DEG DEG KACDOONKA JIGJIGA IYO DHAGAXBUUR OKA DHAN AH CAGJAR BEESHA CIISE O XILAL KAWEYSAY CIRO XOG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025

Комментарии • 20

  • @saharagele4642
    @saharagele4642 10 часов назад +2

    waa shisheeye dadka kadoona kadabeey

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 10 часов назад +2

    Cagjar oromada ayuu larabaa Dirdhaba in ay qaadato oo awooda Diru noqdo waxtiroyar oo aan awood kulahayn DDS sidaa waxa lagu go aamiyay Golaha Daarood ee ladhaho G21 ee fadhigoodu yahay Nayrobi Kenya oo uu Xubin kayahay Mustafe Cagjar iyo C/ wali Calì gaas iyo ina Cabdi Rashiid iyo Farmaajo iyo sheekh umal iyo Faarax macalin dawaare ma idikaa fahmayba Ciisow shalay waxad lahaydeen anaku Dir manaqaan lkn waxan idiin sheegayaa in maalin dhow bishu hortiina timaado kkkkk

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 часов назад

    Hanbalyo waan Soo dhowaynayaa hubka Soo gaadhay somalia

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 13 часов назад +2

    Axmaar cagjar must go

  • @MuscabFaysal-k8t
    @MuscabFaysal-k8t 13 часов назад +1

    viva cagjar

  • @CalJaamacdaclood
    @CalJaamacdaclood 11 часов назад +1

    ASC, QOLADII ABSAME EE IIDOORKA UDHAARANJIRTEY ILAA IYO HADDA MAHAYNO HADDAANU DHULBAHANTE NAHAY. !!!!!!!!!!!!!!!

  • @kaireoma6206
    @kaireoma6206 12 часов назад +1

    Asc somalida Ethiopia waa iga talo ee nin aan niifurayn ayaanun niirarin ee ha iska burburinina dowladiina oo iska jira boholaha la ini qodaayo dowladana waxaan leehay halaga daayo dadka cadaalad xumoda

  • @IbrahimmahamedDaauf
    @IbrahimmahamedDaauf 10 часов назад

    Waaligoodbaa nomaaa ogaalaa hiil

  • @HalimaIbrahim-p6n
    @HalimaIbrahim-p6n 11 часов назад +1

    Idoorka iyo dir aya xolo kubixinayo dadkas hala xasuuqo

  • @MuscabFaysal-k8t
    @MuscabFaysal-k8t 13 часов назад +1

    viva sitti

  • @IbrahimmahamedDaauf
    @IbrahimmahamedDaauf 10 часов назад

    Wahaan.udeyney dd s iyo d jaabuutii

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 6 часов назад

    Ciise waxay sheegtaan min bulo xaar ilaa canfar iyo eritrea waa dad damac badan dhulna ma deeqo sida uu sheegay ugaas nuur oo ahaa ugaas reer awdal ah ciise dhul ma deeqo waa caadadii in uu cawdo wax aanuu xaq u lahayn raadiyo lkn Maaha ceebtood

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 13 часов назад +1

    Beesha Ciise waxay degtaa Jabuuti, Somaliland iyo Somalia kulahaa. Waar goormay Hargaysa noqotay dowlad gooni ah. Iska sax warka aad sheegayso.

    • @Sirad47
      @Sirad47 10 часов назад

      Xaasid

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 13 часов назад

    BKM taangiyada beebeyaasha Hubka culus oo dhan Somaalilnd way Haysata Somaliya ma imika ayey ku cusub yahay Hubka culus

  • @CwaasacHasan
    @CwaasacHasan 12 часов назад

    Beenta deegaanka iskadaa

  • @IbrahimmahamedDaauf
    @IbrahimmahamedDaauf 10 часов назад

    Waaligoodbaa nomaaa ogaalaa hiil

  • @IbrahimmahamedDaauf
    @IbrahimmahamedDaauf 10 часов назад

    Waaligoodbaa nomaaa ogaalaa hiil