In my early teens I lived in Hargeisa and Djibouti. In my adulthood I lived in the United States; I have never bleached my skin ,for what ?. I truly believed there is nothing more beautiful than my dark brown skin. Sometimes I just stand in front of the mirror 🪞 to see my beautiful skin.
🤣🤣🤣🤣🤣🤣Omg, I never laughed so hard. That woman is hilarious, brave and gorgeous. What a talent walaahi. 👏 👏 👏 Bravo to her and thank you so much Fatxiya walaashis for sharing that amazing talent.💞💞💯
Fathiya cadeey , abaayo waan ku jeclanahay haddii aan nahay Gabdha soomaaliyeed . I love you Walaahi ❤❤❤ Masha Allah waxaa tahay shiire galan ayaa tahay
Salaam beautiful soul 💕 I hate the whole bleaching thing, its dangerous to play with your skin. The ladies that sell these things make my skin crawl who knows what they put in it. Why would you trust a random lady mixing all sorts of things. ☢️
@@burco7626 kuwo Europe iyo maraykanka jooga ee iibsanayya ka warran " Europe baan joogaayee sidee baan ku heli karayaa" qaar leh baan arkay markaasaan jawaab kulul siiyey ma idinkoo Europe iyo maraykan jooga ayaad naag Africa jooga oo jaahiladda ah weligeed school aadin balaayadey walaaqayso iibsanaysaan" lol wey isku khasoobaan oo iima soo jawaabaan.
Ku jecliyaa❤️ wlalshay sidaa dulayste dhulka ula dhacday oo xaqiiqdoodii soo if bixisay waxana rajaynayaa qoyan miiran baa inagu jiree inay na so raacaan oo xaqa fahamaan ay naftoosa ka galayaan
Acudubilaah Subxanalah Waan yaabay In leys cadeeyo darteed ma ba leys gubaa😭 Meeshasey gaartey Iimaan daro iyo doqonimo is biirsadey wa qasaaro.Aloow ha na bahdilin.
Gabdhahan mardhexdaas daawaday Runtii wali way qurux badan tahay Dumarka soomaaliyed waa in laga wacyi galiyo Is cadayntan waa wax aad u foolxun Ilaahayow yaan is cadayn waa dadnimo xumo inaad siduu ilaahay kuu abuuray Is badasho
@@FatxiyaCabsiiyeChannel walaalo telefono badan ban isticmaalaa kuli like iyo ishtiraak ban kugu sameeyey insha Alaah dad badan inay kusoo biilaan wanaaga Aad ka hadasho Ayaan Rabaa
l love you habaryar qali adiga la'aanta ma aqaan sida maalinteydu tahay wlhi subaxii hadanan wajigaga arag ma joogi karo love you Habo mcn nasiib ilaahay noosoo diray ayaa tahay😊❤
Waxaan xasuustaa gabadh soomaaliaha Oo dhigan jirtay school masaariah oo markay banaanka u soo baxdo dhamaan macalimiinta masaarida daawasho u soo safan jireen waxay Dhihi jireen quruxdaano kale waligeen ku ma Arkin dalkeeena. Dhexdeeda kaliya ayey la yabi jireen
Fadxiyo Qofku Hadaanu wax dhegeysan waxba ma Fahmo markii Hore wan yaabay Gabadhan Nimanka maxay ka Rabta ban dhihi jirey balse ku dhegeystey waxan Ogaaday inaan Duleyste Ahay Adiguna Aad Xaq ka Hadleysid kkkkkkkkkk
Allah walaal gacaliye, Allah haku barakeeyo. Walaahay aduunkaan idiin jeclahay. Waxay iga tahay ha is fahmeen oo ha khajile en si ay uga baxaan xumaantan oo ay aduunka wax Ula qaybsadaan. Raganimadii ayaa inaku caajistey ana waxan rabaa inaan karbaash caajiska kaga saaro. Aduunka waxa ugu fiican Dulaystaha ama Qoyanta Marka ay is ogaadaan ka baxa ee iska xoreeya. I love you, walaalkay! I am very proud of you 🙏❤️
Anigu xiliga qaboobaha ayeey gacmahaygu iyo wajiguba sii yara cadaadaan markaa gacmaha ayaan cuqdad ka yara qabaa waayo laba midab ayeey yihiin meesha knuckles ka (AF Somali ma aqaan sida lagu sheego) weli midabkeygii asalagii ayaa ku hadhay intaa kale laakiin qaboowga iyo qorax la'aanta awgeed ayeey yara cadaadaan markaa mar mar gacmahaygaan eegaayoo oon is idhaahdaa malaa naagahan is diira ayaa lagu maleenayyaa 🙈 kuwa is cadeeyaa meesha (knuckleska) ka cadaan iyaguba si kastay isu diiraan meeshaas weligeed ma cadaato... kuleelaha markay yimaadaan qoraxdaan isu dhigaa waan is shaaxidiyaa si uu midabkeygu iigu soo noqdo
Asc habibti wan kula socda Somaliga iyo English ku wad masha alah nimanku wey naga badan! inan ku waraystan raba gormad diyar tahay. Wad mahadsan tahay
Maskaxda tagan wlhy badow wax ka quruxbadan malaha is nadiifi is dhalali maxad isla fiiqi oo diirka u qaadi makeup kuu egba buuxa hada ordanry fiicanba jira serum aad u fiican waxay naagi walaqdo ku soo arkay
I like Andrew Tate he is very opinionated and sure he is not pro women right now but insha Allah he will change his mind now that he became Muslim. I think he is very brave because he tells the truth. He says lot of things that many people agree with him but have no courage to say.
Please subscribe To
Fathia Absie English Content Channel
ruclips.net/channel/UCQzqi1uT6dnitgIjMnLRyFQ
Hoyga Jacaylka Channel Sheekooyin & Baraarujin Ah
ruclips.net/channel/UCQ1FDwRZ9RVEZV06PjRKqkA
Without you I don’t know how we are going to survive. I need a dose of Fathiya everyday.
Me too walahi, she is my
Daily dose of somali reality.
I love you gacalo. Allah beryahaa ha ina daasto. Aameen🙏Thank you! 🌺❤️😍
Xalima Xaange waa xariifad
@@fadumonor868 I have already reevaluate my self and even saw a therapist. We all came to the conclusion that I need Fathiya Absie.
@@hodan112013 😂😂😂😂😂 you’re hilarious girl
In my early teens I lived in Hargeisa and Djibouti. In my adulthood I lived in the United States; I have never bleached my skin ,for what ?. I truly believed there is nothing more beautiful than my dark brown skin. Sometimes I just stand in front of the mirror 🪞 to see my beautiful skin.
Self love and self-confidence are much needed in somali communities to avoid bleaching and other harmful chemicals.
East African skin age gracefully, look how Iman the model is gorgeous at her age masha Allah.
Quruxdu Cadaan maaha Quruxdu wa Dhismaha jidhka iyo Dabeecda wanaagsan
😂😂😂 “Don’t talk to Andrew cracked me up” I can’t wait to watch that debate.
🤣🤣🤣🤣🤣🤣Omg, I never laughed so hard. That woman is hilarious, brave and gorgeous. What a talent walaahi. 👏 👏 👏 Bravo to her and thank you so much Fatxiya walaashis for sharing that amazing talent.💞💞💯
🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰🥰
I love the part she said even the homeless were there, she is too funny.
Quruxdu waa qalbiga iyo kalsoonida allah gabdhihi somaliyeed cadaan iyo qurux baa ka carartay
Thanks abayo u right I went mugdisho laste summer and I didn't see one woman with dark skin I was shocked 😳
mashallah, may Allah protect you and your family
Masha Allah kalsoonidu waa cajiib
Cidin ku amaahin meyso
Caqligu haynoo shaqeeyo
Casaanku wanaag ma keeno
Jirkiina cambaar ka dhowra
Gabadha Quruxdeedu wa Badhida iyo dhexda yar iyo bowdyaha wa Dookhayga hayla yaabina kkkkkkkkk
Fathiya cadeey , abaayo waan ku jeclanahay haddii aan nahay Gabdha soomaaliyeed . I love you Walaahi ❤❤❤ Masha Allah waxaa tahay shiire galan ayaa tahay
Don't talk to Andrew 😅😅😅😅😅😅😅😅 ala habo waan ilmeeyey sidaan u qoslayay
Salaam beautiful soul 💕
I hate the whole bleaching thing, its dangerous to play with your skin.
The ladies that sell these things make my skin crawl who knows what they put in it.
Why would you trust a random lady mixing all sorts of things. ☢️
Mid walba intay baaldi xun oo qadhmuun soo qaadatay iyo boqol cream ayeey tiktok iska duubtay!
@@sunshineseaandvitamind8620 uff, Naagah iibsada aya kadaran 🪣⚠️☣️
@@burco7626 kuwo Europe iyo maraykanka jooga ee iibsanayya ka warran " Europe baan joogaayee sidee baan ku heli karayaa" qaar leh baan arkay markaasaan jawaab kulul siiyey ma idinkoo Europe iyo maraykan jooga ayaad naag Africa jooga oo jaahiladda ah weligeed school aadin balaayadey walaaqayso iibsanaysaan" lol wey isku khasoobaan oo iima soo jawaabaan.
@@sunshineseaandvitamind8620 Qoyan waa shameless 😅😅😅duliyad Dulayste ayay u samaysa iyo Qoyan kale
@@burco7626 haa qoyan qoyan kale ayeey intaa tartan kula jirtaa heblaayo yey kaa cadaan bey isleedahay markaasaay caafimaadkeeda ku seegtaa. Naagaha aduunka ee heerka gaadhay kuma dayanayso waxaa u cad uun Somaaliyad kale waxay sameenayso Somaaliyadaa ee iyada waxba dhaamin uun bey eeganaysaa 😂
Nabi Adam ba ugu qurux badan Nabi yuusufna badhaba lasiyay quruxdi Nabi Adam somaliduna waa dad midab qurxon
Best lecture ever thanks habo
Wlh wana oyay walalo Masha’Allah ❤
Woxooga cadaan ah ayaan udhashay marka hurdada ayaa iga xamaatay woxogaa markaas haaro ayaan dhabanada kuyeeshay yar; tu’aan saxiib nahay naa siyaano & doorno marso waykaa bi ayey igu waashay ana waaka diiday marka dhibaato dumarka haysata waaye. Kalsoonidu waa muhiim
Fathia quruxey waan ku jecelnahay walaley ❤❤❤guuleyso
Ku jecliyaa❤️ wlalshay sidaa dulayste dhulka ula dhacday oo xaqiiqdoodii soo if bixisay waxana rajaynayaa qoyan miiran baa inagu jiree inay na so raacaan oo xaqa fahamaan ay naftoosa ka galayaan
May Allah s.w.t give your mum tamaam as sixa wal caafiya amiin 💕💟
Thank you gacalo. Allah haku barakeeyo adigana. Allahuma Aameen
Madow = qurux. As a Somali man hadaan arko gabar Somali cad waanba ka baqaa, waxaan is iraahdaa waxaan diir la'aanta magaalada waraygaysa waa maxay.
Hhhhhhhhhhh
So dhowoow fadxiya wa walaalkaa Abwaan Cabdicasiis meelo baden ban kaala xiraaraa so dhowoow
Acudubilaah Subxanalah Waan yaabay In leys cadeeyo darteed ma ba leys gubaa😭 Meeshasey gaartey Iimaan daro iyo doqonimo is biirsadey wa qasaaro.Aloow ha na bahdilin.
Gabdhahan mardhexdaas daawaday
Runtii wali way qurux badan tahay
Dumarka soomaaliyed waa in laga wacyi galiyo
Is cadayntan waa wax aad u foolxun
Ilaahayow yaan is cadayn waa dadnimo xumo inaad siduu ilaahay kuu abuuray Is badasho
Dumaraw I aynu gaadhsiino inta sanadka ka hadhay hadii alle idmo 300 subscribe
Madowga gabdhaha Somaliyeed nimankaa ayagaa ku bahdila
Fadxiyo wan just salamay WA Abwaan Cabdicasiis Soon dhowoow
Asc walaalo fathiyaay maashaa'allaah ilayn fresh nimada, quruxda, ducada waxaad ka soo qaadataa hooyo; macnaha hooyo ma'aan baad ducada kasoo qaadataa , walaalo allaha kuu barakeeyo . Aadbaan ugu farxay markaad tiri hooyo macaan baa maantay Dr lahayd, walaalo allaha kuu daayo kuuna xifdiyo.
She's helirous 🥰🥰😂 I loved her
U SHEEG FATXIYAAY GABDHAHA IS CADDEEYA BERYAHAN DANBE CIDINA WAXBA KUMA FASHO ,
QOF MIDABKIISIINA KA TEGAY CADDAANNA NOQON WAAYAY .
QOF WALBA SIDUU ILAAHAY SW U ABUURAY AYUU KU QURUX BADANYAHAY,
SIRTU WAA KALSOONIDA ,
CHOCOLATE COLOUR IS THE BEST 💯
Alla ma reer Aadan,Cade ma kii Naalaye Axmed baa 😁
Masha Allah Hbo qaaali fthiya absiiye xaqiiiq baad kahadashay ilaaahay hanookaadaayo wacneey guulayso samo noogu waar hbo aad baan kuujeclhy jecliyaa saaad ujisho kkkkkkkk guulayso ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏
Hooyo ilaahay Caafimaad Ha siiyo Aamiin
Thank you, walaal gacaliye ❤️🙏
@@FatxiyaCabsiiyeChannel walaalo telefono badan ban isticmaalaa kuli like iyo ishtiraak ban kugu sameeyey insha Alaah dad badan inay kusoo biilaan wanaaga Aad ka hadasho Ayaan Rabaa
@@abwaanc.casiis4440 good job
ameen yaa. allaah. hooooyo ❤✅
Fathia Absiye wad iga qoslisay walahay. Tolow goormay inayesheen🤣🤣🤣
Manshallah edo halima hange yaraantii baay ku soo kortay guri gabadha laga sharfo kalsoonidu waa yaraanti meesha you ku barbaartay
Habo ilaahay gakudaayo Duleyste waan nacay balaayo kuqaaday kudhe
l love you habaryar qali adiga la'aanta ma aqaan sida maalinteydu tahay wlhi subaxii hadanan wajigaga arag ma joogi karo love you Habo mcn nasiib ilaahay noosoo diray ayaa tahay😊❤
Manshlh manshlh guula habalaha soomaliyed
Waaa runtaaa abayo waxba kumatarayaan gabdhaha soomaliyeed
Gabadhan waan daawaday raadi iyado dhamays tiran aad iyo aad baan uga helay
Waxaan xasuustaa gabadh soomaaliaha
Oo dhigan jirtay school masaariah oo markay banaanka u soo baxdo dhamaan macalimiinta masaarida daawasho u soo safan jireen waxay
Dhihi jireen quruxdaano kale waligeen ku ma Arkin dalkeeena. Dhexdeeda kaliya ayey la yabi jireen
لاحول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
Walaal qaali Fatxiyaay Hooyo macaan RABBI ha inoo caafiyo
Fathia waanu ku jecelnay ❤
Dhawr nigis iska dulxidha 🤣🤣💀💀
Msha Allha kalsonidu wa shay qaliya farid nimana way u dhaltay❤️❤️
Walaalo Waan ku jecelnahay ee raali noqo
Guuuuleyso gabarteey geesiyada❤️✅
Ala habo jananka anaba radinayay wlahy imikan tagaya ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Masha allah waa geesiyad waa iga qosol siisay
You are beautiful inside out my sister ❤️ 💕 ♥️ 💗 💖 ❤️ ❤️
Walaal wiilsha Allah ha caafiyo cidda gumaystay waa rag kale laakiin dumarka muslimka ah un bay ka adagyihiin😄😄😄
I did subscribe all your 3 channels my sister ❤️❤️❤️
Thank you, habo🙏❤️
Asc Allah caafimaad hakuu siiyo hooyadaa iyo hooyooyinkeeba
Waan soo saarey subscribe wllo waad istaahishaa one million xidaa wllo
Fadxiyo Qofku Hadaanu wax dhegeysan waxba ma Fahmo markii Hore wan yaabay Gabadhan Nimanka maxay ka Rabta ban dhihi jirey balse ku dhegeystey waxan Ogaaday inaan Duleyste Ahay Adiguna Aad Xaq ka Hadleysid kkkkkkkkkk
Allah walaal gacaliye, Allah haku barakeeyo. Walaahay aduunkaan idiin jeclahay. Waxay iga tahay ha is fahmeen oo ha khajile en si ay uga baxaan xumaantan oo ay aduunka wax Ula qaybsadaan. Raganimadii ayaa inaku caajistey ana waxan rabaa inaan karbaash caajiska kaga saaro. Aduunka waxa ugu fiican Dulaystaha ama Qoyanta Marka ay is ogaadaan ka baxa ee iska xoreeya. I love you, walaalkay! I am very proud of you 🙏❤️
😂😂😂😂😂😂😂 X dulayste viva nin ragg ah
Adeer gacaliye raganimo iyo wanaag ayey fatxiya idin la jeceshahay , waxay doonaysa qoys is jecel oo wanagsan inay aragto si ay utimaado dawlad iyo dal wanaagsan oo ay kasoo baxaan hogamiyayaal awood leh , inaad wanaagsanaatan oo noo roonatan oo ubadka nala korsataan waa waxanu jecel nahay oo aynu iskula noolano nolol wanaagsan 😊
Ex dulayste to nin rageed( gentleman) proud of you my uncle
Geesi yad tahay marba hadad ogoshahay qaladkaaga👏🏾Qofkii qaladkisa qaata wa geesi wax garan karo.
Eedo ama habo ma tihid dulayste hadiiba aad garatay waxaad ku khaldantahay garawshana aad bixisay alle haku xifdiyo.
Boqoradi hablaha fatxiye cabsiye walahi waan kujeclahay
Asc walaal soomali midankii ugu quruxda badnaa hadana iswada cadaayay wayaab
Quruxduba waa kalsoonida
Natural is beauty and health why mase around with that?
Mashallah ❤😌gabadha wanka helay magaceeda iisheega
Gacalo
Habaryartay Xaliimo xaange ❤️❤️😅
Midabka ilaahey i siiyey baan ku faraxsanahay
waan ku xiseynay huno
Sow nalooma yeerin= Were we not summoned!
Anigu xiliga qaboobaha ayeey gacmahaygu iyo wajiguba sii yara cadaadaan markaa gacmaha ayaan cuqdad ka yara qabaa waayo laba midab ayeey yihiin meesha knuckles ka (AF Somali ma aqaan sida lagu sheego) weli midabkeygii asalagii ayaa ku hadhay intaa kale laakiin qaboowga iyo qorax la'aanta awgeed ayeey yara cadaadaan markaa mar mar gacmahaygaan eegaayoo oon is idhaahdaa malaa naagahan is diira ayaa lagu maleenayyaa 🙈 kuwa is cadeeyaa meesha (knuckleska) ka cadaan iyaguba si kastay isu diiraan meeshaas weligeed ma cadaato... kuleelaha markay yimaadaan qoraxdaan isu dhigaa waan is shaaxidiyaa si uu midabkeygu iigu soo noqdo
Waa runtaa fatxiyay anaaba la yaabay sida laguu yaqaan iyo sida kanaalkaagu boqolkun bes u joogo anigu dhowaan ayaan bartay youtubkaaga
Kkkk hadaadan na xasuisinin like iyo share Sara Waa la ilaabi na xasuisi qaali
Wcs Abyo
Proud of you hbo
Thank you gacalo ❤️🙏
Qofkii muslima illaay wixuu ka cafiyay wixii danbi ahaa oo idil. Marka walaalo waa iga waano.
Fathia you know they are waiting for you......hihihi
Asc habibti wan kula socda Somaliga iyo English ku wad masha alah nimanku wey naga badan! inan ku waraystan raba gormad diyar tahay. Wad mahadsan tahay
Asc abayo wan ku taageraa lkn muddo badan gmail ku so diray in badan madan iso jawabin in Aan sheko Kula wadago Rabay please ila so xariir
Dabayshu maba Geli karto Xubinta Gabadha Ee wa Been wllo mcn
Walalo xabadaydi waan kuusaraye maxaan sameeyaa 😂
Fatxiyaay walaal ninku armuu gabadha asagu midabkeeda ku caayi jiray? Oo sidaas dubka iskaga qaaday say kalsoonida ninkeeda ku hesho?
Walal
Anigu
Dadkamacaayo
Ragiyodumarbamidna
Macaayo
Khatarta filimada xun ay leedahay kasoo hadal
Heestii furitaanka barnaamijka waan uxisee meeday fathiyaay
Yaxyax iyo xishoodbaa igu yuurursadayoo ..
Maskaxda tagan wlhy badow wax ka quruxbadan malaha is nadiifi is dhalali maxad isla fiiqi oo diirka u qaadi makeup kuu egba buuxa hada ordanry fiicanba jira serum aad u fiican waxay naagi walaqdo ku soo arkay
Yaahuu waayaqaaniin waxaas kadaba caacleeyan qofkii muslima asaa isu muslimay oo jano raadsadaymaxaa kagalay ayaga
Woxooga cadaan ah ayaan udhashay marka hurdada ayaa iga xamaatay woxogaa markaas haaro ayaan dhabanada kuyeeshay yar; tu’aan saxiib nahay naa siyaano & doorno marso waykaa bi ayey igu waashay ana waaka diiday marka dhibaato dumarka haysata waaye. Markaa waan yaabanahay, naa ninku uuka tagi ayey idhahdaa, mashaqan kuleeyahay haduu tago ayaan dhahaa😂😂
Waligaa ha marsan walaasheey.
xaqa waa mid cad quraanka kuma jirto surad raga ah lakiin surah nisaa ayaa kujirto qufka diin leh wa fahmi kara hal beega nolosha waa dumar
@@cabaas8626 waa maxay dhanka reer galbeedka ino sheeg fulay nimada iska wax cad sheeg
Asck habo waa fadumo abdi jamac
Liitaa rageenu ..Andrew isagaa u baahan diinta inuu barto oo hawl badan ayaa u taal . Maxay ka baran karaan .
Waan kujeclahay saxda aad kahadashaa
Fu aad aadan cade illahey how naxariisto aabahay saaxiibkii ayuu ahaa
Heestii dulaystaha goormaa sooqaadi doontaa
Kaaga darran Fatxiyaay aduun weyna oo dhan ayaa tiktok ka daawanayya naagahan is diirayyaa. Tolow fikrad sidee ah ayeey gabdhaha iyo dumarka Somaliyeed ka qaadanayyaan? Ala khaso weynaa 🙇 🙇 🙇 gaaladaa Afrikaanta kale sida Ethiopianka iyo Kenyaatiga ayaa ka imaan badan naagaha Somalida jaawaanada ay ku hoos jiraan yey idin sirin wey wada imaan la' yihiin
Anigu katag baan dhihi lahaa
Habaryar please i caawi 😭😭😭😭😭😭
Farhia shekadan waa ruun
I like Andrew Tate he is very opinionated and sure he is not pro women right now but insha Allah he will change his mind now that he became Muslim. I think he is very brave because he tells the truth. He says lot of things that many people agree with him but have no courage to say.
😂😂😂😂
I love you 😍
Allaha ino cafiyo farxiyay❤
❤❤🎉
Xaliye ayaan u cimaamadnay, hadaan raga nahay ee dumarku hakuu cimaamadaan😄