Dulayste Waxa Ka Go’an Inaan Naag Soomaaliyeed Farxad Helin 😣

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 ноя 2024

Комментарии • 187

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 2 года назад +20

    Wiilal aan asxab nahay ayaan waxan weydiiyey kawarama Farxiyo Absia ,,Markaasey igu Qeyliyeen oo ay yidhaahdeen maxaa kubarey miyaad dawata Ala hadawanin oo hadhegeysan waxay necebtey raga somaliyed , intaan Qosley Ayaan ku idhi Waxad Tihiin Magafayaal 😄 , waxad diidan tihiin in runta lashego Marka hada dadka waan kala bartey kuwa magafayaasha Iyo naagaha Qoyanta ah,, Farhia Wax badan ayan ka faiidey masha Allah ❣❣❣

    • @ifrahmohamedsahal9409
      @ifrahmohamedsahal9409 2 года назад +2

      Masha Allah runtii wan ku faraxsanahay in wiil somali ahi san uhadlayo🥺🥰❤👍👍🙏

    • @Cherrie173
      @Cherrie173 2 года назад +2

      Fariid!

  • @sahraahmedkoshin
    @sahraahmedkoshin 2 года назад +7

    Loool. I laughed so hard. Wallahi you spoke the truth. Dulayste everywhere! Our people dont like to see others succeed or happy. They dont like to see happy families! They love toxicity. Thank you Fatxiya. Enjoy your stay in Denmark. I just came from there!

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 2 года назад +43

    Once there was a Somali sister that was chatting with my husband on Facebook I asked if you were interested in him you can take him she said, okay some women are useless

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 2 года назад +8

    Nag somaliyed cadawgeda ugu horeya wa naag

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 года назад +8

    Wlhi Waa desperate nimanka Ajaanib ka ah ee aaminsan afar baa lay baneeyay ilayn Dulayste ayaa waxaa ku akhriyaya 🙈🙈🙈wlee Dulayste ma nasto

  • @Fatima-po6qo
    @Fatima-po6qo 2 года назад +1

    Agree.
    Ninkastoo qurxoon naagba ka danbeysa.

  • @hiboomar2469
    @hiboomar2469 2 года назад +3

    Habo fathia, please heesti soo celi yaxayax iyo xishood because your program and song are so Matchable and enjoy your journey in Europe💯❤️🙌🏾

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 года назад +1

    Fatxiyaay yeey ku cuni ee alle ishooda hakaa qabto been maad sheegin Abaayooy allow kuu xafid awlaadaada iyo ehelkaaga caruur iyo dumar wey silciyeen ilaahayna wuu arkaa dayaca iyo halaaga ay ku wadaan dal diin iyo maatadii soomaaliyeed salaamaad 💜💙💙💚💚🐫🐪🐫🐫🐫🐫🐫🐫🦓🐫🐪💜💙💚❤️🐫🐪

  • @ubahabdi9267
    @ubahabdi9267 2 года назад

    Fatxiya runtaa kugu jeclahay xabiibti Allah ha ku dhoro sharafey

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 года назад +2

    Allow diinta iyo awlaada noo hagaaji 💜💚💚💙💙

  • @hibaaqmohamed5839
    @hibaaqmohamed5839 2 года назад +3

    Naag soomaaliyeed iyada lafteedu farxad ma rabto

  • @sahraabdi7170
    @sahraabdi7170 2 года назад +1

    I soo wac wllo fikir ayaan kugu soo kordhin inshallah

  • @burco7626
    @burco7626 2 года назад +1

    Salaam beautiful soul 💕
    Dulayste iyo QOYAN cadowsana 😠
    I miss your laughter. 😃 😀

  • @Keyfmm
    @Keyfmm 2 года назад +1

    Congratulations 🎊 💯 sister Inaasha allah one M 1 day 🥰

  • @zaaraahmed3468
    @zaaraahmed3468 2 года назад +1

    Alla fatxiyay sheekoyinka naga dhargi mcnto
    Walahi waan qoslay

  • @whome4851
    @whome4851 2 года назад +1

    Akhas nebbiyaa ereeygaa aad isticmaashid.

  • @IQ-mw6kz
    @IQ-mw6kz 2 года назад

    There’s no happiness here she is gona come back crying sooner or later don’t miss lead the young sisters please

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 2 года назад

    Mansha allah habo anaa ah reer golongol waad leedahay haybadayadii illahay haku guuleyo habo buuga mahadho xagee kahelaa ♥️

  • @zammohammed856
    @zammohammed856 2 года назад

    I love u fatxiya qurux nagtan ku daawanbaa nasiib darAn bah dil duleeste yaasha

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 2 года назад +3

    Aniga dulayste waxaba igaga daran qoyan hor hordaysa dulayste si ay iskaga dhadhiciso

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 года назад +1

    Oo Fathia Walaal Dadka dhan ragg iyo dumar mawada ina Abtiyashabaa 😂🤣😂🤣👍❤️

  • @fadumomohamed4242
    @fadumomohamed4242 2 года назад +1

    Fathia absie enjoy your tour wllo all the best❤

  • @naimoabdi7521
    @naimoabdi7521 2 года назад

    Mansha allah ♥️

  • @rukiaali9988
    @rukiaali9988 2 года назад

    Visit us in Melbourne,habo love you, such a lovely, inspiring habo you are.❤️❤️

  • @hodanhuseb2044
    @hodanhuseb2044 Год назад +1

    Bal layab fatxiyey qoyan wa walate nin after men always

  • @zamihassan4434
    @zamihassan4434 2 года назад +1

    Habo fathia hargeisa wakuwii kulahaa buug jaceyla ma dabacaynee baryahan waxa la soo bandhigayay buug la dhaho wehel jaceyl Hargeisa iyo Borama cajaaib ninbaa qoreydee kagana xasidnimo naaged ayay kuu dideyeen 😞

  • @cadayboole2054
    @cadayboole2054 2 года назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Sheekooyinka soo wada daa qoyan iyo duleeste ilaahay baa kamagangalnay

  • @naimahassan9393
    @naimahassan9393 2 года назад +5

    Ha no faninin🌺cadaan 🌺I love you 🌺faarax 🌺wa muslim somali ah 🌺rali noqo 🌺nin somali 🌺aduunka asaga 🌺u fican

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 2 года назад +7

      Nimanka somaliyed waa magafeyaal intooda badan naagahooduna waa duqomo aan damiir iyo caqli midna laheyn intooda badan caalamkuna Waa ogyahay Taas ogow,,, Magafayaal Iyo Qoyan is helay Ayaa tihiin somali maryoley 😃 Caalamka kudayda oo idinkoo musqul ku dhex jira hafaanina ,,,ok

    • @aaminasahra1875
      @aaminasahra1875 2 года назад +2

      @@esmaderiya9229 caalamka waa ka simanyhy dad xun rag iyo haween soomaali kuma koobna esma deriya waa hadii aad soomaali thy oo aadan google ka soo turjuman hadii ay wax qaldanyhn maahaa qof kale ee waa isla qofka....

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 2 года назад

      Nimanka cadaanka waliba kuwa so muslimay intooda badan duleyste bay u badanyihiin. Waliba superiority aaminsan.

  • @Ustaad402
    @Ustaad402 2 года назад +2

    Fatixya wali ma sameysay barnaamij ku saabsan inta eysan guursan gabdha somaliyeed wax ey u bahan tahay in ey sii ogaato ama cashar ey u baahan tahay in ey sii barato badana waxan arkaa gabdho dhahaya sida isma laheen ogow inta dumar ah ee ku taagerrsan waa kuwa dhib soo gaaray ee xal u raadi kuwa cusub oo wali dhibka gaarin

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 года назад +1

    Walaalo muslimka horaysii illaahay muslim iyo gaalba haynoo dakhiro

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 2 года назад +2

    Fatxiya nimanka waxa herka garsiyay waxesan ahen ka dhigay wa nagaha aniga hada waxey igashegan markey wayeen ey arken aniga iyo odaygo isku fican anigey ceey ika fadhiyan melaha isagiye amanayan ninkan hal xiro malahen iyada kaso sartay igu hestan 😂😂😂bal shaqo la'antoda ya ciradisa fiiriya dhahay

  • @fadumomohamed1313
    @fadumomohamed1313 2 года назад +1

    Fadxiyay rubadanida maasha allah

  • @qadejaahmed667
    @qadejaahmed667 2 года назад

    That’s true 💯👍👍👍👍👍

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 2 года назад +1

    They suit each other

  • @خيرالييسرهلييارب
    @خيرالييسرهلييارب 2 года назад

    Waa kujecelahay abaayo FATHIYAY Allaha nookaadaayo ♥️♥️♥️♥️♥️👏👍

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 года назад +2

    Dulayste qoyan baa la daba dhigay qoyana qoyan baa la daba dhigay . waa ba ruwaayad cusub .😂😅

  • @kubayoacademyfordevelopmen1085
    @kubayoacademyfordevelopmen1085 2 года назад +2

    Asc habibti dumar iyaga is lug goya dintina barta ilahey adomadisa waa wada jecelyahay lab iyo dhedig baro ilahaga jeclowna hana ka baqin adun iyo akhiroba wad gumaysan .

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 года назад +3

    Masaajidada Wahaabida ayey dhaqan xumadaas ka bartaan... Iyagey diinta qaloocsan ka qaataan... Nasiib daro mid Cadaan oo daaci isku sheeg ah 3 buu furey 2bana wuu qabaa cruurtiina war umuu hayo.

    • @beerdilaacshe658
      @beerdilaacshe658 2 года назад +2

      Naa doofaryahey wahabiya waa dad wadada rasuulka haaye faraha kala bax

    • @CeeblaCuud
      @CeeblaCuud 2 года назад +3

      @@beerdilaacshe658 ma saas baa laga soo weriyey in Nebiga csw sidaa uu nasiixa u siiya ummadda?

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 2 года назад +1

      @@beerdilaacshe658 cayda jooji nin caqli leh hadad tahay , Rayigaga sifican udhiibo

  • @saamquen7928
    @saamquen7928 2 года назад +1

    Anigu qoyanida waa iska qalijeyey 🤣🤣🤣😂hada laandheera iska dhigay free 🤣🤣😂

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 года назад +3

    I miss u fathia ❤️❤️❤️

  • @naimoabdi7521
    @naimoabdi7521 2 года назад

    Habo qurux badaney shekooyinkagi jacylka ahaa ayan u xisay ♥️

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 года назад

    Fathia walaalo mcnto Allaha ku xaffido please Gamcahaaga qarso waa cawro 😍🙏🏻🌹

  • @mohammedosman9041
    @mohammedosman9041 2 года назад

    Asww jizakalaah khyr

  • @kubra8
    @kubra8 2 года назад +1

    Qoyan!!! She is always available.
    Madh walba waxay istic maalan erayaday kuqabso ku qadi mayside io maxaa iga galay calafkeeday cunaysaa aniguna kaygee. Naagaha somalidu 70% waa wada qoyan, raguna 90‰ waa faarax wax matare.

  • @ifrahmohamed1653
    @ifrahmohamed1653 2 года назад

    Walee waarun Habo waxaad sheegtaa

  • @nicemhr1935
    @nicemhr1935 2 года назад +1

    Fathia kawaran kuwan cad oo Muslim ka noqday qaarba mentality gii duleesta leh
    Ku aan muslim weli noqon armey roonyihiin

  • @adenmohamed8389
    @adenmohamed8389 2 года назад +1

    Farhadaa nin ajanib mabihiyaa Allah bihiyoo

  • @mlove3616
    @mlove3616 2 года назад

    Dumarka somaluyed waxan oran lahaa ka fogaada ajinabiga yiraahda waan soo muslimay sababtoo ah waxay intooda badan ka yimaadeen nolol qariban oo maandooris iyo xabsi ayey soo mareen qaarkood been ayey ka sheegan inay soo muslimeen oo markay gabadha guursadaan ayey dib isu fireeyaan marka horena si fudud ayey gabdhaheenu ku raacaan oo aanay ku raacin walaalkeeda somaliyeed qaar baa xataa yiraahda tufaax weeye meherkaygu wiilkeenana yiraahda 10kun ama ka badan iyo alaab iyo aroos qaali ah ii dhig ajinabigana kula seexda sariirtii duluftaahayd oo ku seexan jiray aroosna iska daa sidaa darteed hadii cid la jafjafayo wiilasheena aan jafjafano iyagaabad haysataa cid aad uga dacwooto markaad is qabsatana aan caruurtaada meel daran Kala dhacayne 😅😅

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 2 года назад +1

    Manshallaah inaad London so dhaftay ahayd fathiya magaloyinka kale timadid walal qoyan badan ba kugu xidhan ku wani inay wax barta calaqal luuqada waxa sii qoynay ee duleyste uga si faidaysta waa afla’aanta hooyo ohinta waxay waxay jojinay marka indhu u furman eey wax barato

    • @ugbaadsaid5156
      @ugbaadsaid5156 2 года назад

      @@sunshineseaandvitamind8620 jazakallaah khayr huuno

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 2 года назад

    Fadhiya ana manta ragan uhilinaya qoyan lama wayo iyo dulayste laga noxo

  • @Amoeditor
    @Amoeditor 2 года назад

    qofka muslimka ah in uu guursado gaal waa xaaraam

  • @amounnoor3585
    @amounnoor3585 2 года назад +1

    Fathia waan ku samay my dhigaygi

  • @sahraidle2866
    @sahraidle2866 2 года назад +2

    Fadxiiya abayo naga dhiicii duleestee

  • @Ustaad402
    @Ustaad402 2 года назад +1

    Fatixay walashey somalida dhan walba siyaasda ama nolasha qoyska dhibka naga heysta sidee u xalinaa dhibkan ma dhahno ee cid baan eeda saarna tan siyaada ah wadamada shisheeye ayan eeda ka saarna dhanka qoyskana ragan eeda saarnaa marka fatxiyo dhibka xalkiisa ma ahan in eeda cid la saro ee dhibka sidee lagu xalin karaa dumarka hoos ka soo dhis oo ayaga wax u sheeg casharo u bilow oo wax bar dumarka
    Dhibkan qoyska iyo dhibka raga ku hayaan dumarka wax hada ah ma ahan waa ilaa magaca somaliya uu jiray marka xalka raadi

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 2 года назад +2

    Most of our sisters are selfish too

  • @mariyacali6541
    @mariyacali6541 2 года назад +1

    Hapo mcn naeema prink la kulan

  • @khadrofarah8778
    @khadrofarah8778 2 года назад

    Asc sister please quyanta nagadaa ee diamonds noobixi

  • @maryanluuul7778
    @maryanluuul7778 2 года назад

    Mansha allah fatxiyaay hbo qosol wanaag baa thy

  • @nayomia3267
    @nayomia3267 2 года назад

    Miss u too FathiaAbsieh

  • @kimkiz5207
    @kimkiz5207 2 года назад

    Girls ma ogtihin 97% handhikabk kuwa ah aba soo muslima

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 года назад

    Golongol waa Hillow 😍😘❤️🌹👍🥰

  • @zoewchanel2306
    @zoewchanel2306 2 года назад

    Adigu maxaad reer faruurya yaryare.
    u guuraan wayday Fathia

  • @hafsahabiib9555
    @hafsahabiib9555 2 года назад +1

    Fatixayay runta kugujeclhy ee kartida ❤❤❤❤

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 года назад

    War nagaa yaab aragnay 😘❤️👍

  • @HiboNurra
    @HiboNurra 2 года назад

    Habaryar faransisku wuxu dhaha ” derriere chaque grand homme il y a une femme”.

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 года назад

    Inaa lillaahu waa inaa ileyhi raajicuun allow sharkooda iyo iimaan la aantooda naga badbaadi maxay dhaheen naagta fuul oo xooleheeda oo ka dhookeysnaw Aqasheey uf

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 года назад

    Hadaan awlaad haysto iyo hadii kaleba ka tasho mooyee war kale ma jiro uf allow awlaada iyo diinta noo hagaaji waayo iimaan iyo diintii waa laga tegey xishood iyo naxariisna wey ka tageen in yar mooyee

  • @lulabdullahi9465
    @lulabdullahi9465 2 года назад

    Hahaha Oh my Gosh Fathia 🤣

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 2 года назад +1

    balaayo idin aragtay manimankii islaameed miyee hubeeyeen dhaheena laaya gabdhaha soomaaliyeed laaya waalalaayaahe yaab

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 2 года назад

    waa masakiin wallah.wawaxa dalkeena.dib.udhigan.waxas.oomidhan.wallah

  • @sahdyamahmoud8884
    @sahdyamahmoud8884 2 года назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤❤❤❤❤❤❤🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁

  • @munamuse3312
    @munamuse3312 2 года назад

    Fathia qalbi wanaagsan♥️♥️🥰💕

  • @Somali338
    @Somali338 2 года назад +1

    Waxan maqaley maraan india 🇮🇳 joogey wil Somali ah oo gabadh indiad ah guursaday waa sidaad sheegtaye markey jaceel iyo respect ka badisay ayuu jidhi war waxaan rabaa mid qaliso oo aanu isla ololoono tani cadabtaban ku galayaye 🤣marka waan kugu racsanahay inena jecelka intooda badani aqoon 🤣🤣🤣🤣

  • @shuk2022
    @shuk2022 2 года назад

    I love your laugh habo

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 2 года назад +2

    Somali maryoley Buuga Mahadho wax badan ayaad kafa iideysaan Caqli iyo cilmi badan ayaad kafaaiideysaan ee Aqrista oo maskaxda Fura markaa anigu wax badan ayaan kafaiidey Runtaa fiican,

  • @saadaabdirahman3756
    @saadaabdirahman3756 2 года назад

    ❤️

  • @asmacali111
    @asmacali111 2 года назад +1

    Kkkkkkkkk

  • @moonlight2373
    @moonlight2373 2 года назад

    erryga duleste waa dhibsadaye talow miyaa la igu jiraa ani xitaa . codku weli waagaban yahey 😀

  • @mamireycabdi9216
    @mamireycabdi9216 2 года назад

    Farxiya

  • @abdirahmanmohamed7621
    @abdirahmanmohamed7621 2 года назад

    Asc abwaanada

  • @lotusflower947
    @lotusflower947 2 года назад +3

    ASC habo. Reer faruuryo yaryaray might be the most romantic and family oriented however, they will still have a Mistress for years that is hard to find out about. DULAYSTE will show you his true intentions and leave for someone new. Which one is better?

    • @latebloomerearthchild
      @latebloomerearthchild 2 года назад +1

      That’s not the case always, maybe sometimes. And their women cheats as well

  • @bilana289
    @bilana289 2 года назад +1

    Dulayste waa
    Narcissist so entitled

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 2 года назад

    mida tiraah hoy urto ooiscadeeysay maahanoo waaba layaabay because ayadaa urta oomaqaarkeedii gubtay oouree

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 года назад

    Walaal sheekada noo billow oo hore ugal please 🙏🏻🌹

    • @xasna3439
      @xasna3439 2 года назад

      War mayrta laguma karo

  • @n5tv351
    @n5tv351 2 года назад +1

    So funny 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @kaltuunfaraax8069
    @kaltuunfaraax8069 2 года назад

    Kkkkkkkkkkkkk madulaysta kani codkaygu magabnee

  • @kunkarooncishqi2324
    @kunkarooncishqi2324 2 года назад

    Walhi waad iga qoslisay Fathiayay yuku majara habaabine bagad ikaga celisay 🤣🤣🤣

  • @mamireycabdi9216
    @mamireycabdi9216 2 года назад

    Asc

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 года назад

    Assalaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wabarakaatuhu walaashiis. Walaashiis waan kuu naxsanahay wallaahi waayo qaladaadkaaga waa badanayaan.
    Abaayo maxaa u caysaa dadka waliba bulshadaada? Adigoo caaytamin, qofna ku xadgudbin oo dambaabin wax ma sheegi kartid? Ma tihid qof aqoon leh mise aqoontaada waxay noqotay mid aad dadka ku cayso? Ma ogtahay ceebaha dadka Muslimka iyo guud ahaan addoomada Alle oo lagu mashquulo in lagu naar tago? Walaal Alle ka cabso, naftaada xisaabi, ceebahaaga ku mashquul, waqtiga aad umada ku ceebaynayso diinta ku baro. Naftaan yar way baxaysaa mana ogid waqtiga lagaa qaadayo, balan qaadna uma haysatid inaa Muslinimo ku dhimanayso. Marka walaashiis carrabkaaga, adinkaaga iyo qalbigaaga halaga nabad galo. Hadaa walaalahaa Muslimiinta saxayso si naxariis leh oo shaqsiyadooda aadan ku xadgudbayn ugu naseexee. Qof caaytamo waxba lagama faaiidayo. Caayduna waa nooc jaahilnimada ka mid ah. Jahliguna ma aha inaa school aaday oo shahaado haysato. Jahliga waa inaadan xaqqa fahmaynin. Nebi Muuse calayhi salaam ayaa Alle subxaanahu watacaalaa markuu fircoon u diray ku dhahay si naxariis leh ula hadal waa intaasoo kusoo hanuunaa. Nebigeena Muhammad calayhi salaatu wasalaam Alle wuxuu ku yiri hadaan kaa dhigi laheen mid naxariis badan dadku kumaysan raaceen. Marka walaal raggaan Soomaaliyeed aad kadaba raaracdo Alle uga cabso oo dulmiga iska daa aakhiro ha tagin adigoo cayr ah. Sunnada Nebigeena calayhi salaatu wasalaam ayaa eh wanaag ku hadal ama iska aamus. Walaal is xisaabi intaan lagu xisaabin dadkana cafis waydiiso Allana u towbad keen. Adduun wax lagu kadsoomo ma ahan. Ceebahaaga ayaaba kaa badan ee ku mashquul. Teeda kale naseexada ugu saxsan uguna wax tar badan waa inaa qofka ugu naseexayso Qur'aanka iyo sunnada nebiga calayhi salaatu wasalaam waayo waa labada dunida dhan suubanaheena calayhi salaatu wasalaam ku badalay umadiisana uga tagay. Aqoon oo dhanna labadaas ayay hoos imaadaan. Ugu dambayna runtu waxay tahay ragga Soomaaliyeed waa ragga dunida ugu qaalisan Muslim iyo gaalbo Alxamdulillaah. Adiguna hadaadan xaqqireen waad ka dharagsan tahay waaba haday aqoontaadu sii xeel dheer tahay. Biniaadamkana wuu qaldamaa oo Alle kaliya unbaa qaldamin dadkuna kuwo fiican iyo kuwo xun way isugu jiraan. Marka wax iskula har oo first naftaada u hiili oo khayrka iyo Alle ka cabsiga kula dadaal si aad berri carada iyo cadaabka Rabbi uga badbaado. Tafsiirka Qur'aanka, siirada nebigeena calayhi salaatu wasalaam iyo axkaamta shareecada. Dhamaanteen Allaha jidka saxda nagu hago.

  • @halimohassan276
    @halimohassan276 2 года назад

    Haday nagiwax hagajoso maxay marki hore sifiican ugukoriin weydeey ilay dulaystaha hooya korisee

  • @ruqiyajamac408
    @ruqiyajamac408 2 года назад

    🥰😍🥰😍🥰😍👍👍👍👍👍👍

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 года назад

    Kkkkkk

  • @abdirahmanismail8912
    @abdirahmanismail8912 2 года назад

    plse come hrgisa

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 года назад

    🤓🤓🤓🤓🤓🤓🤓

  • @mamireycabdi9216
    @mamireycabdi9216 2 года назад

    Xlda kawaran

  • @suubandahbo7989
    @suubandahbo7989 2 года назад +1

    Qoyan iyo dulsti dadka.maxa dabadhigay

  • @H-Abdull
    @H-Abdull 2 года назад +1

    ❤️❤️

  • @mohamudessefarahbile9444
    @mohamudessefarahbile9444 2 года назад

    why are you depressed if there is a luxury in foreigners marriages, you often cry do to depression, mainly comes from internal wounds from your past expereince

  • @lulahmedjama5292
    @lulahmedjama5292 2 года назад +1

    kkkkkk

  • @khadraabokor3548
    @khadraabokor3548 2 года назад

    Jacay