama wax lamida ku qabto moyaane ilaa mesha gal haduu isyiraahbo may haraati ladabagadiso wasaqda.War naagoow naga daaya ciyaarta.

  • @hodonawil7025
    @hodonawil7025 Год назад

    Maasha Allah Hbo qaaali fthiya absiiye xaqiiiq baad kahadashay ilaaahay hanookaadaayo wacneey guulayso samo noogu waar hbo aad baan kuujeclhy ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @ifrahmohamed6276
    @ifrahmohamed6276 Год назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Allaaa waxba ma qori karo

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m Месяц назад

    Sheekhaasi isagoo qudbadaynaya ayaa wuxuu yidhi naagaha bahalka waa looqariyaa oo lama tuso kkkkk waa sheekh waalan

  • @fadumoahmed5680
    @fadumoahmed5680 Год назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂yayay labo naag aan qabaaa❤ I love it you are so amazing

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 Год назад +1

    Kalmada Xoog iyo waa waxa jebkaaga kala soobaxday ayaa ka tarjumayso inaan haysan dad diinta ku wanaagsan
    Islaamka wax xoog la yiraahdo kuma qorna guurkana waa contract yacni caqdi nikaax waa contract ninka ma soo gadan naagtiisa wax walbana waa inuu ku yimaado muwaafaqo

  • @Ayan-pc1nx
    @Ayan-pc1nx Год назад +2

    😂😂😂 fadxiya she’s funny

  • @sadiahassan8136
    @sadiahassan8136 Год назад

    Kan isagaaba yaabaye muxuu ku kordhin karaa naag isagaaba tabcaan ehe yaa allaaah

  • @sadiahassan8136
    @sadiahassan8136 Год назад +1

    Waa kacsi geeriyaad farxiyooy

  • @Xaq_udirir
    @Xaq_udirir Год назад +1

    Walaashey dadkii farsmada yaqaanay ee wax walba samaynayeyna waa mid lagu yiraahdo Midgaan weeyaan ama waa Jareer

  • @Fairisfairhg
    @Fairisfairhg Год назад

    Subxanallah….caqli majiro…..iyadoo raxmad iyo wanaag wax lagu kala qaadan karo xooga la isfarayo waa maxay? Yaab!

  • @jeffandonuts
    @jeffandonuts Год назад +2

    Horta diinta soo barta dheh diintana been ha ka sheegina sheikh sheydanow

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Год назад +1

    Wale anaga yaab aragnay, farxiya Allaha ku barakeyo.

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 Год назад

    Kkkkkk nadaafad xumada waa wax jiro oo nimanka somaliyee uu badanyahiin

  • @munaahmed4164
    @munaahmed4164 Год назад

    Anigaa hargaisa jooga bucuhu waa flowers biyo majiraan markaa somali nin muxuu ka hadli xooler weeye

  • @FMussa
    @FMussa Год назад

    Warkaagu ma cadda! Ma waxaad leedahay, ma fiicna in ninku xaaskisa dirqiyo haday diido, xataa hadanay sababi sharci ahi jirin. Mise waxaad leedahay diinta Islamka aya qabta inay kufsi tahay haddu ninku xaaskisa xoogo intay diido sabab kastaba? Warkagaga cadde?

  • @maryamgamadid550
    @maryamgamadid550 Год назад +1

    🤣😅😄😃🤣 🤣

  • @amazingrespect3115
    @amazingrespect3115 Год назад

    waaaaanka helaaa walahi waaaaaaxa sheygeysiiid waaaaarun😂😂😂😂😂😂😂

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 Год назад +1

    nimànka badankood way xanuunsanyihiin marka dhibka bay raaxo karaadiyaan halayaabin diinna kumadhaqmaan uskagu waa faankooda ciilku cuntadooda naaguhuna waxay sameeyaan bay garan waa yeen ninki allah ku xejiyaaba waa xidigaa nasiibkaa

  • @nacimanacima5717
    @nacimanacima5717 Год назад +1

    Hhhhhhhh allah haka xafido indhaha jiirka ee dulayste hehehe sunta dulayste

  • @dahaboabdi4045
    @dahaboabdi4045 Год назад +1

    I am sick and tired of tuugtaan kalsoonida kaluntay oo inay wax ciilaan kuraaxeesta

  • @ilhansalah6329
    @ilhansalah6329 Год назад +1

    Diinta dumarka somalidu iyagaa diinta nimanka kaga fiican intooda nadan.odayadaa way inaga il horeeyeen keliya oo malcaamdaa loo diray keliya. Diintu ma ogola kufsiga sheekj usuli wuu ku qaldanyahay naagu waa lacagtaadii gabdha aad dhashay ayaa soo hoosgelaysa iyo dumarkii maxaariinta kaa oodhan

  • @farhiaaden5790
    @farhiaaden5790 Год назад +2

    Sis keep telling who they are.

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka897 Год назад +3

    Ala maxan qosley maanta🤣

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 Год назад

    Caqligiisu waa kaas sheekh naluugu sheegayaa walaahi mar hore ayaan ninkan arkay lkn dadbaa qabiil ku difaacaya dumarku ma maacuunbaa waa wax jaahiliina goormay diinta barteen 30 sano dagaalbay ku jireene hadhawna afkay ku goosanayaan

  • @hawofarah2365
    @hawofarah2365 Год назад

    Intii yareed Eehsxiday😂😂😂😂😂❤😢

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 Год назад +2

    Fathia diinta ayagu habartaano anagu hadii aan dumarnahay waabaranay sidaa aawgeed ayaañu udiidanahay inaan shit qaadano uf waalalaboonaa markaan arko nimanka qaarkood

  • @ariood
    @ariood Месяц назад

    Xaqiiqada ayaad kahadashay Fatxiya I a gree with you.

  • @mohamedbashe9174
    @mohamedbashe9174 Год назад +1

    NAagtaada waa inaad kala sheekaysato was asa noocyadeeda kala duwan all the time. Libaax yo uga sheekaysaa

  • @lulitaali6646
    @lulitaali6646 Год назад +1

    😍👂👂👌✍️💯💯💯💯✅✅✅✅✅❤️❤️❤️❤️💝💝💝💝🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰