Caliyo i never miss any of ur videos wlhi what i love about u is u lways tell the truth no matter what i love u sis can't wait the next video inashallah may allah bless u an the rest of ur family amen x
Waxaa ciil iga haayo sida ay isku dayacday manaal😢 oo ay u ogolaatay in la qariyo walibo nin XAMUUL AH 4ilmo dhalay oo xaasle ah oo sharaf u heeynin ciil badanaa lax meeshay is dhigtaa lagu cunaaa😢
Hodan online wa istusaad is qadataye kudafada bila dhaqana gajo kuso kortaye ubadkedi dayacdaye ninkedi o an 5 bilod motanayen qoqodaye ubadki war u hayen shilin hor cararaye shiine na nin ninka arsanaya ayu aha goal kisi wu dhaliyaye intasun bu u danlaha inu social media ku kala kacsado inu ka ilma dhalo nagta ninka qalbada jabiyo subxaanllaah we love you aliyah habo mcn ❤ 😍 💖 ❣
O muxu CK qalbiga uga jabay asagaba naagta so furaye o naag uso farfareyay udaba mare CK iyo Manaal waa kala danesten caadi iska dhig naag taan iyado quruxdasleh iyada isbahdishay o laqariyay
Saxiix cunuga dhashay waa noola sheegay maxuu u sheegi waye GUUR XALAAL AH ileen xalal maalin cad la qashaaa🤔 naagtaas ck sharaf u yeelay lakin abtigeed dhulka ku jiiiday XITAA Kama xishoon koonis ayuu reaction ka bixiyey GAROONKEDA. War daroodow gabdha Abtiga iyo habyarta u yihiin SAAN HA LOO DHAAMO😢😢 WAA CEEB WLH
Abayo ma adaa og ini meher xad sameysay? Haduu aabehed mehriyay wa xalaal ama dadka kale ha ogaadan ama yaysan ogaanin marka ka taxadar waxaad dhaheysid! Yaa cadeyn haayo ini ia qudbo sireysteen subxanallah
Ck sharaf weyn wlhi akteena sharaf bukuleeyahay ck keep going ayan leyahay hodon ilmaha agoonta wax ha ugu qabato aroos waxba uma taro wlhi ee waxba ka qaldamay3
Abtigay run ah waaye iyo gabar bu iga dhalay meel ay isku guursadeen lama arag yaab badana tankale Shiine naagtii dhulbahante ee 4 gabdhood udhashay wa ceerisay wa kala tageen gabar 5 aad na wa lo dhalay cajiib garoonka koonis ilkacase ubixiyay 😂
Because I think he is a shamed because he use to call her Apti. You are absolutely right what is she gaining from him, not because he is married with kids, but for him to hide her. She is not too smart. Don't get me started with Hodan Online because the life she come from no words ... This is a new life for her which is ok, but she needs to slow down a bit about the bragging and say Alhamdoulilah.
Ani adi waa ku aminsanhey waxa sheegto.waayo waxan ogahayhey ina waax been daadka la hoor imado sharafta ina ka weynthey shekadi waatasa waa rumowdey waa laigu barisiyena saas u danbeysey waa guursadey ina dhahdo ceeb ma ahan
Waxaad tahay qofta kaliya ee runta ka hadasha ,, walee ninkey guursata hodan Waan u naxay waa naag lacag u waa Latay oo an naxayn oo ku soo kortay amxaarada ,,
Habo I love you your the only one speaking the truth all the time mashaAllah
Caliyo i never miss any of ur videos wlhi what i love about u is u lways tell the truth no matter what i love u sis can't wait the next video inashallah may allah bless u an the rest of ur family amen x
She is sassy 😂😂
Masha alaah CALIYO GABAR KAQURUX BADSN MAJIRTO NIN SOMALI AYA XUMEYEY NIN SOMALI FA IDO MALAHAN
CALIYO QURUXBADAN MASHA ALLAAH NINKI QAWIYO AYA NASIBLEH GACNAHEDA IYO WAJIGEDA KOEKEDA WA CATUUTI CATUTI
CALIYO ABAYO WANKUJECLAHAY ARAGADA MASHA ALLAAH WAN KUDAESDA CALIYO ABAYO VIVA
@ifrah thank you so much carfoon😍
Waxa mar walba Ck loodabo wado waa barashadii sharaftii uu inagu baray gabadhaas thanks Caliyah adigana abaayo sifiican baad uga soohadashay oo qiimi badan🙏🏽🙏🏽❤❤❤❤
Maashaa allh habo rasuululaah scw ayaaba yidhi hala sheego guurka alle hana xafido.
(قل الحق ولو كان مرا)
Caliyo gabar fiican baa tahay maasha alaah ❤❤❤❤
Asc wrwbtu mashalaaah tabarakalaah wlhi runtaat ka hadashay wlhi runtaan kugu jeclaaday keep going habiibti
Qli mcnto shiine culey waa reer sanaag maaha reer bari
Abti caliya kkk
Guurka part time ka ah lama sheego saad horay uga hadashay waa balan.🎉
Kadib buu uurku yimid Mashalah ❤❤❤
❤❤❤❤ Abaayo mcn Caaliya Quruxleey Maanshaallah Tabaarakaallah Jir ooJoog. 👍👍🥰🥰🥰👑👑
Asc
Caaliya Macaanto wiil iyo Gabar
Allah Suxana wa Tacaala
Waa Awoodisa
Laga ma hadlle karo
Waxaa ciil iga haayo sida ay isku dayacday manaal😢 oo ay u ogolaatay in la qariyo walibo nin XAMUUL AH 4ilmo dhalay oo xaasle ah oo sharaf u heeynin ciil badanaa lax meeshay is dhigtaa lagu cunaaa😢
Mashaa Allah xbbti caaliya shariif baryahan waa lagu waayay aad baan kugu haystaa thanks qaali
Caaliya wacan soo badi wixii xan ah Qof nool baad tahay wlhiye😂😂❤️❤️
Hodan online wa istusaad is qadataye kudafada bila dhaqana gajo kuso kortaye ubadkedi dayacdaye ninkedi o an 5 bilod motanayen qoqodaye ubadki war u hayen shilin hor cararaye shiine na nin ninka arsanaya ayu aha goal kisi wu dhaliyaye intasun bu u danlaha inu social media ku kala kacsado inu ka ilma dhalo nagta ninka qalbada jabiyo subxaanllaah we love you aliyah habo mcn ❤ 😍 💖 ❣
bisinka maxa ku ceese hodan sow qabri kuma sugaayo wll
Hodan intuu ninkeeda noolaa wanagabay kulanoolayd haduudhintayna dee kamaydaba dhimaten cafalkeeda inayradsatana kumakhaldan ilmaheedana cid iyada kajecelmajirto ayaduba haday dhimato ninku wuuguursan laahaa marka habayo ayaanleeyahay hodan ilmaha iyo ninkeeda hayskuhaysato wana nagkartileh intaan ka arkay aniga 1🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
O muxu CK qalbiga uga jabay asagaba naagta so furaye o naag uso farfareyay udaba mare CK iyo Manaal waa kala danesten caadi iska dhig naag taan iyado quruxdasleh iyada isbahdishay o laqariyay
Abayo qabriga miyaad ilawday subxanalah maxad ku hadashay oona so qortay
Ibtisaam na hodan kalexo oo dulmiga jooji iyo caayda
Masha Allah hore U soco xabibty ❤️
isaga ma'oran Manaal ayaa iishaahey
Ee wuxuu yiri Gabar baa inoo dhalatey
Waa dhab! S
Masha Allah abaayo ❤❤❤
I always like you videos
Quruxda kasokow runta qarxiska iyo dulqaadka dabayaala kugu jeclahay inaan is fahano jeclaaye miriq waaba dhumaysaa.
Yaa caruurtaada adeer iiga dhiga.
Si sharaf iyo karaamale. Ax.
Caaliya mashallah abayo your the best you tubes
Ilaahoow nin naag tiisa kasootakay aanan kursanin
Caaliya waan jeclahay
Saxiix cunuga dhashay waa noola sheegay maxuu u sheegi waye GUUR XALAAL AH ileen xalal maalin cad la qashaaa🤔 naagtaas ck sharaf u yeelay lakin abtigeed dhulka ku jiiiday XITAA Kama xishoon koonis ayuu reaction ka bixiyey GAROONKEDA. War daroodow gabdha Abtiga iyo habyarta u yihiin SAAN HA LOO DHAAMO😢😢 WAA CEEB WLH
Caaaliya quruxey kuuu xiiisnay❤
Mansha Allah
Masha allah abyo caliya ku jecliyaa allah no ka dayo
Runta allah kugu jecel wlhi qudba siro waa xaraan manaal wax fican meysan sameynin wax somalinimo kujira mahiin meherxad waa xaraaan
Abayo ma adaa og ini meher xad sameysay? Haduu aabehed mehriyay wa xalaal ama dadka kale ha ogaadan ama yaysan ogaanin marka ka taxadar waxaad dhaheysid! Yaa cadeyn haayo ini ia qudbo sireysteen subxanallah
Khadija ma adiga og ineey qudba siro tahay manaal marka ledahaay wax ficaan sameynin oo aadiga ma family miya kamiid tahay maxa lagugu shegee
@@shshss1192 daadku dulmi jeclaa
Caliya is qiimeynta leysku dhaafay sirtu maahan gabar iyo garoob 🤣🤣
Manal uma qalanto
Abti xabiibi wiibuuraaadinayay kkkk 5 boys
Is true
Ck sharaf weyn wlhi akteena sharaf bukuleeyahay ck keep going ayan leyahay hodon ilmaha agoonta wax ha ugu qabato aroos waxba uma taro wlhi ee waxba ka qaldamay3
Ck ayaanbo ku barany qoftaan ka hor yaa yaqaany
Aad iyo aad
Asc horta maxaa ka wadaa wuu dagay ma u qalma miyaa
Cajiib Abti aa waxaa noogu xigo Mid kale oo Na yiraahda Adeer. Ayadoo Dibada joogta maxaa ku kalifay in la Qarsado.
🤣🤣🤣🤣caaliya waa qosolki oo qofa
Warkaaga shiilan oo bilaa xanaftaa waaba ku haystaa sidii adoo qofka qof la xamanayaa noogu warantaa 😂😂😂😂😂😂
Walahi hadalka meeshiisa ayaad dhigtay 😂😂😂
Caaliya abaayo waku tagera mshaalh
Maxa kutageerta dulmi
Hapo kuguhystaa thnkx warbixintada
Abtigay run ah waaye iyo gabar bu iga dhalay meel ay isku guursadeen lama arag yaab badana tankale Shiine naagtii dhulbahante ee 4 gabdhood udhashay wa ceerisay wa kala tageen gabar 5 aad na wa lo dhalay cajiib garoonka koonis ilkacase ubixiyay 😂
Abti waa Kee
Caaliya caadey xiis you ♥️🥰🌹
Intee kadhacaday gcalo 😊🌹😂
Miss you too ikran fiicaneey🥰🥰
naagahan yaa naga aamusiiya cirdiga ummada yaa u fasaxay
Kusalaaamay caaliyo💕
Kaa qaaday xbbti qaali 🥰
Asc abaayo wasax mahadsanid 🥰😍👍
Aniga sheekada shiine iyo manal inay been tahay oo uu attention ku raadinayey ila tahay shiine waa beentii oo lugo leh
Because I think he is a shamed because he use to call her Apti. You are absolutely right what is she gaining from him, not because he is married with kids, but for him to hide her. She is not too smart. Don't get me started with Hodan Online because the life she come from no words ... This is a new life for her which is ok, but she needs to slow down a bit about the bragging
and say Alhamdoulilah.
Manaal qofkin yaqaan waa Ilma aad unyar i think he trapped her😮
Roda why ashamed he's not her mums brother so islamically it's right
Asc wll sheekadada wll jieelay
Från hargaysa
Hhhhhhhhhhhhh hodon online noso gali ciyow caaliyaay😂
😂😂😂😂😂😂
😂😂😂
@saadiya Waan idiin sheegay xbbti Vedio ga dhamaadkiisa daawo 4 minutes ugu dambeeya
@@Caaliyasharif haa xbbti video gaga anoo dhameysanin maba kabaxo bas waxaa is dhahayi sheeko kale dheer cml waaye 4ta minute weenogu yaraatay aqwaaneey😂
Wa ruunta caaliya walal
Taasaadan been ka sheegin Aaliya ❤❤❤❤
Waa ciyaal suuq ween oo maxishoodab ah
Amiin
Waaw caliya ur lost baryahan kuma arkin xage iga lintay
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Jecelaa haaya manaal caaliya
Waa runta abayo ❤️👏
Manasl ceeb ayaa ku dhacday 😊
😂ku soco caliyo cadey
I miss you caaliya. Waan kaa helaa
🥰🥰🥰🥰
Waa sax Like haka saaro dis we love u run tan kugu jec lahay♥️♥️♥️♥️
👏💓
Waa ku waynay caliya walahi waan suga wayaya reaction howshiisa wato
❤❤❤
Marka ugu horeysey diinta ma fiicno why? Ilaahey baa yiri bayaaniya guurkiina. Waxaa la yiri umadeyda ha dambajin ee huurkazerne 😂😂😂😂😂😂
Kkkkkkkkkkkk haaaaaa abaayo
Kkkkkkk
Sheekada hodan inaga daba gee please 😅
Vedioga 5 minutes ugu dambeysa daawo
Waxan urajeenaya manal inlagatago sida ay ugashay gabdha 4 caruur uheso nabsiyoow sodgdag
💛💚💙
Caliya Afka ilahay kuma gooyo Runtaad ka hadashay
🤣🤣🤣🤣🤣👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻😍
Aliya sharif 50 k hala garsiyo please guys 🥰🥰
maxaa kaagalay
😂😂😂😂😂😂
RUNTA KUGU JECLAADAY ee cadawgaada cakta hoostiisa keep going
Asc sister
Ani adi waa ku aminsanhey waxa sheegto.waayo waxan ogahayhey ina waax been daadka la hoor imado sharafta ina ka weynthey shekadi waatasa waa rumowdey waa laigu barisiyena saas u danbeysey waa guursadey ina dhahdo ceeb ma ahan
Kuwa soomaaliya jooga ka karaamo badan whi kuwa badanoo qurbHa jooga
Hh xbbt somaliya wan jokna wax Naga kibir badan majirto nak kasto meshe isgeysee Lee ifadhinee
Waa beentiin, bay tiri, kkkkkkkkkkkkk
Kkkkkk
Truckle naf Mahayo wey sogoten sey Gari uwadhen. Iyo Arimo badhaan inta lagusoqori Karin hah wey daalnyhn ,malaha kisto jawigu kubadalanaya
Waxaad tahay qofta kaliya ee runta ka hadasha ,, walee ninkey guursata hodan Waan u naxay waa naag lacag u waa Latay oo an naxayn oo ku soo kortay amxaarada ,,
Mnsha aallha hambalyo
Wcs abaayo
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Salaan sare Caaliya cadeey
Abayo caliya manal lacagti Arosa logu dhigi laha jebka ku shubatay wey haysata ayad dida rabtey
Caliyo Cudoon Caqliga kugu jeclahay 😅
Caaliya maxay aroos kadhiganeysa hadayba ninka maalinba wadan latageyso oo laseexatay arooska qalad ba laga fahmay ma is tiri 😂
Hayooy gabdhoow abti iska ilaaliya 😂😂😂😂😂😂
Hose uwaday
Waan kuusaaray
Mahadsanid 👏
ADIGA CAALIYA ADEY WAA IGA QOSLISISEY KKKKKKKK
Kkkkkk Wixi lasheego waxbaa ka jira
Caaliyo waxad sheegto waxba kajira
Hodan online inkar Ay qabtaa nin Leda haduu dhintay no kale isku qabatsy
Ceebtii adduunka abti uureyay gabadhuu abtiga u ahaa so confused 🤔
Warya maxa ceeb ah hooyadeed lamadalaan
@@zamzamadam4811 haduu la dhalan xitaa mansabka abtinimada ma ah ciyaal iyo in sidaas loo adeegsado abti xbb